-
Content Count
29,841 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Sheikh Sharif; Galgala waan uga daba tageynaa Alshabab.
Xaaji Xunjuf replied to Mukulaalow's topic in Politics
President sharif is right on this one mamuul beleedka garowe lugu ma amini karo amniga dalka. -
Mukulaaloow sax qofku wuxu naftisa la jecelyahay wa inu walaalki la jeclado
-
War u kaadi Abwaanow well said mahe eh war duke anigu ii masabiday oo igu yidhi waxaad tageerta dadka is qarxiya waligay na ma tageerin dadka is qarxiyaa oo dadka shacabka laayaa waxan yara iftiimiyey uun wuxu isagu tageeri jiray wa intaas uun dhaliyaro.
-
Mukulaloow anigu kheyrka uun baan ka shaqeya iyo wanaaga iyo sharafta waligay xumaan kama shaqeyn xaaji dhan baan ahay adeer.
-
Oba Atam was fighting for 2 years against the garowe clan enclave its in Somalia it doesn't reach Somaliland.
-
Sharif sakiin:D
-
General Duke;817624 wrote: XX, never has the Duke stated stand up for the drones, or Ethiopian Generals or AU officers. You on the other hand are in deep love with Godane, Afghani and those who have boasted of killing maiming and then running away... That is the difference here lad. You are part of this group. You support their targeted killing of women and children in South Somalia and now want it to happen in Puntland... Duke did support the African union troops those who committed crimes in Somalia Duke Supported the Ethiopian invasion of Somalia in 2007 when his uncle was the TFG president when the Ethiopians systematically murdered thousands of Somali civilians. You proudly waged a war against the Somali Freedom figthers ICU and called them the Clan courts i remember that. Xaaji Xunjuf never supported suicide bombings killing of innocent civilians but Xaaji Xunjuf Supports the Somali people where ever they may be.
-
oba hiloowlow;817707 wrote: xaaji horta Geographics inuu wax ka yaqaan ila maha war xaaji hadii ay shabaab galgala ku xogeeysteen buurahaas golis maamulkada imisey uu jirtaa Oba Hilooolwow Galgala wa Bari kama tirsana Somaliland wa Somalia Somaliland iyo Somalia xuduudoodu wa Ceelayo 8 km bay bosaaso galbeed ka xigta.
-
Abwaan oohintu hada waxay ka dhacaysa meelahas budhlayn lugu sheego:D
-
Abwaan haa markaasna Djbouti bu u si gudbi doonaa anigu waxan sheegey uun inu Amiirku isi si balaadhinayo wa war jira
-
President Sharif Ahmed is going to be the next President.
-
Looks good Nice pictures
-
^^ Carafaat, A khadar thinks any one who visits Hargeysa is a traitor
-
Somaliland: Uganda Invites Basketballers Wednesday, 11 April 2012 19:12 National basketball players training at Timaade grounds for the Uganda Tournament By: Abdikarim Abdisalam Edited by: Yusuf M Hasan HARGEISA - The national basketball team of Somaliland is to participate in an international tournament in Uganda. The national basketball team players who are heavily training for the east and central Africa inter-cities basketball trophy competitions to be held in Uganda mid-April say that they will bring the trophy back to the country as they are in the best of shape. In an exclusive interview with Horn Newspaper the chairman of the Somaliland basketball Federation Mr. Mahmoud Hasan Abdilahi "Qodah" Said "as basketball committee we thank the Uganda Basketball federation the tournament hosts for accepting our our request to participate in the regional games". And as far as basketball is concerned this will not be the first time Somaliland to be seen in the outside world for an international completion, however, the national team which is heavily preparing for this competition will participate as Somaliland as Mr. mohamoud urges " yes will shall participate the games as Somaliland, it was in our request to represent our country as Somaliland and not as Somalia, therefore we were allowed for that". The team plus two Doctors and two referees will depart from Somaliland to Uganda on a scheduled date. The players who have been training twice a day said that they are confident of a superb performance in Uganda and nothing short of the inter-cities trophy will satisfy them. "as players we are well prepared to participate East and Central Africa inter-cities basketball competition in Kampala, as far as our national basketball team is concerned, this is not our first time participate an international competitions, we were in Djibouti and Ethiopia for such competitions, we also have some players who have international experience after playing in foreign leagues".said team captain Mr. Mahmoud Abdirahman Hassan (Kuto), Therefore, the statements of the captain seemed to be much confident of participation and success in the competitions. Mr. Ahmed (Baado) one of the two referees from Somaliland who will travel with the team urged "We have faith and great hope for our team to perform their ultimate best thus a prestige to our country". Mr.Ahmed added "I was a referee in the last regional competitions held in Burao, and I tell you basketball skills have improved much in our country indeed". It's not yet known whether the team will be escorted by some government officers which airport Hargeisa or Berbera international airport, the team will depart from. Source: Hornnewspaper.com
-
Wasiirka Daakhiliga oo khudbad u jeediyay 364 arday Oo Tababar ciidan uga socdo Mandheera April 11th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ay weheliyay Taliyaha Ciidanka Booliska C/laahi Fadal Iimaan ayaa maanta kormeer ku tagay dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Mandheera halkaas oo uu tababar uga socdo Sadex Boqol iyo afar iyo Lixdan askari. Taliyaha ciidanka booliska oo wasiirka uga waramayey xaalada guud ee dugsiga tababarada ee mandheera iyo hawlaha hada ka socda ayaa sheegay in 364 Askari ee tababarku u socdaa ay u badan yihiim ardaydii dugsiyada sare ka baxday , isla markaana ay u soo diyaar garoobeen inay ka mid noqdaan ciidamada booliska Somaliland, si ay uga qayb qaadaan wajibaadka qaran ee ay ciidamada u xil saaran yihiin. Taliyaha ciidanka booliska wuxuu u soo jeediyay ciidamada tababarku u socday inay dhowraan Anshaxa iyo koraamada ciidanimo una diyaar garoobaan sidii uga qayb qadan lahaayeen waajibadka qaran ee ciidamada Somaliland u darban yihiin. Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale oo kormeer ku maray qaybaha dugsiga mandheera, ayaa sheegay in 364 Askari ee tababarka ku jira ka mid yihiin 500 oo Askari oo cusub oo xukuumadu kafaalo qaadatay inay u dhamastirto , daryeelkooda, dirayskooda iyo hubkooda, isla markaana loogu tallo galay inay ka qayb qaatan dardar-gilinta iyo dib u habaynta ciidamada Somaliland. Wasiirka Daakhiligu wuxuu sheegay inay doonayaan in dhalinyarada dhamaystay dugsiyada sare ee dalka lagu daro ciidanka Booliska lana siinayo tababaro xirfadda ciidanimo iyo maamulkaba. Md. Duur wuxuu ciidankan cusub u soo jeediyay inay u diyaar garoobaan inay shacbigooda u adeegaan. Waxa kale oo halkaasi ka hadlo ka jeediyey madaxa tababarada dugsiga Mandheera C/laahi Budul Ibraahim iyo Bashiir C/laahi Xasan oo ah madaxa mashruuca dib u habaynta booliska iyo masuulim kale.
-
Nin-Yaaban;817613 wrote: HaHaHa. XX sxb maxaad galabsatay, oo meeshaan saas lagaaga necebyahay? Nin Yaabaanow sidado oo kale uun baan Yaabanahay waleh
-
Duke stop the crocodile tears you support American drones killing innocent civilians daily in gedo and the lower juba and other parts of southern Somalia. You supported the Ethiopian mercenaries under the Command of General gabre shelling entire areas of Mogadishu. Inagada hadaba ma tihid nin ka naxaya dadka masaakiinta.
-
Oba no xaasidnimo adeer waxan idhi Amiirki wa so dhowyahay and its true wakan faroole leh way so dhawadeen nimanki madaxa duubna oo u Amiirku Hogaanka u hayo.
-
This is against our religion this topic should be deleted Naarta iyo janada iyo diintu wax ci ciyaar ah maha.
-
Amiirki wa so dhow yahay hala wada istaago
-
Interesting development there.
-
Aadan-Dhoollayare oo ka digay inay Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya u ekaadaan kuwii 1960-kii Hargeysa-(Berberanews)- Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Urur-Siyaasadeedka RAYS Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare), ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo ku taageeray in wadahadal lala yeesho Soomaaliya, hase-yeeshee waxa uu ka digay in wadahadalladaasi noqdaan kuwo lagu hungoobay sidii 1960-kii markii ay labada dhinac midoobeen oo kale. Guddoomiye Ku-xigeenka Urur-siyaasadeedka RAYS, Aadan Axmed Cilmi (Dhoollayare) oo maanta hadal ka jeediyey Shirweynihii koowaad ee Ururkaas oo maanta ku qabsoomay Huteelka Xaraf ee magaalada Hargeysa, isla markaana lagu doortay, Guddiga Fulinta, Golaha dhexe iyo Hoggaanka guud ee Ururkaas, kaasoo ay ka soo qaybgaleen Ergooyin ka kala socday gobollada dalka iyo Laamaha waddamada dibedda Ururka RAYS ku leeyahay. Aadan Dhoolla-yare waxa uu ugu baaqay Xukuumadda inay sida ugu dhakhsaha badan Boqor Cismaan Buurmadaw iyo xubnaha Masuuliyiinta ahaa ee xilka laga qaaday oo uu ku jiro Guddoomiyihii gobolka Maroodi-jeex, Agaasimihii guud ee Wasaaradda dib-u-dejinta iyo La-taliyihii Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ku eedaysan falal musuqmaasuq kuna xidhan maxkamad la’aan xabsiga dhexe ee Hargeysa, Maxkamad loo horkeeno. “Xukuumaddu waa inay sida ugu dhakhsaha baddan maxkamada u horkeenta masuuliyiinta xidhan, iyo boqorka (Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow) oo danbiga loo haysto lagu cadeeyo ama xorriyadoodi dib loogu soo celiyo.” Sidaa ayuu yidhi Guddoomiye ku-xigeenka Urur-siyaasadeedka RAYS Aadan Axmed Cilmi (Dhoollayare). Waxaa Shirweynahan ka qayb galay Ergooyinka iyo xubnaha ururka ka sokow, Mas’uul ka socday Guddida Diiwaangelinta ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka, Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Guurtida,Wakiilada iyo Deegaanka, Madax-dhaqameedyo iyo Marti sharaf kale. Afhayeenka Urur-Siyaasadeedka Rays Khaliif Maxamed Warsame oo halkaasi ka hadlay ayaa u mahadceliyay dhamaanba ergooyinka ka qayb qaadanaya Shirweynaha 1aad ee urur siyaasadeedkan iyo mas’uuliyiinta kale ee goob jooga ka ah bilowga Shirweynaha 1aad ee ururkan waxaa kale oo afhayeenku ka warbixiyay mabaa’diida uu u taagan yahay Urur siyaasadeedka rays oo ah sidii Somaliland horumar iyo barwaaqo u gaadhi lahayd waxaanu ku dheeraaday in ururka rays uu saaxada siyaasada ka qayb galinayo haweenka iyo dhalinyarada isagoo tilmaamay in urur siyaasadeedka rays uu ka dhashay doonista bulshada iyo sidii isbedel muuqda loo heli lahaa,isla markaana ay ilaalinayaan Midnimada dhuleed ee Somaliland . Waxaa kale oo halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah madax dhaqameedkii iyo marti sharaftii ka qayb galay shirweynahan oo ku adkeeyay ururada siyaasada ee Somaliland inay ilaaliyaan wax kastoo nabadgalyada qaranka saamayn ku yeelan kara isla markaana ay xoojiyaan isu soo dhawaanshaha shacbiga Somaliland ee wadda dhashay. Shirweynahan waxaa gebogabadiisii lagu doortay Guddoomiyaha Ururka Rays Xasan Maxamed Cali (Goofaadhi), halka Guddoomiye ku xigeena loo doortay Aadan Axmed Cilmi (Dhoolla-yare) iyadoo Guddoomiye ku-xigeenka labaadna loo doortay Saleebaan Barkhad Qulunbe halka Xoghayaha guud ee Ururka Rays loo doortay Cabdiqaadir Xuseen Yuusuf iyo Afhayeenka ururka oo loo doortay Khaliif Maxamed Warsame. Waxaa kale oo shirweynaha lagu ansixiyay Xeerarka urur siyaasadeedka Rays. Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Rays Xasan Maxamed Cali (Goofaadhi) oo gunaanadkii shirkaasi ka hadlay ayaa u mahadceliyay dhammaanba ergooyinka kala duwan ee shirweynaha 1aad ee urur siyaasadeedka Rays ka qayb galay waxaanu sheegay inuu rabitaanka Ururka uu ku shaqayn doono isagoo ilaahay ka baryay inuu ku soo asturo xilkaa culus ee loo igmaday. Berberanews.com Hargeysa/Somaliland.
-
Waxgaradka mudug: No 5 (more) years for Faroole.
Xaaji Xunjuf replied to Maaddeey's topic in Politics
Well done waxgaradka reer galkacyo
-
Popular Contributors