-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Ethiopian forces arrest two Somali MP in Baydhabo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The liberating forces of Somalia aka the Xabashis arrest two Somali MPS Kuwi la xoreyey ba sida loo bah dilaya war ileen ceeb looma dhinto. Sheikh Abu mansuur roobow released the same xaabsade in 2009 xabashidu na jeelkay dhigeen 2012 hada addis ba loo si wada. -
Ethiopian forces in Baidoa town detain two Somali MPs SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 25, 2012 BAIDOA (Sh.M.Network)- The reliable news sources from the southern Somali town ofBaidoasaid on Wednesday that Ethiopian forces have arrested two Somali lawmakers after allegedly accused of opposing for making a regional state. Sheik Aden Mohammed Nur known as Aden Madobe and Mohammed Ibrahim Habsade, the two legislators were detained by the Ethiopian troops from their houses in the town and then they were airlifted to a jail at the border betweenSomalia and Ethiopia. Sheik Aden Mohammed Nur, former Somali parliament speaker, Mohammed Ibrahim Habsade, former Minster of transport for TFG have been on tour in Bay and Bakol regions of Somalia after both Somali and Ethiopian forces captured that regions from Al shabab militants. Some reports confirm that the MPs have been transferred to another prison in Addis Abbaba, the capital of Ethiopian. A lawmaker close to the speaker whom Shabelle Media contacted on the phone to know more the issue of the MPs denied the arrest report. Ethiopian has sent again its troops and tanks into Somali last year to help TFG war on Al shabab fighters, capturing several strategic areas in south and central regions of Somalia.
-
A Puntlander Responds To The Khat Ridden Administration
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
So its now about borders and you want to talk about Borders Somaliland has borders with Somalia and that's a fact Whether you call it Puntland xafadooyinka garowe iyo Bosaaaso we will only talk to a government in Somalia la hadli mayno mamuul beeleedyaasha:D Ta markan ku sii daro TFG manay matalin Buntland manay kala hadli karayn waxa aad doonaysid its seems u don't trust you're own government why is that? -
Why does Khaatuumo Allow this guy to visit Buhoodle?
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Khaatumo needs to deport this guy this guy is backstabbing the Admin in Buhoodle. -
A Puntlander Responds To The Khat Ridden Administration
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Puntland is Somalia and Puntland is represented by the TFG right the transitional federal government of Somalia the Prime Minister hails from you're region why are the Sufis ahlusuna wal jamaca guys not allowed to have their own fair representation in the Talks or Azania ximan iyo xeeb galmudug and all the other Clan states in Somalia? Its seems you have no trust in you're own government... -
Buuhoodle : “Khaatumo waa ruuxaan Magacyo badan sheeganayey ilaa sanadii 2009kii “Wasiirka Kaluumaysiga puntland. 25 April 2012 APL Buuhoodle (APL ): Wasiirka kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo ku sugan deegaanka Gobolka Cayn xili uu waraysi siiyey idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey ujeedada socdaalkiisa uu ku gaaray gobolka oo uu sheegay in uu ku saabsanaa sidii uu ugu kuurgali lahaa xaaladaha Deegaanka . Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee dawlada Puntland Eng, Maxamed Faarax Aadan waxaa uu si weyn u dhaliilay siyaasada maamulka Khaatumo ee dhawaan lagaga dhawaaqay deegaanka Taleex ee gobolka Sool ,wuxuuna sheegay in dadka abaabulayay nidaamkaasi ay yihiin rooxaamo magacyo badan iska sheeganayey tan iyo sanadii 2009 isla markaana aanay jirin dan iyo difaac ay u keeneen deegaanka ay ku sugan yihiin,”waxaan uga digayaa in aysan dadka marin habaabin oo ay dadkooda dhinac ka raacaan shakhsiyaadka ku meeraysanaya shacabka dhexdooda ee hawada beenta ah ku jooga deegaanka Goboladda Cayn & Sool ee uu ka arimiyo Maamulka puntland,isla markaana ay puntland la dhinactagantahay difaac iyo wax ka qabashada arrimaha bulshada deegaanka gobolkaan iyo goboladaanba. wasiirku wuxuu sidoo kale qaaday dastuurka cusub ee Puntland oo dhowaan la dhaqangeliyey kaasoo uu tilmaamay in si toos ah loogu dhaqmi doono qodobada ku xusan oo si gaar ah utilmaamatay soo celinta soo dhulka ka maqan Puntland. Eng,maxamed Faarax waxaa uu sidoo kale ka hadlay arrimaha Dastuurka puntland iyo ansixintiisa oo uu sheegay in ay u dhacday sidii ugu wanaagsanayd isla markaana degdeg loo fulinayo hirgalinta dastuurka oo ay qodobadiisa ka mid yihiin in Xuduudaha Deegaanka in la difaaco lana adkeeyo. Dhinaca kale wasiirka kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland ayaa sheegay in Somaliland uu ku fashilmay duulaanadii ugu dambeeyay ee ay kusoo qadeen gobolka Cayn halkaasi oo ay ka dhaceen dagaalo xoogan oo dhexmaray ciidamada Soomaaliland & dadka deegaanka” Waxaa la gaaray xiligii dhafaaorka laga toogan lahaa kuwa deegaanka kazoo jeeda ee la safan dadka cadowga ah kuwasoo cadaystay in ay cabaan dhiiga shacabka muwadiniinta ah”. Ugu danbayntii waxaa wasiirku sheegay in dowladda puntland ay wali u gacan hatinayso shakhsiyaadka sheegtay maamul khaatumo iyo kuwa kale ee gidaarada fadhiya waxayna leedahay dadkiina dhinac ka raaca .
-
A Puntlander Responds To The Khat Ridden Administration
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Somaliland was always like since the 90s reer Somalia we are willing to talk to you but come with one government and now 21 years later Somalia is not ready to approach Somaliland with one leadership. -
HARGEISA (Somalilandsun) – The ongoing strengthening of the national police force has made it possible for the country to sustain security. This was said by the interior minister Hon Mohamed Nuur Arale Duur during a briefing to the standing committee of the Guurti, the upper house of parliament where he also revealed that the police force will receive necessary tools from the British government and UNDP. Hon. Duur told the elders that the police force has seen an increase in the number of officers who possess diverse skills like firefighting, first aid, investigation, bomb disposal and anti-terrorism tactics that emanate from continuous training of new recruits as well as refresher courses for those already in the service. The interior minister revealed that the ministry has finalized drafting a police act that will be submitted to parliament after approval by the council of ministers. He said that the draft act once approved will provide clear guidelines on the mandate of the force, chain of command as well as operational guidelines. He told the elders that the interior ministry is further exploring avenues that will distinguish the coast guard which falls under the police chain of command but undertakes duties outside the mandate of the force. As per the security situation in the country the elders were informed that disputes that have threatened to spiral out of control in Sanaag region have been solved amicably. He said that the reconciliation teams established by his ministry have finalized all negotiations and what remains to wrap up the whole saga is the payment and exchange of blood money, thus compensate for the dead as per local customary laws.
-
A Puntlander Responds To The Khat Ridden Administration
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Somalia Clan card what are you on about the TFG is the government of Somalia Cabdi Cawar is part of it Sheikh sharif sh Axmed is part of it Sharif sakin is part of it its 4.5 wa wax ay Somali leedahay. -
A Puntlander Responds To The Khat Ridden Administration
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Mar haddii sida wax loo doonayay wax u socon waayeen, iyo khibradda ay maalinba maalinta ka dambeysa Puntland ka yeelaneyso arrimahan oo kale ay sii siyaadeyso, taasoo markii dambe keentay in gaashaan sii sameysato. Waxaa ii soo baxay, dad badan oo kalena shaki ka muujiyeen in haddii la isku dayo in Puntland xaqeeda la duudsiiyo ay markaa suurto gal tahay in Puntland ku dhawaaqdo GOONI ISU-TAAG, oo xalka soomaaliya markaa meesha uu hadda joogo meel ka fog laga raadiyo. Threatening with secession qolyahan budhlayn wa gabadh leh qasab igu shukaanso adeer bahashu qasab maha cidanu doonu banu la hasawayna. -
Submarine Cable Map - Cables off the Somaliland Coast
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ Somcable Mohammad Aw Siicid. -
Their Superiority complex just love it
-
Abtigiis;822535 wrote: "Blunt language cannot hide a banal conception” James Wolcott warns, ditoore. It is utterly predictable false doctors would hate the samatars. All the mediocre academicians nurse their affected self-worth through bashing those who have left them behind in thought and intellect. :D Fake phd holders
-
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maleeshiyadii Al-shabaab Ee Ku Sugnayd Galgala Oo U Digo Rogatay Buuralayda Xaafuun Ee Puntaland, Saldhigna Ka Samaystay Iyo Diyaaradaha Maraykanka Oo Cirka Ka Duqeeyey Hargeysa, April 23, 2012 (Haatuf) - Maleeshiyada kooxdii Alshabaab ee dhawaan soo dagay Buuralayda Galgala ee bariga Somaliland, ayaa ka kolonyaystay Galgala, isla markaana uga digo rogteen dhinaca Buuralayda deegaanka Xaafuun ee Puntaland, kuwaas oo Saldhig ka samaystay Buuralaydaasi Xaafuun oo la sheegay in labadii maalmood ee u dambeeyay ay duqayn Cirka ku garaaceen Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku. Kooxda Alshabaab oo iyagu ka soo firxaday dagaalada lagaga awooda roonaaday ee Somalia ku dhex maray Ciidamada dawlada TFG oo ay taagaaraan Ciidamada Midowga Afrika, isla markaana labadii todobaad ee ugu dambeeyay ku sugnaa Buuralayda Galgala ee xuduuda Somaliland iyo Puntland, ayaa wararku intaa ku darayaan in deegaanada Buuralayda Cal-miskeed oo ku taal Puntland ay ka samaysreen Saldhig gabood ah. Wararka laga helayo deegaanadaasi ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ee soo dagay Xaafuun oo ku taala xeebta ay maamusho Puntland ayaa walaac weyn ay ka muujiyeen maleeshiyada Alshabaab ee soo dagtay deegaankaasi, kuwaas oo labadii maalmood ee shalay iyo doraad ay Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku ay duqaymo culus oo Cirka ah ka fuliyeen deegaanka Xaafuun iyo Buuralayda Cal-Miskeed oo 380 Km koonfur bari ka xigta magaalada Boosaaso. Maleeshiyada Alshabaab ee u guuray deegaanada Puntland ayaa la sheegay inay hogaaminayaan xubno sare oo ka tirsan ururkaasi, oo ka soo jeeda dhalasho ahaan deegaanka Puntland, kuwaas oo wararku intaa raaciyeen inay ka mid yihiin Fu’aad Maxamed Khalaf (Shangole) iyo nin lagu magacaabo Kutub-weyne. -
Dr osman the Samatar brothers come from a great lineage in Somaliland both on their paternal and Maternal side the Sultan of Awdal is their first cousin Suldaan Jamac Ibrahim Samatar.The Samatar brothers believe in a Confederate state for the Somali republic where everything is shared equally between Somaliland and Somalia they never support leaders based on Qabil.
-
^^ Yes he is
-
M/Ku xigeenka Iyo Maayarka Hargeysa oo furay Waddooyin cusub, kuwo kalena dhagax-dhigay April 24th, 2012 Hargeysa(Somaliland.Org)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay waddo cusub oo laami ah oo dhererkeedu yahay 1.8Km oo laga hirgelinayo xaafadda DAAMI ee degmadda Gacan-libaax ee magaaladda Hargeysa isla markaana xadhiga ka jaray waddo kale oo xaafadaasi laga dhisay oo dhererkeedu dhan yahay 900m oo ka bilaabanta Geerashka Cabdi-Xasan ilaa Baliga Daami. Waxa kale oo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland xadhiga ka jaray wajigii labaad ee jidka 150-ka oo isku xidha degmooyinka 26 June, Koodbuur iyo Gacan-libaax. Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir oo ka hadlay dhagax dhiga jidkan ayaa sheegay dawladda Hoose ee Hargeysa ay dedaal badan gelinayso sidii ay wax uga qaban lahayd adeegyadda bulshadda ee Xaafadda Daami ee degmadda Gacan-libaax, waxaanu tilmaamay in wadani ay qeyb ka tahay qorshahooda ku wajahan xaafaddan. “ Runtii dadweynaha ku dhaqan xaafaddan Daami in badan ayaan waxba loo qaban taas oo noqon karta iyada oo aanay is abaabulin dadweynaha xaafaddu ama iyada oo aan loo soo jeedsan, laakiin imika waxaanu ku faraxsanahay in Akadamiyada beelaha la habysooco ee ay hogaaminayaan la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada iyo gudoomiyaha cusub ee degmadda Gacan-libaax inay dar dar cusub geliyeen hawlihii xaafada oo xaafada wadooyinkeedii ay baneeyeen, dawladuna kolba xaafada is maamusha ee wax qabsanaysa diyaar ayey u tahay inay wax la qabato,”ayuu yidhi Maayarka Hargeysa Md. Xuseen Maxamuud Jiciir. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil oo ka hadlay kulankaas waxa uu yidhi “Waxa noo farxad ah inaanu dhagax dhigno waddadii u horaysay ee dhex maraysay Xaafadan Daami taas oo dhererkeedu yahay 1.8Km,runtiina waa nagu qasab in xaafadaha, degmooyinka iyo gobolada dib uga dhacay horu marka in la soo gaadhsiiyo meelaha kale ee horumarka gaadhay, waana waajib in khayraadka dalka la baahiyo oo la gaadhsiiyo gobol kasta iyo degmo kasta oo ka mida dalka, Dadweynaha xaafadan ku dhaqana aad ayaan ugu hambalyeynayaa abaabulka ay sameeyeen.” Md. C/Raxmaan Saylici wuxuu sheegay in mudadii ay xilka hayeen ay dadweynaha ku dhiirigeliyeen sdiii ay horumarka ugala shaqayn lahaayeen xukuumadda. Madaxweyne Ku xigeenku wuxuu sheegay inay goboladda iyo degmooyinka dalku ay isu abaabuleen sidii ay gacan kaalin wax ku ool ah ka qaataan horumarinta adeegyadooda daruuriga ah maadaama oo uu xusay in dhaqaalaha dawladdu xadidan yahay. Waxa kale oo isaguna halkaasi ka hadlay La Taliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada Md. Barkhad Jaamac Xirsi waxaanu ammaan balaadhan u soo jeediyay dawladda Hoose ee caasimadda oo uu xusay inay waxyaabo badan ka qabatay mudooyinkii u dambeeyay horumarinta adeegyadda bulshadda ee xaafadda Daami. “Waxaan u mahad naqayaa dhamaan masuuliyiinta Madaxweyne ku xigeenku hoggaaminayo, Wasiirradda iyo Maayarka caasimadda ee ka soo qeyb galay dhagax-dhiga wadadan oo wax weyn ka taraysa horumarkii xaafadda.waa markii ugu horaysay ee masuul sare oo ka tirsan qaranka mudadii ay jirtay Somaliland uu yimaado xaafada Daami taas oo farxad gaara noo ah Shicibka ku dhaqan xaafada Daamina waxay dareensiinaysaa sida xukuumadda ay uga go’an tahay oo ay cadaynayso siday u danaynayaan wax u qabashadda bulshadda xaafaddan,”ayuu yidhi Barkhad Jaamac Xirsi. La Taliyuhu wuxuu si weyn ugu mahad celiyay shirkadda isgaadhsiinta ee SOMTEL oo konton foosto oo daamur ah ugu deeqday dhismaha wadadan iyo Wasiirka duulista hawadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ugu yaboohay inuu ugu deeqayo sodon foosto oo daamur ah. Dhinaca kale, Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa xadhiga ka jaray waddo laga dhisay xaafadda Jameecadda ee degmadda Maxamuud Haybe oo dhererkeedu yahay 1.9m taasi oo isku xidha xaafadda Jameecadda illaa xaafada libaaxyadda. Waxaanu maayarku u mahad celiyay dadweynaha xaafadaasi ee ka qeyb galay lacagtii qaadhaanka ee lagu dhisay jidkan. Waxa kale oo uu Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir xadhiga ka jaray waddo kale oo laga dhisay xaafadda Jig-jiga yare ee degmadda Koodbuur ee magaaladda Hargeysa.
-
Dr osman why would the Prime Minister of Somalia want to live in some meel qalalan oo kuleyl badan oo dad gubtay ku noolyihin.While Mogadishu's weather is very tropical oo wa meel aad u hawo wanaagsan.
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Dhaliyaro hadaba beaska iyo barwaaqada ka shaqeya inaga dayaaa is jiijiidka is not good for the topic, doctorkana amaan hala siiyo Bosaasadisa ha ina berber eryo. -
^ Their capital is galkacyo