Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,838
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Well Qandalaawi Freedom Comes through sacrifice so every freedom has a price and there are men who paid that price.
  2. Xiinfanin taarikdu dee wa lama ilawaan mise waxad leedahay yaan taarikhda la sheeg sheegin wadadi loo so maray xoriyada Somaliland lol taasi ma dhacayso dee meelna kama dhacdo calaamka dal xoriyad u so halgamay dabeedna iska ilaway wadadi loo so maray. Caruurtanu dhalnay kuwa ay si dhalaan ay si dhalaan way inay ogaadaan sacrifceka loo so maray Jamhuuriyada Somaliland. Wa inay taangiga meesha yaala ay dalkooda ku ilaashtaan xita marka aan anagu iska dhimano oo ay ciidu lafahayga muruxsadan iyagu wa inay arladan ilaashtaan. Wa dardaraan qoto dheer ma fahmi kartiid xiinfaniinow.
  3. Guys you got it all wrong Somaliland tangi shisheeye ba lugu duqeyee tangi Somaliland ba lugu ilaasha today No peace no war Qaranimada Somaliland ciyaar kuma iman taangigaas ba lugu ilaashanaya. Victim wax la yidha ma jirto taarikhda wa lama ilawaaan it shapes the future of people.
  4. fadhi ku dirir wa sheeko maqaaxi lugu murmo markaa aad siyasad ka hadlaysid iyo aduunyo iyo amuuro u bahaan caqli fayow sheeko fadhi ku dirir lama iman kartid.
  5. XiinfanIin wuxu jecelyahay na wu ka qaata wuxu diidana wuxu ku sheega war aan jirin oo been ah LOL
  6. XAFLADII JAALIYADA REER SOMALILAND EE UK AY KUSOO DHAWEYNAAYEEN MADAXDII DHAWAN SOMALILAND KASOO KICITIMAY Published: 26/03/2012 @21:46 Waxa lagu qabtay badhtamaha magaalada London xaflad aad u qurux badan oo si weyn looga soo shaqeeyey xafladaas oo ay soo qaban qaabisay ururka Vision and change ,Xafladaas oo ay kasoo qaybgaleen dad aad u fara badan oo kasoo kala kicitimay London iyo gobolada dalkan Ingiriiska, xafladaas oo isugu jirtay soo dhaweyn iyo waraysiba, dadkii kaloo qaybgalay waxa ay ka koobnaayeen bulshada reer Somaliland, Aqoonyahan,Haween,Wayeel iyo dhalinyaraba. Waxa masuuliyiintii kasoo qaybgalay ka mid ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo xaflada kasoo jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, waxa uu mudane Duur ka hadlay Shaqaaqooyinkii ka dhacay bariga Somaliland oo uu sheegay in arinkeedu meel wacan maraayo sheegayna in nabadu ay tahay wax wacan Somalilandna ay si nabad galyo ah arinka ku xalin doonto, waxa kale oo uu wasiirku soo qaatay talaabadii ay dawladu qaaday ee ahayd in suuqa Hargaysa wax weyn laga bedelo si bilicda iyo sharafta casimada sare loo qaado. Waxa uu carabaabay in dadkii dhawaan suuqyada caasimada laga raray ay u arkeen ina ay noloshooda bad-baadinayeen tasoo uu tusaale usoo qaatay in hadii DAB ka qarxo ay dad badani ku naf waayi karaan. Waxa uuna sheegay inay meelo kale oo dadku degaan u sameeyeen qaarna ay u sameyn donaan. Waxa uu sheegay Mudane Duur in Wasaarada arimaha dubadu ay tahay wasaarad aad u balaadhan oo aad u shaqo badan ayna tahay wasaarad ay hoos yimaadaan arimaha ugu culus oo laga qabto dalka,xaga nabadgalyada iyo amaanka dalkaba. Waxa ay khudbadiisa aad looga helay dadkuna ay aad u dhageysanaayeen. Wasiirka cadaalada Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid uu isma khudbad aad u dheer madasha kasoo jeediyey ayaa aad ugu amaanay dadkii madashan aadka u quruxda badan soo qaban –qaabiyey iyo dhamaan jaaliyada Somaliland sidii quruxda badnayd ee dalkan naloogu soo dhaweeyey. Mudane Xuseen waxa uu wasaarada cadaalada sharaxad badan ka bixiyey in wasaradu ay qabato hawl aad u culus oo xaga xaqsoorka iyo maxkamadaha,waxa sidasoo kale uu sheegay in ay dhawaan qadeen hagaajinta iyo dib u habayta qaybaha kala duwan ee wasaarada. Waxa kale oo uu ka waramay arimo aad u fara badan oo ku saabsan Wasaarada iyo dhamaan horumarka dalkaba. Suldaan Maxamuud Xaaji Huseen oo ka mid ah suldaanada Reer Somaliland ee dalkan degan ayaa isna soo jeediyey hadalo isugu hira ALLA ka cabsi iyo horumarka, waxa kale oo uu suldaanku aad uga shekeeyey arimo badan oo ku saabsan dhaqanka iyo arimaha bulshada. Dr Cabdiraxmaan Ubaxle oo dhawaan loo magacaabay Wakiiilka wakaalada qurbajooga iyo xidhiidhka jaaliyadaha, waxa uu mahadnaq usoo jeediyey dhamaan bulsha weynta Somaliland iyo dadkii soo abaabulay xafladan quruxda badanba, Wakiilku waxa kale oo uu sheegay in xilkan culus ee loo soo magacaabay aanu kaligii wadi Karin hadii aan shacabka reer Somaliland ee dalkan UK degani aanay wax la qaba.Waxaanu rajo weyn ka qabaa in ay wax la qaban donaanShacabweynaha reer Somaliland ee UK.sidaa soo kale uu sheegay inuu soo dhaweynaayo cidkasta oo ka tirsan shacabka rayigooda iyo wixii talo iyo tusaale ahba, waxa uu intaas ku daray in aanay jirin wax far galin ah oo loo geysanaayo dadka haysta mashruucyada bulshada loogu adeego ee dalkan degan lakiin ay tahay uun isku xidhka iyo kor u qaadida arimaha aan doonayno inaynu qabano. Waxa kale oo ka hadlay madax fara badan oo ka socda bulshada kala duwan oo dhamaantood xaflada kasoo jeediyey hadalo kala duwan oo aad loogu farxay, waxaana ka mid ah SSUK,URURKA MARWO,iyo dad kale oo aad qadarin ku leh shacabka Somaliland. Waxa aan idiin soo gudbin donaa VIDEO kusaabsan shirka ee lasocda qaybaha danbe.
  7. Abwaan;810324 wrote: Carafaat raggeedii...XX su'aasha ka jawaab....Harta maad geysid Godane why Ceelbuur ugu haynaysaa? War anigu Shabaab ma tageero marka sideen u geyn kara harta iyo meel kale iyo jigjiga ba
  8. Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan Gobolka Minnesota, ayaa Casho -Sharaf u samaysay Wasiirul-Dawlha Maaliyada Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani). 27/03/2012 Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan Gobolka Minnesota, ayaa Casho -Sharaf u samaysay Wasiirul-Dawlha Maaliyada Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani). Wasiirrul-Dawlaha oo Ku sii Jeeda Jamhuuriyada Somaliland, ayaa Jaaliyada Kala qayb qaatay kulankaas, iyada oo ay Goobta isugu yimaadeen Culumaa-udiin,Guurti, Aqoonyahano, Dhalinyaro, Haween. Kulankaas oo Ku Saabsanaa, sagootin, iyo dardaaran, waxaa goobta ka hadlay Guurtida jaaliyada Reer Somaliland,iyo Somaliyaba. Iyagoo ku amaanay, waxqabadkiisa, maadaama uu yahay nin bulshada Somaliland iyo Somaliayaba ahaa nin ka dhexmuuqday, kuna sifoobay,daacadnimo,iyo xilkasnimo.karti, waxay ilaahay uga baryayaan inuu xilka loo igmaday, ilaahay u fudaydiyo. Waxaa taariikhdiisa oo kooban ka sheekeeyay Maxamed Aar, waa sida uu u dhigaye, Cismaan Cabdilaahi saxardiid waxa uu ku dhashay Gobolka Sanaag, waloo aanu noo sheegin sanadkii, waad fahmi kartaan Reer Magaalku AGE ka waa yara qariyaan. Mr Cismaan waxa uu schoolka ka ka bilaabay magaalada hargaysa, dugsigiisi sarena wuxuu ku qaatay Sheekh,Secondry School, wuxuu noqday Gudoomiyaha ardayda. Sanadkii 1980 wuxuu soo galay wadanka maraykanka,New York halkaas oo uu ka galay jaamacad. Mr. Cismaan wuxuu noqday Gudoomiyihii Ugu horeeyay ee ururkii dhaq-dhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed ee SNM 1989 ee North America Ugu danbayntii Wasiirul-Dawlaha oo lagu soo dhaweeyay Gacmo Furan, ayaa dadkii u mahadnaqay gaar ahaan Ururka Haweenka Somaliland, oo soo qabanqaabiyay kulankan Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa, walaalayaal waad ogtihiinoo waxaynu nahay dad ku wada noolaa Gobolkan Minnesota, waxaan naftaydii iyo maalkaygiiba u huray, inaan wadankaygii hooyo aan u shaqeeyo, gaar ahaan dadka aad u jilicsan, ee u baahan naxariista dheeraadka ah. waxaan ku balan qaadayaa inaan sinaan iyo cadaalad ku shaqeeyo, xoolaha umaddana aanan ku takrifalin, iyada oo aad taas ogsoontihiin, inaan laygu xaman musuqmaasaq, dhaqankaygana aanay ahayn. Waxaan rabaa inaan isu soo dhaweeyo dadka walaalaha ah ee Reer Somaliland, Bari Ilaa galbeed, iyada oo aan ogsoonahay in dadku yihiin wiil iyo abtigii, waxaan ku dadaalayaa, in wiilka iyo abtigii gacmaha is qabsadaan. Waxaan idiinku balanqaadayaa, inaan Xaqa u hiilindoono, hadaan arko wax khalad ah inaan noqonayo qofka ugu horeeya ee Cod-Dheer ku Odhanaya Waxaasi waa khalad. Gabagabadii wuxuu wasiirul-Dawluhu kula dardaarmay jaaliyada Reer Somaliland ee Minnesota inay marwalba gacmaha is qabsadaan, kana shaqeeyaan horumarinta wadanka. Dadwaynihii Goobtaas joogay oo ay gashay yididiilo wayni maadaama Wasiirul-Dawluhu ka mid yahay Jaaliyada Reer Minnesota, ayaa aad u soo dhaweeyay, magacaabistaa Mr Cadaani, runtii aadna ugu farxay
  9. Eritrea might have lost Gadafi but i don't think Ethiopia can military threaten them the isolation is hurting the red sea state but that´s it its still has great relations with the middle east and in particularly the Islamic republic of Iran. Ethiopia will never ever use Assap or Massawa that's why Ethio and kenya and south sudan are building a multi billion dollar port in lamu Kenya.I don't think Eritrea will give up badme the border town unless Isias is killed or another leader steps in.
  10. Carafaat ma wiilki u dhalay caydiid baad leedahay wada loogu magac daraya.
  11. Reuters) - Eritrean President Isaias Afewerki accused the United States of plotting cross-border raids by Ethiopian troops, saying the two allies were out to divert attention from a festering border spat in the volatile Horn of Africa. Addis Ababa, Washington's main ally in the region, said it attacked military bases used by rebels inside Eritrea earlier this month. The incursion followed a raid by an Eritrea-based rebel group into Ethiopia's remote Afar region in January in which five foreign tourists were killed and two kidnapped. Last week's attacks were the first on Eritrean soil that Ethiopia has admitted to since the end of a 1998-2000 war that claimed 70,000 lives and left a border dispute unresolved. Eritrea says there have been others. "We have seen several attacks, not just one. We prefer not to talk about it and don't intend to be involved in provocations," Isaias told Eritrean state TV in an interview late on Sunday that was later broadcast on the Internet. "The military incursions were plotted by Washington with the aim of diverting attention from implementing the boundary commission's decision," he said. The U.S. embassy in the Eritrean capital of Asmara denied it had been involved in the attacks. "The United States was not involved in the March 15 attack by Ethiopian forces inside Eritrea, contrary to media reports that have circulated in and outside of Eritrea," the embassy said in a statement. "The United States categorically rejects any allegations that it planned, participated in, or supported the attack." Ethiopian officials could not be reached for comment. The Hague-based boundary commission awarded the border village of Badme to Eritrea in 2002, but Ethiopia has yet to conform with the ruling, insisting on further negotiations on its implementation. The United Nations has called for restraint between the two neighbors, saying bilateral tensions risked undermining efforts to foster security and stability in the region. MISSILES AND SANCTIONS In Sunday's interview, Isaias said the U.S. Central Intelligence Agency had "fanned up" Ethiopia's incursion to divert global attention from the 10th anniversary of the border ruling and its implementation. He also accused Washington of masterminding the sanctions that the U.N. Security Council imposed on Eritrea in 2009 and 2011, alleging it had provided funds and weapons to Islamist insurgents in Somalia - charges that Eritrea flatly denies. "Proxies implement the U.S.' misguided agenda in the region. These unjustified sanctions against Eritrea reflect this agenda," Isaias said. Ethiopia, a key ally in the United States' global war on Islamist insurgents, has deployed troops inside Somalia to fight al Qaeda-linked militants. Isaias routinely claims Washington sided with Eritrea's arch-foe during the border war for "geo-strategic reasons". In a leaked cable from the U.S. embassy in Asmara, former U.S. ambassador Ronald McMullen said Isaias feared the U.S. would try to kill him by firing a missile on his residence in the coastal city of Massawa. The cable also showed that Isaias believes Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi tried to have him killed in 1996 when an aircraft that Meles offered for his travel caught fire during a flight. (Editing by James Macharia, John Stonestreet and Toby Chopra)
  12. Carafaat Somaliland has so many heroes Suldaan Timma cade Muxammad xaaji ibrahim Cigaal Michael mariano Imam Ahmed Ibrahim Al ghazi Haji adan afqalooc Abudraxmaan zaylici Axmed Guray Xuseyn Suldaan Mahamuud Ali shire Sh bashir Farah omaar Jamac telefoon Ali Gerad Ahmed Jimcale Ugaaz nuur Col Xassan Kayd Lixle Yusuf al baqdadi Abdiramxaan aw cali Tolwa Ali meygag samatar Suldaan Muxumad Iyo qaar kalo badan.
  13. markad sii weynaatid you will worry about the death.
  14. Well a whole section of hargeysa is called Mujahid Koodbuur district of hargeysa another section is called Mujahid Axmed dhagax district of hargeysa. Koodbuur was the jamesbond of SNM a special double agent he was the one who mastermind the operation free Colonel Abdilahi Askar in 1983. Axmed Dhagax was leading the Army into hargeysa in 1988 in may, there is even Siilanyo street in hargeysa. They are now currently building a memorial statue for the SNM sultan Muxumad from baligubadle. Waa suldaanki gacanna qori ku sitay gacana tusbax ku siitay he even used to lead the prayers in Aware in the 80s. He was the only tribal chief of Somaliland who joined the SNM in 1982.
  15. Carafaat;810587 wrote: In Burco you have atleast three neighbourhouds named after Mujahids. Xafadaha Koosaar, Aden Saleebaan and Ali Hussein. Xx how many area's in Hargeysa are named after fallen SNM warriors? A few why
  16. Nin yaabaan wax badan baan so qabtay hayado kala duwan baan u so shaqeyey waxan ka so shaqeye magaalada Jerusalem dalka Switzerland oo aan distribution manager ka so noqday. Laba jeer baan so xajiyey ilahay ha iga aqbale eh Waxan dhashay 1970 bilowgeedi ama haba ka horeysey anigu jooga uun baan is arkay beri baan lumi gaadhay anigu iyo hooyaday isku raacnay magaalada harar anigu aad u yar Ethiopianka ii xadi gaadhay waxay is yidhaheen yarkan mashallahda ah dhufta. Waxan macalin quraan ka galay bilowgi 1970ski magaalada daror eh ku tala dhulka Ethiopia haysato reserver area. Waxan so bartay Electrical engineering iyo Communication iyo management laba wax baan ku takhsusay Private school Fransiis ah baan tagay anigu yar abahay i qoray maagaalada Djibouti xiliga isticmaar ba jiray Jacaylkeygi ugu horeyey xamar baan ku bartay maxaanu habeen isla baxnay ilahoow dambigeyga dhaaf Waxan mar mu´adin ka noqday masajid ku yaala Cadan oo aan dhowr bilood joogay Waxan ka so shaqeye shirkad telefoon dalka isu taga cimaraadka nin gaal oo maraykan ah banu is dilanay waan iskaga yimi. Waxan ka hela arimaha taarikhda siyasada mustaqbalka waxan raba ama inan siyasada sii fiican u galo ama inan macalin taarikhda dhiga noqdo labada mid. Waxan ahay nin waligi balanta oofiya buug baan nolosheyda ka qori kara niyo lama soo koobi karo. Xaajiguna waa Xunjuf.
  17. Che -Guevara;810516 wrote: What hell is Garowe society. Whatever happen to using the actual names if that's what you really want to say. I call them the royal Goat family
  18. Nin Yabaan war anigu nin weyn oo ciro leh baan ahay ma ihey gabadh yaro indho yar ah wedjibuug account leh wedjibuug na ma lihi anigu waxa igu dambeyesey xiligi my space jirtay ma garanaysiin taasa igu danbeysey.
  19. NGONGE he started with Jacayl baros little pathetic clan wax fahan halkay sartu ka qudhuntay.
  20. NGONGE;810539 wrote: ^^ What do you have to live for, Xaaji? Bal mar uun nooga sheekay your life and the man behind the name. its to much kama sheekeyn karo waxan so qabtay waxa ii sugaya halkan marayo halkan joogay taalabadayda cidi ma qaadi karto.
  21. Jacaylbaro;810551 wrote: That is all I wanted to hear for now ,,,,, You can keep the conversation with the others. LOL
  22. war niyo waalaanyahay subxaan allah lool war isma dilayo i have so much to live for maya laakin as u get older dhimashada waad ka fakiraysa iyo qaabkay ay dhacayso iyo dhashada sida aad uga tagayso, iyo dee xanuunkey ay leedahay bahashu koley qof hadu dhimanayo waxa ugu xanuun yar qof hurdadisa ka so toosi wayey.