-
Content Count
29,974 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Taleeh airport is about to be completed - video
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Good news well done Khaatuumo -
The impending talks between ‘somaliland’ and the tfg
Xaaji Xunjuf replied to baalcade's topic in Politics
Carafaad wa run laakin Taleexi iyo anigo qaraabo baanu nahay laakin isagu ma ogala inu hargeysa maalin casumaad ku yimaado hada anigu diyaar baan u ahay inan tago taleex iyo xaysimo iyo meelaha u ka so jeedo. -
Somali president, PM disagree over the responsibility of National theater blast SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 13, 2012 COMMENTS OFF MOGADISHU(Sh. M. Network)- Somali president Sheik Sharif Sheik Ahmed and his prime Minster Abdiweli Mohammed Ali have both disagreed over the recent deadly at national theater inMogadishu, killing six people, including the country’s top sports officials. Ali Mohamud Farah (Ali Seeko), a lawmaker, confirmed to Shabelle Media that there is a growing accusation by Sheik Sharif and Abdiweli who each accuses the other to be responsible of the explosion. The MP also says the incident at the theater cast shadow between the TFG officials. While speaking this weekend at a press conference inMogadishu, Somali president Sheik Sharif Sheik Ahmed announced that Somali information Minster takes the responsibility of suicide bomb explosion hit inside Somali national theater on Apr 04, 2012.Somali PM escaped from the blast narrowly. This comments followed after Mogadishu Mayor Mohamud Ahmed Nur Tarsan disclosed that some top TFG officials were behind the attack. Al shabab said it has carried out the suicide attack.
-
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Shinbirow i am very a neutral person. -
Now they have bases its all coming together.
-
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Shinbir my cities i have no cities i left Somalia 22 years ago lacagtan shaqeysto tax ba gurta all i want to retire soon and go back Home markasan cities leeyahay.Hadaan joogi laha wax kale ahaan lahayd as For Amiirku that man is going Globally. -
Somalia's TFG defense Minister we are building Military hospitals
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Ceeb waryaa qof weyn waliga Liar lugu mayidha Shinbirow igu hale anigu ila xamar meel ay wax ka dhacan ila gees ka gees Horn of Africa waan ka so tabiya eh. -
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Dr Osman ha deg degin they just arrived they need to feel at home first:D -
Somalia's TFG defense Minister we are building Military hospitals
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Shinbir anigu ciidna ma tageersani wax aan tageersanay ba iska yar wa warki jira uun baan so tabiya ama qaado ama ha qadaan anigu xita beel ma lihi naftayda ayaan la beel ahay oo kaliya. -
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
So wait a minute Fuad shangole and Sh hassan daahir aweys are both in southern Bosaaso interesting. -
Wasiirka Gaashaandhigga: Ciidammada mushaaraadlkooda si joogto ah ayeey u qaadanayaan Published on April 13, 2012 Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado qorsho lagu joogteenayo Mushaaraadka ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana lagu dhisayo goobo caafimaad oo u gaar ah Ciidammada. Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya mudane Xuseen Carrab Ciise isaga oo ku sugan dalka Ethiopia warreysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in magaalada Addis Ababa uu uga qeyb gallay shir ballaaran oo looga halay arrimaha Military-ga iyo howlgallada ka socda Soomaaliya, isagoo sheegay in shirkaasi ay ka soo baxeen qodobo wax ku owl ah. Wasiirka Difaaca ayaa tilmaamay in qodobada shirka ka soo baxay ay ugu waa weyn yihiin, sidii ciidammada Military-ga Soomaaliya loogu helli lahaa xerooyin gaar ah isla markaana Qalabbeysan, waxa uu xusay in dalalka shirka ka soo qeyb gallan ay si wadajir isugu raaceen xoojinta ciidammada Military-ga Soomaaliya, si ay u illaaliyaan nabadgalyada dalka. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in ciidammada Military-ga Mushaaraadkooda si joogto ah u qaadan doonaan, haddana ay u qaataan, isagoo carrab ku dhuftay in wasaaradda Gaashaandhigga ay illaalineyso sharafta iyo xaquuqda ciidammada Military-ga ee u taagan Difaaca sharafta dhulleed ee dalkeenna. Mudane Xuseen Carrab Ciise ayaa hoosta ka xariiqay in ay wadaan ololle ku aadan in Isbitaallo gaar u ah ciidammada Military-ga loo hello, si joogto ahna u shaqeynaya, “dalalka Afrika hadda waxaa ka go’an in Soomaaliya ay hesho ciidan xooggan oo awoodda dalka si buuxda u maamulla” ayuu yiri Xuseen Carrab Ciise. Ugu dambeyntii waxa uu hoosta ka xariiqay in dalal badan ay u bandhiggeen, sidii Mushaaraad loogu helli lahaa saraakiisha horre ee ciidammada Xoogga dalka ee hadda howlgabka ah, arrintaasi ay meel wanaagsan u gaartay, isla markaana uu rajeynayo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo hirgaliy
-
Warbixin:-Khatar kasoo socota 5 Xubnood oo Madaxweyne Shariif u magacaabay Wada xaajoodka Soomaaliland Posted by Pi on April 13th, 2012 Siilaanyo waxuu soo xuley Gudi uga qayb galaya Wadahadalka ay la yeeelanayaan Qaybaha kale ee Soomaaliya, Madaxweyne Shariifna wuxuu soo xuley shan xunood, yaase lagala tashadey shantaan xubnood? Maxayse yihiin xubnahaan, mase ku haboon yihiin iney galaan wadahadalkaas, Maxaa ka dambeeya. Waxaa xaqiiq ah in ay Soomaaliland ku dadaalayso inay hesho shaabad loogu dhufto warqado ay doonayaan inay kaga go’aan Soomaaliya iyagoo kharash iyo wakhti badan ku bixinaya sidey ku helilahaayeen, Shirkii London waxaa hoosta looga xariiqey iney Wadahadlaan Soomaaliya iyagu iyadoo la iclaamiyey labo gudi oo kakala socda Somaliland iyo qaybaha kale ee Soomaaliya, lakiin Madaxweyne Shariif isagoon cidna kala tashan ayuu magacaabey Gudi matala TFG, waxaana jira dadaalo la doonayo in wadahadalka laga ilaaliyo inay ka qayb galan dadka ku haboonaa iney ka qayb galaan taasi oo ah khatar hor leh. Maxay yihiin Ergooyinka Madaxweyne Shariif soo xuley Ergooyinkaan ayaa ah 5 Xubnood oo aan wax aqoona ama waayo aragnimo ah u lahayn waxyaabaha laga wada hadlayo iyo qodobada lawada gorfeyn doono, taasina waa mid ay soo xulideeda lug ku lahayeen Soomaaliland oo aan iyagu dooneyn iney hor fariistaan dadka talada dhabta ahi ka go’do. Xubnaha Ergooyinka waxaa ka mid ah 1 nin oo ka soo jeeda dadka ay wax ka dhexeeyaan Soomaaliland (*******) inta kale waa Reer Koonfureed. Madaxweyne Shariif magaacaabida ergooyinka wuxuu kala tashadey dad an ogeyn waxa la isku hayo ama meesha yaal, kalama uusan tashan Puntland iyo Xukuumada TFG, Ergooyimka kuma jiraan Reer Puntland gaar ahaan dadka dega Gobolada bariga Soomaaliland. Waxaa maqaalo nagu ah in ay ergooyinka u badan yihiin Dadka Dega Gobolada dhexe oo ay ku yimaadeen codsi ka yimid dhinaca Soomaaliland iyo xiriir hoose oo dhexmaray Somaliland, Madaxweyne Shariif iyo Madaxweynaha Jabuuti. Arimahaan oo idil waxay muujinayaan in lamarin habaabinayo wadahadaladii lagu balamay iney dhexmaraan Maamulka Hargeysa iyo Dowlada Soomaaliya oo Puntland qayb ka tahay. Ergooyinka ay Soomaaliland soo direyso Madaxweyne Siilaanyo wuxuu soo xuley rag ruug cadaa ah oo ay aad ugu dheertahay Ereyga ah Jamhuuriyada Soomaaliland, kuwasoo naftooda u haybeeyey inay mar arkaan Dal layiraahdo Soomaaliland,waa rag aan marnaba maqli karin Soomaaliya, lakiin yaqaan sida loola macaamilo Soomaalida qaar,mana ay jecla inay hor fariistaan Soomaalida qaar kamid ah, Waxaa hogaaminaya Wasiirka Arimaha dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar, Waxaa kaloo kamid ah Xaabsade oo loogu soo darey inaan meesha wax kasoo bixin. Sidee ku imaan karaa Wadahadal xalaal ah oo loo dhanyahay kuna salaysan Mustaqbalka Soomaaliya Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Mohamed Wuxuu hoosta ka xariiqey mar uu ka hadlayay wadahadalkaan in ay khasab tahay in ay wadahadalka ay hogaamiyaan dadka ay Soomaaliland wax ka dhexeeyaan(Dhulka), arintaan waxaa ku raacsan Siyaasiyiin waaweyn iyo qolyaha Caalamka oo iyagu lahaa fikrada in lawada hadlo. Lagama yaabo iney wadahadalka hogaamiyaan dad aan waxshaqo ah ku laheyn waxyaabaha laga wada hadlayo, waana khasab iney wadahalka miisaan ku yeeshaan Dadka ay Soomaaliland wax ka dhexeeyaan, Soo xulid ergooyinka waxaa miisaan weyn ku yeelanaya Dadka Dega gobolada Sool, Ceyn iyo Sanaag, waana kuwaas kuwa ay ku xiran tahay mustaqbalka isu imaasha Hargeysa iyo Muqdisho. Sida aan la socono siyaasada maanta ee Soomaaliya, waxaa jira dad dega Goboladaan aan kor kusoo sheegney kuwasoo jeebka ugu jira Soomaaliland laga yabee in qaarkood ay joogaan Muqdisho, uno ololaynayaan inay kamid noqdaan Ergooyinka. Waxaa socda qorshayaal lagu marin habaabinayo Wadahadalka, si caalamka loo tuso in lawda hadlay lakiin taasi waa laga soo gudbey xiligay dhici lahayd ama dhici jirtey, Xalka Soomaaliyana ma ahan maanta mid ay taladeeda ka go’do oo kaliya Muqdisho, khaasatan wadahadalka dhexmari doona Somaliland iyo Soomaalida kale, mana ahan mid u taal oo kaliya Madaxweyne Shariif iyo Raysal wasaare Gaas ee waa mid u taal dadka ay dariska iyo deegaanka Wadaagaan Soomaaliland, Puntland iyo Soomaaliland waa inay miis wada fariistaan oo kawada hadlaan mustaqbalka Dalka. Puntlandi.com Garowe
-
Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
That was Al itaxaad a few militia men this is Alshabaab a capable Militant group well trained with international jihadist links. Somalia keep in mind Alshabaab is battling four countries in southern Somalia Uganda Burundi Ethiopia Kenya even Djibouti Joined. -
Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Carafaat;818174 wrote: Al Shabaab is so ignorent. Havent they met Qardho or Maakhirian folks yet. war siyaad barre ayaa u talin kari waayay. Siad barre barkado ayuu sumeyn jiray laakin Carafaadow adeer nimankan Shabaab waxay raban inay ku jannoh tagan reer Budhlayn wa arin kale waleh. -
Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Somaliland is telling Addis ababa contain you're dog in Jigjiga Somaliland is intervening in Ethiopia's domestic affairs, because Iley was waging a clanish war against Ethnic Somalilanders in Ethiopia. Now lets stick to the Topic what is faroole's next step. -
The impending talks between ‘somaliland’ and the tfg
Xaaji Xunjuf replied to baalcade's topic in Politics
^^ Lol:D -
Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Interesting development it seems Alshabaab is very serious about dismantling the garowe clan enclave now lets wait for the reaction of Faroole yanay meesha ka dhicin Maraykanow iga so gaadh Melez zanawiyow iga so gaadh -
Musharixii Ugu Horeey Ee Madaxwayne Ku Xigeen Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Sool Oo Loo Caleemo Saaray Siyaasiga Cali Sandule Oo Wasiir Uga Ahaa Xukuumaddii Hore Hargeysa (Ramaas) Apr 13,2012 - Urur Siyaasadeedka Xaqsoor oo ka mid ah ururada siyaasadeed ee Somaliland ka jira ayaa noqday ururkii ugu horeeyay ee siyaasi ka soo jeeda Gobolka Sool ee colaadu ka jiraan u doorta Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka. Ururka Xaqsoor oo shalay uu soo gabogaboobay shirwaynihiisii koowaad isla-markaana lagu doortay hogaanka rasmiga ah ee ururkaasi hogaamin doona ayaa waxa Guddoomiye loogu doortay Madaxwayne ku xigeenkii ugu horeeyay ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo sidoo kale noqonaya Musharaxa Madaxwaynaha ee ururkaasi u ordi doona doorashada Madaxtooyadda haddii uu ka gudbo doorashada deegaanka, iyadda oo sidoo kalena Guddoomiye ku xigeen loogu doortay Wasiirkii hore ee wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ee xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Cali Xasan Maxamed (Cali Sandule) oo sidoo kale noqonaya Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka ururkaasi u ordi doona, kaasi oo ah siyaasi ka soo jeeda gobolka Sool. Doorashadan Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka ee urur siyaasadeedka Xaqsoor ee loo doortay Cali Sandule oo ah talaabo dhinaca wanaagsan loo qaaday isla-markaana indhaha shacabka deegaanada Bariga dalka xaqiiqada tusaysa ayaa noqonaysa talaabadii ugu horeysay ee shacabka Somaliland, gaar ahaan beelaha dhexe ee Somaliland qaadaan, iyagga oo doonaya inay wada jir iyo walaalnimo tusaan dadkaasi tabashada qabba. Talaabadan oo noqonaysa mid ururka Xaqsoor ku jabiyey dayrkii ahaa in dadka gobolka Sool aanay doorka ay siyaasada Somaliland kaga jiraan gaadhin heer Madaxwayne ku xigeen ama Madaxwayne ayaa Xaq-soor noqonayaa ururkii ama xisbigii ugu horeeyay eek u dhiirada. Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ka hadlay madashii labadoodaba lagu doortay ayaa si gaar ah uga hadlay biyo la’aanta ka jirta gobolada bariga iyo sida dadkaasi xaqa ugu leeyihiin inay helaan wax kasta oo dadka kale ee Somaliland haystaan “Xayawaanka iyo haadka Samadda Duulaya Ayaa Biyaha Xaq U Leh In Ay Helaan, Bariga Shishe Ma Taas Baynu Uga Yaraynaa"ayuu yidhi Mujaahid Xasan Ciise Jaamac. Ramaaasnews Desk
-
:D:D
-
Mashallah nice pictures from Xamar, Mogadishu is shining continue this because its wadnaha Somalia.
-
Mudug Elders Repudiate Fictional Reports (Audio)
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
^^ Indeed reer bari said no ask dr Osman he wants selections to be held as soon as possible -
Al-Shabaab reported to be concentrating in the Galgala mountains Daily Ethiopia Friday, April 13, 2012 Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said this week that the increasing military pressure on Al-Shabaab was forcing its members to flee to hideouts in the mountainous region of north-eastern Somalia, lying between Puntland and Somaliland. The Prime Minister said in an interview on Wednesday: "they are weakened. They are now in tatters. Their fighters are now moving to Galgala Mountains, which is an area with very difficult terrain. " He added that Al-Shabaab high officials were now also relocating to Puntland. Galgala is where Sheikh Said Atom has been leading a mujahedeen militia some of whom recently declared their allegiance to Al-Shabaab. President Abdirahman Farole of Puntland has also said that Al-Shabaab militants have moved into Puntland after being pushed out of central Somalia and indeed, since last August after al-Shabaab’s withdrawal from Mogadishu, they had, he said, been moving to Puntland to make bases there. The aim, he said, was to strengthen their ties with al-Qaeda in Yemen only a short distance away across the Gulf of Aden. President Farole said the Al-Shabaab fighters were gathering in the Galgala mountains and the Golis range of hills that border Somaliland. The President said he believed these militants and their senior officials were a threat to the security of the region, and said he was ready to deploy troops against them. Sheikh Fuad Mohamed Khalaf (Fuad Shongole) is among the Al-Shabaab leaders now reported to be in the Galgala mountains. Websites supporting Al-Shabaab reported the arrival of "hundreds of Mujahideen" in the area earlier this week claiming that they were "to help in the battle against the 'pro-infidel administration' of Puntland". In fact, Al-Shabaab or Al Qaeda fighters are highly mobile and rarely concentrate large numbers in one location for any length of time. In the last couple of months they have also been working hard to recruit new fighters to replace those lost. The Somali National Security Agency says it has captured over seven hundred Al-Shabaab and Al Qaeda insurgents in the last couple of months. Overall, Al-Shabaab numbers are estimated between 6000 and 8000 including a number of foreign fighters. Numbers have fallen recently due to desertions and defections as well as losses in battle. Al-Shabaab still appears to be trying to hold onto Afgoye and areas in Lower and Middle Shebelle. These are areas from which Al-Shabaab has been able to extract considerable amounts of tax, as well as extort money from the Internally Displaced People in the Afgoye corridor. They have been able to control farming and trading in these areas and in the past have had some local clan support though indications are that this is now falling. The coast north of Mogadishu has a number of small ports have been used by Al-Shabaab, including Adale, Mareeg, Warsheikh and others; to the south are the larger ports of Merka, Barawe and, of course, Kismayo. Activity at Kismayo, however, appears to have dropped off recently perhaps because of air attacks and drone activity. Al-Shabaab also still controls a number of airstrips in these regions including those at Jowhar (Middle Shabelle), El Dhere (Galgadud), Balidogle (Former Air Force Base – Lower Shabelle), K50 (Lower Shabelle) and Kismayo (Lower Juba). The use of these ports and airstrips is one way that Al-Shabaab acquires weapons but there is also concern that it has been getting weapons and ammunition from other sources, including the sale of weapons by individuals particularly when wages for security forces have not been paid. There is now agreement that the TFG should implement a registration system in relation to weapons within the various Somali security services and in AMISOM, and this is expected to apply to the supply of weaponry to militias by the TFG or by other countries.
-
The impending talks between ‘somaliland’ and the tfg
Xaaji Xunjuf replied to baalcade's topic in Politics
^^ It gives them hope:D -
Indeed very sad that's one of the oldest mosques in the horn of Africa.