-
Content Count
29,961 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Faisal Ali Waraabe secretly meets President Shariif in UAE
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Sheekh Shariif iyo Feysal Cali Waraabe oo Xalay Kulan Gaar ah ku Yeeshay Dubai Dalweyn Media | April 27, 2012 | Featured Posts · Somali News DALWEYN Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo weheliyaan xubno isugu jira Siyaasiyiin iyo Ganacsato Somaliland u dhashay ayaa Shalay Magaalada Abu Dubia ee dalka Imaaraadka Carabta kulan Saacado qaatay kula yeeshay Madaxweynaha Dawlada Ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya Md. Sh. Shariif Sh. Axmed. Kulanka masuuliyiintan oo ka yimi dhinca Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sida DALWEY MEDIA ay u sheegeen ilo ku dhaw-dhaw waxa labada dhinac kulankooda kaga wada hadleen Xubnaha ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ee Sh. Shariif ku daray ergada wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya, arrintaasoo Sh. Shariif markii hore ku gacan saydhay, kuna adkeystay in haba-yaraatee aanu waxba ka bedeli doonin Guddigii uu magacaabay. Guddoomiye Faysal oo xubnaha kulankaa ku weheliyey uu ka mid ahaa Cabdillaahi Koongo ayaa dhinacooda ku wargeliyey Sh. Shariif in aan waxba ka socon doonin wada hadalka isla markaana jawaab aanu mahadin ka siin doonaan, taasina sababtay in kulankii natiijo la’aan ku gebo-geboobo. Hase-yeeshee, Madaxweynaha Dawladiisu kala qeybsan tahay ayaa waxa uu ka codsaday xubnaha inay isugu yimaadaan kulan danbe, kaasoo aakhirkii Sh.Shariif ogolaaday inuu dhinaciisa diyaar u yahay wax kasta oo Somaliland raali ku tahay, si aanu u burin wada hadalka labada dhinac, sidoo kalena waxa uu soo jeediyey in Wasiirkiisa Arrimaha Debada iyo Somaliland ay kulan danbe ka yeeshaan dhameystirka arrintan. Geesta kale Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo kulankaa ka dib xidhiidh dhinaca Telefoonka ah lasoo sameeyey Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi, ayaa ku wargeliyey nuxurka kulankii dhex maray isaga Sh. Shariif. Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa inkastoo ay aqbashay wada Xaajood dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya, hadana waxay shuruud ka dhigtay in ergada wada hadalada ee Dawlada KMG laga saaro Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland. -
Why Don't Somaliland And Mogadishu Never Debate On Universal?
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
What do you want them to discusss detoore. -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Xita markan dhinto wilkayga wilkisa wilku si dhalo ba difaacayaa bi idmillah waba xarunti Suldaan Guleed lugu caleemo saaray 17 century Maantana wa tan Gobannimo bilaash looma helo ban iska taaltaale Markuu gaalku buugiis ku dhigay sida biddood qaata -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
In the late 80s when the SNA were fighting the SNM freedom fighters every son who could carry a gun lined behind the SNM fighters, the SNA fighters were so confused who is a civilian and who are the SNM fighters as a result they shelled the entire city But even Rhodesian mercenaries couldn't stop the SNM. So for freedom one has to pay a price back than every one was like ama geeri ama nolol guusha yaa leh and the people answered SNM. Maxa dalkan rafaad loo so maray maxa oday ciiroole qabriga u galay imisa caalin baa god lugu hubsaday dhaliyaro Mustabalka Somaliland idinka iska leh waligin taarikdina ha ilaawina. Beri baa ceelkeeni herer la inugu qabsaday laakin ma ceelka herer buu nin kale haysan kara aniga oo nool. -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Indeed Cudud baanu ku gaadhay xornimo cidi namay siin. In this world you take what belongs 2 you. They should play this Gabay at Kheriyada hargeysa 18 may. Thank you Mujahid Abdi Siyaaro. -
Carafaat stop being so naive adeer do you think they care about Somali people its all about scoring Political Points they want to push their road map and clan federalism than they can talk. But Somaliland will only have a dialogue with Somalia the way Somaliland wants there is no other way possible.
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Dalkayga Somaliland -
Look Who Is Digging Somaliland Oil. Dandaansi Iga Dheh. Video
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
oba hiloowlow;823308 wrote: we own somalia aa, waa arkeenaa wixii ka danbeeyo Oba ma yaabtay -
Miss congo iyo Liberia iyaga tartanka quruxda inay ka so qeyb galaan ba maha.
-
Madaxweyne Shariif oo Markii ugu Horeysay Shaaca Ka Qaaday ‘Inuusan Ku Qanacsaneyn’ Dastuurka Qabyo Qoraalka (Faahfaahin) Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay dastuurka qabyo qoraalka ee lagu wado in dhowaan lagu ansixiyo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isaga uusan ku qancin dastuurka cusub uuna la qabo sida dad badan uga qeyliyeen. “Waxaanla qaba sida dad badan u sheegeen in waxyaabo badan oo aan wanaagsaneyn ay ku jiraan dastuurka.” ayuu yiri madaxweyne Shariif oo sheegay inuu rajeynayo in wax laga bedelo dastuurka cusub. Shariif wuxuu kaloo intaa ku daray in walaaciisa ku aadan qodobada dastuurka ee dhaliilaha loo yeelay uu u gudbiyey hay’adaha ku shaqada leh isagoo muujiyey in dib loo eegi doono. “Dad badan siday u tilmaameen waxaa jira waxyaabo badan oo aan habooneyn oo ku jira laakiin in dib loo fiiriyo ayaan rajeyneynaa” ayuu yiri. Hadalka madaxweynaha ayaa ku soo beegmay xilli maalin ka hor uu raysul wasaare C/weli Gaas oo wareysi siiyey idaacadda VOA uu sheegay in dastuurka uusan lahayn dhaliil isagoo dadka diidan dastuurkana ku tilmaamay inaysan waxba akhrin oo ay rabaan inay dastuurka “isbaaro u dhigtaa”. Khilaaf ka taagan ergooyinka dhaqanka Madaxweyne Shariif ayaa warar hoose waxay sheegayaan inuusan ku qanacsaneyn qaabka loo wado qorshaha roadmap-ka ee la qorsheeyey in looga gudbo marxalada kumeel gaarka kaasoo uu horseed ka yahay raysul wasaaraha. Waxaana arimahan ay imaanayaan xilli xulista ergooyinka dhaqanka ee 135 ka kooban la isku maandhaafay ka dib markii raysul wasaaruhu amray in la bedelo qaar ka mid ah taageerayaasha Madaxweyne Shariif (Aala Sheekh) oo lagu soo buuxiyey liiska ergooyinka beelaha Mogadisho ee loo soo xulay diyaarinta golaha cusub ee dastuuriga.
-
NEC Gears up For Local elections The Somaliland National Electoral commission is gearing up for the upcoming 2012 local government elections this according to th Electoral Commission spokesperson Mr. Mohamed Ahmed hirsi (geelle) speaking at a press conference revealed that the commission is close to finishing the electoral preparations for the upcoming local government election. Mr. Mohamed said the Electoral commission has met with the nine political organizations that are expected to take part in upcoming elections and we have agreed on a comprehensive and inclusive approach in working toward the next round of elections as mandated by the country’s Constitution and that members of the commission will be traveling to Nairobi to meet international donors in an effort to solicit funding for the electoral process, however the National Electoral Commission is under-funded. The 6 Political Organizations who qualified (WADANI, DALSAN, RAYS, UMMADDA, NASIYE and HAQSOOR will now compete with the current three national parties of UCID, UDUB and KULMIY to contest for upcoming local council elections which are expected to be held soon. ensure the sustainability, integrity and inclusiveness of future polls. The NEC also highlighted the positive impression that Somaliland’s last presidential election had on the international community and how it made Somaliland a model for the rest of Africa. Even though, Somaliland is multi-party system country with viable democratic institutions, the government of Somaliland however is not recognized international, despite a growing Western desire to establish formal ties.
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Faisah Axmed Cilmi walahi wa fariid waleh noolow adeer. -
Mukulaalow its not that i am just finding a reason to hate on her. Oke i don't like her face and siday isku malmaloolinayso.
-
Galmudug Begins A Clan Cry Out To Stir Up Clan Passions In Galkayo
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
They are coming its just matter of time -
Not pretty she is to dark
-
Trinidad and Tobago:D
-
Somali women beautiful(R these the somali mixes)
Xaaji Xunjuf replied to burahadeer's topic in General
Anigu qurux ma arko -
Mogadishu Politicians elders reject the new Constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Miskiin qodobka Citizenshipka wa mid aad u qeexnayn oo loo bahanyahay in la saxo dhalasho qofki Somaliya u dhashay iyo sidi dhalashada loo bixinayo dastuurkan galdaloolyo waweyn ba ku jira. -
Separatist protests in Kenya Mombasa with casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mombasa Republican Council protests: Kenyan killed Continue reading the main story Related Stories Kenya's coastal rebels A protester has died during clashes between police and a group which wants independence for the Coast region around Mombasa. A member of the Mombasa Republican Council (MRC) died after being hit on the head by a stone thrown by a fellow protester, police say. Police fired tear gas to prevent about 100 MRC members from entering a Mombasa court. The court is hearing a challenge to a ban on the group. The MRC argues that the mainly Muslim Coastal region has been ignored by the national government in Nairobi. Prime Minister Raila Odinga this week rejected holding talks with the MRC, saying it must first drop its demands for independence. Dozens of MRC members have been arrested in recent days, local media