-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland Region Rejects Talks With TFG Due To Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Carafaat;820792 wrote: Xaaji, you want these talks to fail. Ma yeelino. No but i know waxa so socda dee:D -
Somaliland Region Rejects Talks With TFG Due To Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
I told you don't expect to much from these talks well done Dr Maxamad Abdulahi Cumar. -
Gheelle.T;820744 wrote: XX, Axmed Indha-shareer maxaad ugu tagtay? Bal hal meel oo aad negative news AS iyo Indho-Shareerane kaga sheegtay soo deji! Xaaji, dadka Ethnic Somaliland ah dee wax kama sheegtide naga daa ciyaarta. Dude i don't support Alshabaab http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58502-Alshabaab-wa-shayaadin
-
Somaliland: Vice President Opens A New Kidney Unit Wing At Hargeisa Hospital HARGEISA(Somalilandpress)The Vice President of Somaliland Hon Abdirahman Abdillah Ismail (saylic)has cut the ribbon to a new wing at Hargeisa hospital to house a state of art kidney unit. The VP speaking during the opening of the new wing that will house the Kidney Dialysis unit, said the Dialysis machine will act as an important substitutive therapy for patients with Kidney disease who used to Shuttling between different hospitals in various cities, the frail kidney patients have now got a hope to cling on. VP said from now on kidney patients will receive their treatment locally unlike before when they used to travel to neighboring countries for treatment. The minister of health Dr Hussein Muhammed Mohamed revealed the hospital will provide the dialysis service free and that the unit, he added” hemo dialysis is still a complicated and inconvenient therapy that requires a coordinated effort from our whole health care team. Dr Hussein most importantly, the treatment costs are also reduced for the patients, we also have 25 Doctors who5are capable operating the equipment and we have organized them to facilitate treatment for those persons who are unable to pay the high fees that are associated with the treatment. The minister of health said currently there are at least more than 20 foreign doctors mainly from Finland, Russia, India and other countries providing their free healthcare in various hospitals in the country. The spoke person of emirates doctors who donated the machines said, we are providing equipment and training, and our highly trained team is committed to transferring the requisite knowledge needed for the administering of quality treatment.
-
The 100 Most Influential People in the World They are the people who inspire us, entertain us, challenge us and change our world. Meet the breakouts, pioneers, moguls, leaders and icons who make up this year's TIME 100 Mullah Mohammed Omar and Sheik Moktar Ali Zubeyr By HOWARD CHUA-EOAN Wednesday, Apr. 18, 2012BACKNEXT The hypnotic appeal of establishing God's kingdom on earth propels two of these men: Afghanistan's Mullah Mohammed Omar, 52, fugitive leader of the Taliban, and Sheik Moktar Ali Zubeyr (also known as Ahmed Abdi Godane), 34, the purported emir of al-Shabab, an Islamic militia that has germinated in the rot of Somalia. Varying degrees of allegiance to al-Qaeda have made both men constants on global terrorist lists. But their politics, though resonant, are local: the sheik feuds with local warlords (and neighboring Kenya) to make his strategic country ever more unstable; the Taliban chief has re-emerged as a player in Afghanistan a decade after the U.S. invasion, resurrecting nightmarish visions of his theocratic rule even as America withdraws. View the full list for "The 100 Most Influential People in t Read more: http://www.time.com/time/specials/packages/article/0,28804,2111975_2112121_2112118,00.html #ixzz1sVvIDcmH
-
“Cali Khaliif waxuu caddeeyay inuu xaq u leeyahay xubinimada gudigaas isagoo ku faanaya shahaadada PhD ee uu ka qaatay jaamacad derejada saddexaad ah. Wuxuuse illow sanyahay inuu xukuumadii………”-Oday Qaybe Oo Cambaareeyay Siyaasadda Gaaban Ee Cali Khaliif Galaydh Hargeysa(Togaherer)-Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa si adag u naqdiyay siyaasadda Dr. Cali Khalif Galaydh ee ku waajahan deegaanada Beesha Dhulbahanate iyo weliba aragtidiisa wada hadalka Somaliland iyo Somaliya. Sida uu Daabacay Wargeyska Geeska Afrika, Oday Qaybe wuxuu sheegay in inkastoo uu Cali Khaliif sheego inuu aaminsanyahay Somaliweyn, haddana haddii loogu yeedho inuu madaxweyne xigeen labaad ka noqdo Somaliland, la arki doono isagoo difaacaya jiritaanka iyo madaxbanaanida Somaliland. Oday Qaybe, wuxuu muujiyay inuu ka xunyahay inay reer Buhodle noqdeen dad qof walba u nuqul. Qoraalkaasi wuxuu u dhignaa sidan: “Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif ee sheeganaya maamul gobaleed aan jirin. Sharciyada adduunku ku dhaqmo ayaa tilmaamaya meeshii dawladi ama maamul goboleed ka tirsani ka jirto ay leedahay dhul la yaqaan ( recognized territory). Mr. Cali khaliif wuxuu ka xanaaqay labada masuul ee ka soo jeeda beelaha sool iyo sanaag bari ee sheekh shariif ku magacaabay xubno ka mid ah gudida Somaliya uga qayb geli doonta wada hadalka Somaliland. Cali Khaliif waxuu caddeeyay inuu xaq u leeyahay xubinimada gudigaas isagoo ku faanaya shahaadada PhD ee uu ka qaatay jaamacad derejada saddexaad ah. Wuxuu illow sanyahay inuu xukuumadii Cabdi Qaasim uu Raysalwasaare ka ahaa isagoo ******* oo dhan metelaayey hankii loo qabay ku fashilmay oo Barlamankii Somaliya kalsoonidii kala noqday. Cali Khaliif wuxuu reer sool siiba degaanka Buuhoodle ku noqday gantaal laga soo ridey Maraykan dhimasho iyo dhaawac tobanaan dhallinyaro ah sababay inkastoo uu yidhi somaliwayn ayaan u dhimayaaa siday Waheen 16/4/2012 qortay , haddii madaxwayne ku xigeen labaad loogu yeedhi lahaa isagoo ordaya ayuu Hargeysa imaan lahaa oo ku baaqaya madax banaanida Somaliland inay muqadas tahay. Waxaan ka xumahay inay reer Buhodle noqdeen dad ninka doonaaba ku shaqaysan karo oo si fududna dagaal u gelin karo.” Warqabadka Togaherer Hargeysa, Somaliland
-
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War wax fahan Alshabaab bay u socdeen dabeedna waxay jiidheen qaar kaluunkooda ruugaya sideed adigu wax u fahanta. -
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystey Degmada Gumbax Ee Gobolka Bari Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa xalay duqeyn ka geystey degmada Gumbax ee gobolka Bari. Duqeynta ay diyaaradahaasi geysteen oo ahayd mid si weyn looga argagaxay ayaa waxaa ku dhaawacmay labo qof. Labada qof ee dhaawacmay waxay kamid ahaayeen kaluumaystada degmada Gumbax iyagoona xiligii ay duqeyntu dhaceysey badda ku jirey. Duqa degmada Gumbax Faarax Siciid Jaamac oo Horseed Media la hadlay ayaa ka warbixiyey sida ay wax u dheceen. Wuxuun sheegay in duqeyntaasi ay xalay saqdii dhexe ka dhacday meel dhowr Mile u jirta xeebta degmada Gumbax. Faarax Siciid Jaamac oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in diyaaradihii duqeynta geystey ay gubeen qalab badan oo kuwa kaluumaysiga ah. Duqa Gumbax oo ay Horseed Media weydiisey inay garanaayaan cidda weerarakaas geysatey iyo sababtaba wuxuu tilmaamay inaysan waxba kala socon. Haseyeeshee ay u malaynayaan in dadkaas kaluumaysatada ah laga shekiyey islamarkaana loo qaatay inay ka tirsan yihiin kooxaha Burcad-badeeda ah ee ka qowleysta xeebaha Soomaaliya. Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo arintaas ku saabsan oo ilaa iyo hadda kasoo baxay dhinaca dowladda, waxaana wararka laysla dhex marayaa ay sheegayaan in diyaaradahaasi ay ku tirsanaayeen kuwa ciidamada NATO ee ku sugan xeebaha Soomaaliya. Horseed Media -
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Its says there were no pirates there its true Alshabab iyo pirates maxa isku keeney. -
Duqeyn ka dhacday gobolka Bari Duqeynta loo geystay deegaanka Gumbax ayaa dhalisay cabsi xooggan Duqeyn ay geysteen labo diyaaradood oo aan la garaneyn cidda leh ayaa xalay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Gumbax oo u dhaxeeya degmooyinka Baargaal iyo Xaafuun ee gobolka Bari. Xog-hayaha dowladda hoose ee Gumbax, Guure Cali Cumar oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in diyaaradaha duqeynta geystay ay shan gantaal ku garaaceen meel 5 km dhanka xeebta kaga beegan deegaankaasi. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeynta iyo waliba sababta loo bar-tilmaameemdsaday deegaankaasi, walow xog-hayaha dowladda hoose ee Gumbax uu sheegay inuusan jirin khasaare soo gaaray dadka halkaasi ku nool. Guure ayaa intaas ku daray inaysan garaneyn sababta loo duqeeyay deegaankooda, wuxuuna shaaciyay in halkaasi aaneyn joogin kooxaha burcad badeedda. Hasa yeeshee, waxaa jira warar sheegaya in kalluumeysato halkaas joogtay loo maleeyay in ay yihiin burcad badeed.
-
Samafal hargeysa iyo xamar ba midoobay 52 sanno ka hor iyagi uun ba wada hadlaya hadana wa sida arinku hadaad diidaysid dee waa yeelkada:D
-
Somaliland Somalia beri bay dal wadaagi jireen indhaha ha iska tirin wixi walaga yimi hada calaamku wuxu so jeediyey inay labadi dhinac ay wada hadlaan wanu so dhaweynayna calaamku na wa dhex dhexaaadinaya, laakin wa inay wada hadaladu udhacaan sidi ay ahayeen oo ay beesha calaamku u qeexday. Dawlada TFG qabil bay ku dhisantahay beelaha Somalia degan oo dhan ba iska dhex arka marka dawlada TFG wa inay xubnahooda so xulan oo anay wada hadaladan ku so darin wax aan munasib ahayn.