Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalia but Aswj and Galmudug are recognized entities with in Somalia ha ba iska noqdaan dad isku hayb ah that's besides the point.
  2. War Deg-Deg ah Ciidamada Booliska magaalada Hargeisa ayaa saaka Xabsiga u Taxaabay Gudoomiyayaasha Ururada JAMHUURIGA IYO NDB iyo saraakii kale Hargeisa{Waaheen} ciidamada booliska magaalada hargeisa ayaa saaka xabsiga u taxaabay masuuliyiinta ururada JAMHUURIGA Axmed sandoon iyo NDB Marwo Foosiya Xaaji Aadan iyo saraakiil kale oo ka tirsan ururadaasi oo kal ah Axmed Cali Dable. Ka dib markii ay saaka isku dayeen in ay magaalada hargeisa ka sameeyaan mudaharaad salmi ah oo ay kaga cabanayaan go,aankii gudiga Diwaan gelinta ururada siyaasada ay soo saareen . dhinaca kale waxaa laga soo sheegayaa gobolada BURCO,BERBERA in ciidamo boolis ah la dhigey xafiisyada ay ururadu ku leeyihiin Goboladaasi. Wixii intaasi ka soo kordhana waanu idinla soo socodsiin
  3. Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca Ee Somalia Oo Sheegay Inay Taageersan yihiin Qaddiyada Somaliland Xidhiidhna Ka Dhexeeyo Written by: Xasan Keefkeef Published: 30/04/2012 “Dawladda TFG ha aqoonsato ama yaanay aqoonsan, taasi ra’yigayaga waxba ka bedeli mayso”. Guddoomiyaha Golayaasha Maamulka Ahlusunna-Waraysi Gaar Ah Dhuusamareeb-(Togaherer) – Gudoomiyaha Maamulka Ahlu-Sunna Waljamaaca ee Badhtamaha Somalia ayaa sheegay inay taageersan yihiin rabitaanka shacabka Somaliland ee ay kaga baxeen midnimadii ay la galeen dalkii la isku odhan jiray Somalia. Gudoomiyaha saddexda gole ee uu maamulka Ahlu Sunna Wal-Jaamaca ka kooban yahay Prof. Xirsi Hilole (Laba-Gare) oo waraysi khaas ah siiyay Wargeyska Saxafi waxa uu kaga waramay aragtida maamulkiisa ee ku aadan madax banaanida Somaliland iyo weliba aragtida ay maamul ahaan ka qabaan wada hadalada la filayo inay dhexmaraan dawladda ku meel gaadhka ah ee Somalia iyo Somaliland. “Dawladda Ku meel gaadhka ahi ha aqoonsato amaba yaanay aqoonsane annagu waanu taageersanahay rabitaanka shacbiga Somaliland” Ayuu yidhi, Gudoomiye Hilole oo ka jawaabayay su’aal ahayd “Haddii dawladda Sheekh Shariif aqoonsato Somaliland ma ku taageeri doontaan? Ayaa waxaa uu ku jawaabay oo uu intaas ku daray “Aqoonsiga siyaasadeed dhowr nooc weeye: mid aqoonsi toosa ah oo dowladdu tidhaahdo dowladdaas waan aqoonsannahay. iyo mid aanay dowladdu si rasmi ah ugu dhawaaqin, laakiin ay xidhiidh siyaasadeed la yeelato dalka kale, sida ayada oo safaarad ka furata. mid kalena waa sida ayada oo xidhiidh ganacsi la yeelata heshiisyana la gasha. Qaababkaas kala duwan ayaa aqoonsiga siyaasadeed noqon karaa. Marka aqoonsi afka laga yidhaahdo wax wayn samayn maayo, waxaan qabaa in ay ka wanaagsantahay, in labada maamul wax wada qabsi yeeshaan iyo wada shaqayn. Ka dibna rabitaanka shacabka loo daayo mustaqbalka. Annagu marwalba waan taageersannahay rabitaanka shacabka Somaliland ama dawladda TFG ha aqoonsato ama yaanay aqoonsan, taasi ra’yigayaga waxba ka bedeli mayso”. Hase yeeshee, mar uu gudoomiyaha Ahlu Sunna ka hadlayay xidhiidhka ka dhaxeeya maamulkiisa iyo Somaliland waxa uu yidhi. “Annaga iyo Somaliland xidhiidh wanaagsan ayaa naga dhexeeya, aad bay noogu taageersanayd la dagaalanka argagixisada Al-shabaab, waxayna noo ogolaatay in aan dekedaha Somaliland kala soo degno wixii aan u baahanno ee taakulayn ah, haddana waxaan rejaynaynaa in xidhiidhkeenno intaa ka sii wanaagsanaado” Laakiin Gudoomiye Hilole oo ka waramaya qaab-dhsimeedka ururkooda waxa uu yidhi. “Ururuka ahlusunna wal jamaaca (ASWJ) wuxuu ka howlgalaa 3 meelood oo kala ah Gobalada dhexe (Mudug, Galguduud iyo Hiiraan), iyo Banaadir iyo gobalada koofureed. Aniga waxaa la ii doortay bishii Agosto ee sanadkii la soo dhaafay Guddoomiyaha saddexda gole ee Ahlusunna ee Gobalada dhexe oo ah deegaanka ugu wayn saddexda deegaan ee ahlusunna ka howl gasho. Maamulkayagu wuxuu ka koobanyahay saddex gole, golaha fulinta, golaha la tashiga iyo golaha garsoorka iyo caddaaladda, saddexda gole waxay leeyihiin guddoomiye guud, waana jagadaas midda la ii doortay”. Gudoomiyaha Maamulka Ahlu Sunna waa Badhtamaha Somalia oo ka hadlaya xidhiidhka ka dhaxeeya maamulkooda iyo dawladda ku meel gaadhka ah waxa uu yidhi. “ ASWJ iyo dowladda ku meelgaadhka ah heshiis ayaa dhexmaray 2010kii, inkasta oo aan heshiiskaas sidii loo baahnaa looga midha dhalin”. Waxaanu intaasi ku daray “Xukuumadda dhexe waxaa ku jira xubno ku soo galay magaca ASWJ inkasta oo aanay ahayn kuwo xidhiidh fiican la leh ururka. Taasna waxaa ugu wacan markii la magacaabayay shakhsiyaadkaas ayaan ururku isku raacin magacaabistooda. Waxaa kale oo ka mid ah in ururka siyaasaddiisii iyo maamulkiisii ay wax iska bedeleen”. Ugu dambayn waxa uu Gudoomiyaha maamulka Ahlu-Sunna ee gobolada dhexe ee Somalia sheegay in sida ugu haboon ee dawladnimo loogu soo celin karo Somalia ay tahay in la ixtiraamo rabitaanka shacabka. Waxaanu yidhi. “ASWJ waxay aaminsantahay in haddii la ixtiraamo rabitaanka shacabka la helayo dawlad wanaagsan”. Warqabadka Togaherer Hargeysa, Somaliland
  4. To bad for him no more parties till six in the morning un official oo bashaal ka bixi la
  5. Carafaat that's not all they will all have direct relations with the neighboring countries Kenya and Ethiopia clan states will fight it off like ancient rivals remember the clan wars between reer galmudug and reer Ximan iyo xeeb. Remember the clan wars in the Juba regions, in 2011 the Kenyan government wanted to establish a clan state in the lower juba regions as a buffer-zone. Carafaat Somalidi waxa laga dhadhicyey hadanaad Mamuul goboleed lahayn Somalida waad ka hadhaysa sadex reer ba hada Mamuul u sameyey jubooyinka (Jubaland azania iyo jubarasstate) all from different clans.
  6. Carafaat sax waxan fahmi wayey dadkan waxay ku ordayaan dastuurkan laga ma fiirsan wana lugu deg degey wa sidu cali khalif inu sheegey shacabka Somaliya horta dawladooda cagaha ha iskugu istaagto markaas dastuur ba la gudbi kara iyo qaab dhismeedka iyo federalism iyo in kale.
  7. Well right now the Garowe clan enclave they have their own little army Galmudug state same story along with ximan iyo xeeb. Also the grave worshipers in Galguduud have their own little army, we also have the TFG they also have their own little army and we have the Alshabaab Militants. But the reason there is division is simply because of Clan federalism Somalia needs strong institutions and national unity.
  8. Mukulaalow;824770 wrote: War xaajiga illeen waa xaayow, wuunoo dhuuntay. Haa Manad ogayn Xaaji Muuse Suudi iyo xaajigu inay family yihin:D
  9. Carafaat;824768 wrote: Shamefull!!! arresting people solely for the peaceful expression of their political beliefs, is dictatorial and itself considered a crime. It shows how flawd the intentions are and how little they belief in the rightousness of this consitutions, by threating to arrest people who oppose it. And can you imagine the threats are coming from the Amisoms top general an Ugandan bal haday ciidanka xooga dalka ahaan lahayd ciil ba ma qabeen.
  10. ^^ It depends haday inadeerkeed guursato, laakin haday shiisheeye guursato some people say she loses her clan the moment she leaves her daddy's house laakin Somalidu wa iska complex. Qofka runti shakhsiyadisa lugula dhaqma not reerkisa.
  11. Burahadeer wa meeshu ha isla walaato nin aanu beri wada shahayney ba yidhi 4 madaxweyne iyo badh anu samaysano oo ku salaysan 4.5 marka afartu iyo badhkuba Madaxweyne ha noqdaan oo meel walba ha isku raacaan lol.
  12. So far Cali Mohammad geedi opposed the new constitution Sh sharif was not happy with the Constitution Professor Cali Khalif Galaydh the gedo elders not to forget the Mogadishu elders and MPS and Politicians they were like Xaw dastuurku sheega eebow. And last but not least Sultan Faisal cali Waraabe.
  13. Blue at least u don't have to pay Qadhaan:D
  14. Qabiil wala isku garta dhibku waxa weye markad Qabiil aad nacdiid oo aad colaad xun u qaadid isku barta wada casheyaa wada nikiya hablahana isi siiyaa intaasa idinka dhexeysa.
  15. Professor Cali Khalif galaydh cay ma leh wax lugu cayo ba mu samayn marka professorka cayda halaga dayo.
  16. Cali Khaliif Galaydh “Dastuurkan Aan La Aqoon Wuxuu Yahay Iyo Waxa Ku Qoran Yaanan Lanagu Qasbin Ee Turubka Hala Baandheeyo” Apri 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Rasysal wasaariii hore ee soomaaliya Cali khaliif Galaydh ayaa si ba’an uga soo horjeestay Dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay gadhwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay. Mr. Galydh ayaa hadal uu ka jeediyay shalay xaflad lagaga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayuu sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xadhig iyo jidhdil, wuxuuna yidhi mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balantu waxay tahay qofka diida dastuurka in la xidho oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo”. Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, sidaas daraadeed aan aan la qaadan Karin waxaanan la aqoon wuxuu yahay iyo waxa ku qoran. Galaydh isagoo ariintaas ka hadlayana wuxuu yidhi “ in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xadhig iyo caga jugleyn dalka la haysto, waxuuns eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan”. “Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galaydh. Hadalkan ka soo yeedhay Cali Khaliif Galeydh ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud. Cadceednews, Hargeysa
  17. Cali Khaliif “Balantu waxay tahay in qofkii diida dastuurka la xiro, loona aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda in.. » Apr 30, 2012 - Cali khaliif Galayr oo ka mid ah siyaasiinta Soomaaliyeed xilalna ka soo qabtay dowladdii Kacaanka iyo dowladihii KMG ahaa ee ka dambeeyay burburka ka dib ayaa sheegay inuu ka soo horjeedo dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay garwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay. Mr. Galyer ayaa hadalkan ka jeediyay shalay xaflad looga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xarig iyo jirdil, wuxuuna yiri mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo” Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, waxa uu intaasi ku daray in waxaan la aqoon aan la qaadan karin, wuxuuna sheegay in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xarig iyo caga jugleyn dalka la heysto, waxa uuna eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan. “Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galeyr. Hadalka ka soo yeeray Cali Khaliif Galeyr ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud.
  18. Somalia: Boarding school shooting 30 Apr 30, 2012 - 9:17:21 AM BOSSASO, Somalia Apr 30 2012 (Garowe Online) - A boarding school became a scene of a shooting on Monday, after a brawl broke out and some teenagers attempted to force their way out, Radio Garowe reports. Monday morning classes at Bossaso's Al-Badriya boarding school was a bloody affair for the students. According to police sources at least 8 students were injured two in serious condition after teenagers were involved in a brawl that led to students being shot. Reports are still unclear but one source said that one of the security guards was over powered for his weapon after a brawl between students occurred, gunfire ensued while some of the children escaped the school's . If the shooters were staff or students is still unclear at this time. Authorities arrived immediately to scene of the shooting and arrested some of the staff and students at Al Badriya, although they would not comment on the arrests, they told media that an investigation into the shooting is pending. The all male Al Badriya boarding school located in Lanta Hawada neighborhood, is home to many youth from troubled backgrounds. According to ex students of Al Badriya, the school is in fact a bootcamp and families send their kids so they can learn how to behave. The children were all sent to Bossaso general hospital were they are receiving medical treatment. The majority of the children's injuries were minor with many of the children sustaining gun-wounds to the lower body, but sources say that one child is in serious condition. This is the first report of a shooting at a boarding school in Puntland. GAROWE ONLINE
  19. intay Somalidu sida u fakireyso meelna gaadhi mayaan sabab aan ku sheego 2000 waxan joogay Djibouti niman baanu wada sheekeysaneyeny qaar xidlhibaan ahayeen qaarna ay ahayeen kuwa isku sharaxayo madaxweyne waxay nimankaasi ku doodayeen. Hebel waxa wata Ethiopia hebel na kenya hebel na eriteria hebel na sudan hebel na Maraykan hebel na ingriis iyo Yurubian , markaasaan weydiyey war Somalidu yey wataan markasay anigi ila yaabeen oo ay iso eegen ay yidhaheen maxaad ka wada Somali iyagu yey wataan. Eeg Umadan Waxa laga dhadhicieye beesha calaamka la aanteed waxba noqon kari meysaan fikrada wa in dadka maskaxdooda laga tirtira. Somalia dad wa leedahay dal wa leedahay kheyraad wa leedahay dad wax bartay wa leedahay shacab wa leedahay dhaqan iyo diin iyo taarikh wa leedahay, Umadi Kalsooni bay u bahantahay. Mamuul beeleysigu wuxu horseedaya inay dalku yeesho gal daloolyo laga faideysto siiba wadamada jaarka waxa muhim ah in dalka la isku hayo goboleysi caadi ah wa oke laaki goboleysigan beeleysan eeh dhagaha la hada wa solution bay dadku yidhahan laakin in the long term meel gaadhi meyso oo way si kala bax baxayaan.Mid waan kugu raacsanahay hada diyaar maha in dawlad islaam ah dhalato laakin wa dhici karta hada wadadi loo si maro hada oo loo si diyaariyo in 10 years time oo kale ma fahantay sabab umadanu wa dad islaam ah wax u diidaya ma jirto inay diintooda isku dhaqan.