Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,840
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Wa aniga iyo dadkayaga ala jecliyaa inan geel u heeso
  2. Faroole is a sub administration under Sharif talks will be after august when things settle down sharif is most likely to be elected again as president of Somalia and Somaliland and Somalia will talk it will be a historical dialogue. Even cabdi cawar said that it will be the TFG the recognized government of Somalia that will talk to the Government of Somaliland. Cabdi cawar told faroole to sit back behind the leaders of Somalia. Dr osman Mogadishu and hargeysa talked in 1960 Mogadishu and hargeysa made sure the government fell in 1991 and Mogadishu and Hargeysa will talk in 2012.
  3. The Ethiopians did all the work they attacked the city yesterday with 600 men and more than 50 military vehicles. The TFG were allowed to come this morning after shabaab vacated the city yesterday.
  4. True say moonlight its all about if they can hold it out not sure if they can against the army of mali when things settle down in the capital. How ever they can agree on some sort of autonomy also an islamic group is supporting these guys
  5. I said it before africa is about to reshaped let's see how it goes tuareg were like the kurds of africa they want their own country.
  6. Lool@ Taleexi magalooyinka barakaysan noo daa haanoo muuse naabin eh Xaaji Siilaanyo wuu soo xajiyey waleh 2005anta allow ka aqbal waan u so duceyaa Madaxweynaha maalinkasta adna u ducee dee.
  7. Xaaji Siilaanyo iyo Xaaji Xunjuf ba gaadh ka haya ha u baqan:D taleexi kow dhe Tuareg rebels inay goostaan xaq ma u leeyihin siday kula tahay?
  8. ^^ Taleexi Africa Awoow waa is badalaysa taleexi habraha meel diiraan bay joogaan ha u baqan waligay ba uma baqan kuwaas:D
  9. With out Maxamad dheere Cabdilahi Yusuf would've never came to Jawhar Cismaan caato is a wealthy Businessmen i met him in Djibouti in 2003 Xaaji Muuse Suudi Yalaxow is a respectable elder of Mogadishu now Qanyare lives in Kenya last time i checked.
  10. Sheikh Maxamad Siyaad Indho cade al Markaawi one of the smartest Somali politicians one of the key founders of Xisbal Islam a former key member and sheikh of the ICU before that he was the indisputable Sheikh of Marka and now he is a top general in the transitional federal government of Somalia.
  11. War Deg Deg ah: CWXO oo xalay Magaalaad Qabridahare ciidanka gumaysiga ku weeraray baabuurna kaga gubay. Halkan ka dhagayso Radio Qorahay April 4, 2012 (QOL) War hada na soo gaadhaay ayaa sheeegaya weerar balaadhan oo ay Ciiddanka Waddaniga Xoreynta O'gadenya ku qaadeen Xero ay Ciidanka Tigreegu ka daganaayeen Xaafada loo yaqaano Ceel-Xaar oo xaafadaha Magaalada Qabridahare ka mid ah, dagaalkaas oo ahaa mid si hufan loo qorsheeyay ayay CWXO ku mireen xerada Tigreega waxayna ku garaaceen hubka noocyadiisa kala duwan. Wariyaha Qorahay Media ee O'gadenya ka soo warama Mr Shukri Buli oo aanu goor dhawayd khadka is gaadhsiinta kula xidhiidhnay sida uu noo xaqoiijiyay weerarka ay Xalay CWXO Tigreega Magaalada Qabridahere dagan ku qaadeen waxaa ka dhashay khasaare aad u culus waxaana gumaysiga laga gubay inta la hubo hal Baabuur oo nooca Qabaalka loo yaqaano ah. Baaburka la gubay waxaa saarnaa Ciidan Tigree ah oo xero kale ka soo gurmaday kuwaas oo doonayay in ay CWXO ee weerarka soo qaaday dhabarjabin ku sameeyaan. CWXO ayaa saacado kadib iskood Magaalada uga baxay iyagoo wax khasaare ah aan la kulmin, warku wuxuu intaas ku darayaa in saaka waabarigii ay Tigreegu dadweynaha Magaalada Qabridahare Makarafoono la dhex marayeen iyagoo leh hala soo baxo kana argagaxsan dagaalkii xalay xerada ciidanka Tigreega lagu burburiyay. Sikastaba ha ahaatee CWXO ayaa baryahan si aad ah u kordhiyaya hawlgalada ay ciidanka gumaysiga dhulka *O'gadenya kaga sifaynayaan waxayna Tigreegu horay uga caageen in ay CWXO doontaan taasina waxay kaliftay in ay CWXO maxaysatada Tigreega ku weeraraan xeryaha ay Magaalooyinka waaweyn ka daganyihiin. Shacabka Soomaalidda O'gadenya ayaa bilihii u dambeeyay aad ugu diirsaday hawlgalada CWXO waxaana dhulka O'gadenya ka jira kacdoon culus oo ay Tigreeegu aad uga walwalsanyihiin waxaana bilihii ugu dambeeyaya gumaysiga lagu qaaday weeraradii ugu cuslaa uguna khasaaraha badnaa. Dagaalada is dabo jooga ah ee ay CWXO maxaysatada Tigreega ku asqaynayaan & guud ahaan xaaladaha kala duwan ee Ogadeenya wixii ka soo cusboonaada wararka dambe kaga bogo.
  12. Imagine masku hadu qoorta kaga dhegi laha meel xun bu ka degi laha ninka australianka ah
  13. 600 Ethiopian troops heavily armed with 50 Military vehicles on their way to Buurhakabe it also seems the TFG troops played a small insignificant role in this operation.
  14. War Deg Deg: Ciidamada Itoobiya oo Kaabiga ku Haya Buurhakaba iyo Al-shabaab oo Kasii Baxaya Published on April 5, 2012 by Galgaduud News · War Deg Deg ah Ciidamado Itoobiya ah ayaa saaka Dhaq dhaqaaq Dagaal kawada Gudaha magaalada Baydhabo. Ciidamada Itoobiya ay saaka kasoo dhaqaaqeen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baydhabo kuwaasi oo haatan soo gaaray deegaanka Deynuunaay. Siada ay uxaqiijiyeen Dad goobjoogo yaal ah cGalgaduudnews ”Ciidamo lagu qiyaasay 600 oo wata gawaari sii cagacagaynaysa 50 gaadiidka dagaalka inay duulaan kuyihiin Dagmada Buurhakaba oo ay kusuganyihiin Xarakada alshabaab Sidoo kale Ciidamada Al-shabaab ee kusugan Buurhakaba ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq culus oo ay kawadaan gudaha Magaaladaasi. Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Wararkeena Danbe Insha Allah.
  15. Breakingnews Alshabaab vacate Buurhakabke Ethiopian and TFG troops on their way Ururka Al-Shabaab Oo Isaga Baxay Degmada Buur-Hakaba Iyo Ciidamada Dalka ETHIOPIA Ku Soo Jeeda. Buur-Hakaba (Ramaas) April, 5, 2012- Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegaya in xoogaga Al-shabaab ee halkaas ku sugnaa ay isaga baxeen kadib markii ciidamada ETHIOPIA oo wata gaadiid dagaal oo fara badan ay kusoo dhawaadeen. goobjoogayaal ku sugan degmada Baydhabo ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamada ETHIOPIA iyo kuwa dawlada Soomaaliya oo wata gaadiid dagaal oo fara badan oo ay ku jiraan taangiyo ay saaka aroortii hore u dhaqaaqeen dhinaca degmada Buur-hakaba. "Ciidamada ETHIOPIA iyo kuwa dowladdu waxa ay soo dhaafeen Daynuunaay," ayuu yidhi goobjooge sugan Buurhakaba. Bishii Febuary ee sannadkan ayay ciidamada ETHIOPIA waxa ay dagaal la'aan kula wareegeen degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay oo ay muddo saddex sano ka badan ay ka talin jireen xoogag taabacsan ururka Al-shabaab. Xarakada Al-shabaab ayaan weli ka hadlin ka bixitaankooda degmada Buurhakaba, iyadoo haddii ay ciidamada Itoobiya qabsadaan degmada ay noqonayso degmadii labaad oo ay ka tirsan gobolka Bay oo Al-shabaab ay ka qabsadaan ciidamada Itoobiya iyo kuwa DKMG ah