-
Content Count
29,842 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
A Puntlander Responds To The Khat Ridden Administration
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Mar haddii sida wax loo doonayay wax u socon waayeen, iyo khibradda ay maalinba maalinta ka dambeysa Puntland ka yeelaneyso arrimahan oo kale ay sii siyaadeyso, taasoo markii dambe keentay in gaashaan sii sameysato. Waxaa ii soo baxay, dad badan oo kalena shaki ka muujiyeen in haddii la isku dayo in Puntland xaqeeda la duudsiiyo ay markaa suurto gal tahay in Puntland ku dhawaaqdo GOONI ISU-TAAG, oo xalka soomaaliya markaa meesha uu hadda joogo meel ka fog laga raadiyo. Threatening with secession qolyahan budhlayn wa gabadh leh qasab igu shukaanso adeer bahashu qasab maha cidanu doonu banu la hasawayna. -
Submarine Cable Map - Cables off the Somaliland Coast
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ Somcable Mohammad Aw Siicid. -
Their Superiority complex just love it
-
Abtigiis;822535 wrote: "Blunt language cannot hide a banal conception” James Wolcott warns, ditoore. It is utterly predictable false doctors would hate the samatars. All the mediocre academicians nurse their affected self-worth through bashing those who have left them behind in thought and intellect. :D Fake phd holders
-
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maleeshiyadii Al-shabaab Ee Ku Sugnayd Galgala Oo U Digo Rogatay Buuralayda Xaafuun Ee Puntaland, Saldhigna Ka Samaystay Iyo Diyaaradaha Maraykanka Oo Cirka Ka Duqeeyey Hargeysa, April 23, 2012 (Haatuf) - Maleeshiyada kooxdii Alshabaab ee dhawaan soo dagay Buuralayda Galgala ee bariga Somaliland, ayaa ka kolonyaystay Galgala, isla markaana uga digo rogteen dhinaca Buuralayda deegaanka Xaafuun ee Puntaland, kuwaas oo Saldhig ka samaystay Buuralaydaasi Xaafuun oo la sheegay in labadii maalmood ee u dambeeyay ay duqayn Cirka ku garaaceen Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku. Kooxda Alshabaab oo iyagu ka soo firxaday dagaalada lagaga awooda roonaaday ee Somalia ku dhex maray Ciidamada dawlada TFG oo ay taagaaraan Ciidamada Midowga Afrika, isla markaana labadii todobaad ee ugu dambeeyay ku sugnaa Buuralayda Galgala ee xuduuda Somaliland iyo Puntland, ayaa wararku intaa ku darayaan in deegaanada Buuralayda Cal-miskeed oo ku taal Puntland ay ka samaysreen Saldhig gabood ah. Wararka laga helayo deegaanadaasi ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ee soo dagay Xaafuun oo ku taala xeebta ay maamusho Puntland ayaa walaac weyn ay ka muujiyeen maleeshiyada Alshabaab ee soo dagtay deegaankaasi, kuwaas oo labadii maalmood ee shalay iyo doraad ay Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku ay duqaymo culus oo Cirka ah ka fuliyeen deegaanka Xaafuun iyo Buuralayda Cal-Miskeed oo 380 Km koonfur bari ka xigta magaalada Boosaaso. Maleeshiyada Alshabaab ee u guuray deegaanada Puntland ayaa la sheegay inay hogaaminayaan xubno sare oo ka tirsan ururkaasi, oo ka soo jeeda dhalasho ahaan deegaanka Puntland, kuwaas oo wararku intaa raaciyeen inay ka mid yihiin Fu’aad Maxamed Khalaf (Shangole) iyo nin lagu magacaabo Kutub-weyne. -
Dr osman the Samatar brothers come from a great lineage in Somaliland both on their paternal and Maternal side the Sultan of Awdal is their first cousin Suldaan Jamac Ibrahim Samatar.The Samatar brothers believe in a Confederate state for the Somali republic where everything is shared equally between Somaliland and Somalia they never support leaders based on Qabil.
-
^^ Yes he is
-
M/Ku xigeenka Iyo Maayarka Hargeysa oo furay Waddooyin cusub, kuwo kalena dhagax-dhigay April 24th, 2012 Hargeysa(Somaliland.Org)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay waddo cusub oo laami ah oo dhererkeedu yahay 1.8Km oo laga hirgelinayo xaafadda DAAMI ee degmadda Gacan-libaax ee magaaladda Hargeysa isla markaana xadhiga ka jaray waddo kale oo xaafadaasi laga dhisay oo dhererkeedu dhan yahay 900m oo ka bilaabanta Geerashka Cabdi-Xasan ilaa Baliga Daami. Waxa kale oo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland xadhiga ka jaray wajigii labaad ee jidka 150-ka oo isku xidha degmooyinka 26 June, Koodbuur iyo Gacan-libaax. Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir oo ka hadlay dhagax dhiga jidkan ayaa sheegay dawladda Hoose ee Hargeysa ay dedaal badan gelinayso sidii ay wax uga qaban lahayd adeegyadda bulshadda ee Xaafadda Daami ee degmadda Gacan-libaax, waxaanu tilmaamay in wadani ay qeyb ka tahay qorshahooda ku wajahan xaafaddan. “ Runtii dadweynaha ku dhaqan xaafaddan Daami in badan ayaan waxba loo qaban taas oo noqon karta iyada oo aanay is abaabulin dadweynaha xaafaddu ama iyada oo aan loo soo jeedsan, laakiin imika waxaanu ku faraxsanahay in Akadamiyada beelaha la habysooco ee ay hogaaminayaan la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada iyo gudoomiyaha cusub ee degmadda Gacan-libaax inay dar dar cusub geliyeen hawlihii xaafada oo xaafada wadooyinkeedii ay baneeyeen, dawladuna kolba xaafada is maamusha ee wax qabsanaysa diyaar ayey u tahay inay wax la qabato,”ayuu yidhi Maayarka Hargeysa Md. Xuseen Maxamuud Jiciir. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil oo ka hadlay kulankaas waxa uu yidhi “Waxa noo farxad ah inaanu dhagax dhigno waddadii u horaysay ee dhex maraysay Xaafadan Daami taas oo dhererkeedu yahay 1.8Km,runtiina waa nagu qasab in xaafadaha, degmooyinka iyo gobolada dib uga dhacay horu marka in la soo gaadhsiiyo meelaha kale ee horumarka gaadhay, waana waajib in khayraadka dalka la baahiyo oo la gaadhsiiyo gobol kasta iyo degmo kasta oo ka mida dalka, Dadweynaha xaafadan ku dhaqana aad ayaan ugu hambalyeynayaa abaabulka ay sameeyeen.” Md. C/Raxmaan Saylici wuxuu sheegay in mudadii ay xilka hayeen ay dadweynaha ku dhiirigeliyeen sdiii ay horumarka ugala shaqayn lahaayeen xukuumadda. Madaxweyne Ku xigeenku wuxuu sheegay inay goboladda iyo degmooyinka dalku ay isu abaabuleen sidii ay gacan kaalin wax ku ool ah ka qaataan horumarinta adeegyadooda daruuriga ah maadaama oo uu xusay in dhaqaalaha dawladdu xadidan yahay. Waxa kale oo isaguna halkaasi ka hadlay La Taliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada Md. Barkhad Jaamac Xirsi waxaanu ammaan balaadhan u soo jeediyay dawladda Hoose ee caasimadda oo uu xusay inay waxyaabo badan ka qabatay mudooyinkii u dambeeyay horumarinta adeegyadda bulshadda ee xaafadda Daami. “Waxaan u mahad naqayaa dhamaan masuuliyiinta Madaxweyne ku xigeenku hoggaaminayo, Wasiirradda iyo Maayarka caasimadda ee ka soo qeyb galay dhagax-dhiga wadadan oo wax weyn ka taraysa horumarkii xaafadda.waa markii ugu horaysay ee masuul sare oo ka tirsan qaranka mudadii ay jirtay Somaliland uu yimaado xaafada Daami taas oo farxad gaara noo ah Shicibka ku dhaqan xaafada Daamina waxay dareensiinaysaa sida xukuumadda ay uga go’an tahay oo ay cadaynayso siday u danaynayaan wax u qabashadda bulshadda xaafaddan,”ayuu yidhi Barkhad Jaamac Xirsi. La Taliyuhu wuxuu si weyn ugu mahad celiyay shirkadda isgaadhsiinta ee SOMTEL oo konton foosto oo daamur ah ugu deeqday dhismaha wadadan iyo Wasiirka duulista hawadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ugu yaboohay inuu ugu deeqayo sodon foosto oo daamur ah. Dhinaca kale, Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa xadhiga ka jaray waddo laga dhisay xaafadda Jameecadda ee degmadda Maxamuud Haybe oo dhererkeedu yahay 1.9m taasi oo isku xidha xaafadda Jameecadda illaa xaafada libaaxyadda. Waxaanu maayarku u mahad celiyay dadweynaha xaafadaasi ee ka qeyb galay lacagtii qaadhaanka ee lagu dhisay jidkan. Waxa kale oo uu Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir xadhiga ka jaray waddo kale oo laga dhisay xaafadda Jig-jiga yare ee degmadda Koodbuur ee magaaladda Hargeysa.
-
Dr osman why would the Prime Minister of Somalia want to live in some meel qalalan oo kuleyl badan oo dad gubtay ku noolyihin.While Mogadishu's weather is very tropical oo wa meel aad u hawo wanaagsan.
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Dhaliyaro hadaba beaska iyo barwaaqada ka shaqeya inaga dayaaa is jiijiidka is not good for the topic, doctorkana amaan hala siiyo Bosaasadisa ha ina berber eryo. -
^ Their capital is galkacyo
-
Drogba muxu is tuur tuuray maalinti hore
-
Now that's going to be a match tonight so who is going to win:D
-
Galmudug oo soo bandhigtay qorsho lagu balaarinayo Maamulkaasi SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 24, 2012 COMMENTS OFF Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Maamulka Galmudug State ayaa soo bandhigay qorshe lagu ballaarinayo Maamulkaasi ka hor bisha August. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamanka Maamulka Galmudug Cooke Xaashi C/raxmaan oo la hadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay socdaan qorshayaal la doonayo Maamulka Galmudug lagu gaarsiinayo gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, maadama sida uu tilmaamay magaca Galmudug uu kulmiyo gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa shegay in iminka ay kullamo la leeyihiin siyaasiyiin, waxgarad iyo Culumaa’udiin kasoo jeeda gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya islamarkaana ay ka wada hadalayaa sidii loo gaarsiin lahaa gobolada dhexe Maamulka Galmudug ka hor bisha August oo dhacaysa doorashada Maamulka Galmudug. Cooke Xaashi ayaa waxa uu sheegay in beelaha daga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ay isku afgarteen in Maamulka la gaarsiiyo gobolada dhexe ee Soomaaliya. Hadalkaani ayaa waxa uu imaanayaa xilli deegaannada Maamulka Galmudug loogu diyaar garoobayo doorashada Madaxtinimo ee Maamulkaasi, maadaama uu xilka kasii dhamaanayo Madaxweynaha Maamulka Max’ed Axmed Caalin.
-
Guddoomiyaha Iyo Gud/Xigeenka labaad ee Wakiiladda oo lagu soo dhaweeyay dalka Nabiibiya April 24th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilad Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro0 oo uu Weheliyo Gudoomiye ku xigeenkiisa 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed oo booqasho shaqo ku tagay dalka Nabiibiya ayaa kulamo kala duwan la leh Madaxda sar sare ee Wadankaasi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo ku xigeenkiisa oo marti qaad rasmi ah ka helay dhigooda baarlamanka dalka Namibia Afhayeenka Baarlamanka Wadankaasi, Wasiirka Arrimaha Dibada ee Namibia ,iyo hogaanka Xisbiyada dalkaasi ka jira. Weftiga Gudoomiyuhu waxay Madaxdaas ay la kulmeen ay ka wada hadleen Xidhiidh iskaashi oo dhex mara labada baarlamaan iyo labada dal waxaana lagu wadaa inay maalinta beri ah ka qayb galaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland iyo ku xigeenkiisa labaad kulan uu Madaxweynaha dalka Namibia uu khudbad kaga hor jeedin doono labada gole ee sharci dejinta ee waddankaasi. Warku waxa uu intaas ku darayaa in weftiga Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” mudada ay Wadankaasi ku sugan yihiin inay kulan la yeelan doonaan Ra’iisal Wasaaraha dalkaasi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C.laahi (Cirro) oo uu Weheliyo Gudoomiye ku xigeenkiisa 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wadankaasi.
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Dr osman bosaaso is a lovely city ask Carafaat he was there but its to hot osman now i know why the kings migrated to Hobyo because Boosaaso was unlivable. -
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=1t41m8j3U2U#!" frameborder="0" allowfullscreen>
-
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Relentless;822421 wrote: You know whats ironic Hargaisa has never had the presidency: it went from Burco to Berbera, to Borama to Burco...HARGAISA WE NEED TO FIX UP... President cigaal was from burco not berbera Somaliland had 4 presidents 3 were from Burco Cigaal tuur and Siilaanyo. -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
And now the Mujahid -
May 18: The Day Somaliland Disolved The Union With Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Relentless's topic in Politics
Somaliland leaders with leaders around the world
-
Popular Contributors