Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Abwaan don't take these talks so serious most likely they will talk and they wont agree perhaps in a few years time they will talk again Wax weyn oo buuraan maha Somalia iyo Somaliland will talk in the near future Abwaan we support the unity of Somalia from Raskambooni tll raas caseer and its people and its government. But said that the Somalilands independence is never up for negotiations.
  2. ^^ Thats why i am against clan federalism
  3. SHEEKH SHARIIF: "Shacabka Muqdisho waa inay u diyaargaroobaan sidii doorasho loogu qaban lahaa Muqdisho" Isniin, Abriil 09, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabad magaca looga badalayay degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir looguna bixinayay magaca cusub ee Warta Nabadda ayaa sheegay in Muqdisho lagu qabanayo doorashada madaxda Soomaaliya kaddib muddo 42-sano ah. Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in shirka looga gudbayo marxaladda KMG ah ee ay dowladda hadda ku shaqeyso lagu qaban doono Muqdisho, laguna dooran doono madaxda dalka. "Sida aad la socotaan waxaa lagu jiraa qorshe looga gudbiyo xilliga kala guurka ah looguna gudbayo dowlad joogto ah, waayo sideed sano ayaan kusoo jirnay xilliga KMG ah. Waxaana doonaynaa in Muqdisho ay 42-sano kaddib ka dhacdo doorasho lagu soo dooranayo madaxda dowladda," ayuu yiri Sheekh Shariif. Madaxweynuhu wuxuu ku boorriyay shacbka Muqdisho inay ka shaqeeyaan sidii ay bilicda magaalada u soo celin lahaayeen, guryaha jajabanna ay dib ugu dhisi lahaayeen, si ay cfaasimaddu ugu ekaato caasimad lagu qaban karo doorasho. "Waxaa la idinkaga baahan yahay inaad u diyaar-garowdaan dadka soo socda waayo Soomaali oo dhan ayaa isugu imaanaysa, mana doonayno inaad guryo dad ku jirtaa... waan in la banneeyo guryaha dadka," ayuu yiri Sheekh Shariif. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in qabyaaladda laga fogaado ayna ka fogaadaan dadka caasimadda deggen qabiileysiga, isagoo sheegay in caasimaddu ay tahay magaalo ka dhexeysa Soomaalida oo dhan. Ugu dambeyn, wuxuu hay'adaha ammaanka ku wargeliyay inay xoog uga saaraan dadka ku jira guryaha dadka ee diida inay ka baxaan, isagoo shacabka ugu baaqay in qofkii guri uusan lahayn ku jira uu isaga baxo, maadaama ay tahay in guri aan la lahayn lagu jiro doqonnimo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
  4. Madaxwayne Sheekh Shariif Oo Sheegay In Muqdisho Soomali Oo Dhan Isugu Imanayso, Kana Dhacayso Doorasho Lagu Soo Dooranayo Dawlad Rasmi Ah Muqdisho (Ramaas) Apr 9,2012 – Madaxwaynaha dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Magaaladda Muqdisho ay ka dhacayso doorasho lagu soo dooran doona madaxda dawlada Soomaliya ee bedali doona hanaanka ku meel-gaadhka ah ay hadda ku shaqeeyaan. Madaxwayne Sheekh Shariif waxa uu sheegay in Muqdisho 42 sanadood ka dib ay ka dhici doonto doorasho madaxda dawlada lagu soo doorto, sidaa daraadeedna loo baahan yahay in shacabku u diyaar-garoobaan. Sheekh Shariif oo maanta ka hadlayay munaasibad lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay Muqdisho imanayaan dad badan oo aanu sheegin halka ay ka imanayaan, balse loo baahan in shacabku ka baxaan guryaha aanay lahayn ee ay ku jiraan “Sida aad la socotaan waxa lagu jiraa qorshe lagaga gudbiyo xilliga kala guurka ah looguna gudbayo dowlad joogto ah, waayo siddeed sano ayaan ku soo jirnay xilliga KMG ah, waxaanu doonaynaa in Muqdisho ay 42-sano ka dib ka dhacdo doorasho lagu soo dooranayo madaxda dowladda” ayuu yidhi waxaanu intaa intaa ku daray “Waxa la idiinka baahan yahay inaad u diyaar-garowdaan dadka soo socda, waayo Soomaali oo dhan ayaa isugu imaanaysa, mana doonayno inaad guryo dad ku jirtaan, waana in la banneeyo guryaha dadka
  5. ^^ But this is not about Somaliland i do make topics about Somalia Somaliland Djibouti the O'gaden region etc etc if you want to talk about Somaliland be my guest open a topic about Somaliland.
  6. ^Not at all cida lugu so guuraayo wa ayo afsomaliga manad aqoon he didn't mention a clan name but he mentioned the regions such as badhan etc
  7. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=Z-iqaazcLTc#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  8. Carafaat he is now a member of the udhis (urur siyasadeed) he is one of the founders of udhis he know longer the SNM general.
  9. ^^ Well not back than in 1991 but later on in 1995 he was the President but that's besides the point any way Allah ha u naxariisto the General.
  10. ^^ Clinton is the president of the united states he was just against American troops killing his people Presidents do meet you know or visit foreign countries.
  11. ^^ Stop being obsessed with Somaliland you see it every where even in a topic about Sh sharif:D
  12. ^^ Indeed General caydiid was a man with a vision and a brave one.
  13. Relentless Sharif sakin is one of the most influential Somali politicians he is also very wealthy he is from the bay and bakool regions he was the former TFG parliament speaker he now is busy building an admin in Bay and Bakool. Relentless Alshabaab will not be back in other parts of southern Somalia perhaps only baydhabo since that was their strong hold i think Shabaab will split in the future in a group that wants to negotiate with the TFG and a group of Alqaeda.
  14. Abwaan;816587 wrote: XX....ayaantaan xanaaq baa ka soo haray waayo riyadii 21 years ayaa rumoobi weydey. To answer your question si daacad ah midda koowaad isbeddel dowladeed baa soo socda markaas waa campaign strategy lol....tan labaad sida hore laguugu sheegayba madaxweynuhu siduu u arkayo khaladka ayuu sheegay. Xanaaq maxay ah waxan la yaabay uun sharif oo marba dhinac eeda dul saaraya mar wasaarada warfaafinta mar kuwa qaban qabinaya Not sure what this has to do with another country called Somaliland its strange how you lot make the link:D i think the best thing for president sharif is just let it be investigated how it could've happened
  15. Guys its unprofessional to talk about tribal politics on tv but the thing is the audience are somalis and they don't mind it since somalis are a clan society.
  16. Every one talked about me but no one talked about the topic umadani wa umad cajiib ah By the way I never supported alshabaab wa umad halaag aah oo aan siyasad wax ka aqoon oo marba meel qarxiiya oo cuqubo uun ku soo kordhiyey somali.
  17. This is my prediction President sh sharif will return as president Sharif sakin will be the prime minister. Amiir godane will recapture baydhabo The road map will not be accepted Talks between somaliland and somalia will continue for another year or two or 3 Khaatumo will accept president Siilaanyos peace proposal and will get what they want. Faroole will be selected as the president of the garowe clan enclave. The north galkacyo folks will join with galmudug
  18. Alshabaab Ayaan Isku-Dhiibay:Xoghayihii Qaaska Ahaa Ee Gudoomiye-Ku-Xigeenka Baarlamaanka Oo Shacabkamedia Lasoo Xiriiray Sunday, 08 April 2012 17:02 Xoghayahii gaaska-ahaa ee Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka,ayaa daqiiqado kahor,lasoo xiriiray Xafiiska Shacabkamedia ee Muqdisho,wuxuuna noo xaqiijiyay inuu isku dhiibay Ururka Alshabaab. Majirin cid ucaga jugleysay sida uu Shacabkamedia kuwageliyay ee isaga ayaa xoriyaddiisa ku doortay in uu kasoo baxsado DKMG ah wuxuuna ku suganyahay iminka Degmadda Afgooye sida uu noo xaqiijiyay,inkastoo weli arintan aysan ka hadal Baarlamaanka Soomaaliya. Waa mas'uulkii ugu sareeyay ee katirsan DKMG ah oo kasoo goosto dhanka AMISOM tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay Muqdisho ka bilaawdeen dilalka qorshaysan iyo qaraxyada. Weli wax war ah kamasoo bixin Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Cabdi Weli Muudey oo ku aadan baxsashada Xogheyntiisii gaarka aheyd.
  19. I don't need to ask any one mala caruur baad tahay eh Ali wardhiglay was the deputy SNM chairman in 1983 under Mr Kosaar having talks in Roma in late 1987 doesn't mean that they actually joined the struggle in 1987 as you said USC joined in 1989 they visited us in Baligubadle in 1989 and that's when the struggle started for them.