-
Content Count
29,840 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Che are you saying general bahuku is not doing A good job -
What does this have to do with Politics?
-
Garowe clan enclave: Anti faroole demonstration in qardho +PICTURES
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Where is Dr osman he can explain it i think faroole is scared since general samatar threatened him the other day now demonstrations in qardho things are not looking good for Faroole. -
Xiinfaniin Mogadisho dad Somaliyeed oo sharef leh baa degen wanaagooda aad baan u jecelahay wana caasimadi Somalia God bless.
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Waryaadhaheen wada hadalada yaan laga hor dhicin:D:D:D -
Some men love provoking their wives into a fight.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Juxa yaan laga garan:D Che waxa weye raga qaar ba jecel inay ka xanaajiyaan xaaskooda si ay u nafisan maskaxooda mind body and spirit wa sheeko qoto dheer i will elaborate further goordhow i am driving now. -
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;811190 wrote: TFG will form a committee as well. This is a good start. Riyaale is our son, we shall never disown him. You should correct the name of the former president his name is Daahir rayaale kahin and not riyaale. -
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Somaliland Weligeed La Midoobi Mayso Somaliya, Written by Qaran news Nov 06, 2011 at 11:02 AM Hargeysa (Qaran news)-Warsidaha Wikileaks ee faafiya siraha kala duwan ee ay safaaradaha Maraykanku u diraan xaruntooda Washington, ayaa dhawaan baahiyay waxyaabihii lagaga wada hadlay kulan dhex maray Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin iyo Senatar Feingold oo bishii December ee sannadkii 2009 ka dhacay dalka Djibouti, markaas oo uu xildhibaanku safar ku yimid gobalka Geeska Afrika islamarkaana uu Djibouti kula kulmay hoggaamiyayaashii xilligaas ee Somaliland iyo Somaliya. Sida uu wikileaks baahiyay kulamadaas oo qabsoomay 19-21 December 2009, wuxuu senatorku ugu horayn Madaxweynihii hore ka tacsiyadeeyay qaraxyadii 2008 ka dhacay Somaliland. Daahir Rayaale, wuxuu Senator Feingold u sheegay in qaar ka mid ah dadkii gaystay qaraxyadadaas Somaliland ka dhacay 29 Oktoobar ay ka soo jeedeen Somaliland, laakiin ay ku soo tababarteen dalka Somaliya. “Laakiin xag jirku waa isku mid, macno ma leh meesha ay ka soo jeedaan iyo meesha ay ka yimaadeen, dhammaantood waa isku ajande.” Ayuu Daahir Rayaale Kaahin ku yidhi Senatarka. Wuxuu sheegay in inta badan ee dadka reer Somaliland ay Booliska la shaqeeyaan iyagoo siinaya xogta lagu qaban karo argagixisada. Daahir Rayaale Kaahin wuxuu qaraxyadii 29 Oktoobar ku macneeyay, “Waxay noo ahaayeen baraarujin sidii Maraykanka ee September 11.”, waxaanu intaas raaciyay in qaraxyadaas ka sokow ay Somaliland ku jirtay hayaanka dawlad wanaaga tan iyo sannadkii 1991-kii. Isagoo Daahir Rayaale, ka hadlaya aqoonsiga Somaliland, wuxuu sheegay in hadii ay heli lahaayeen caawimo toos ah ay awood u yeelan lahaayeen inay iska caabiyaan xag jirka. Waxaanu sheegay in haddii Somaliland la aqoonsado ay door ka ciyaari karto arrimaha koonfurta iyadoo cudud ku biirin karta Djibouti iyo Itoobiya. Wuxuu carrabka ku adkeeyay munaafaqnimada bulshada caalamka ee ku waajahan aqoonsiga dawladda ku meelgaadhka ah ee Somaliya oo aan shaqayn iyo sababta ay aqoonsan waayeen Jamhuuriyadda Somaliland ee shaqaynaysa. Isagoo ka hadlaya midnimadii Somaliya, wuxuu sheegay inay reer Somaliland tijaabiyeen midowga Somaliya oo ay arkeen midhihiisa, “Somaliland waxay samaysay midowgii, waanay tijaabisay mana jirto suurtogalnimo kale oo Somali weyn ahi.” Ayuu yidhi Rayaale. Rayaale, wuxuu sheegay inay Somaliland ka duwantahay Somaliya, isagoo sheegay inay madaxda Somaliya isku mashquuliyaan inay arrin kasta ka yeeshaan shirweyne, “Xataa arrimaha yar yar, dhibaatadu Somaliya waxa weeye in qof kastaa uu isku dayayo inuu hoggaamiye noqdo, waxaanay aaminsanyihiin in xalku dibadda uga iman doono. Wuxuu Daahir Rayale Kaahin Senator Feingold u sheegay inay Somaliland midnimo dambe ka xigto dagaal ay ku hoobato, “Somalilland weligeed la midoobi mayso Somaliya, haddii ay isku dayaan inay nagu qasbaana, waxaanu diyaar u nahay inaanu dagaalano ilaa aanu madhano.” Ayuu ku soo koobay Madaxweynihii hore doodda uu la hortagay Senator Feingold. Source: Wargaysaka Geeska Africa Nooloow noolow rayaale Nooloow -
^ inshallah
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
I think former Politician omar arte qaalib should be included as he was one of the key reconciliation organizers in the conferences in 1993 he took part of the Somaliland political reconstruction in the mid and late 90s. And also very knowledgeable when it comes to Koonfurian affairs as he was once their first Minister or prime prime minister when the regime fell in 1991. Mr Cawil former Somaliland finance minister should also be included 3 MPS from the guurti should be included Mr Dhugad and Haaji Abdikarim and Indho indho. -
Breaking News: Somaliland to deploy Security forces to Somalia.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Stuff and nonsense not a single Somaliland police or army personal will be deployed to Somalia , Somalia has enough problems from neighboring countries Ethiopia Kenya Djibouti Ugandan burundi and Eritrea assisting shabaab. -
It gives them sort of a kick just fights about the most little things the most ridiculous things as we have learned that this is a new trend to send a message to you're wife this is not about a physical fight but most of the time an argument or a disagreement some men like to see their wives angry.This is how ever is not a form of aggression,like bring up a subject that she hates talking about, or if the guy wants to leave and he is not allowed to leave,in every little argument she will get defensive in a way that gives the guy a way to sneak out and be angry in his own way when in reality he is not angry its just a kick and a form to find inner happiness.
-
Samafal;811121 wrote: Isagu wuu carab la'ayahay dee adigu ma markaad Puntland damacdo inaad tiraahdo bay kaa noqotaa Garowe Clan enclave? Waryaahe isago kaliya maha odaygi Cabdilahi yusuf eeh geeriooday aun isba wuxu odhan jiray haday ma ii moqlahaysiin waxan ahay madaxweynaha mamuulka buntiland isaga maxaad wax uga sheegey weysey:D
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^ Rayaale is a member of the house of elders and the former president of Somaliland rayaale soon will not be the party chairman of the udub party warancade or the young jamaal will be inshallah guys its not official yet that rayaale will be part of the negotiation committee. But i will welcome it if he becomes the chair person Committee negotiation team with Somalia time will tell stay tuned we will hear more about this in the next coming days. -
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Carafaat;811086 wrote: Xiin, I would state all Somali's want a united Somali State. However, what kind of State it should be, is what our people have different opinion on(foreign initiated, central, federal, union of States, islamic, clan states). the projection of an anology of unionist vs secessionist is simplistic and false proposition. Would you care to explain what you mean with creating facade and that time is against him politicly? Xiinfanin wants clan states puntland galmudug ximan iyo xeeb waax iyo waadi mareeg khaatumo state but sometimes he just wants puntland and no other clan states like azania. -
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Somaliland and Somalia are having talks after 21 years lots needs to be done for relations to be restored i agree but the territorial and sovereignty of Somaliland is not in question in here you lot may thing that is the case but this is not the case. Faroole is angry he wanted to be included in the talks he was told sharif is you're president line behind him:D As for the Ethiopian midget he was the one who suggested the two state solution in 2007 no Ethiopian in his right mind will ever support Somaliland and Somalia to be united under one government. But an unrecognized Somaliland and a failed Somalia where his troops can go in and out is their best option for now. Xiinfaniin talks will happen and i dictate and they will listen and if they don't than talks fail than fine with Siilaanyo as long as Somaliland is independent the people of Somaliland have a future, independency is not for sale its not negotiable.Either they can agree to live side by side or they can agree not to agree its that simple this the horn of Africa xiinfaniin no one gives in unless one is forced taasna halki la is mariyey wala ogyahay. Remember rayaale we will defend Somaliland till we drop. Wadna diiday awoow faroole na dadkisa ha ku maweliyo salid baan baadhaya xilkana ha kororsado ha dhakheyso cidi caano ka qubanayaan banu ognahay eh:D -
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Reality is Somaliland and Somalia will talk faroole is angry and the international community will mediate we shall see how talks go on Somaliland side you know what will be presented on Somalia's side we shall see what they bring to the table. As i said before we all know who will be angry at the end of the game:D President Axmed Maxammad Maxamuud Siilaanyo is indeed a hero and history shall remember him.