-
Content Count
29,843 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Somaliland leaders with leaders around the world -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Ciidanka Qaranka Jamhuuuriyada Somaliland -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Somaliland national Military Ciidanka Qaranka -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Somaliland Cidhidhi Maha -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
We did it all for the youth and the next generation this belongs to you this is you're future. -
Dr osman Pl will always be part of Somalia you have no option to secede from Somalia you will always be ruled from Mogadishu its just matter of time till things get in order in Xamar and you know what that means no more division in southern Somalia and Clan federalism will be thrown in the bin and things will only get better.
-
No Oil In Puntland It Was All Hot Air As Usual...
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Nin yaabaan suaashisa loool is there oil or not -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
It was a historical day in burco 1991 18 may I remember like it was yesterday its the day the people of somaliland decided to determine the rest of their future and that of their children 21 years later they are stronger than ever ilaahay ku xamdi naqa. -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Burco conference in 1991 the re independence of Somaliland -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
President Cigaal we were never citizens of a country called Somalia -
Happy 100s days Khaatumo
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Abdi Siyaaro again on Somaliland again when rayaale was elected in may 2003 Dib danbaysa inay no dagan deelka kuma taaleh inkasto dagaal aadag loo dunyo lugu wayeey ooo dhiig dad lugu so heley damac aan dugoobin Maanta dawlad baanahay xoroon cidina diideyn eh Allahu Akbar -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Poet Abdi siyaaro 18 may 1997 Cudud baanu ku gaadhay -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Guutada sancaaani was the first to give up their weapons in 1993 the formation of Ciidanka qaranka. -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Dark day the day the civil war started -
Kanu mid wax badan og maha wa ki yidhi Somalia iyo Ethiopia wala isku daraya caqli badan kuma jiro kan.
-
Qaar Ka Mid Ah Garaadadii Seeska U Dhigay Maamul Ku Sheega Khaatumo Oo Ka Horyimid Colaadaha Siyaasiyiinta Dibad-wareegu Maleegayaan, Hargeysana U Imanaya Nabadeyn. Taleex (Ramaas) Apr.23, 2012 – Madax-dhaqameedka deegaanada gobolka Sool iyo Buuhoodle ee hore u taageeray maamul ku sheegii lagu macmalamay degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa la sheegay inay ka hor-yimaadeen qorshe siyaasiyiinta dibad-wareega ah ee Khaatumo ku doonayeen inay ku soo wadaan colaada deegaanadaasi ka taagan ee ay Somaliland kaga soo hor-jeedaan. Garaado uu ka mid yahay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale ayaa la sheegay inay sidoo kale ka cadhoodeen sheegashada Puntland ee gobolka Sool iyo Buuhoodle isla-markaana qorsheeyeen inay taageeraan qorshaha nabada Somaliland ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo gadh-wadeenka ka yahay oo ay aqbalaan gogosha nabadeed ee hore loogu fidiyey. Sida la sheegay Garaadadaasi iyo maamul goboleedka Puntland ay isku khilaafeen colaadintii Somaliland, waxaana la sheegay in Garaado uu ka mid yahay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale, oo ka mid ah Garaadada ku sugan Taleex ay ka hor yimaadeen hindisaha maamul goboleedka Puntland uu ku sheeganayo deegaanada Sool iyo Buhoodle ee Somaliland. Wararka ka imanaya deegaanka Taleex waxay intaa ku dareen in Garaadada Sool aqlabiyadoodu ay qorshaynayaan sidii ay Somaliland xidhiidh wadahadal ula yeelan lahaayeen, iyagoo sidoo kalena ay ilo wareedyadu intaasi raaciyeen in Garaadada sool ee Taleex ku sugan uu khilaaf culusi soo kala dhex galay iyaga iyo kooxda isku magacawday Khaatumo ee uu Cali Khaliif Galaydh wato ee colaada iyo dagaalada ka abuuray deegaanada Buhoodle iyo koonfurta Sool. Garaadada ayaa la sheegay inay ka biyo diideen sii wadista colaadaha ka aloosan Buuhoodle, isla-markaana ay wakhtigan xaadirka ah qorshaynayaan sidii ay socdaal nabadeed ugu iman lahaayeen Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Talaabadan ayaa dhabar jab ku ah maamul ku sheega Khaatumo iyo Puntland-ba, waxaana la filayaa in imaanshiyahoodu wax badan ka bedalo xaalada deegaanadii colaaduhu hore uga dhaceen
-
Should be celebrated 21 years of independence dhaliyaro have fun but never forget Gooni isu taaga Somaliland ciyaar kuma iman wiilal cad cad ba qabriga u galay. God bless
-
Popular Contributors