Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,840
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Qandalawi;812967 wrote: ^All I can see is that the secessionist clan are getting all excited about this non-starter and tragic issues, by getting ahead of themselves and report 'Buhodle waan jiidhnay' and 'Garowe cagta ayan marinay dhaafsiinay' but in the end eat their own words like they always do - defeat at sooljoogta and L.A harareheda la isla taaganyahay, that's what the credible source are reporting. But the secessionist clan knows no bounds... No one is getting excited dagaal means dhimasho iyo dhawaac wax kale maha every one knows but those are the facts and i am just posting the news my friend. And lets just hope it all cools down in the next coming days.
  2. BUUHOODLE : Dagaalkii oo istaagay iyo saansaan colaadeed oo wali taagan April 1, 2012 11:34 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Print Buuhoodle:-Dagaal maanta galinkii hore Ciidanka Deegaanka iyo Soomaalilan ku dhexmaray duleedka Buuhoodle ee deegaanka Sooljoogto ayaa goordhawayd istaagay, waxaana uu dagaalkaasi sababay khasaare isugujirta dhimasho, dhaawac, maxaabiis iyo khasaare gaadiid. Dad xogogaal ah oo aan doonayn in magacooda la shaaciyo ayaa Puntlandpost u sheegay in 3 qof ay ka dhimateen Ciidanka deegaanka dhowr kalana ay dhaawacmeen, sidoo kale waxay xaqiijiyeen in maxaabiis 5 ah ay Ciidanka Somaliland la tageen, waxaa kaloo ay xaqiijiyeen in laga gubay gaari Takniko oo Jiib ah. Dhanka Ciidanka Soomliland ayaa la sheegayaa dhimasho 1-2 qof ah ay jirto, baabuur Takniko ahn ay waxyeelo soo gaartay. Ciidamada dirirsan ayaa isku muuqda waxaya isku horfadhiyaan meeshii uu dagaalku uu ka dhacay maanta. Dagaalka ayaa iminka istaagay, hase ahaaatee, sida ay sheegayaan goobjoogayaal kusugan deegaankaasi waxaa muuqata saansaan colaadeed iyo abaabul dagaal taas oo sahlaysa in dagaalku uu mar labaad qarxo. Puntlandpost.com
  3. War deg deg ah: Buuhoodle oo uu dagaal ka socdo. Posted by Pi G 2 on April 1st, 2012 Wararka aanu ka helayno Degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa waxay sheegayaan in saaka subaxnimadii hore uu ka bilawday dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland iyo dadka deegaanka. Dagaalkan oo labada dhinac ay isku waydaarsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan ayaan ilaa iyo hada la garanayn khasaaraha ka dhashay saacadihii uu socday waxayse wararku tilmaamayaan in dagaalku uu sii xoogaysanayo daqiiqadba daqiiqada ay ka dambayso. labada dhinac waxaa u kala imaanaya gurmadyo kala duwan, lamana garanayo wali sida dagaalka saaka uu ku bilawday.
  4. Laba Wasiir ,Saddex Sarkaal ,Sagaal Tikniko ah iyo Maxaabiis Tiro badan Oo Laga qabtay Maleeshiyaadka Khaatumo + Hogaamiyahoodii Axmed Karaash Oo Firxad ku galay Boocame. Published: 01/04/2012 @14:35 Laascaanood/Buuhoodle/ToggaHerer 01 April Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Cashar lama ilaabaan ah ku dhuftay Maleeshiyada Khaatumo Oo Saaka Dhawr Meelood Weerar kaga soo qaaday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Dagaalkan ayaa socday Muddo Saacado ah. Khasaaraha Dhinaca Dagaalka Khaatumo Ciidamada Qaranka Somaliland Waxay Cagta Mariyeeen Maleeshiyaadkii ku sugnaa Deegaamadan Xarar Daanyeer ,Gacandar, Dar yare , Karin Dabayl Weyn iyo Deegaanka Kalabaydh ee Koonfurta Gobolka Sool oo ay Haatan Ciidamada qaranku ku sugan yihiin. Ciidamada Qaranka Somaliland Waxay gacanta ku dhigeeen Sagaal baabuur oo ay afar ka mid ahi yihiin Baabuurta Gaashaaman ee dagaalka Xaga shan ka mid ahi ay yihiin Baabuur Xamuul ah oo uu u saarnaa saadku iyo kuwo ay u isticmaalayeen Daadguraynta ciidankooda. Dagaalkan ayaa maxaabiix gaadhaysa 47 masbuux lagaga qabtay Maleeshiyada Khaatumo kuwaan ay ay ku jiraan laba Wasiir oo ka mid ah wasiiradii ay dhawaan kaga dhawaaqeen Degmada Taleex , Cismaan Axmed Jeex Oo Ah wasiirka Maaliyada Khaatumo Ayaa ka mid ah Labada wasiir ay lagu qabtay Dagaalkan. Sidoo kale waxaa ka mid ah Saddex Sarkaal oo darajadoodu tahay Taliyayaal Guuto oo hogaaminaayey maleeshiyaadkii Saaka weerka la beegsaday Ciidamada Qaranka Somaliland, dhinaca kale Axmed Karaash Oo Ah Madaxweynaha Khaatumo ayaa firxad ku galay deegaanka Boocame oo ah ka mid ah Xudoda Somaliland iyo Somaliya ay wadaagaan. Dhimashada Maleeshiyaadka ilaa hadda la gaadhsiiyey Deegaanka Buuhoodle ay gaadhaysa 21 Iyo dhaawac xad dhaaf ah . Dhinaca Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa waxaa ka geeriyooday dagaalkan Afar ka mid ah ciidamada Qalabka Sida halka ay kaga dhaawacmeen 13 Askari oo dhaawacoodu fudud yahay . Ugu dambayntii Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa Abaabul Xoogan ugu jira Sidoo Ay u raad guri lahaayeen una soo taaban lahaayeen Maleeshiyada iyo Goobaha uu saldhigoodu yahay Taas oo ay Ciidamada Xooga dalka Somaliland ay maalmahan soo socda meelo badan oo saldhigyo u ah ay soo taaban doonaan.
  5. Dagaalkii Suuljoogta Oo Ciidamda Qaranku Ku Qabsadeen Tikniko iyo Baabuur iyo Kii laascaanood Oo Ay Maxaabiis badan ka Qabtay Maleeshiyaadkii ka Soo hor jeeday Published: 01/04/2012 @13:26 Jiida Laascanood Sida aan warar lagu kalsoonyahay ku helnay waxaa saaka abaaro 4:30 subaxnimo uu ka bilaabmay dagaal aan sidaas u sii waynayn kaas oo ay soo qaadeen koox maleeshiyaad ah oo aan sidaas u sii badnayn waxayna Ciidamada Militariga Somaliland cagta mariyeen kooxdaas. waxayna mardanbe isku uruursadeen meel aan sidaas uga fogayn dooxa Waqdari halkaasna ciidamada qaranka Jamhuuriyada Somaliland ay kaga daba tageen cagtayna mariyaan halkaas baanu ku joogsatay weererkii ay maleeshiyaadkaasi soo abaabuleen iyadoo laga qabtay maxaabiis tiradooda lagu sheegay 20 maxbuus. Waxaa hadana mar danbe koox kale oo maleeshiyaad ahi weerar ku soo qaadeen ciidamada fadhiisinka ku leh aaga Ganbadha, runtii ciidamadaas oo ah kuwo cudud xoogle leh ayaa waxay dhirbaaxo libaax ku dhufteen maleeshiyadaas kuwaas oo dib u yaacay Ciidamada qarankuna waxayna kaga dabada tageen meeshii ay ka yimadeen iyada oo ujeedada ka danbaysaana tahay inay cagta soo mariyaan saldhigyada maleeshiyaadka nabad diidka ah ee la baxay khaatumo dagaalkaasina wali wuu socdaa. Degmada Buuhoodle. Sooljoogto oo ah tuulo ka tirsan Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa waxay saldhig u tahay Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa waxaa soo weeraray saaka maleeshiyaad is uruursaday kuwaas oo tuur tuur ku soo sameeyay ciidamada qaranka waxaana isla markiiba jawaab adag ka bixiyay ciidamda Qaranka Somaliland waxaana halkaa ka dhacay dagaal kaas oo ay ciidama geesiyaasha Somaliland kaga qabteen maleeshiyadaas maxaabiis badan waxaana laga qabtay maleeshiyaad ilaa 30 maxbuus, waxaa kale oo maleeshiyadaas laga qabsaday 4 tiknimo ah iyo gaadhi bus ah dagaalkaasina wuu istaagay inakasta oo ciidamadu rabaan in ay Degmada Buuhoodle ka sifeeyaan canaasiirta isku uruursanaysa ee rabay in ay khalkhal nabad galyo xumo ka abuuraan Somaliland.
  6. Khasaarana naf iyo maalba ee dagaalada saaka ka dhacay Laascaanood iyo Buuhoodle Written by Qaran news Apr 01, 2012 at 05:17 AM Hargysa,(Qaran news)-Warar xogogaala oo naga soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa noo xaqiijiyey in ciidamada qaranka Somaliland dhirbaaxo weyn ku dhufteen koox maleeshiyo oo taageerta siyaasiga debed wareega ah Cali Khlaiif Galaydh oo la magac baxday Khaatumo Satate oo beryahan danbeba laga soo abaabulaayey xuduuduha u dhexeeya Puntland iyo Somaliland siiba bariga tuulada Ganbadha iyo Tukaraq . Ciidamada Somaliland ayaa dagaalkaas ka soo hooyey guulo waaweyn isla markaana khasaare naf iyo maalba ah gaadhsiiyey maleeshiyaadkaas weerarka ku soo qaadey jiida hore ama fadhiisimada ciidamada Somaliland ee Ganbadha oo watay gaadiid waaweyn iyo dhawr gaadhi oo tikniko ah ,khasaaraha ilaa hadda na soo gaadhaya ayaa tibaaxaaya in laga dilay maleeshiyada Khaatumo State 8 qof halka dhaawacooda ilaa hadda inta la hubana yahay ilaa tobaneeyo qof oo ay qaar kaga yaaceen maydkooda iyo dhaawacoodaba goobihii lagu dagaalamey.Dhinaca ciidamada qaranka ayaa ilaa hadda la sheegay in laba askari ka dhaawacmeen. Dhinaca kalena isla saaka arooryadii hore ayaa degaanka Sooljoogto oo ah saldhig ay fadhiyaan ciidanka qaranka ayaa waxaa dagaal ku soo qaadey maleeshiyada u daacad ah cali khaliif galaydh oo uu hogaaminayey Axmed Karaash kuwaas oo khasaare laxaadle leh la gaadhsiiyey dibna ugu gurtay degaanadii laga soo abaabuley Wixii warar dheeraada ee ka soo kordha dagaalada kala soco Shebekada Qarannews
  7. War Deg Deg ah: Dagaal Xoogan oo Saaka Ka Socda Laascaanood iyo Ciidanka Qaranka oo Gawaadhi ka Qabsaday Maleeshiyaadka Khaatumo Wararka naga soo gaadhaya Magaalada laascaanood ayaa Sheegay in Dagaal baahsan Laascaanood (GNS)-Dagaal Goos goos ah ayaa Saaka Subaxdii hore ka Bilaabay Gobollada Sool iyo Buuhoodle kuwaasi oo sababay Khasaare ba’an. Wararka naga soo gaadhaya Magaalada laascaanood ayaa Sheegay in Dagaal baahsan ka socdo Deegaanadaasi isla markaana aan la ogayn khasaaraha dhabta ah ee uu gaystay Dagaalkaasi, Sarkaal ka Tirsan ciidanka Qaran Somaliland oo Gabiley News wax ka Waydiisay Dagaalka Saaka ayaa Carabaabay in ay Qabteen Afar Gaadhi oo tikniko ah iyo Maxaabiis farabadan oo ka mid ah Maleeshada Taabacsan Muumul Ku sheega Khaatumo. Maleeshiyo taabcasan kooxda falaagada ah ee Khaatumo State, ayaa saaka la sheegay in ay weeraro goo-goos ah ku qaadeen fadhiisimooyin ay ciidamada Somaliland ku leeyihiin jiidaha Kalabaydh iyo Sooljoogta, waxaana ay isku dayayaan in ay rabshada ka abuuraan Magaalada caasimada u ah gobolka Sool ee Laascaanood. Maleeshiyaadkan ayaa Khamiistii todobaadkii hore waxa Magaaladda Kalabaydh ugu yimid si uu dagaal iyo colaad dhiig ku datao ugu hanuuniyo dagaal Ooge Axmed Karaash oo ah ninka ku magacaaban Madaxwaynaha koowaad ee Maamul ku sheega dhibaatada ka abuuray Sool iyo Buuhoodle ee Khaatumo-seeg, kaasi oo dhalinyaradan moogan uu u jeediyay khudbad ku dhisan naceyb iyo dagaalo dhiig ku daato oo ka dhaca jiidaha gobolka Sool, gaar ahaan fadhiisimada ciidamada qaranku fadhiyaan. Dhanka kale, qurbo-meerka deegaanada Sool iyo Buuhoodle ee iyagu taabacsan colaado hor leh oo ka qaraxda Laascaanood ayaa si isdaba joog ah lacago dhiig lagu daadiyo ugu soo ururinaya kooxda qas-wadayaasha ah ee Khaatumo, kuwaasi oo ka war la’ in dhalinyarada colaada lagu ababiyey ay ka horeeyaan ciidan qaran oo sida xaabada u shidan doona.
  8. Madaxweynaha Oo Sarkaalkii sadexaad ee Booliska u magacaabay Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska March 31st, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Mr. Hoggaankii hawlgelinta ciidanka Booliska Cabdillaahi Fadal Iimaan u magacaabay inuu noqdo Taliyaha Guud ee ciidammadda Booliska Somaliland. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu caawa soo saaray Afhayeenka madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu digreeto madaxweyne oo lambarkeedu yahay JSL/M/XERM/249-1017/032012 ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynuhu: Markuu arkay: Qodobka 90aad, faqradiisa 3aad, xarafka (d) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu tixgeliyey: Ahmiyadda Ciidanka Boolisku u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagadda Taliyaha Ciidanka Booliska JSL; Markuu ka fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo; Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday, in Mudane Cabdillaahi Fadal Iimaan laga bilaabo taariikhda maanta [shalay] uu ahaado Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.” Taliye Fadal waxa uu buuxinayaa xilkii uu ka geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Marxuum- Maxamed Saqadhi Dubad oo todobaad ka hor ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.
  9. Coofle;812476 wrote: Saylici's Motto....... Xageen xadhiga ka jaraa... lol
  10. General Duke;812661 wrote: Maybe the English language is new to you. You are a secessionist who belives deeply in SNM myth folklore. Like I have said Al Qaeda leaders Ahmed Godane, Afghani are being routed in South Somalia and you can do very little but to betray them at their weakest hour. Maybe you have a hard time comprehending common logic Somalia is a country not a religion no need to believe in it The same way Somaliland is a country its also not a religion. SNM myth Folkore what the hell does that mean you lost me there dukey SNM was a rebel movement in the 80s you seem confused, is this because yey died?. Ahmed Godane is the leader of Shabaab he had nothing to do with SNM , shabaab can be defeated but what is next there should be a long lasting solution and dialogue to end this conflict.
  11. General Duke;812641 wrote: You dont even believe in Somalia. You are a delusional supporter of secessionist NW or Somaliland. Thus it makes clear sense why you support Ethiopia when they are helping you against ONLF Zaylac landings, Buuhudle and hate then when they confront the gang led by Ethnic Somalilanders. Like Omar Arteh Ghalib you hypocracy and hate is obvious., So now Somalia is a religion and you have to believe in it what a weird way of thinking:D but i do care about fellow Somalis and Muslims may it be in the O'gaden region or in the NFD district or in Somalia or in Somaliland. Now tell me duke you're clan cousin Cabdi cawar why doesn't he have the balls to address the Kenyan air-force bombing Somali civilians in gedo and the lower juba? Cabdi Cawar is a weakling just Like Cabdilahi Yusuf his uncle who was slapped by General gabre in Villa Somalia.
  12. I want for Somalia to be peace and stable with out foreign meddling and countries invading Somalia i want Sharia law for Somalia as that is what they want that does not mean i want Shabaab Sharia version no not at all. There is a difference between supporting shabaab and wanting shabaab to be part of the solution since they are a stakeholder. Stop focusing on Amiir godane And Ibrahim Aghani they are individuals Shabaab is an organization reason why i support Aweys is because he sees its wrong to be allied to Alqeada and i welcome that its a good step.
  13. I told you before i never supported suicide bombings i even fell out with Amiir Godane and how Shabaab was treating the drought i merely said Shabaab is better than the foreign invaders i also clearly stated shabaab with out foreign Arab and Pakistani assistance can be part of the solution i also called for Shabaab and TFG to talk and come to a solution.Now that's my stance on Shabaab and never ever did i support Alqaeda. Now duke what will you tell the love one's who lost their family members during the bombings of the Americans the Kenyans what will you tell them will you just say sorry like Cabdi cawar?. I don't think that will be enough Somalidu waxay ku mah mahan Sorry rag ma kala saarto. The difference between Xaaji Xunjuf and duke is i am looking for solutions you on the other hand just want to destroy you're own countrymen. .
  14. I said they were ethnic Somalilanders that's not so hard to understand i always supported a dialogue between the TFG and Shabaab never supported the alliance with Al Qaeda but i will tell you this Shabaab are better than Ethiopians and Kenyans destroying the lives of Many Somalis something you are trying to ignore. Somalia is being invaded by Kenya Ethiopia Cabdi cawar welcomes this he also welcomes his fellow citizens to be bombed by Kenyans and American warplanes, those are the facts deal with it dukey:D
  15. ^^ Lol because i post their news i also post about sharif and his TFG are they also Ethnic Somalilanders:D
  16. Duke i have never supported homicide bombings in Somalia i always called for a dialogue between Shabaab and TFG i also clearly stated that the alliance with Alqaeda was not needed.Duke i have never seen you talk about the American drones killing innocent civilians something you're clan cousin approved Cabdi Cawar. Never heard you talk about the atrocities committed by the Amisom guys just because they wear fancy uniforms with nice African union helmets doesn't make them saints and innocent.What about the constant bombardments of the Kenyan air force in the southern juba region and Gedo region, you welcome that to you call it the fight against terrorism. But in the meantime so many innocent civilians mothers fathers brothers sisters get killed. Cabdi cawar just says with his big head we are sorry but he stood there while his countrymen were being massacred by foreign mercenaries. But than again you were a supporter of Colonel Abdilahi Yusuf the failed President the man who wanted to be what he could never be, the man who started all of this the founding father of treason in the Somali history.
  17. I understand what you are saying that the ordinarily citizens of Somaliland need basic health care and good schooling and nice running water.As for the water shortage the EU helped and donated a large amount of Money to rehabilitate and upgrade and extend Somaliland's drinking supply networks all over the country, so we are working on that. Perhaps not triple it but atleast increase our defense budget since the threat it always there when i say increase it i don't mean it always have to be like that just for a few years.There is also allot we can do particularly the Somalilanders in the west when it comes to creating a viable economy in Somaliland, when it comes to the health sector there are so many ways to set up private clinics by Somalilanders themselves you just need the right donations and fundings and the expertise Doctors etc its not easy but there are so many ways. Today another hospital was opened in northern hargeysa we are getting there but lets not get carried away. Somaliland is still not where we want it to be and protecting the nation as i said before is always number one priority so we also need Military hospitals in this unstable region of the horn of Africa.
  18. General Duke;812545 wrote: Yet Amiir Godane is working for Al qaeda. Xasan Dahir is desperate soon he will shave off his beard.. I don't support the Amiirs Alliance with Alqaeda by the way leaving you're beard is the Sunnah of the Holy Prophet Muhammad peace be upon him.
  19. Sharifs wife wey quruxsantahay mashallah allah ha dayo
  20. Good news well done Sh hassan daahir aweys Alqaeda is not what we want for Somalia.