-
Content Count
29,841 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The hell with secessionists Somalia is one and will remain one dadkan xaafadaha kala qeybinayaan la yaaba anigu ma galkacyo ba noqon karta laba wadan come on caqliga hala isticmaalo.
-
GaroweGal;819709 wrote: From what I understand "Soomaaliyey toos" was written in the early 1900s in attempt to entice the Somali people to rise against the Italian and British Colonialists, and this was later adopted as 'national anthem' during the civil war in an effort to restore the country. However this is not the original Somali national anthem. I believe our anthem is Qolobaa Calankeedu. I would love to know who wrote it. Qolaba Calankeena was written by Abdilahi Qarshe this man Allah ha u naxariisto
-
This one is also good on Somali leadership and how it should be
-
Good man jamac kediye Somali baan ahay wa runti
-
Guutooyin ciidamo somaliland oo lagu qarameeyay degaanka Buuhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Well done ciidanka qaranka -
Puntland Constitution Is An Affront to Somalinimo
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Waa kayga aniga cidi ilama laha kagana kula lihi -
Kingofkings Qof Somali kala qu quba halkaan looga ma baahna wada jirka dalka Somalia wa shay u bahaan in la isku hayo, marka sheekooyinkan xawalayga kala tag meesha.
-
Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Jordan Oo Guul Ka Soo Hooyey Bandhig Jaaliyadeed Ay Ka Qayb-galeen 30 Dawladood, Lana Dhex Tagay Calanka Jamhuuriyadda + Ciyaar Dhaqameed Ay Dhigeen (Sawiro) Irbid (Ramaas) Apr 16,2012 – Magaaladda Irbid ee dalka Jordan ayaa waxa lagu soo gabogabeeyay bandhig jaaliyadeed sanad walba loo qabto ardayda ajaanibka ah ee wax ka barta jaamacadaha dalkaasi oo ay ku jiraan arday badan oo reer Somaliland ah, kuwaasi oo wax ka barta jaamacadaha dalkaasi. Bandhigan oo sanad walba la qabto si loo kobciyo is-dhex galka bulshooyinka ajaanibka ah ee ku dhaqan dalkaasi isla-markaana lagu soo bandhigo qaybo kala duwan oo ka turjumaya hidaha iyo dhaqanka jaaliyad kasta, taasi oo ka turjumaysa wadankii ay ka yimaadeen ayaa sanadkan guud ahaan jaaliyadahaasi ku soo bandhigeen ciyaar dhaqameedkooda iyo waxyaabo kale oo dhaqanka la xidhiidha. Bandhigan oo sanadka ay qaban-qaabadiisa lahayd Jaamacada loo yaqaano JUST (Jordan University of Science and Technology) ee dalkaasi Jordan ayaa waxa ka qayb qaadanayay ilaa 30 dawladood oo Carab iyo ajaanib kaleba leh. bandhigyada noocan oo kale ah ayaa sanad walba waxa loo qabtaa ardaydan, si loo kobciyo is-dhexgalka bulshooyinkan, isla markaana wax looga barto dhaqanka iyo hiddaha ay caanka ku yihiin wadamada ay ardaydani ka kala yimaadeen. Sanadkan ayaa markii ugu horaysay taariikhda bandhig-jaaliyadeedkan ka qayb qaatay ardayda jamhuriyadda Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay saaxadda jaaliyadaha ee jaamacadan. Wefdiga matalayay wadanka Somaliland waxay ku guulaysteen inay soo bandhigaan qaybo kala duwan oo ka turjumaya hiddaha iyo dhaqanka bulshadeenu leedahay sida ciyaar-dhaqaameedyada oo ay soo bandhigeen ciyaarta loo yaqaan "Saylici" iyo cuntooyinka shacbiga ahba, kuwaasi oo guud ahaan ardaydii kale ee ajaanibka ahayd iyo waliba madaxdii ka soo qayb-gashay soo dhaweeyeen ciyaar-dhaqameedyada iyo cuntooyinka reer Somaliland caanka ku yihiin ee ay soo bandhigeen ardaydan oo sidoo kale halkaasi la tagay calanka Jamhuuriyadda Somaliland. Ardayda reer Somaliland ee ku jira jaamacadaha dalka Jordan ayaa guul wax ku ool ah ka soo hooyey bandhigaasi iyagga oo calanka Somaliland la dhex tahay dad ka kala yimid 30 wadan oo adduunka ah.
-
Dastuur federaali ah oo dusha lagaga keeno ba waxan oo dhan burin kara. Budhlayn is part of somalia cid wax goosanaysa ma jirto.
-
Puntland Constitution Is An Affront to Somalinimo
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Waleh tani meel kale bay ka degeya hadaan la is daba qaban. -
Carafaat where is detoore osman.
-
This is my fav song 2012 " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Not gonna happen adeer the unity of Somalia is a must.
-
KingofKings you are flirting with secession but it will never happen you will always be ruled by Mogadishu.
-
Che Guevara cadalaada wa in la sheega ama cadaalo darada waxa meesha ka jira bal weynu eegi labada dastuur eeh ka TFG iyo kan faroole soo mal maluuqay siday isku wafaqaan:D
-
Blackmailing Somalia for Political leverage the decision of Somalia lies within the people of Somalia not some parts of Somalia.You cant have you're own form of federalism to achieve you're clan objectives as a clan state.This is unacceptable the authorities in Mogadishu should never ever accept this.
-
-
Popular Contributors