-
Content Count
29,840 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
4.5 is not a bad way of sharing power the 4 major clans share power no one can cry and say its not fair the minority clans should make it a full like 5.0 that's fair perhaps.
-
Naadara loves tribilism fadhi ku dirir wu ka hela wu ku istreexa.ma arkeysey sidu hadalka ugu qey qeybinayey. I like the young guy ridwaan he is good.
-
Last time i checked the mad mullahs statue was in sanca Yemen Dunnow where Ahmed guray is
-
Abwaan watch this These youth were all born in the mid or late 80s during the SNM struggle
-
Abwaan aqoonsi iyo Aqoonsi la aan i dont think inay qadiyada wax waligeed ka badalayso Siilaanyo manad dhegeysan xita 100 sannoh haday qadato Gooni isutaaga wax gorgorta galaya maha , Abwaan lixdanki markay kula midoobayeen soo iyagu may iman hadana iyaga uun ba iska tagey is that simple wax la isku mashquuliyo maha Abwaan dal uma baahna inay yeelato kheyraad to have a great economy Dalka japan wax kheyraad ah ma laha wanad aragta dalka Swizterland saso kale. Somaliland hadaba iyada kheyraad dadkeeda iyo dalkeeda ku filan wa haysata. Abwaan reer Somaliland Somalia wa ka marmaan eeh its reer Somalia oo aan ka marmayn reer Somaliland haka dhigin sheekada sida kale:D By the way Somaliland dad xukun jecel kuma noola runti adna waad ogtahay ana waan ogahay. Abwaan bal horta idinku Midnimadina ka shaqeya oo dalkina mideyaa markaas ayaaad waxyaalaha kale u gudbi karta salaad kasta xiligeeda la tukada bay Somali tidha. shacabka ama dhaliyada Somaliland cidna waxba kuma shubin waxa lugu yidhi uun Somaliland dalkina ayaa la midoobay Somalia si loo helo Somaliweyn tina wa shaqeyn weysey oo way burburisay Somaliland iyo Somalia dawladnimadina ilaashta wana ogyihin sabab Somaliland way ku koreen waxbay ku barteen nabadooda iyo naftooda bay ilaalisa and they know that.
-
Dad reer miyi ah o lagu laayey baadiyaha Gobolka Mudug ee Puntland. Written by C/raxmaan Maxamed Xaaji Galkacayo(SPR) Gobolka Mudug ee ku yaala bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay weerar ay qaadeen kooxo dablay kaasi oo lagu laayey dad rayid ah oo aan la aqoon sababta ka dambaysa. Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Qeydara ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaankaasi xalayto lagu dilay ilaa 4-ruux oo rayid ah. Waxaa la sheegay in ay Afartaasi ruux dhinteen sidoo kale waxaa jira dhaawacyo baaxad leh oo aan ilaa hadda la shaacin, waxaana dadka dhintay ay dhamaantood ahaayeen dad reer guuraa ah. Rag hubaysan ayaa la soo sheegayaa in ay dilka dadkaan fuliyeen balse lama yaqaan ujeedada rasmiga ah ee ka dambaysa, in kastoo ay dadka deegaanka sheegayaan in ay arintaasi tahay aano qabiil.
-
Abwaan adba nin xun ma tihid waan ogahay laakin waxa ka dhadhacsan uun midnmadi hore eeh beri jiri jirtay hada ma jirto jiil danbe ba koray 20sannoh eeh ugu danbeysey aniga ha iga dhadhicin anigu oday weyn baaban ahay oo Somaliyadi hore waxbaabaan ka xasuusta. laakin dhaliyarada so koraysa Somaliyada aad sheegeysid maba yaqanin lol Marka si aad iyaga u qancisid i think they would like EU model of union having trade links and corporate on many fronts taasa dadka oo dhan ku qancayaan. Somaliland and Somalia will always be neighbors la kala tagi mayo ha u baqan:D
-
Somaliland: Immigration offices equipped properly Monday, 09 April 2012 19:44 Dayib the Outgoing PIO who is credited with modernising the immigration deptBy: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – All immigration offices in the country are equipped with modern operation tools and trained staff. A new Principal immigration officer has assumed office after a hand-over ceremony at the immigration department's headquarters in Hargeisa. Mohamed Ali Yusuf who was appointed PIO last week took over from his predecessor Mohamed Osman Alin "Dayib" during a ceremony officiated by the deputy interior minister in-charge of security Hon Osman Abokor. The out-going PIO told his replacement that all regional offices in the country are now equipped with modern communication tools and staffed with highly trained personnel, thus up to standards immigration services provision capabilities country wide. The new PIO not only promised to sustain levels of prevalent competence but said he will strive to make them even better thus an immigration department worthy the country's pride. Hon Osman Abokor thanked Dayib for his contributions to the immigration during a service spanning several years. He said that the country is indebted to him for the perfect status of the immigration department. Mr. Mohamed Ali Yusuf was appointed last week by the minister of interior who did not divulge reasons behind the replacement of Dayib
-
^^ Good point:D
-
i don't think peacedoon is from Somaliland if i am correct why do people always inject Somaliland into a topic that has nothing to do with Somaliland cajiib.
-
The kurds deserve to have their own country they are not Arabs even the Turkish part should join the oil rich Kurdistan nation Long live the people of Mujahid Salahudiin al Ayubi.
-
kingofkings;816762 wrote: no, just stating that the next president/pm will come from PL and you can directly quote me on that one. Nonsense the Garowe clan enclave can never ever declare independence they will just say they will not work with the TFG like they did when Faarmaajo was the PM the garowe clan enclave is 2 and a half regions they cant demand much.
-
^^ Xiinfaniin you can continue keep telling you're selves lies but Somaliland independence was never up negotiating and never will be talking to Somalia about bilateral relations and restoring relations with Somalia is not something to be existed about.Somaliland and Somalia sharing the same country again is the day pigs fly
-
^^ So now you are a secessionist:D
-
Abwaan don't take these talks so serious most likely they will talk and they wont agree perhaps in a few years time they will talk again Wax weyn oo buuraan maha Somalia iyo Somaliland will talk in the near future Abwaan we support the unity of Somalia from Raskambooni tll raas caseer and its people and its government. But said that the Somalilands independence is never up for negotiations.
-
^^ Thats why i am against clan federalism
-
SHEEKH SHARIIF: "Shacabka Muqdisho waa inay u diyaargaroobaan sidii doorasho loogu qaban lahaa Muqdisho" Isniin, Abriil 09, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay munaasabad magaca looga badalayay degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir looguna bixinayay magaca cusub ee Warta Nabadda ayaa sheegay in Muqdisho lagu qabanayo doorashada madaxda Soomaaliya kaddib muddo 42-sano ah. Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in shirka looga gudbayo marxaladda KMG ah ee ay dowladda hadda ku shaqeyso lagu qaban doono Muqdisho, laguna dooran doono madaxda dalka. "Sida aad la socotaan waxaa lagu jiraa qorshe looga gudbiyo xilliga kala guurka ah looguna gudbayo dowlad joogto ah, waayo sideed sano ayaan kusoo jirnay xilliga KMG ah. Waxaana doonaynaa in Muqdisho ay 42-sano kaddib ka dhacdo doorasho lagu soo dooranayo madaxda dowladda," ayuu yiri Sheekh Shariif. Madaxweynuhu wuxuu ku boorriyay shacbka Muqdisho inay ka shaqeeyaan sidii ay bilicda magaalada u soo celin lahaayeen, guryaha jajabanna ay dib ugu dhisi lahaayeen, si ay cfaasimaddu ugu ekaato caasimad lagu qaban karo doorasho. "Waxaa la idinkaga baahan yahay inaad u diyaar-garowdaan dadka soo socda waayo Soomaali oo dhan ayaa isugu imaanaysa, mana doonayno inaad guryo dad ku jirtaa... waan in la banneeyo guryaha dadka," ayuu yiri Sheekh Shariif. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in qabyaaladda laga fogaado ayna ka fogaadaan dadka caasimadda deggen qabiileysiga, isagoo sheegay in caasimaddu ay tahay magaalo ka dhexeysa Soomaalida oo dhan. Ugu dambeyn, wuxuu hay'adaha ammaanka ku wargeliyay inay xoog uga saaraan dadka ku jira guryaha dadka ee diida inay ka baxaan, isagoo shacabka ugu baaqay in qofkii guri uusan lahayn ku jira uu isaga baxo, maadaama ay tahay in guri aan la lahayn lagu jiro doqonnimo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
-
Madaxwayne Sheekh Shariif Oo Sheegay In Muqdisho Soomali Oo Dhan Isugu Imanayso, Kana Dhacayso Doorasho Lagu Soo Dooranayo Dawlad Rasmi Ah Muqdisho (Ramaas) Apr 9,2012 – Madaxwaynaha dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Magaaladda Muqdisho ay ka dhacayso doorasho lagu soo dooran doona madaxda dawlada Soomaliya ee bedali doona hanaanka ku meel-gaadhka ah ay hadda ku shaqeeyaan. Madaxwayne Sheekh Shariif waxa uu sheegay in Muqdisho 42 sanadood ka dib ay ka dhici doonto doorasho madaxda dawlada lagu soo doorto, sidaa daraadeedna loo baahan yahay in shacabku u diyaar-garoobaan. Sheekh Shariif oo maanta ka hadlayay munaasibad lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay Muqdisho imanayaan dad badan oo aanu sheegin halka ay ka imanayaan, balse loo baahan in shacabku ka baxaan guryaha aanay lahayn ee ay ku jiraan “Sida aad la socotaan waxa lagu jiraa qorshe lagaga gudbiyo xilliga kala guurka ah looguna gudbayo dowlad joogto ah, waayo siddeed sano ayaan ku soo jirnay xilliga KMG ah, waxaanu doonaynaa in Muqdisho ay 42-sano ka dib ka dhacdo doorasho lagu soo dooranayo madaxda dowladda” ayuu yidhi waxaanu intaa intaa ku daray “Waxa la idiinka baahan yahay inaad u diyaar-garowdaan dadka soo socda, waayo Soomaali oo dhan ayaa isugu imaanaysa, mana doonayno inaad guryo dad ku jirtaan, waana in la banneeyo guryaha dadka
-
^^ But this is not about Somaliland i do make topics about Somalia Somaliland Djibouti the O'gaden region etc etc if you want to talk about Somaliland be my guest open a topic about Somaliland.
-
SNM leader Ibrahim Dhagoweyne tells goverment to free Boqor Buurmadoow.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat he is now a member of the udhis (urur siyasadeed) he is one of the founders of udhis he know longer the SNM general.