Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,840
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Casriya Oo Lagu Magacaabo Shifo Hospital. "imika markaynu maraynay Cusbitaalka waxaan u haystay Cusbitaalkii Dubay ku yaalay oo" Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Hargeysa (GNS)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Cusbitaal cusub, isla markaana ah Cusbitaal aad u balaadhan laguna diyaariyey qalabyadii Caafimaadka ee kala duwanaa. Xaflada Furitaanka Cusbitaalkan loo qabtay oo ka dhacday xarunta Cusbitaalkaasi oo ku yaala Galbeedka Magaalada Hargeysa ayaa ka waxa ka soo qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici ), Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka Caafimaadka Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog), Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), Agaasimaha Samafalka Madaxtooyada Aamina Maxamuud Diiriye, Sh. Maxamed Aadan, Sh. Ismaaciil Cabdi Hurre (Dheeg), Dr. Cali Maxamed (Aas aasaha Cusbitaalka), Dr. Cabdi C/laahi Cali. Ugu horeyn markii uu Madaxweyne ku xigeenku xadhiga ka jaray Cusbitaalka waxa uu aas aasaha Cusbitaalka Dr. Cali Maxamed soo kala tusay qaybaha kala duwan ee Cusbitaalku ka kooban yahay. Xaflada furitaanka oo uu ugu horeyn ka hadlay Dr. Cali Maxamed oo ah aas aasaha Cusbitaalka, isaga oo u mahadnaqay dhamaan dadkii kala shaqeeyey sidii uu u hir gali lahaa Cusbitaalkani, waxaana hadaladii Dhakhtarka ka mid ahaa “Dhamaantiin aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin, rayigan dhisitaanka Cusbitaalku waxa uu igu dhashay 11-sano ka hor, waxaanan bilaabay sanadkii 2003-dii, waxaanan halkan uga mahadnaqayaa Eng. Cismaan oo isagu iga caawiyey Riiga, isla markaana aan ilaa hada I weydiin wax lacag ah oo aan biyaha uun iska dhurto, waxaanan sidoo kale u mahadnaqayaa Cawil oo isna ah Qolada Carwada oo waxa qalab ee Cusbitaalka yaala aan ka soo qaatay, sidoo kale waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqayaa cid alaale iyo cidii igala qayb qaadatay sidii Cusbitaalkani u hir geli lahaa”. Dhakhtarka oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi “Anigu waxaan sidoo kale ku dedaalayaa sidii Ardeyda Jaamacadaha ee wax lagu barayo Cusbitaalkan aan sidoo kale u bari lahaa Diinta,isla markaana in Cusbitaalkan wax lagu baro Ardeyda jaamacadaha Diyaar ayaanu u nahay, waxaanan halkan ka balan qaadayaa in 100 Sariiroodba toban sariirood bilaash ka dhigi doono, taasina sida loogu qaybinayo Culimada ayaan u dhiibayaa. Xanuunka Fistulaha ee isku furanka Haweenka waxaanu diyaar u nahay in aanu halkan ku daweyno, sababta oo ah habka loo daweeyo xanuunkan waxaan ku soo qaatay Tababarkiisa dalka Itoobiya”. Guuddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Kolay waxan aan ka hadlayo ee Dhakhtarnimadu shaqadayda maaha. Dhakhtar Cali (aas aasaha Cusbitaalka) fasalkii koowaad ayaanu isku galaas ahayn, waxaanu naga tagay fasalkii sideedaad waxa uu tagay Banaadir oo Boobe ayey isku fasal ahaayeen markaa waxa uu soo bartay dhakhtarnimada”. Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “ Markaad halkan (Cusbitaalka Shifo) joogtid, waxaad moodaysaa inaanad Hargeysa ku sugnayn oo Lacagtu markay wax tarto waa markay ku jirto qof Caqli leh oo hagaajinaya, imisa qof ayaa maanta lacag badan haysta oo intay iska kaydsadaan marka laga dhinto la isku dilaa? Aadbay u badan yihiin”. Wasiirka Caafimaadka Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waano badan oo dhinaca Caafimaadka ah Bulshada u soo jeediyey waxaana hadaladii Wasiirka ka mid ahaa “ Munaasibadan Cusbitaalka Shifo maanta lagu furayo waa mid taariikhi ah waxaanan leeyahay marka hore ILAAHEY ka dhigo Cusbitaalkii Barako leh oo bulshada wax u tara. Ka Wasaarad ahaan waxa naga go’an in la koriyo Cusbitaalada gaarka loo leeyahay, waayo ma jirto Awood ay Xukuumaddu ku *****sho baahida caafimaad ee Bulshada. Dhibaatada uu leeyahay Cusbitaalada dibadaha loo tago maaha mid la soo koobi karo oo anigaygan idinla hadlaya wiil aan dhalay oo kalyaha dhagxaan fadhiisteen oo aan Itoobiya geeyey waxa dhibaato iga qabsatay maaha mid la malayn karo. Bulshada waxaan kula talin lahaa in xanuun dalka wax lagaga qaban karo aanay dibadaha ula yaacin, waxaanan sidoo kale talada ugu dari lahaa in ay Dhakhaatiirta ixtiraamaan, waayo waxaad arkaysaa dad badan oo dhakhaatiirtii wax u qabanaysay la dagaalamaya, dadkeenu markay tagaan Itoobiyana iyaga oo Sideedii Cusbitaalka soo fadhiistay ayaa shanta galabnimo markay gaadho lagu yidhaahdaa Dhakhtarkii hawl buu yeeshay ee iska taga markaasaanay hadal soo celin halkana waxa laga yaabaa in ay Dhakhtarkii wax u tarayey la dagaalamaan, markaa Bulshadeena waxaan leeyahay il baqata ha yeelaninee il xishoota yeesha. Dadkeena ILAAHEY wax siiyey waxaan kula talin lahaa in aanay bariis iyo sonkor uun dhaqaalaha galin ee ay waxyaabaha kale ee Bulshada anfacaya galiyaan. Agaasimaha Hay’adda samafalka Madaxtooyada Marwo Aamina Maxamuud Diiriye oo iyana halkaasi ka hadashay ayaa sheegtay in Cusbitaalkan dhisitaankiisa ay aad ugu faraxday, isla markaana uu yahay mid kafayn doona baahiyo badan oo dibadaha loo tagi jiray. Suldaan Axmed Daahir oo ka mid ah Suldaanada Somaliland oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqayaa Dr. Cali oo ah aas aasaha Cusbitaalkan oo aan ILAAHEY uga baryayo inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo, waxaanan Xukuumadda ku boorin lahaa Cali waxa ka soo fogeeyey in Cusbitaalka ka dhiso magaalada meel ka baxsan waa dhibaato dhul, waayo meeshii la siiyey waa lagu dhibay, meeshan ficil baa lagu siiyey oo markii halkii hore ee uu iibsaday lagu qabsaday ayuu iska daayey oo halkan ayuu Cusbitaalka ka dhisay. Sh. Ismaaciil Cabdi Hurre (Ismaaciil Dheeg) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa u duceeyey Cusbitaalkan cusub, waxaanu ILAAHEY uga baryey inuu ka dhigo Cusbitaal Bulshada wax weyn tara. Ugu dambayn waxa halkaasi ka hadlay Madaxweyn ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), waxaana hadaladii Madaxweyne ku xigeenka ka mid ahaa “Waxaan halkan uga mahadnaqayaa Dhakhtarka mudada badan u soo samrayey dhisitaankiisa, waxaanan aad iyo aad ugu faraxsanahay in hada ay dhakhaatiirtii dalka u dhalatay dalka dib ugu soo noqdaan si ay u maalgashadaan dalkeenan curdinka ah, imika markaynu maraynay Cusbitaalka waxaan u haystay Cusbitaalkii Dubay ku yaalay oo wakhti aan yara xanuunsaday daweyntiisa u tagay. Dadka Somaliland waxaan leeyahay dalkiina aamina oo xanuun dalka gudihiisa wax lagaga qaban karo dibada ha u tagina”.
  2. Turkey plans Somaliland flight to tighten ties Saturday, March 31 2012 at 11:15 A Turkish delegation has visited Hargeisa, the self-declared republic of Somaliland in what it said was to strengthen existing relations by providing technical and social aid. An international flight by national carrier Turkish Airlines, which started plying the Mogadishu route earlier this month, is also planned, the delegation said. It is the second such visit to by Turkish officials in two weeks to Somaliland, which is not recognised internationally. Turkish Ambassador to Somalia Hani Torun, the leader of the delegation, said that Turkey and Somaliland enjoyed strong relations. “Our assistance will have impact on agriculture, health and education," he said, adding that an assessment team from his country was due in Hargeisa soon to determine the sectors to be targeted. "Upcoming investments will include international flight to Somaliland by Turkish Airlines," he said without setting a date. Turkey will assist Somaliland to repair the general hospital in Hargeisa and two schools teaching Turkish curriculum. Archaeological and historical sites in Somaliland with links to the Ottoman Empire that ruled the northern regions of Somalia in the 18th century would also benefit. The ambassador visited the port town of Berbera on the Gulf of Aden that hosts historical sites like mosques and other ancient buildings from the days of the empire.
  3. Carafaat liibaan wuxu jecelyahay inu reerkisa qobood yar ku xareyo dabeedna halka la heeso oo la tunto durbaano la qaato Liibaan saasu jecelyahay.
  4. Mukulaal true iyaguna dhinaca kale bey u rogan those xamar cad cad folks accent is so funny
  5. Its looks like the onlf flag only upside down.
  6. Al itaxaad wanted to Conquer other parts of Somalia that doesn't make them tribalist they wanted some sort of Islamic-state in Somalia not a bad thing.So now its other itaxaad members having links with USC and not Daahir aweys we are getting some where. I am not sure about clan insults, if Daahir aweys support his clan he would've supported his closest clan cousin Abdiqasim salaad boy. So wait a minute the warlords they selected him and than rejected him again what does that mean for Col Cabdilahi Yusuf not a legitimate president since the warlords selected him denounced him again. SNM never wanted independence when we exclude the first chairman Axmed Jimcaale but Siilaanyo and tuur were not for independence during the struggle take that from me. Its strange though a group of warlords select a president he lives in exile he comes in has no support on the ground and uses Ethiopian mercenaries to destroy the capital.
  7. Sheikh hassan daahir aweys supporting Al itaxaad doesn't make him a tribalist The people you mean the warlords the likes of Indho cade and qanyare and Cismaan Caato Muse sudi Yalaxow Salaad cali jeele Maxammad dhere they selected him in a foreign country in a pig farm to be precisely. Why didn't they invite him to Mogadishu if they selected him,why did he had to live in exile in Kenya for 2 years i mean we are talking about as you said it the legitimate president of Somalia.Kismayo was also governed by a peaceful warlord called Barre hiiraale under the protection of the JVA. Never ever was Sh Aweys in contact with General caydiid where do you get those stories from just because they hail from the same subclan that doesn't mean they were allies. Sorry and i don't support entities or political parties based on clan nor were the leaders of the ICU from my clan, and the ICU never supported Somalilands quest for statehood so i don't see the logic behind that question.
  8. Its awesome news that Iraq ancient Babylon is hosting the Arab league summit after such a long period there are many issues on the agenda the Syrian crisis and with the Arab spring and also Libyan crisis ,and Saudi officials being abducted in Yemen and ofcourse tensions around the Persian Gulf.Somalia an Arab nation her political problems should also be addressed to the fellow Arab states in the middle east i am sure President sharif did that he and president IOG should next time wear a nice colorful cumamaad:D
  9. Yes Cabdilahi Yusuf was the recognized leader of Somalia appointed president by warlords in a pig-farm in Kenya he destroyed the little peace Mogadisho had with the help of Ethiopian mercenaries,so much for legitimacy he was living for 2 years in exile in Kenya doing absolutely nothing. Still you haven't proved that Hassan daahir aways is a tribalist and that he was against colonel Abdilahi yusuf for clanish reasons?
  10. Waryaadhaheen leave carafaat alone he is a unionist there aren't many who hail from Somaliland who share the same views as him he believes in some sort of confederation between Somalia and Somaliland where there is one country and 2 confederate states under the same country.I think he never supported Somaliland seeking dejure recognition so give the guy a break.
  11. Somalia we need evidence when you accuse them of being the so called clan courts using Dukes terminology of back in the days.The other point you mention is they were naming other people in other regions i don't see a problem if that's done,unless they are not welcome. Mogadishu was a peaceful city warlords were cleaned from Xamar not by the Ethiopians or the so called exiled TFG but by the Islamic Courts union. Bottom line is that the ICU needed some reforms a grassroots administration was destroyed by Somalia's arch enemy for its own interests not for Somalia's interests. You can call Sheikh hassan daahir aweys many things hard headed and being stubborn but not a tribalist doesn't he and sheik sharif and abdiqeybdiid and gacmadhere and indhocade belong to the same tribal family why doesn't he support the TFG they would love it if he supported the TFG. Sheikh Hassan daahir aweys is a principled man he said it himself Ciidamadi xabashida iyo ciidamadi shisheeye aan ka diiday cabdilahi yusuf ka aqbali mayo Sh sharif war cad weye. Colonel Abdilahi Yusuf and geedi under the command of Melez zanawi and general gabre disrupted the peace and stability in Somalia they made thousands of people homeless and refugees in neighboring countries and in ceelasha biyaha.
  12. Somalia;812143 wrote: What has been miscalculated, that a thuggish government that would have set us back a few hundred years wasn't installed? Their agenda was clear, even to the point that they appointed people like Indhacade, why would they appoint men like that if they had a "religious purpose"? The truth is people are now waking up the fact that we've wasted 5 years on tribal fighting masquerading with a religious coat, when we could have had peace right now. And every bit of the country was under TFG/Ethiopian control and what I sense from people like you is that Sheikh Shariif is in the country when Ethiopians control the cities but Abdullahi Yusuf wasn't when they controlled the whole country. Your logic is illogical. Ethiopia got terrified when they heard a home grown entity was being established next door i will tell you this there were some elements with in the ICU who were hardliners but they were not close to Shabaab.Even though shabaab is like the ICU only on steroids, keep in mind the war against international terrorism was being fought at that time we are talking about 2006 2007. The US State department assumed Al Qaeda the icu were loved in Mogadishu they very popular more popular than the Shabaab of today. Isn't indho cade part of the so called TFG army of today look how the ICU was split indho cade joined the TFG Aweys joined Shabaab he had his little xisbal islaam before he allied him self with the Shabaab sharif is the TFG president. The ICU needed some good foreign policy and good lobbyists in the west but they didn't they turned into the Muqaawamo the armed resistance against the Ethiopian forces led by General Gabre. Other members of the ICU fled to asmara Eritrea's capital some later defected to Djibouti and voila you have the Djibouti accord of 2008,it's like a never ending cycle.
  13. Maadeeey but Cabilahi Yusuf was not a gaal its a big dambi to call a Muslim a Murtad Cabdilahi yusuf used to pray to Allah so we can't call him a murtad.
  14. ^^ The state-department admitted they miscalculated when we talk about the Islamic courts union. Col Cabdilahi Yusuf and Ali mohammad geedi were not great Somali leaders i mean they were opening Ethiopian Embassies in Mogadishu while large sections of the capital was being shelled by the Same Ethiopians i remember Salaad cali jeele chanting Qaxmaa huurto waaye.
  15. Greed, backwardness, Clanism,power hunger individuals, dictatorship, uneducated warlords.
  16. Nin-Yaaban;812123 wrote: Sxb kaalay, Kenya, Ethiopia, Tanzania, Djibouti ma hilmaamtay? Itoobiya Liibaaxaa isku sheegi jirtay sawti bisad yaro xijaaban laga dhigay Kenyatiga Dhaqaalo ahaan kheyraad ahaan dad ahaan shacab ahaan waleh walaga assalsanyahay walagana darajo sareyaa.
  17. Nin-Yaaban;812117 wrote: Superior? HAHA. Ha iga qoslin. Waan ka qosliyey adigu xita rabin inad qososhid:D
  18. Sharmarke aniga hadaad ii weydiisid Somalia needs true leaders effective leadership Shabacka Somalida wa walaalo laakin Siyaasiinta kuraasi marba kala riixaanaya. Mida Shabaab iyo dawlada Kumeel gaadhka wa ina la wada hadalsiiya oo heshiis kama dambays laga gaadho ninkan gaaban eeh tanzania laga keeney eeh mahiga muhunga la yidha shir anu isagu joogin oo geed hoostis lugu shiro wa in la qabta oo la isu tanasula si colaada iyo dagaalada loo so afjaro walahi Somali haday iyadu wada hadasho waxani 2 cisho ba lugu dhamayn laha.Ciladu waxa weye Midget melez ba lug ku walaqaya MuseFaniin ba lug ku walaqaya kan Ambassadorka isku sheega eeh qafuurka weyn leh Muhunga ayaa isna lug ku walaqaya, Kan kale eeh kibaaki la yidha isna faraha kula jira. Hillary clinton oo washington ka so hanjabaysa iyo Ayman al zawahiri oo tahliil nooc nima Alqacida soo afuufaya. iyo Ciidan Somaliyeed oo aan jirin oo shacabka ilaaliya. Dadkaas oo dhan albaabka waan ka xidhaya Shir Somaliyeed oo frenji joogin baan qaban laha markaasa la lafaguri laha arimaha mustaqbalka all stakeholders are invited no one is excluded Xita Shabaab xalku saa weye awoow.
  19. Red sea inadeer we live in a hostile region defending the country should be number one priority we have Ethiopia a nation with one of the largest defense budget in Africa remember how they attacked our people in gaashaamo the other day.There is also Somalia a nation where pirates freely roam in the northern clan enclaves we also have extremist elements in the southern part of Somalia we have zero relations with the western backed government of Somalia the transitional federal government.There is a border dispute with the garowe clan enclave of Somalia for the eastern sanaag region and eastern sool region. We are dealing with anti peace elements in the southern buuhoodle district, i say let all the youth who don't have jobs let them Join Ciidanka Qaranka intay hargeysa hablaha yar yar eeh cabaayadah mad madow xidhan shukaansayan at cadaanis Maqaaxi down town Hargeysa,triple the defense Budget for the next decade or so and take it from there.
  20. ^^ Carafaat waxba haka qorin isagu wa nin dab iyo baruud isku wada
  21. War Ninku nin reer Suldaan bu aha halkay wax ka xumadeen ma garan wayey inanta geel so saaro xoog ku so kaxaysto koley ku diidi meyso eh hadhow waxa la odhan nin ba la tagay intu marba gabay geed hoostis ka so tiirineyey iyo jacayl iyo qalbi qooq iyo hawlo aan loo joogin in this world u have to take what is yours,and this was the begin 20 century. Walahi marku so kaxaysto oo toga herer so marinayo intu geedki Farax nur lugu daldalay in the 1870s so fadhisto oo bakooridisa so qaato iyo Go'isa cad uu yidha Shyiuukh so baxa Gabadh baan awr ku sitaye eh, markana u gabayga halka ka mariyo. Hodantaydi ka dhalatay hurunta waweyne Haybtana waxan ka ahay ninka hantida wada leh eh Hoy na waxa ka dhista harada ciideed eh Inay tahay hablaha ta ugu haybada wanaagsane eh inay tahay haween hagoog xidhan sharaf hadhsate eh ina tahay gabadh hubka loo sido lana so hoy galiyo eh