Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,840
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Dr osman i don't think that is really important as long as the institutions are working lets now hope Criminals can be caught on time.
  2. GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO MIISANIYADDII 2012 KU ANSIXIYEY INDHE ISKU QABAD. Hargeisa(berberanews.com):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku Ansixiyay Miisaaniyada 2012-ka oo tiro ahaan badan hase yeeshee ay hadhaysay madmadaw badani maadaama aan laga doodin oo uu goluhu isaga oo indhaha isku haya uu ansixiyey waxaanay dhantahay sideed boqol iyo lix iyo sideetan biLyan oo u dhiganta boqol iyo toddoba iyo afartan Milyan oo Doolar. Fadhigii maanta oo ee golaha wakiilada Somaliland oo ay fadhiyeen 57 Mudane, waxa Ogolaaday ansixinta miisaaniyadda 36 Mudane, Sagaal iyo toban baa ka aamusay, hal mudanana wuu diiday. Cabdiraxmaan Cirro, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo intii aan la akhriyin warbixin kooban ka jeediyay Golaha Hortiisa ayaa sheegay Xukuumaddu inay ka baaqsatay balanqaadkeedii sanadkii hore ee ahaa inay keento shuruucda Hay’adaha Madax banaan ee ay samaysay ee Miisaaniyadda ku jira isla markaana ay ka baaqsatay inay sanad kasta Miisaaniyadda ku horkeento Golaha wakhtiga loogu talogalay oo ah sanad kasta bisha Diisambar. Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Wakiiladdu waxa uu tilmaamay soo jeedimo loo soo jeediyay xukuumadda oo ahaa in Miisaaniyadda kharash loogu daro Garsoorka, Wadada Ceerigaabo iyo Doorashooyinka waxaanu sheegay xukuumaddu inay aqbashay hase yeeshee laguma darin Miisaaniyadda sanadkan ee la Ansixiyay. Mudanayaal badan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha ayaa ka hor intaan la Ansixin Miisaaniyadda 2012-ka ku dhawaaqayay in aan cod la galin intaan laga wadahadal in soo jeedimha ay xukuumaddu aqbashay Miisaaniyada lagu darin hase yeeshee Shirguddoonku soo jeedintoodaas dheg umuu dhigin waxaanay taasi kaliftay inaya ka dareeraan. Arrimaha ugu hadal haynta badan ee hadheeyey faallooyinka miisaaniyadda sanadkan 2012 ee goluhu maanta ansixiyey ayaa wax aka mid ah, iyadoo aanay miisaaniyadda ku jirin lacagtii lagu qaban lahaa doorashooda golayaasha deegaanka ee gobolad dalka oo loo ballansanaa bishan April 2012-balse aan ilaa iyo hadda wax hadal hayna oo ku saabsan laga hayn dhanka xukuumadda. 07-04-012 ayaa waxa ku eeg mudadii sanadka iyo badhka ahayd ee loo kordhiyey goleyaasha deegaanka, mana jirto korhdin iyo doorasho midkood ay xukuumaddu hadal haysaa, waxana dadweynuhu is waydiinayaan miyaaney xukuumaddu ka warhayn in goleyaashii deegaanka mudadii ka dhammaatay, mise waxay afka soo marin Karin layhiin muddo kordhintii saddexaad ee golayaasha deegaanka, maadaam xilligii ay mucaaradka ahaayeen si ba,an uga qaylin jireen kelmedda muddo-kordhin. Dhinaca kalena waxa maanta dhamaaday Kal-fadhigii 17 aad ee Golahaasi, waxaana golahu wakiiladdu uu fasax galay muddo sideed toddobaad ah oo noqonaysa laba bilood. Berberanews.com
  3. finally this is is actually good anything that tightens the security is a good step well done he is taking the right measurements now it was about time he focused on security.
  4. Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Oo Kormeer Ku Tagay Fadhiisimada Ciidamada Ee Jiida Buuhoodle, Una Gudbiyey Dareenka Shacabka Ee Dagaalkii U Dambeeyay Buuhoodle (Ramaas) Apr 3,2012 – Taliyaha guud ee ciidamada qaranka Somaliland Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) ayaa maanta kormeer ku soo maray goobo ka mid ah deegaanadii doraad dagaalka qadhaadh uu ku dhex maray ciidamada qaranka iyo Maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Sool iyo Buuhoodle. Taliye Ismaaciil Maxamed Shaqale waxa uu kormeer ku soo maray deegaanada ku teedsan degmada Buuhoodle ee ciidamada qaranku fadhiismada ku leeyihiin iyo waliba meelihii ay ciidamada qaranka iyo Maleeeshiyaadku isku hujuumeen oo ay ka mid tahay meesha loo yaqaano Sool-joogto. Taliyaha ciidamada qaranka Mr Shaqale oo kormeerkiisani ahaa xog-ogaal u noqoshada xaalada ciidamada ee dagaalkii doraad ka dib iyo inuu soo arko gaadiidka ciidamadu ka furteen Maleeshiyaadka nabad-diidka ah. Taliyaha guud oo ciidamada qaranka oo ciidamada fadhiisimada ku leh jiidaha Buuhoodle ku teedsan u jeediyay khudbad dhiiri-galin ah ayaa gaadhsiiyay fariin uu shacabka reer Somaliland uga siday, taasi oo ahayd in talaabadii adkayd ee ay ka qaadeen Maleeshiyaadka shacabku ku farxay iyo in dadku ay hiil iyo hooba la garab-taagan yihiin ciidamadooda qaranka. Taliyaha guud waxa uu ciidamada u sheegay in xukuumadda Somaliland ay ku dedaalayso sidii ciidamada qaranka looga wa-hayn lahaa xaaladooda nololeed, mar walbana lagu dedaalayo sidii loo dhiiri-galin lahaa. Md Shaqale waxa uu war-bixino ka dhageystay saraakiisha ciidamada qaranka ee jiidaasi, kuwaasi oo uga waramay dagaalkii u dambeeyay ee ay Maleeshiyaadka ku jabiyeen, iyagga oo muujiyey sida iyagga iyo ciidamadooduba ugu diyaarka yihiin difaaca dalkooda. Warkan oo dhamaystiran la soco saacadaha soo socda
  5. You forget lughaye state And arabsiyo state.
  6. For something that does not exist is sure keeps you awake. Any way lets stick to the topic somali galbeed.
  7. Carafaat there is so much that needs to be done. Somaliland politicians also need to Bring people closer to each other instead of driving them further away.
  8. Its sad dadkan nassabka isku sheegeya horta dadka maxay u dhibaan ilaahay abuurtay
  9. Carafaat it works for the TPLF Melez zenewi knows Somalis very well he lived in Somalia back in the days, and Somalis are not that intelligent an Ethiopian can easily spark ancient rivalry.This man Zenewi knows the clan structure of Somalis very well i remember last year he was dividing the Bigfoot community into two camps Admiral Mohamad Omar Osman subclan versus Abdi Ileys subclan. Carafaat the only way to overcome this unhealthy mistrust is to work together let the two communities embrace each other lots of reconcaliation is needed. In 1994 there was a similar conference in jigjiga two stop the wars. But i think that is not enough the society in Somaligalbeed needs to mentally change only than they can overcome the difficult challenges that are plaguing the region.
  10. Qarannews is not a reliable source Carafaat and you know that the editors of Qarannews are bitter individuals. Xirsi toorile calls it Qudhunnews.
  11. Its true though Abdi ileey the governor of Kilinka shanaad wants to act like he is securing and fighting on behalf of Beesha so that many of his clan cousins eventually will join his dds authority (dawlada deegaanka Somalida Ethiopia) in jigjiga and abandon the ONLF resistance movement. On the other hand i can also understand that it was one clan fighting the Habashis under the ONLF name and all the other communities were just standing there and watching all those years. Qabyaalada laftigeedu lug badan bay ku leedahay on both sides. Solution is simple reer Somaligalbeed is jeclada oo dhulkina xoreysta yaan la idinka dhex faiideysan.
  12. Liibaan nothing is wrong with armed entities but just don't say they are not armed is all cool the war was not against the innocent unarmed civilians xaraam calayk who hurts them , may allah curse those who hurt innocent civilians.
  13. Carafaat why are you laughing are you happy that the airport of Hargeysa is named after you're uncle cigaal and its transforming real fast. i think it should be called Sultan Guleed international airport.
  14. A khadar adeer i call it a Militia attacking the national army i mean they didn't attack the Militia they were attacked believe me A khadar i called Burco Yesterday and they told me everything. I don't see what this have to do with Gashaamo clash between lIyo and the Gashaamo residents. Liiibaan is a hero i like him he is honest he said they were armed and not innocent unarmed civilians. Now back to gogoshi nabada Madaxweynaha what is stopping us from talking?
  15. A khadar don't make every thing about regions and clans and people versus people this was just about an armed militia and they attacked a Military stronghold of Somaliland southern Laascaanood and in sooljoogto nothing biggie. A khadar awoow Xaajigu ma kula eegyahay nin ooya u malayn mayo waxa loo bahanyahay hadaba in la is afgarto oo gogoshi nabada siilaanyo sidi loogo so qeyb gali laha oo la wada hadla xita wada hadaladu hala isku af diido laakin bal hala isku dayo uun horta maxaad ku diiday ileen dadku wa dadki uun eh?
  16. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=i7k4TC3pIh4#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  17. Wasaaradda Duulista iyo Hawadda oo Qalab ammaanka wax ka taraya ku xidhay Madaarka Hargeysa April 2nd, 2012 a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/04/duulista-2.jpg”>Hargeysa (Somaliland, Org)- Wasaaradda Duulista Hawadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ka hirgelisay kamaraddo iyo qalab kale oo wax ka taraya nabad-gelyadda madaarka oo lagu baadhayo dhoofeyaasha iyo soo degeyaashaba. Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo faahfaahin ka bixiyey qalabkan ayaa sheegay in qalabkan lagu dhamaystiray garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeysa,isaga oo tilmaamay inuu wax ka tari doono amaanka dadka soo degaya,kuwa dhoofaya iyo guud ahaan amaanka dalka “Waxa maanta madaarka caasimada ee Cigaal International Airport lagu dhamaystiray qalabkii casriga ahaa oo baadhaya Shandadaha iyo dadka, kaas oo xoojin doona amaanka dadka dhoofaya, kuwa soo degaya iyo guud ahaan amaanka qarankaba”.ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyo hawadu Maxamuud Xaashi Cabdi. < Wasiirka Duulista oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “ Hawshan mudo dheer ayaanu soo wadnay waxaana aad nooga caawisay dawlada dalka ingiriiska oo aanu aad ugu mahad naqayno, qalabkana waxa loo tababaray dhalinyaro jaamiciyiin ah kuwaas oo iyagu ku shaqayn doona.”” Md. Maxamuud Xaashi Cabdi sheegay in hawlaha dhinaca dhismaha iyo amaanka ee ka socda garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay qayb ka qaadatay xukuumada Somaliland. “Hawlahan dhinaca amaanka iyo dhismayaasha ee ka socda garoonka diyaaradaha ee magalada hargeysa xukuumada Somaliland way ka qayb qaadatay maalgelintooda taas oo ilaa iyo intii ay xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xilka la wareegtay aan mar kaliya la joojin dhismaha madaarka, haatana maraya meel fiican iyada oo dhismayaal badan lagu soo kordhiyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarku,”ayuu tilmaamay Wasiirku. Wasiirka Duulistay iyo hawda Somaliland ayaa sheegay inay dhawaan soo saari doonan wareegto“ Dhawaan wasaarada arrimaha guduhu waxay soo saari doontaa wareegto taas oo wasiirka arimaha guduhu ummada ugu sheegayo in dadka u imanaya dalkeena dhinaca dalxiiska aan lagu khasbi doonin inay fiiso ka dalbadaan dalka balse laga siin doono laanta socdaalka ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland, adeegyadaas oo dhamina waxay la xidhidhaaan inay madaaradeena ka dhigaan kuwo casri ah oo la jaan qaadi kara kuwa dunida.”
  18. Aaaliyaah the guy talking is not from Woqoyi galbeed i believe he is from Laascaanood dont make this about regions versus regions with in Somaliland. The defense Minister Mr Cadami is from eastern Sanaag " frameborder="0" allowfullscreen>
  19. 'Liibaan';813476 wrote: Khaatumo People have formed their new Khaatumo Army to defend themselves, do you think we will stay unarmed forever, and watch the unwarranted attacks on Buhoodle civilians, the killing of innocent people in Laas Caanood, Kalshaale, Meygaagle, Yagoori, and Widhwidh. Kidnapping thousands of innocent children, women and men in Las Anod, and taking them to Burco and Hargeisa everyday. The injustice must stop now, and Khaatumo people will fight for their freedom and independence. Good liibaan now we are heading some where