-
Content Count
29,842 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
“Cali Khaliif waxuu caddeeyay inuu xaq u leeyahay xubinimada gudigaas isagoo ku faanaya shahaadada PhD ee uu ka qaatay jaamacad derejada saddexaad ah. Wuxuuse illow sanyahay inuu xukuumadii………”-Oday Qaybe Oo Cambaareeyay Siyaasadda Gaaban Ee Cali Khaliif Galaydh Hargeysa(Togaherer)-Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa si adag u naqdiyay siyaasadda Dr. Cali Khalif Galaydh ee ku waajahan deegaanada Beesha Dhulbahanate iyo weliba aragtidiisa wada hadalka Somaliland iyo Somaliya. Sida uu Daabacay Wargeyska Geeska Afrika, Oday Qaybe wuxuu sheegay in inkastoo uu Cali Khaliif sheego inuu aaminsanyahay Somaliweyn, haddana haddii loogu yeedho inuu madaxweyne xigeen labaad ka noqdo Somaliland, la arki doono isagoo difaacaya jiritaanka iyo madaxbanaanida Somaliland. Oday Qaybe, wuxuu muujiyay inuu ka xunyahay inay reer Buhodle noqdeen dad qof walba u nuqul. Qoraalkaasi wuxuu u dhignaa sidan: “Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif ee sheeganaya maamul gobaleed aan jirin. Sharciyada adduunku ku dhaqmo ayaa tilmaamaya meeshii dawladi ama maamul goboleed ka tirsani ka jirto ay leedahay dhul la yaqaan ( recognized territory). Mr. Cali khaliif wuxuu ka xanaaqay labada masuul ee ka soo jeeda beelaha sool iyo sanaag bari ee sheekh shariif ku magacaabay xubno ka mid ah gudida Somaliya uga qayb geli doonta wada hadalka Somaliland. Cali Khaliif waxuu caddeeyay inuu xaq u leeyahay xubinimada gudigaas isagoo ku faanaya shahaadada PhD ee uu ka qaatay jaamacad derejada saddexaad ah. Wuxuu illow sanyahay inuu xukuumadii Cabdi Qaasim uu Raysalwasaare ka ahaa isagoo ******* oo dhan metelaayey hankii loo qabay ku fashilmay oo Barlamankii Somaliya kalsoonidii kala noqday. Cali Khaliif wuxuu reer sool siiba degaanka Buuhoodle ku noqday gantaal laga soo ridey Maraykan dhimasho iyo dhaawac tobanaan dhallinyaro ah sababay inkastoo uu yidhi somaliwayn ayaan u dhimayaaa siday Waheen 16/4/2012 qortay , haddii madaxwayne ku xigeen labaad loogu yeedhi lahaa isagoo ordaya ayuu Hargeysa imaan lahaa oo ku baaqaya madax banaanida Somaliland inay muqadas tahay. Waxaan ka xumahay inay reer Buhodle noqdeen dad ninka doonaaba ku shaqaysan karo oo si fududna dagaal u gelin karo.” Warqabadka Togaherer Hargeysa, Somaliland
-
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War wax fahan Alshabaab bay u socdeen dabeedna waxay jiidheen qaar kaluunkooda ruugaya sideed adigu wax u fahanta. -
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystey Degmada Gumbax Ee Gobolka Bari Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa xalay duqeyn ka geystey degmada Gumbax ee gobolka Bari. Duqeynta ay diyaaradahaasi geysteen oo ahayd mid si weyn looga argagaxay ayaa waxaa ku dhaawacmay labo qof. Labada qof ee dhaawacmay waxay kamid ahaayeen kaluumaystada degmada Gumbax iyagoona xiligii ay duqeyntu dhaceysey badda ku jirey. Duqa degmada Gumbax Faarax Siciid Jaamac oo Horseed Media la hadlay ayaa ka warbixiyey sida ay wax u dheceen. Wuxuun sheegay in duqeyntaasi ay xalay saqdii dhexe ka dhacday meel dhowr Mile u jirta xeebta degmada Gumbax. Faarax Siciid Jaamac oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in diyaaradihii duqeynta geystey ay gubeen qalab badan oo kuwa kaluumaysiga ah. Duqa Gumbax oo ay Horseed Media weydiisey inay garanaayaan cidda weerarakaas geysatey iyo sababtaba wuxuu tilmaamay inaysan waxba kala socon. Haseyeeshee ay u malaynayaan in dadkaas kaluumaysatada ah laga shekiyey islamarkaana loo qaatay inay ka tirsan yihiin kooxaha Burcad-badeeda ah ee ka qowleysta xeebaha Soomaaliya. Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo arintaas ku saabsan oo ilaa iyo hadda kasoo baxay dhinaca dowladda, waxaana wararka laysla dhex marayaa ay sheegayaan in diyaaradahaasi ay ku tirsanaayeen kuwa ciidamada NATO ee ku sugan xeebaha Soomaaliya. Horseed Media -
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Its says there were no pirates there its true Alshabab iyo pirates maxa isku keeney. -
Duqeyn ka dhacday gobolka Bari Duqeynta loo geystay deegaanka Gumbax ayaa dhalisay cabsi xooggan Duqeyn ay geysteen labo diyaaradood oo aan la garaneyn cidda leh ayaa xalay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Gumbax oo u dhaxeeya degmooyinka Baargaal iyo Xaafuun ee gobolka Bari. Xog-hayaha dowladda hoose ee Gumbax, Guure Cali Cumar oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in diyaaradaha duqeynta geystay ay shan gantaal ku garaaceen meel 5 km dhanka xeebta kaga beegan deegaankaasi. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeynta iyo waliba sababta loo bar-tilmaameemdsaday deegaankaasi, walow xog-hayaha dowladda hoose ee Gumbax uu sheegay inuusan jirin khasaare soo gaaray dadka halkaasi ku nool. Guure ayaa intaas ku daray inaysan garaneyn sababta loo duqeeyay deegaankooda, wuxuuna shaaciyay in halkaasi aaneyn joogin kooxaha burcad badeedda. Hasa yeeshee, waxaa jira warar sheegaya in kalluumeysato halkaas joogtay loo maleeyay in ay yihiin burcad badeed.
-
Samafal hargeysa iyo xamar ba midoobay 52 sanno ka hor iyagi uun ba wada hadlaya hadana wa sida arinku hadaad diidaysid dee waa yeelkada:D
-
Somaliland Somalia beri bay dal wadaagi jireen indhaha ha iska tirin wixi walaga yimi hada calaamku wuxu so jeediyey inay labadi dhinac ay wada hadlaan wanu so dhaweynayna calaamku na wa dhex dhexaaadinaya, laakin wa inay wada hadaladu udhacaan sidi ay ahayeen oo ay beesha calaamku u qeexday. Dawlada TFG qabil bay ku dhisantahay beelaha Somalia degan oo dhan ba iska dhex arka marka dawlada TFG wa inay xubnahooda so xulan oo anay wada hadaladan ku so darin wax aan munasib ahayn.
-
Samafal Dawlada Kumeel gaadhka so xubo kuma jiran ka so jeeda sida Cabdi Cawar iyo qaar kalo badan dee meesha dawlada dhexe eh Somalia iyo dawlada dhexe eeh Somaliland ba wada hadlaya adigu ma waxad rabta inanu wada hadalada ku so dhex darno mayorka laascaanoodor something caqli gal maha waxani dee.
-
Dahabshiil provides vital service for African community CEO of money transfer service speak exclusively to African Business Review on why his company means more to him than just making money. The story behind international money transfer Dahabshiil truly is one of rags to riches. The company, now one of the largest money transfer businesses in the Horn of Africa, was started by African entrepreneur Mohamed Duale. In the 1970s, he fled Somalia with his family when civil war broke out in 1988 to England. With very limited resources, Duale set about rebuilding his business in his mission to serve African communities. With an ever-increasing Somali population, Dahabshiil flourished in London and has gone from strength to strength. In 2009, Dahabshiil made banking history and launched the first ever debit card in Somaliland and the following year opened an Islamic bank in Djibouti. Then in 2010, a telecommunications provider, Somtel, was launched. The organisation is largely owned by Dahabshiil, and provides telecommunications services in the Somaliland region. More than 40 years on and Dahabshiil still ensures the values it was built on are adhered to – trust and responsibility. The business has zero debt, remains entirely family-owned and is committed to its fair commission fee policy. CEO Abdirashid Duale spoke to African Business Review exclusively to discuss how the company means much more to him than just making profit, demonstrated by its recent $100,000 investment in helping the Somalian health and education service in the wake of the devastating drought, working with many NGOs. Source;Africa Reveiw “We target migrant communities wherever they are. I am a migrant and my father who founded the company was a migrant – so we understand completely the service required. People need to be able to send money back to home to help their families in a way that is easy and safe,” he said. “In the high street you will see internet cafés, food stores, aimed at the migrant community – if they are buying or selling from these places then we offer our services.” Dahabshiil employs nearly 5,000 people in over 150 countries. With offices in London and Dubai, Dahabshiil provides services to some of the world’s leading humanitarian organisations, including the United Nations, Oxfam, the Department for International Development, Development Alternatives, Inc (DAI) and Save the Children. Taking its corporate social responsibility seriously, it continues to support the Somali community both in Africa and abroad, investing 5 percent of its profits into community regeneration projects involving the development of schools, hospitals, agriculture and sanitation. Running a business involving operations in Somalia certainly poses its problems, as Duale explains. “It is of course a challenging environment, but we are a trusted organisation there. We are impartial and not involved in any politics, all our staff are from different regions and parts of different communities. “The African economy is really getting stronger, with diversifying trade making it less prone to the economic downturn. Many African economies have had too much reliance on commerce but now there are real investment opportunities in management, public finance and an increasing private sector, with an abundance of natural resources, it is set for organic growth.” “I believe the African disapora community sent home around $40 billion last year. Of course it is going to be in many different forms, with some investments etc. However I think it will only increase, because although the economical downturn in 2008 affected people’s finances things are on the up. “To many people, remittance payments are a lifeline. It is very, very important and provides a lot of income to the national economy which boosts the private sector growth. People wish to invest in Africa because it is the future in many ways – and we are very proud to be part of that.” So what tips does Duale have for African entrepreneurs trying to get businesses up and running today? “It is not easy, you have to believe in yourself and have an attitude that anything is possible and work hard. You must find the right people you can trust and believe in and rely on. “I also think that if you don’t take risks you will never make money. The business operation should look at local companies to help, giving people opportunities. But it’s a lot about looking at the long-term picture and investing in that, then the day-to-day survival will be more manageable with customer service being key. “The biggest challenge for Africa is providing jobs for the next generation – it is up to the businesses to do this and reap the benefits later on. “The environment in Africa is changing, nowadays the Chinese invest so much and in a way I wish they would work alongside African companies instead of competing with them to help boost trade further. But the interest is good – it brings about opportunities and optimism. People talk about doom and gloom but there are a lot of positive stories to be found in Africa.” With the man at the helm having this kind of attitude, Dahabshiil’s star will certainly continue to rise. Source:Africa Reveiw
-
Samafal waxay doonaan iyagu ha aminsanadanan Calaamka ayaa so jeediya inay wada hadlaan Somalia iyo Somaliland oo ay wax isla meel dhigan mustabalkooda ka hadlaan oo ay beesha calaamku dhex dhexaadin doonta , budhlayn dee wa mamuul beleed hoostaga Sharif isaga matalaya dawladisa TFG hadu doona cidu doona haku dhex daro oo dawladisa ka tirsan.
-
Samafal;820544 wrote: Somaliland way khaldan tahay. waan kula hadlayaa oo dad wada hadalka kaaga qayba galayana anaa dooraya wax is gala ma aha. Ka waran hadii Siiraanyo uu ku soo daro faysal cali waraabe, yaa u diidi kara? Wadahadalka cidii uu rabo buu sh Shariif kusoo darayaa ee adigu cidaad rabtid keen miiska oo fulaynimada is ka daa . Qodobka Lixaad waxay qeexday dawlada Somaliland iyo dawlada TFG ba wada hadlaya ,dee dawlada TFG hadu sharif ku so daro dad ka so jeedo gobolada dalkisa dee wa sax laakin dad gaar ah wa qalad dee
-
Odayga sharif wa inu Xiiniyo banaanka meesha so dhigta oo u yidha I am the head of state Madaxweynaha Somalia taladu na aniga ayey iga Go'da hadu cid ku so darayo dee dawladisa TFG waxa ku jiro xubno ka so jeeda Budhlayn ku so dar kuwaas. Laakin sidan wax ku hagaagi mayaan:D
-
Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo Muujiyay sida uusan ula dhacsanayn Qaabka uu Madaxweyne Shariif wax ku Maamulayo Khamiis, Abriil 19, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa muujiyay inuusan la dhacsanayn habka uu madaxweyne Sheekh Shariif wax ku maamulayo, kaddib hadal si sir ah looga qabtay oo laga sii daayay qaar ka mid ah idaacadaha Muqdisho. Mudane C/weli Gaas ayaa ku sheegay hadalkiisa inaysan kooxdii heshiiska la gashay dowladdii C/llaahi Yuusuf ee xilka looga tagay (Maxkamadihii Islaamka) aysan muujin hoggaan wanaag wax looga qaban karo dalka. "Kooxdii la dagaalamaysay dowladdii TFG ee Col. C/llaahi Yuusuf uu hoggaaminayay in dhibka uu meesha ka baxayo haddii ay Itoobiyaan baxaan iyaguna ay meesha tagaan taasise ma dhicin," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Soomaaliya. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: "Laba arrimood ayaan u sabeynayaa arrintaas kuwaasoo kala ah: inay iyagu weli dagaalka sii wadaan iyo ragga madaxda ka ah oo aan la imaan hoggaan fiican iyo karti ay wax uga qaban karaan dalka." Sidoo kale, wuxuu sheegay in dowladdu ay kusoo koobantay in hadba caasimad la tago, hadba wadan la aado oo wafdi la ahaado, isagoo xusay inaysan waxba soo kordhinayn in Mareykanka la tago ama Yurub la tago haddii aan gudaha waxba laga qaban. "Madaxweynuhu wuxuu madaxweyne ku yahay inuu sugo nabadgalyada dalka uuna maamulka gaarsiiyo gobollada dalka oo dhan," ayuu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ku sheegay hadalkiisan sida sirta ah looga qabtay. Hadalkan ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo khilaaf ka dhashay qaraxii Tiyaatarka ee ay dadka badan waxyeelladu kasoo gaartay uu dhexeeyo madaxda dowladda KMG ah, iyadoo hadalkanna uu sii adkeyn karo khilaafka labada mas'uul u dhexeeya.
-
Popular Contributors