-
Content Count
29,841 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
4. Arimaha Bulshada: Ballanqaadku waxa uu ahaa in bulshada loo horseedo wax-barasho billaash ah si ay danyartu u hesho fursad la mid ah waxbarashada ay helaan kuwa ladani, waana lagu guulaysatay, wixii dhamaystir u baahana gacantaa lagu hayaa, waxaanan rajaynayaa in Somaliland ay ka hana-qaadidoonto aqoontu. Waxaanu tallaabooyin wax ku ool ah iyo wax la taaban karo ka qabanay dhinacyada kala duwan ee caafimaadka, iyadoo aanu dedaal gelinay fayo-qabka guud ee bulshada, cidhib-tirka cudurada faafa, horumarinta cusbataalada gobollada iyo degmooyinka iyo kor u qaadida adeegyada caafimaadka, Waxaa Hargeysa laga Billaabay dhismaha Cusbitaal weyn oo caalami ah. Si dhallinyarada loo dhiirigeliyo loogana badbaadiyo dhaqammada lidka ku ah horumarka bulshada, waxaanu ansixinay Siyaasada dhalinyarada Heer Qaran, waxaanu suuragelinay in ay ka qayb-galaan doorashooyinka Dawladaha Hoose 25 jir iyo wixii kaweyn. Waxaanu qabanay ciyaarihii gobollada taasoo loo soo agaasimay si heer qaran ah kuna dhamaatay guul. Anigoo fulinaya balan-qaadkii xisbiga, tixgelinna siinaya xuquuqda dadka laga tirada badanyahay, waxaan gudi heer qaran ah u saaray inay daraasad ku sameeyaan kana soo talo bixiyaan Beelaha laga tirada badan-yahay oo dhibaato ku qabo Doorashooyinka, wixii talo layla gartayna waxaanu u gudbinay Golayaasha Baarlamaanka, sidoo kale waxaanu shaqaalaynay 27 xubnood oo kasoo jeeda beelahaa, iyadoo dhawr iyo soddon arday oo ka soo jeeda beelahaa ay xukuumadu ka bixisay kharashka waxbarashada heer jaamacadeed. 5. Cadaalada iyo Garsoorka: Sidii ku xusnayd barnaamijkii xisbiga, xal u helida garsoorka iyo sugidda caddaalada, waxaanu qabanay kulan ballaadhan oo lagaga dooday isla markaana daraasad lagu sameeyay xaaladda caddaalada iyo garsoorka dalka, kulankaas oo ay u dhammaayeen, Gudida Caddaalada, Garsoorayaasha, Sharciyaqaanada, Xeer-ilaalinta, Culimada, madaxdhaqamedka iyo guud ahaanba intii lagu tuhunsanaa inay hawshaa wax ka tari karaan. Anagoo ka shidaal qaadanayna wixii kasoo baxay cilmi-baadhistaa, waxaanu wax wayn ka qabanay nidaamkii garsoorka ee dalka. 6. Amaanka Qaranka: Waxaanu ahmiyad siinnay ciidamada kala duwan ee Amaanka, Ciidanka Qaranka, Booliiska iyo Asluubta si loo adkeeyo nabad-gelyada, difaaca Qaranka, xoojinta nab-doonaanta Bulshada iyo ka hortaga wixii Qaranka diintiisa, dhaqankiisa, dadkiisa iyo Dawlad-nimadiisa waxyeelo u keeni kara, anagoo arrintaa maanka ku haynana waxaanu laban-laabnay mushaharka ciidamada iyo dhaqaalaha kale ee loo baahan-yahay. 7. Warbaahinta: Waxaanu tayaynay guud ahaan warfaafinta iyo wacyigelinta, iyadoo TV-ga Qaranku uu gaadhay daafaha dunida. Dhawaana waxa imanaysa oo Hawada gelidoonta Idaacad weyn oo uu Qaranku leeyahay taas oo Dalka oo dhan gaadhi doonta ama laga dhegaysan-doono. 8. Haweenka: Dawlada Kulmiye waxay dumarka siisay ahmiyad, iyadoo qayb fiican laga siiyay golaha xukuumada, Komishinada guud ahaana lagu qiyaaso inta xukuumadaydu shaqo siisay 19.5%, waxaanan aaminsanahay inay tahay horumar aad u weyn. Waxaanu samaynay Taallada Xassuuta Halgankii SNM iyo Xarunta Kaydinta Taariikhdii Xoraynta dalka, sidoo kale waxaanu abuurnay Xafiiska Isku-xidhka Qurba-jooga oo ay shaqadiisu tahay inuu isku xidho umadeen qurbaha daadsan, si loo mideeyo cududooda. Waxaanu ka shaqaysiinay Hay’ada Illaalinta Tayada (Quality Control Commission) oo muhiimad badan u leh Qaranka. 9. Sama-falka iyo Mucaawinooyinka: Waxaan maqlaa dad saxaafada u soo mariya oo xukuumada u soo jeediya dhaleecayn ku saabsan mucaawinooyinka, waxaa hubaal ah in dawladani ay la timi dedaal ay ku kasbatay in mucaawinooyin laxaad lihi wadankan yimaadaan, qaar badan oo aan laba arki jirin, oo dad gaara gacmahooda ku dhicijirayna la habeeyay, qaybinta iyo hadal-hayntuba waa intii Xukuumada Kulmiye jirtaye miyaynu hore u aragnay qoysas iyo xaafado raashin iyo cunooyin kale loo qaybinayo. 10. Maamul-wanaaga iyo La-dagaalanka musuq-maasuqa: Si loo helo Qaran fayaw, loona illaaliyo hantida qaranka, waxaanu ka shaqaysiinay hay’ada distooriga ah ee Hanti-dhawrka Qaranka, waxaanu abuurnay Hay’ada Maamul wanaaga iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa, waxaana la baadhay Dawladaha Hoose ee Hargeysa, Burco, Bebera, Gebilay iyo Boorame, waxaa Hanti-dhawrku baadhay dhamaan wasaaradaha iyo gaar ahaan wasiirada oo ah halkii xukuumada ugu saraysay, waxaan loo xidhay eedo musumaasuq masuuliyiin iyo shaqaale badan taasina waxay marag ka tahay in dawladani tahay dawladii maamul-wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa, miyay dhacday baadhitaan laxaadkaa leh oo hortayo lagu sameeyay laamaha dawlada? miyay dhacday cid weligeed loo xidhay musuq-maasuq? waxaan leeyahay dadka eedaha iyo dhalliisha uun meelahaa la taagan indhihiinu wanaaga ha arkaan dhegihiinana samaha u fura. Ugu danbayn; iyadoo ay xusuustayda ku dheertahay dadkii kala duwanaa ee illaa gumaystihii, qarankan usoo halgamayay, waxaan munaasibadan darteed halkan ka xusayaa halyaydii, iyo madaalayaashii naftooda u soo huray dhismaha iyo jiritaanka Qaranka Somaliland, iyo sidoo kale halgamayaashii Xisbiga Kulmiye oo ay ka mid ahaayeen ALLE ha u naxariistee Keyse, Cali Maarshaal, Yusuf Tuke, Daauud Maxamed Geele, waxaanan illaahay uga baryayaa isaga iyo geesiyada kale ee aanan xusinba in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ubadkii, eheladii iyo bulshadii reer Kulmiyena waan ka tacsiyaynayaa.
-
Khudbada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Shirweynaha Xisbiga Kulmiye halkan Ka Akhriso Written by: Xujaale Published: 14/04/2012 @13:16 Madaxweynaha Jamhuuiyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Khudbad aad u dheer ka jeediyey Shirweynaha 3aad ee Xisbul Xaakimka Kulmiye. Madaxweynaha ayaa Si faahfaahsan uga hadlay ugana waramay Waxqabadka Xukuumada uu Hogamiyo oo Ka Dhalatay Xisbiga Kulmiye . Khudbadii Madaxweynaha oo Dhamaystiran ayaa ahayd Sidan:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Al-xamdu-lilaah, Ilaahaybaa mahad leh, Shirgudoonka Baarlamaanka, mudanayaasha labada Gole, Wasiirada, Hogaanka Kulmiye, Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga, marti sharafta, dadweynaha iyo saxaafadda. Waxan idinku salaamaya salaanta islaamka “Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatu”. Ugu horeyn, waxan salaan iyo mahadnaq u dirayaa dhamman shacbiga Somaliland gudo iyo dibedba, sidaas oo kale waxaan salaan iyo mahad-naq gaar ah u dirayaa xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye, waxaanan mar kale uga mahad celinaya taageeradii joogtada ee ay codkooda, cudud-dooda, caqligooda iyo cuudkoodaba iigu hibeeyeen xilligii tartankii doorashada iyo ka dibba hogaaminta Qarankan, waxaanan idinka rajaynayaa inaad halkaa ka sii waddaan dadaalka, isku duubnida iyo illaalinta danta guud inta ay umaddani gaadhayso himiladeeda xisbigeenuna uu ka noqonayo mid waara, wiilka, wiilkiisa oo aan la loodin karin. Mudanayaal iyo Marwooyin, Xisbiga Kulmiye wuxuu u taagan yahay xaqiijinta himiladeena ummadeed, adkaynta nabadgelyada, midnimada bulshada, horumarinta dalka iyo jiritaanka Qarannimada Somaliland. Xilligii ololaha doorashada, ballanteenu waxay ahayd fulinta barnaamijkii siyaasadeed ee xisbiga marka aynu talada ku guulaysano. Al-xamdu-lilaahi, illaahay wuu inagu guuleeyey, wax-qabadkii Xukuumada Kulmiye iyo halkii ay kasoo bilawday waxaad ka helaysaan buuga wax-qabadka ee la idiin qaybiyay, waxaana barbaryaala buugii balanqaadyada Kulmiye oo aanu fulinay intiisii badnayd mudo labo sano ka yar, iyadoo aanu Ballan-qaadyadaa fulintooda u soo kala horreeysiinay sidii ay u kala muhiimsanaayeen ee ay baahida dalku ahayd, isla-markaana ay awoodda dhaqaale inoo saamaxaysay. 1. Aqoonsi Raadinta Qarannimada Somaliland iyo Siyaasada Arimaha Debeda: Waxaanu xil iska saarnay xaqiijinta iyo taabo-gelinta madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, oo ah sidii ay uga mid noqon lahayd bulshada caalamka, una heli lahayd aqoonsi buuxa. Waxaa hubaal ah in aanu arintan kasoo hoynay guul aan qarsoonayn, annagoo maanka ku hayna muhiimadda uu mandaqadda u leeyahay xidhiidhka sokeeye ee waddamada jaarku, bilowgiiba waxaanu safar shaqo ku tagnay Jamhuuriyada aynu walaalaha nahay ee Jabuuti iyo dalka Itoobiya ee aynu saaxiibka nahay, halkaas oo si weyn naloogu soo dhaweeyay. Waxaanu safar kaa la mid ah ku tagnay wadamada carabta sida: Imaaraadka, Kuwayt, Masar, iyo wadamada South Sudan iyo Shiinaha. Waxaanu kulan khaas ah oo aan hore u dhicin la yeelanay (Security Council) Gollaha Amaanka ee Jamciyada quruumaha ka dhaxaysa (The Highest body). Waxaa marag-madoon ah in ay Somaliland qiimo wayn ugu fadhido guushii aynu kasoo hoynay shirkii caalamiga ahaa ee London oo ahaa dhacdo taariikhi ah, waxaanay shirkaa dunidu ku go’aamisay in Somaliland iyo Soomaalya ay wada hadlaan, waana madashii ugu horaysay ee mudo 50 sanadood ku siman ay beesha caalamku garwaaqsatay jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland (as an entity). Hadaba, Anigoo ku kalsoon in ay danteena iyo madax-banaanideenu ku jiraan isla markaana dhinaceena fulinaya go’aanka shirkaa London, waxaan magacaabay Shan (5) Wasiir oo London u tegaya go-gol xaadhka iyo diyaarinta qaabka wada hadalka kuwaas oo hordhac u ah sidii aynu uga midhodhalin lahayn wada-hadalkii ay dunidu inoogu baaqday. Waxaa ii qorshaysan in aan soo saaro gudi heer qaran ah oo diyaarisa istaraatiijiyada wada hadalka iyo qorshe lagu midaysanyahay marka ay ku haboonaato, waxaynu ku guulaysankaraa marxalad kastana kaga gudbi karaa midnimo iyo isku-duubni. 2. Dhaqaalaha: Dhaqaaluhu waa laf dhabarta nolosha, waana dhidibada horumrka, anagoo ka duulayna ballantii xisbiga iyo masuuliyada naga saran umadii xilka noo igmatay, waxaanu dardar gelinay kobcintii dhaqaalaha iyadoo sanadkii 2010 ee aan xilka la wareegay miisaaniyada qaranku ahayd $44,000,000 US Dollar, ayaanu sanadkii 2011 gaadhsiinay $86,000,000 US Dollar, iyadoo aanu sanankana odorosnay inay gaadho miisaaniyadu $110,000,000 US Dollar. Waxaanu gobolada bariga ka bedalay lacagtii giimbaarta ahayd ee laga isticmaalijiray, taasoo wax weyn ku kordhisay dhaqaalaha dalka. Waxaynu ku guulaysanay in aynu kasbano kalsoonida wadamada horuumaray taasoo keentay in ay dawladaha Ingiriiska iyo Denmark billaabaan sidii ay Somaliland ugu samayn lahaayeen mucaawino khaas ah. Bulsho kasta waxaa lagu qiimeeyaa waxa ay lasoo baxdo, anagoo dhiirigelinayna wax soo saarka, waxaanu dardargelinay dalaga iyo beeraha waxaana suura-gashay in markii ugu horaysay Bariis beereheena kasoo go’ay lagu cuno carigeena. Ganacsatada iyo Shacbigaba waxan ugu baaqayaa in ay xooga saaraan dhiiri-gelinta, tacabka lagu gaadhi karo in aynu dhulka wax-kala soo baxno. 3. Horumarinta Dimuquraadiyada: Anagoo ka duulayna ballanqaadkii Kulmiye ee ahaa kobcinta geedi-socodka dumuquraadiyada iyo in la ballaadhiyo saaxada siyaasada si loo helo tartan caafimaad-qaba iyo loollan ku dhisan saaxiibtinimo, waxaanu suuro-gelinay, Furashada ururada siyaasadeed iyo abuuridda gudida diiwaangalinta iyo ansixinta axsaabta. Haddaba raga tartanka u xusul-duuban oo ay qaarkood ururo badani kasoo burbureen oo guuldaro badan soo joogay, waxaan leeyahay si sharafleh u tartama, qaranimada illaaliya, kubada laada oo idinku ha is-laadina, saaxaddaa siyaasadda iyo saaxiibadiin ayaa tartan idinka dhexeeyaaye, eedayn aan jirin iyo afxumo cod laguma keenee, carrabkiina naxliga ka dhawra, waxaana inoo ballan ah doorosho xora oo xalaal ah.
-
Now let the gogol xaadh begin
-
Madaxweyne Shariif oo Magaacaabay Guddiga Dowladda KMG Somalia uga qaybgalaya Wadahadallada Somaliland Sabti, Abriil 14, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo dowladda KMG ah uga qaybgalaya wadahadallada lala furayo Somaliland, waxaana guddigan uu madax uga dhigay wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/samad Maxamuud Xasan. Guddigan ayaa waxay ka kooban yihiin toddoba xubnood, waxanaa madaxweynuhu uu magacaabay waxyar ka hor intii uusan saakay oo Sabti ah u dhoofin magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya oo uu kaga qaybgalayo shirka madaxda ururka Midowga Afrika. Sheekh Shariif wuxuu sheegay in guddigan ay wadahadallo la yeelan doonaan guddi ay Somaliland u magacowday dhawaan wadahadallo lala galo dowladda KMG ah ee Soomaaliya, isagoo sheegay inay ku kulmi doonaan magaalada London ee dalka Britain. Guddigan oo ay ka mid yihiin. wasiirka garsoorka iyo cadaaladda DKMG ah, Axmed Xasan Gaboobe iyo wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya, C/llaahi Xaaji Xasan Maxamed aya waxaa kaloo ku jira laba wasiir oo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasoo kala ah: wasiirka arrimaha gudaha, Jen. C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) iyo wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, Daa'uud Maxamed Cumar. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa isagu shalay u sheegay BBC-da in maanta uu magacaabi doono guddiga dowladda KMG ah ku matalaya wadahadallada, lamana oga in ra'iisul wasaaruhu uu ku raacsan yahay guddigan madaxweynaha iyo in kale. Dhanka kale, madaxweynaha DKMG ah wuxuu ciidamada dowladda uga digay inay dhibaateeyaan shacabka, gaar ahaan haweenka indho-shareerka iyo jalbaabka wata iyadoo lagu eedeynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Madaxweynuhu wuxuu maxkamadda sare amar ku siiyay in askarigii la qabto isagoo dadka shacabka ah dhibaateynaya la horgeeyo maxkamad, isagoo sheegay inaysan ka ogolaanayn hay'adaha xuquuqda aadanaha inay howlahooda eedeymo u soo jeediyaan.
-
Sheikh Shariif Chooses Somaliland Talks Delegates
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Good news not lets see if the talks work or not -
Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Somalias interior minister good man he is the head of the gudi this man said it before he has nothing against somaliland recognition. -
Top News: Al-shabaab beheads Abu Mansur Al-Amriki
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Warya Showqi Amiirku maha nin guri waayey gurigisa bu jooga hada uma baahna villa meel kale looga dhiso i dont think so.Amiirka Qolo Koonfureed dhibaato kuma hayaan eeh General Bahuku iyo ku kale Kenyaatigay isku dhegenyihin. -
Top News: Al-shabaab beheads Abu Mansur Al-Amriki
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Showqi ma waxa lugugu yidhi Xaajigu Guryaha bu kiireyaa:D -
Energy Resources East Africa is world's new energy frontier Published: April 12, 2012 at 3:11 PM Advertisement MAPUTO, Mozambique, April 12 (UPI) -- Not long ago the ramshackle former Portuguese colony of Mozambique on the east coast of Africa was written off as a basket case. Now it's on the cusp of energy riches as the region becomes the world's hottest oil and natural gas zone and is likely to become a major gas exporter. "East Africa used to be regarded as an oil industry backwater, a poorer relative to the continent's resource-rich north and west," the Financial Times observed. "That's changed over the past 12 months as majors and independents invest hundreds of millions of dollars in exploration and compete to snap up licenses on the continent's last hydrocarbon frontier." Indeed, the region's energy boom's so great the main impediment is a shortage of deep-water rigs. This is due to a drilling boom and a downturn in production of new offshore rigs during the recession that began in 2008. Industry sources say 50 new rigs are planned but the shortage is expected to persist for some time with charter rates hitting $600,000 per day. Tullow Oil, a London wildcatter, and Britain's Heritage Oil got the ball rolling in 2006 when they struck oil in Uganda's sector of the 3,500-square-mile Lake Albert rift basin which extends into the Democratic Republic of Congo. They plan to extend exploration to the East African rift basins of Kenya, the region's biggest economy, and Ethiopia in 2013. The Lake Albert field contains an estimated 1 billion barrels of oil, making it the biggest onshore field found in sub-Saharan Africa in two decades. In March, Tullow sold one-third of its interest in its Uganda blocks to the China National Offshore Oil Corp. for $1.467 billion. CNOOC and France's Total plan to spend several billion dollars on developing the field over the next few years. But things got really turned around in February 2011 when Texas company Anadarko Petroleum Corp., one of the world's largest independent oil and gas outfits, and Cove Energy of London hit natural gas at their Windjammer well in the Indian Ocean off Mozambique, where exploration is most advanced. Two other strikes quickly followed, giving them an estimated 12 trillion cubic feet of gas, or 2.1 billion barrels of oil equivalent. The field could contain up to 30 tcf. Italy's Eni, lead partner in Mozambique's offshore Mamba Northeast field, announced a new giant gas discovery March 26 that boosted reserves there to at least 10 tcf. Eni says the field off Cape Delgado holds a potential 40 tcf of gas. The Financial Times said the Mozambique fields could contain up to 60 tcf. Anadarko and Cove are spending $150 million on exploration in Uganda over the next two years and looking to expand into Kenya, where oil was discovered this year in the northwestern Turkana region. These finds, spearheaded by Tullow and its Canadian partner Africa Oil Corp., showed strong indications the oil-bearing strata runs into Ethiopia, where exploration is getting under way. Africa Oil Corp., meantime, recently hit pay dirt in neighboring Somaliland, a breakaway enclave in the north of strife-torn Somalia west of Kenya. Australian explorer Jacka Resources has moved into the Habra Garhajis block in southwestern Somaliland, which declared its independence in 1991 and has enjoyed relative stability despite the Somalia bloodletting, to start exploration work. Norway's Statoil made a major gas find off Tanzania, Mozambique's northern neighbor, in February, with reserves estimated at 5 tcf. That's the biggest find so far in Tanzania, which will auction off 16 offshore oil exploration blocks in September, with the process due to close in 2013. Africa-focused Ophir Energy and the BG Group of Britain, the largest supplier of liquefied natural gas to the United States, have recently made significant gas finds off Tanzania. Meshack Kagya, top geologist with the state-run Tanzania Petroleum Development Corp., said the country's gas reserves stand at 10 tcf and are expected to grow. The gas finds are expected to establish the region as a key hub for supplying the energy-hungry Asian market, particularly China and India. LNG shipments will go directly across the India Ocean from Kenya's Mombasa and other ports that are expected to be constructed as the energy boom transforms East Africa's economies. Read more: http://www.upi.com/Business_News/Energy-Resources/2012/04/12/East-Africa-is-worlds-new-energy-frontier/UPI-84401334257882/#ixzz1rxF95XmL
-
Top News: Al-shabaab beheads Abu Mansur Al-Amriki
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
^^ Baritoole uun yanu Al Amriki shir jaraid qaban -
Top News: Al-shabaab beheads Abu Mansur Al-Amriki
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Sounds fake -
Maleeshiyo ka soo duushay Buuhoodle oo Oday Reer miyi ah ku dishay Deegaanka labada ciidan isku hor-fadhiyaan Qorulugud(Waaheen) Maleeshiyo ka soo duushay Buuhoodle oo wadatay sadex gaadhi ayaa weerartay dad xoolo dhaqato ahaa oo joogay deegaanka ay labada Ciidan isku hor fadhiyaan, waxaanay ku dileen Oday la odhan jiray Maxamud Bulaale Warsame (Beer-haye), oo ka mid ahaa sadex qof oo markaas ay ku soo baxeen. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helnay Dilka Odaygaasi, Maleeshiyadda soo weerartay oo ka timi dhinaca Buuhoodle waxa ay sadexda gaadhi ee ay wateen ku soo buufiyeen kii ugu horeeyay Rinjiga Ciidanka Qaranka, iyagoo kuwa kalena Calanka Somaliland soo sudhay, taasoo ay ku khiyaameeyeen Dadka Deegaankaas degan. Xidhibaan Xariir Siciid Ducaale oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Marxuumka la dilayna Adeer u yahay ayaa isaga oo u sii jeeda Deegaanka dilku ka dhacay Waaheen u sheegay falkaasi iyo sida uu u dhacay “ Allaa yar-xamu Odaygaasi waxa dishay koox Buuhoodle ka soo duushay oo wadatay sadex gaadhi, waxay ku soo baxeen Odayga iyo laba Wii loo la joogay meel Reerka agtiisa ah, markaa may garanayn waxay moodayeen uun Ciidankii Somaliland. Labadii Wiil way carareen markii Tacshiirada ay ku bilaabeen laakiin Odaygu wuu dagaalamay markaa waxay ku dhufteen rasaastii waanay noqdeen” ayuu yidhi Xildhibaab Xariir Waxaanu intaa ku daray xildhibaanku “ mushkilada meesha taalaa waxa weeyi dadkii deegaanku waxay u dabran yihiin Xukuumadda oo leh talaabo ma qaadi kartaan, maalin walbana sidaasaa loo laynayaa dadkii Xoolo dhaqatada ahaa iyagoo iska Shicib ah, markaas dhibta meesha taalaa waa taas oo u baahan in wax laga qabto” ayuu kaga baxay
-
Mali's new leader threatens 'total war' against Tuareg rebels Mali's new interim president, who took over from coup leaders on Thursday, has threatened "total war" against the Tuareg and Islamist rebels who have seized half the country since the putsch three weeks ago. Mali's Interim President Dioncounda Traore (left) is congratulated by coup leader Amadou Haya Sanogo after being sworn in at a ceremony in Bamako, Mali Photo: AP Photo/Harouna Traore 7:12AM BST 13 Apr 2012 Former parliament speaker Dioncounda Traore took the oath of office in the west African nation at a ceremony on Thursday attended by, among others, junta leader Captain Amadou Sanogo, who initially grabbed power in the March 22 coup. Mali's new interim leader - a 70-year-old mathematician turned politician who speaks six languages - is expected to soon name a prime minister, and to organise elections within 40 days. The mutineers justified last month's coup by accusing the former government of mishandling the Tuareg rebellion - but their action allowed the Tuareg and Islamist militants to take over a vast area in the desert north, effectively splitting the country. Amid the disarray in the capital, they captured an area the size of France, including the ancient town of Timbuktu, bringing lawlessness to an area already gripped by drought and acute food shortages. Traore said he was "aware of being the president of a country at war" and warned that the rebels must "stop the... pillaging, the rapes. They must leave the cities that they have occupied." RELATED ARTICLES British couple escape al-Qaeda in Mali 11 Apr 2012 Britons in Timbuktu escape 04 Apr 2012 Mali's president submits resignation following coup 09 Apr 2012 Mali sanctions lifted as coup leaders step aside 08 Apr 2012 If they did not, he said, "we will not hesitate to wage a total and relentless war." The Group of Eight rich nations voiced "deep concern for the deteriorating situation in northern Mali and the implications the current crisis has for the wider Sahel region, including the impending humanitarian crisis." The G8 foreign ministers, meeting in Washington, said they had "reinforced their support for the territorial integrity of Mali... and urged all parties to ceasefire and engage in political talks." A US State Department spokeswoman said the United States welcomed Traore's inauguration as a positive step in the country's political transition process, urging "all parties to facilitate the swift and complete restoration of civilian rule through free and fair elections." The African Union also applauded the handover of power to Traore. The State Department however expressed deep concern at reports of human rights violations in the north. Meanwhile ECOWAS foreign ministers met in Abidjan Thursday to consider sending a regional force into northern Mali. The rebellion there "constitutes a real obstacle to the peace process," said Ivorian Foreign Minister Daniel Kablan Duncan after the meeting of the 15-nation Economic Community of West African States (ECOWAS), which mediated the Mali power transfer. On the possibility of sending in a force, Duncan said "the resolutions will be handed over to the ECOWAS heads of state," as fears rose that the rebel-held region could become a haven for radical Islamists. The coup leaders, Malian politicians and ECOWAS mediators are scheduled to meet in Burkina Faso this weekend to clarify the still murky management of the transitional period. In Mali, five ministers and four other politicians of ousted president Amadou Toumani Toure's government were released on Thursday, according to Captain Moussa Dindo, who is close to the junta, and family members. The nine had been held at the coup leaders' headquarters, a military camp at Kati, near the capital Bamako. The junta is expected to retain some influence, with observers saying coup loyalists could be named to key ministerial posts, notably those linked to security as the army tries to reverse the massive rebel gains. Many of the Tuareg rebels, who have fought several separatist campaigns over the years, are heavily armed and battle-hardened from last year's Libya war where they fought as mercenaries for slain dictator Muammar Gaddafi Joined by Islamist extremists linked to Al-Qaeda in the Islamic Maghreb (AQIM), they made unprecedented gains in the weeks since the coup. The main Tuareg rebel group, Azawad National Liberation Movement (MNLA), has declared an independent state, a call rejected by the international community and by the MNLA's former Islamist allies. Ansar Dine, the Islamist group that controls several key towns, has imposed sharia law in some areas under its influence and distanced itself from the Tuareg nationalist cause. The UN Security Council has warned of the growing "terrorist threat" in northern Mali, while the world body's rights chief Navi Pillay said violations could be worsening in the rebel-held north. Reports "suggest that civilians have been killed, robbed, raped and forced to flee", she said in a statement. Both Ansar Dine and AQIM are recruiting children in a bid to boost their forces, a local elected official and a journalist in the region told AFP. Ansar Dine, backed by AQIM, meanwhile took control of Timbuktu's renowned centre of historic manuscripts which keeps between 60,000 and 100,000 documents, sources said. Source: agencies
-
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Sensai maxaad igu diidaysa Neautralnimada waan ahay waleh dadku wa ii dhex -
Shinbir aad ba looga jecelyahay Midnimada
-
Taleeh airport is about to be completed - video
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Good news well done Khaatuumo -
The impending talks between ‘somaliland’ and the tfg
Xaaji Xunjuf replied to baalcade's topic in Politics
Carafaad wa run laakin Taleexi iyo anigo qaraabo baanu nahay laakin isagu ma ogala inu hargeysa maalin casumaad ku yimaado hada anigu diyaar baan u ahay inan tago taleex iyo xaysimo iyo meelaha u ka so jeedo. -
Somali president, PM disagree over the responsibility of National theater blast SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 13, 2012 COMMENTS OFF MOGADISHU(Sh. M. Network)- Somali president Sheik Sharif Sheik Ahmed and his prime Minster Abdiweli Mohammed Ali have both disagreed over the recent deadly at national theater inMogadishu, killing six people, including the country’s top sports officials. Ali Mohamud Farah (Ali Seeko), a lawmaker, confirmed to Shabelle Media that there is a growing accusation by Sheik Sharif and Abdiweli who each accuses the other to be responsible of the explosion. The MP also says the incident at the theater cast shadow between the TFG officials. While speaking this weekend at a press conference inMogadishu, Somali president Sheik Sharif Sheik Ahmed announced that Somali information Minster takes the responsibility of suicide bomb explosion hit inside Somali national theater on Apr 04, 2012.Somali PM escaped from the blast narrowly. This comments followed after Mogadishu Mayor Mohamud Ahmed Nur Tarsan disclosed that some top TFG officials were behind the attack. Al shabab said it has carried out the suicide attack.
-
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Shinbirow i am very a neutral person. -
Now they have bases its all coming together.
-
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Shinbir my cities i have no cities i left Somalia 22 years ago lacagtan shaqeysto tax ba gurta all i want to retire soon and go back Home markasan cities leeyahay.Hadaan joogi laha wax kale ahaan lahayd as For Amiirku that man is going Globally. -
Somalia's TFG defense Minister we are building Military hospitals
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Ceeb waryaa qof weyn waliga Liar lugu mayidha Shinbirow igu hale anigu ila xamar meel ay wax ka dhacan ila gees ka gees Horn of Africa waan ka so tabiya eh. -
Hassan Dahir Awayn fled from South to Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Dr Osman ha deg degin they just arrived they need to feel at home first:D
-
Popular Contributors