-
Content Count
29,838 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Turkish delegation arrives in the Somaliland republic+VIDEO
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Geedi oo sharci daro ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay Mogadishu Khamiis 29 March 2012 SMC Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Geedi oo sharci daro ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay. Prof.Cali Maxamed Geedi oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Dowlada KMG ah Soomaaliya islamarkaana Ra'iisulwasaare ka soo noqday dalka ayaa sharci daro iyo wax aan la qaadan karin waxaa uu ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay ee ee ay Soomaalidu kaga dhawaaqeem waqtiyadaan danbe gudaha iyo dibada dalka. Dhamaan maamul goboleedyadii dhawaan looga dhawaaqay dalka iyo dibada ayuu Cali Maxamed Geedi ku tilmaamay kuwo oo aan loo marin habkii sharciga ahaa marka la eego nidaamka Dowlada u degsan ee dhanka sameynta maamu goboleeyada. "dad yar oo meel isugu tagay markaasa maamul ku dhawaaqay waxba soo kordhin karaan, taasina maaha mid waafaqsanayn Sharciga u yaalada Dowladda KMG,islamarkaana Baarlamaanka Soomaaliyana uusan ansixin"ayuu yiri Prof.Cali Maxamed Geedi . Cali Geedi oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Nayroobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa dhanka kale ka digey in Soomaalidu xiligaan ku degdegin balse ay tahay marka hore inay ka fiirsdaan Warka mas'uulkaani ayaa imaanaya xili waqtiyadaan danbe la maqlayay magacyada maamul goboleedyo badan kuwaasoo gobolada dalka qaarkood looga dhawaaqay.
-
Cilmi boodheri gaaja dishay jacayl ma dilin
-
Israel buys a new military base and its called Azerbaijan...
Xaaji Xunjuf replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
There are many jews in Jerusalem who believe that especially in the early 21 century when there were many attacks against jews. In the hebrew language it was called Jerushalem. -
Israel buys a new military base and its called Azerbaijan...
Xaaji Xunjuf replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
Qandalaawi i am with these guys -
Israel buys a new military base and its called Azerbaijan...
Xaaji Xunjuf replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
Down with the evil Zionist jewish state -
Threats cannot diminish our resolve, they cannot silence us
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
^^^ loooool@ Maadaay -
3G Network unveiled in Sool and Sanaag regions.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat khaatumites don't like using new technology leave them in their cage please:D -
Man since 2002 meesha ciro baba kugu gashay
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
The top general of the AMISOM forces in Somalia Ninki Musafanin Inadeerki dee. -
Threats cannot diminish our resolve, they cannot silence us
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
^^ Tigrayga ka baqaan i think they killed Abtigis uncle also in kenya in 2011 but he was an active member of the ONLF The Question is Mr Abtigis is he also an Active member of the ONLF. -
Threats cannot diminish our resolve, they cannot silence us
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
War abtigis hadu dhowr bilood so postgereyn wayoo war halaga doono Horta kikuyado manay shacabka la joojin ilaalin? -
UK Minister for Africa welcomes the transfer of pirates to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Good bring in the pirates -
Human Rights Watch-Beled Weyne and Baydhabo
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Summary Executions and Indiscriminate Killings Human Rights Watch interviewed relatives of the victims and witnesses of more than seven summary executions committed since mid-January in Beletweyne by militia allied with the Ethiopian forces. The total number of executions is believed to be significantly higher. Human Rights Watch’s research indicates that the SVS militia was responsible for most of the executions. Disturbing AUN to the innocent civilians but what did you expect from undisciplined Militia allied to Ethiopian troops Beledweyne and baydhabo need disciplined Somali forces that can protect its citizens. -
Garowe clan enclave: Anti faroole demonstration in qardho +PICTURES
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mashallah democracygu ha noolaato dadku shucuurtooda ha muujiyaan thats the way forward. -
Guys there is enough land for All of us in sanaag midishe looks nice horta somalidu tuulooyinka ma isku qabsadaan goormey umadani hormaraysa. Xita iska da taaso sawiro bay xita isku qabsanayaan taasa la leeyahay ha is raacdo. Nice pics
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Che are you saying general bahuku is not doing A good job