-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Some of the reactions when he said that the former TFG prime minister Professor Ali Mohammad geedi. Ra'isal wasaaraha Soomaaliya Cali Max'ed Geedi ayaa Shalay ku Dhawaaqay in aanu waxba ka qabin hadii La aqoonsado Maamulka S/land , Halka uu Kofi anan markasta ku Cel celiyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Waa Muqadas, Hadaba Su'aashu waxay tahay Labadaa Nin keebaa Soomaali ah??? Ka dhageyso Radio WidhWidh Online Ninka ugu Sareeya Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa Shalay Meel Fagaare ah ka Sheegay wax aanay Ummadda Soomaaliyeed Guud ahaan iyo Gaar ahaan Dadka U dhasahay Gobaladda SSC iyo Weliba Haylaan aanay Aqbali karin, Waxaanuna ku Dhawaaqay in aanu waxba ka Qabin hadi la aqoonsado Gooni U Goosatada S/land. Mar kasta oo ay Beesha Caalamku ka Hadlayso Arimaha Soomaaliya waxaa ay Sheegaan in ay Tahay Midnimadda Soomaaliya Muqadas lama Taabtaan ah, Laga Soo Bilaabo Goalah Amaanka, Ururka Islaamka, Ururka Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, iyo Urur Goboleedka Igad. Sidaas oo kale Dastuurka DKMS waxaa uu Qeexayaa in ay Midnimada Jamhuuridda Soomaaliya ay Muqadas tahay lama taabtaan ah. Maxaa U eg Dadka u Dhashay Goboladda SSC iyo Haylaan ee Diidan Gooni Goosatada Falaaga? In ay Maxkamad La tiigsadaan Cali Max'ed Geedi? In ay ka Codsadaan M/wayne C/laahi Yuusuf In uu Xilka ka Qaado? In ay Aaminaan Reer Waqooyinimadooda oo ay wax La qaybsadaan Gooni u Goosada? Iyo Iyo Iyo ? Arintan waxaa ay widhwidh ka furi Doontaa Dood Furan.
-
War xafladi honymoonku way dhamaatay adiga ba igu yidhi taas waxan is yidhi guda galki baba hada la galay eeh balse watan wali beerka la lulayo war ileen khaatuumo baan xaflad joojin iyo meel lugu tumanayo. War Liibaan if you are serious wa inad Laascaanood isku dhex qarxisid laakin inta durbaanka la sitto walee sheeko ma dhowa Horgalada wa inad qaar laysid horta.
-
‘Sudan tried to build oil pipeline’ April 6 2012 at 04:08pm By Reuters http://sxc.hu/ South Sudan accused Sudan of trying to build an “illegal” 25-km oil pipeline crossing the border towards the South's oil fields, a day after talks to resolve a damaging oil dispute between the two sides were postponed. A Sudanese government spokesman was not immediately available to comment. The two former civil war foes have been locked in a bitter dispute over oil payments and other issues, and clashes in the ill-defined border region last week gave rise to concern they might blow up into a new war. Landlocked South Sudan - which seceded from Sudan in July - shut down its entire 350,000 barrel per day oil production in January as part of the dispute, although crude oil brings in 98 percent of its state revenues. South Sudan's army “discovered an illegal pipeline that was being built by Sudan ... This is oil piracy,” military spokesman Philip Aguer said by phone on Thursday, a day after South Sudan said it had shot down a Sudanese MiG-29 aircraft over South Sudan's oil-producing Unity state. It is not clear when the pipeline was built but Aguer said the army captured two earth excavators that were being used by a “foreign company” to help extend the pipeline towards Unity state. Alleged photographs of the pipeline seen by Reuters showed a pipe of around 10-inch diameter lying on the black earth next to a shallow trench. South Sudan broke away from Sudan after a referendum last year in which the South voted overwhelmingly for partition after almost 50 years of unbroken rebellion against Khartoum. The division gave South Sudan about three quarters of the country's oil production, but it must still use pipelines and other facilities running through Sudan to export it, and the two have failed to agree how much it should pay to do this. South Sudan's army briefly occupied an undefined portion of Heglig town last week before pulling out. Heglig oil field lies in a contested border region currently controlled by the Sudanese Armed Forces and accounts for roughly half of Sudan's 115,000 barrel per day oil output. South Sudan previously accused Sudan of building another tie-in pipeline to Khartoum's refineries with a capacity of 120,000 barrels per day. Sudan and South Sudan routinely trade accusations of supporting insurgencies in each other's territory. - Reuters
-
Somalia denies involvement of government leaders in the Theater attack Hiiraan Online Friday, April 06, 2012 (HOL) - Somalia’s internal security minister Abdisamad Mahamud Hassan denied any involvement or participation by Somali government leaders in the latest attack in the national theatre which claimed the lives of ten people and wounded scores. “There are speculations that some government officials were aware of the attack, That is not true, it’s merely lie” said the minister. The internal security minister pledged to carry out investigations to expose the assailants. “We are committed to improve the security of Mogadishu, to avoid such attacks” Abdisamad said. The Somali prime minister Abdiwali Mohamed Ali escaped an assassination attempt when a suicide bomber blowed her self up in the national theatre killing 10 people and wounding many others. There are reports that the Somali president Sharif Sheikh Ahmed was among the dignitaries to attend the celebrations to mark the first anniversary of the Somali National TV, but failed to attend which created suspicions. After the attack president Sharif visited the scene and promised to carry out full investigations.
-
Breaking news: Tuareg rebels declare independence in north Mali.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Moonlight was right AU rejects Mali rebel independence call Fri Apr 6, 2012 11:15am GMT Print | Single Page [-] Text [+] ADDIS ABABA, April 6 (Reuters) - The head of the African Union Commission rejected on Friday a declaration of independence by rebels in the north of Mali and called on the rest of the world to shun their secession bid. "(AU Commission chair Jean Ping) firmly condemns this announcement, which is null and of no value whatsoever. He calls on the international community as a whole to fully support this principled position of Africa," the continental grouping said in a statement. (Reporting by Aaron Maasho; writing by Mark John; Editing by Jon Boyle) source reuters -
49. Olol iyo dhib baa loo dhex galay, gumuc rasaaseede 50. Gaajiyo haraad baa laga mutiyo, geerri iyo ciille 51. Maxaa mujaahid geydhanoo, geesiyaal wada ah 52. Maxay gaashaan adag noo noqdeen, gedo wanaagooda 53. Maxaa miskiin guri laga dumiyey, cadho la giigiimey 54. Maxay giraanti adduunyadu mirtay, geeshash odayaal ah 55. Maxaa nolol sharaf lehoo gudheyn, nalagu soo giijey 56. Guhaad ciil iyo cadho kuwii, shicibka gaadhsiiyey 57. Dawlad ku sheegtii gaadmaduun, galabki qaadeeysay 58. Seetada nimankii goostaye, gaaska ku shubaayey
-
^^ Haa ragu gabay geeraar qaar way heesaan Dumarku na way mashxaradan habeenka oo dhan ba la so jeeda Ciyaar hoo baay hoo dhaanto ayaa la ciyaara.
-
Gabay “Abaal–Gud”, oo Jamaaal Cali Xuseen u Tiriyay SNM. xuska munaasibadan ku beegan maalinta April 6deeda oo ah maalintii SNM la aasaasay sanadkii 1981 kii. Gabaygan waxaa tiriyey: Aqoonyahay Jamaal Cali Xuseen muddo saddex sanadood laga joogo April 5teedii, 2009kii isagoo ugu tallo galay xuska munaasibadan ku beegan maalinta April 6deeda oo ah maalintii SNM la aasaasay sanadkii 1981 kii. 1. Halgan gobannimo doonkii SNM, guul ku soo khatimye 2. Waa mid taariikh gun dheer galo, xil la soo gutayee 3. Gef iyo gardara laga degaalamay, iyo gunnimo diide 4. Ged-gedoonka waayuhu wuu qiri, taariikhda guudi 5. Gurmadkii maatida u kacaye, gooyey taladeeda 6. Waa kuwii ka gam’in xilkoodi, gudashadiisiiye 7. Gal-dalool iyo quudhsi raggii, gardarada diidey 8. Gujo nacasta raggii ka dhiidhiyey, garasho dheeraada 9. Waa kuwii godkuun ku jiree, kaga gig siinaayey 10. Waa kuwii god iyo dhufays galee, guntad ku raameeystay 11. Waa kuwii gelin iyo habeen, cadowga goobaayey 12. Waa kuwii goor walba naftood, guuto lagu saaray 13. Gowraca raggii joojiyee, kaga gariirsiiyey 14. Hooyooyinkii goblamayee, gabanadood waayey 15. Guryaha raggii u iibiyee, gubayey laabtooda 16. Gawaadhida kuwii keenayee, goownaxyada buuray 17. Gaashaan qaadkii qurbahee, cadho galiilyooday 18. Godobtii darneyd kuwii qiraye, dibada gaadhsiiyey 19. Kuwii qalin muruq ku gooyee, cadowga giigiimay 20. Giiryaalle raggii eryadee, geedka sare fuushey 21. Geesiyadii geedka u galee, goobtan ka xoreeyay 22. Inaynu maanta guushood xusnaa, gaar bay noo tahaye. 23. Taariikh ma gabowdo abidkeed, kana gun dheer ceelle 24. Abriil lix waa in loo guddaa, abaalkay soo gashaye 25. Guul waa in lagu suntaa gugaas, geyi barwaaqeede 26. Abriil duco waa in loo guntaa, geesi oo idile 27. Xasuuso geesiyadii halgame, guusha noo dhaliyey. 28. Geedba marbay qolofi ka dhacdaa, gorada guudkiisa 29. Ummadi gobanimo way higsataa, goor la gawracayee 30. Gantaalihi shicibka ku dhiciyo, nabaradii gaadhey 31. Gef laynaga galuu ahaayoo, guul Ilaah bixiyee 32. Halgan dhiiga dhuuxiisiyo gala, jiidhka gudahiisa 33. Mid aynu u wada guntanu ahaa, shicibka guushiise 34. Guhaadkii haween iyo carruur, Talisku gaadhsiiyey 35. Geeddi iyo jid dheer baa loo mariyo, geyi shisheedaade 36. Gufaac dabayl iyo habar dugaag, guri lagula hoydee 37. Guryo iyo adduun baa ku lumay, hanti ma guuraane 38. Galbeed iyo Barri buu is qabsaday, galalac baaruude 39. Kuwii gardarada waday waa tii, geesi uu helaye 40. Raggii garaad iyo aqoonba, Guulle ku manaystay 41. Geesiyadii geedka u galee, goobtan ka xoreeyay 42. Inaynu maanta guushood xusnaa, gaar bay noo tahaye. 43. Taariikh ma gabowdo abidkeed, kana gun dheer ceelle 44. Abriil lix waa in loo guddaa, abaalkay soo gashaye 45. Guul waa in lagu suntaa gugaas, geyi barwaaqeede 46. Abriil duco waa in loo guntaa, geesi oo idile 47. Xasuuso geesiyadii halgame, guusha noo dhaliyey. 48. Hadaan halgan gobonmino dirirkii, gaar u falanqeeyo 49. Olol iyo dhib baa loo dhex galay, gumuc rasaaseede 50. Gaajiyo haraad baa laga mutiyo, geerri iyo ciille 51. Maxaa mujaahid geydhanoo, geesiyaal wada ah 52. Maxay gaashaan adag noo noqdeen, gedo wanaagooda 53. Maxaa miskiin guri laga dumiyey, cadho la giigiimey 54. Maxay giraanti adduunyadu mirtay, geeshash odayaal ah 55. Maxaa nolol sharaf lehoo gudheyn, nalagu soo giijey 56. Guhaad ciil iyo cadho kuwii, shicibka gaadhsiiyey 57. Dawlad ku sheegtii gaadmaduun, galabki qaadeeysay 58. Seetada nimankii goostaye, gaaska ku shubaayey 59. Gocorro reenkii kuwii ummadda, nabarka gaadhsiiyey 60. Kuwii gardarrada waday waa tii, geesi uu helaye 61. Geesiyadii jiidhku damqadaye, gama'na loo diideey 62. Waa kuwii siday guul u dhaliyaan, gaajo ax odhanaynin 63. Waa kuway gurmad miig iyo kaare, gawda uun ku hayeen 64. Waa kuwii mar qudha ka gabanee, goolka dhalinaayey 65. Geesiyadaa geedka u galee, goobtan ka xoreeyay 66. Inaynu maanta guushood xusnaa, gaar bay noo tahaye. 67. Taariikh ma gabowdo abidkeed, kana gun dheer ceelle 68. Abriil lix waa in loo guddaa, abaalkay soo gashaye 69. Guul waa in lagu suntaa gugaas, geyi barwaaqeede 70. Abriil duco waa in loo guntaa, geesi oo idile 71. Xasuuso geesiyadii halgame, guusha noo dhaliyey. 72. Kun goblamay kun gaatimaayiyo, kuman kaloo giiran 73. Kun gabanaaya kun geel lehiyo, kuman gogolba haaysan 74. Iyo kuman geesiyaal ahoo, Guulle ku maneeystay 75. Iyo kuman in gacmaha lagu sugo, geliyey laabtooda 76. Iyo kuman in gaar lo-tashado, laba gudboonaatay 77. Iyo kuman xarago la giigsano, guri ku faanaaya 78. Iyo kuman gaajo olalayoo, garowna aan haaysan 79. Iyo kuman badaha goobayoo, dhoof u gubanaaya 80. Iyo kuman godob li'i seexdayo, gurina aan doonin 81. Iyo kuman barakaca gacan qabtiyo, garabka Soomaali 82. Iyo kuman gaadh inaga hayoo, Qaranka guuleeyey 83. Iyo kuman gabdhoodo fariidoo, gacalka soo raadsha 84. Iyo kuman guyaal iyo guyaal, gurayey maandeeqda 85. Iyo kuman digsiga goobayoo, hilib u googooyey 86. Iyo kuman gaadh wadeen ahoo, nabad ku guubaabshay 87. Arligenan dawladnimo guddoonshe, gaadhka lagu meershay 88. Goobtaan hadhkiyo nabada ahe, heerka sare gaadhey 89. Waa mid laabtayda gilgilaysoo, laga gabyaa maante 90. Gurbaan garab kuugu jira baa, gacalku kuu hayne 91. Guul-guul colaad yaan la gelin, weerar gacaleede 92. Waa in guushaas la giijiyo, oon la gaba-gabeynin 93. Waa in guushaas la gaagixin, Guulle noo dhaliyey 94. Waa in geed lagu meeriyaa, oon gacalku ooyin 95. Mar kale gardaro darteed yaan, shacabku uu guurin 96. Garashadu waa inay gudoomisa, gogolna keentaaye 97. Gurmadki waa inuu astaan noqdo, lagu xardhaa guulle 98. Halgankii geesiyadii waa in, loo garwaaqsadaye 99. Xasuusoo geesiyadaa ogow, garabka noo muujey. 100. Taariikh ma gabowdo abidkeed, kana gun dheer ceelle 101. Abriil lix waa in loo guddaa, abaalkay soo gashaye 102. Guul waa in lagu suntaa gugaas, geyi barwaaqeede 103. Abriil duco waa in loo guntaa, geesi oo idile 104. Godkii lagu xasuustaa kuli, gabanadeeniiye 105. Geesiyadii duco loo mari, gelinba aamiinta 106. Inuu Guudka sare jannadii, Eebaheen geliyo 107. Xasuuso geesiyadii halgame, guusha noo dhaliyey.
-
Al-Qaida of Somalia was born in Hargeisa!!!!!!
Xaaji Xunjuf replied to GaadhHaye's topic in Politics
^^ Lol -
Wa aniga iyo dadkayaga ala jecliyaa inan geel u heeso
-
Faroole is a sub administration under Sharif talks will be after august when things settle down sharif is most likely to be elected again as president of Somalia and Somaliland and Somalia will talk it will be a historical dialogue. Even cabdi cawar said that it will be the TFG the recognized government of Somalia that will talk to the Government of Somaliland. Cabdi cawar told faroole to sit back behind the leaders of Somalia. Dr osman Mogadishu and hargeysa talked in 1960 Mogadishu and hargeysa made sure the government fell in 1991 and Mogadishu and Hargeysa will talk in 2012.
-
TFG Forces Captures Buurhakaba and Qansaxdheere
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
The Ethiopians did all the work they attacked the city yesterday with 600 men and more than 50 military vehicles. The TFG were allowed to come this morning after shabaab vacated the city yesterday. -
The Losing Formula: Hate as a Political Strategy
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
What peaceful means what are you on about. -
Breaking news: Tuareg rebels declare independence in north Mali.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
True say moonlight its all about if they can hold it out not sure if they can against the army of mali when things settle down in the capital. How ever they can agree on some sort of autonomy also an islamic group is supporting these guys -
Breaking news: Tuareg rebels declare independence in north Mali.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
I said it before africa is about to reshaped let's see how it goes tuareg were like the kurds of africa they want their own country. -
They want to elect a New one
-
Aljazeera Inside story Is Mali heading for a split
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Lool@ Taleexi magalooyinka barakaysan noo daa haanoo muuse naabin eh Xaaji Siilaanyo wuu soo xajiyey waleh 2005anta allow ka aqbal waan u so duceyaa Madaxweynaha maalinkasta adna u ducee dee. -
Aljazeera Inside story Is Mali heading for a split
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Siilaanyo iyo Xaaji Xunjuf ba gaadh ka haya ha u baqan:D taleexi kow dhe Tuareg rebels inay goostaan xaq ma u leeyihin siday kula tahay? -
Aljazeera Inside story Is Mali heading for a split
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Taleexi Africa Awoow waa is badalaysa taleexi habraha meel diiraan bay joogaan ha u baqan waligay ba uma baqan kuwaas:D -
-
^^ Lool Good point Maaadaay
-
^^ Will faroole sue him Mooge