Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,961
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. What does the TFG constitution say about this when it comes to the natural resources of the country.
  2. BeerGaal i am not sure but they believe in the same ideology i also think Buubaa believes in bring even back other parts of Somali territories under Somaliweyn. Not sure Carabkisa saa umaan eegin lol But this is professor Siciid gees
  3. Putland Oo Lagu Daray Ergada Somalia Ee Ka Qayb Galaysa Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland Madaxweyne Sh. Shariif uu ku daray gudigiisa laba wasiir oo ka socda maamulka Puntland si uu u qanciyo madaxweyne Faroole. Labada wasiir ee Puntland ayaa kala ah Garoowe (GNS) Kadib markii madaxweynaha Puntland C/raxman Faroole uu ku hanjabay inaan la qaban karin kulan dhex mara dowladda Federalka iyo Somaliland, haddii aanay qeyb ka aheyn Puntland ayaa waxa soo ifbaxay warar sheegaya in madaxweyne Sh. Shariif uu ku daray gudigiisa laba wasiir oo ka socda maamulka Puntland si uu u qanciyo madaxweyne Faroole. Labada wasiir ee Puntland ayaa kala ah wasiirka arimaha gudaha Jan. C/lahi Axmed Jamac Ilka-Jiir iyo wasiirka qorsheynta Daa'uud Max'ed Cumar. Xildhibaanada dowladda iyo madax kasoo jeeda Somaliland ayaa sheegay in shirka Somaliya iyo Somaliland uu burburi doono haddii aan laga laaban maamul-goboleedyada laga qeyb galinayo shirka. Madaxweyne Sh. Shariif ayaa magacaabay 5 wasiir oo dowladda Federalka ka socda oo todobo ku noqon doona labada wasiir ee Puntland. Magacaabiska Madaxweynaha ayaa timid ka hor intii uusan ka dhoofin garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, mana jirto cid kala hadashay arinkaas maadaama uu horay ka dhoofay. Madaxweyne Sh. Shariif ayaa beryahan dambe u dhaga-nuglaa Puntland isagoo quudaraynaya inuu helo codadka xildhibaanada kasoo jeeda Puntland xiliga doorashada Agoosto. Bishii hore ayay aheyd markii uu isagoo aan la tashan qof kale ku samiyay Col. C/lahi Yusuf garoonka magaalada Gaalkacyo. Siyaasiyiin ku sugan Muqdisho ayaa durbadiiba muujiyay saadaashooda ah inuu fashil ku dhamaandoono shirka Somaliya iyo Somaliland haddii aan la sixin qaladka
  4. Shinbir Budhlayn maxa Somaliland ku ag nabay
  5. Abdulraxman talyane just lost his position as the deputy chairman of Kulmiye he is angry there was a fair vote he didn't agree with it that's all.
  6. Somalia;818872 wrote: Yes, Xaaji, we both know you are right for once, so now lets focus on Somaliland, for God's sake :D
  7. Beergaal on Somaliland side Professor Siciid gees and Xaabsade they love Somaliland. Beergaal there is no difference between Ilkajiir and Buubaa
  8. Maya Shinbirow anigu odayada kama mid ihi laakin dee way jiraan koley dad arimahaas ku dhaqaaqa anigu waxan aminsahaya Somalilan dadkeeda iyo dalkeeda ha ilaashaato cidina wax ba ka qaadi mayso.
  9. butland waxay ku hadhay qoladaas ay lahayd gobolada woqoyi bari If he wanted to talk about that he would've said qolooyinka leh gobolada woqoyi bari instead he said Qoladaas If you want to talk about Somaliland go make a topic i will join you lets stick to the topic for now.
  10. QOLADA LA ODHAN JIRAY BUTLAND butland sida aad la socotan beela isu yimid ba la baxay beelahina wa ku kala baxeen butland waxay ku hadhay qoladaas ay lahayd gobolada woqoyi bari Butland dambe ma jirto reerihi wa ku kala baxeen. Axmed karaash hadalka wa dhameyey si sarbeeb ah bu u sheegey wa hadaad afsomaliga fahmaysid.
  11. We are not talking about Somaliland listen to you're former aviation Minister:D
  12. khatumo reaction on Somaliland Somalia talks
  13. Faisal talked about Azania iyo ninka Azania ka yimid:D Haday iyagu Yidhahan Somalia wa muqadis anaguna Somaliland muqadis lol He talked about faroole oo isku haysta inu mamuul ka gaar ah yahay dawlada Somalia eeh TFGIDA He talked about shirki london
  14. Faisal cali waraabe on Somaliland & Somalia talks " frameborder="0" allowfullscreen>
  15. Sharif said he appointed 7 people but so far we only have 5 Wasiirka Arimaha gudaha amaank Cabdismaad Macalin Maxamuuud Wasiirka garsoorka iyo diinta Axmed xassan roobe ugaas bille Wasiirka Arimaha dibada Cabdilahi xaaji xassan Wasiirka Arimaha gudaha cabdilahi Axmed jamac ilkajiir Wasiirka Xiriirka Calaamiga iyo qorshaynta dauud Maxammad cumar. Where are the other 2
  16. Duke we are not talking about the genetic make up of Somalilanders and how it differentiates from others. President Siilaanyo never supported the killings and shelling of the Somali Muslim People In Mogadishu you did Col Cabdilahi Yusuf did Tuute Muse did in the name of Clan supremacy and subjecting the people of Mogadishu under Xabashi rule but the brave People of Mogadishu rejected the Ethiopians and you're clan hero, Men Like Mujahid Adan Hashi Cayrow stood up for them. History will remember the heroes but it will never remember the cowards.
  17. Qaranki;818686 wrote: Will Ilkajir ask if he can visit his home town? :D