Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,970
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Mukulaaal i don't think AS is behind this its a group of people who are against the establishment of state in the central regions.
  2. Are you saying Xaaji Muuse suudi Yalaxow is not one of the influential people of Mogadisho ama waxgarad ugu yeedh ama aqoonyahan ugu yeedh xaajigu dee wuxu ah Xildhibaan hadana wa oday reer Mogadisho ah oo waxgarad ah. its sad though shuruucda Somalia lugu hagayo ina dusha laga keenayo oo la leeyahay qaata wa ayaan daro xita xiliga ay dawladoodu dhamanayso wakhti ba lo cayimay hadi kale hanjabaad iyo bahdilaad.
  3. This is horrible news Axmed Abdisalaan is wounded Allah ha u naxariisto inti dhimatay.
  4. Qarax ay ku dhinteen Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Dhuusamareeb ka dhacay Talaado, May 01, 2012(HOL): Qarax is-miidaamin ah ayaa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee bartamaha Soomaaliya. Qaraxan ayaa ka dhacay goob ay ku sugnaayeen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka iyo siyaasiyiin kale oo dhawaanahan booqanayay deeggaano ka tirsan bartamaha Soomaaliya. Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in qaraxan ay ku dhinteen tiro dad ah oo uu ku jiro xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar. Dadka dhaawacmay ayaa la xaqiijiyay inuu ku jiro siyaasiga Axmed Cabdisalaam, balse ilaa hadda wararkaasi si toos ah looma xaqiijin karo. Wixii warar ah ee faahfaahsan ee ku saabsan cidda qaraxa fulisay iyo khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay, goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa.
  5. ^Ask carafaat every one is a unionist African unionist regional unionists horn of Africa's unionist:D
  6. War deg deg ah:- Qaraxka dhacay Dhuusamareeb Xildhibaan Seeraar iyo Xildhibaan Maxamed Aw Maxamuud oo dhintey Posted by Pi on May 1st, 2012 Warar ka iminka naga soo gaaraya Dhuusa mareeb ayaa no xaqiijiyey inay ku dhinteen Alla ha u naxariistee Xildhibaan Yusuf Mire Maxamuud Seeraar yo Xildhibaan cCabdiwali Shiikh Maxamed owmohamuud iyo 5 qof oo rayid ah, waxaa iyana dhawac ah Korney Cabrisaaq Sheikh Biixi, Xuseen warsame Gafar, iyo Mohamed cabdisalaan oo Wasiir mar ahaan jiray. Ragaan dhawaca ah qaar ayaa dhawacoodu aad u liitaa lakiin nalooma kala xaqiijin. wixii so kordha kala soco Puntlandi.com
  7. Cali seenyo is a remarkable song writer and poet garnaqsi
  8. Mukulaalow we can arrange something with the movement of people any way the technology is moving forward people have ipads and stuff who knows u can virtually be in Somaliland while still being in Somalia in the near future:D War niyo dunidu wa nooc kale waxan xasuusta anago hawd record yar dhegeysan jirnay
  9. Historic picture of the legenadary Haaji Adan afqalooc
  10. Mukulaalow;825057 wrote: xaaji adi boolaa tahaynoo, anaka hadii SL sii deeyno yaa noo heeheesaa? tiyaatar danbe mala maqlaayo. Oo ma hadaad tiyaatar maqasha dad tiyaaatar xasuusan wabay yaryihin Somalia:D Walaga samri kara taas:D
  11. Mukulaalow there was no Somalia in 1991 there was no government there was a civil war so the only option Somaliland had was to re declare Somalilands independence based on the boundaries of prior 1960 and that's what they did. Building the state from scratch building all its working institutions from police army and democratic institutions. I am glad Cigaal and tuur and Rayaale did that and seeking international state recognition and they did well they established bilateral relations with many of Somalilands neighbors and elsewhere in Africa and in the EU. Somaliland doesn't exclude any options when it comes to its statehood recognition if you listened to President siilaanyo's last speech u will understand what he means Somaliland case is unique in Africa the country they made once a union with disintegrated into civil war.
  12. Somaliland govt did it well so far holding talks with the TFG Somalia's government the regional states in Somalia with the exclusion of Puntland are all in support of the self determination of the People of Somaliland. There was a time i remember when Koonfurians didn't dared to even utter the word Somaliland afkay kala bakheley jireen gobolada woqoyi look at them now. Give it another year and they will say dadkan naga sii dayaa nooh adiga aloore moos ma qabtid babay ma qabtid xaad nugu so kordhisa Khaldaan wiif, its all coming together.
  13. They are part of the signatures of you're so called road-map they were part of the London conference Somalia there is no mamuul goboleed in Somalia with 2 regions or more only Puntland.
  14. Mukulaalow no one said iyaga wax ictraafay read the topic support Somalilands quest for statehood wa tageero iyago wa mamuulo waxba ma ictraafi karan laakin waxa la dhisaya xidhiidh with Somalia the better friendly entities towards sl the better for Somaliland the lesser political enemies this has nothing to do with dejure recognition Somaliland is seeking.
  15. Somalia: 11 Killed in Bloody Battle Against Ethiopian Forces 1 MAY 2012 Hudur — At least 11 people have been killed in the latest clashes between Al Shabaab insurgents and Somali and Ethiopian troops in Somalia's southern of Bakol, locals said on Tuesday. Residents told that the clashes sparked after Al Shabaab insurgents stormed the district of Hudur, 420 kilometers (260 miles) southwestern Mogadishu, where Ethiopian and Transitional Federal Government (TFG) troops were largely stationed. Somali military officials told Shabelle Media station in the capital by telephone from Hudur town that the Al shabab fighters have overnight attacked the town from different direction to take it over. They also said the TFG forces alongside Ethiopian troops repelled the attacking militants, killing at least 7 fighters. The official of Somalia military forces did not specify the casualties on TFG side during the battle in Hudur on Monday night which was a tough one that TFG and Ethiopian troops managed to drive back Al Shabaab agents and maintain the control of the town. Reports indicate that the fighting forced hundreds of local residents to flee from their houses as both warring sides were receiving reinforcements that could lead heavy and deadly battle. Al shabab, which is battling to topple the UN-backed Somali government and the regional forces under AMSIOM, has yet commented on the combat so far.
  16. Somalia but Aswj and Galmudug are recognized entities with in Somalia ha ba iska noqdaan dad isku hayb ah that's besides the point.
  17. War Deg-Deg ah Ciidamada Booliska magaalada Hargeisa ayaa saaka Xabsiga u Taxaabay Gudoomiyayaasha Ururada JAMHUURIGA IYO NDB iyo saraakii kale Hargeisa{Waaheen} ciidamada booliska magaalada hargeisa ayaa saaka xabsiga u taxaabay masuuliyiinta ururada JAMHUURIGA Axmed sandoon iyo NDB Marwo Foosiya Xaaji Aadan iyo saraakiil kale oo ka tirsan ururadaasi oo kal ah Axmed Cali Dable. Ka dib markii ay saaka isku dayeen in ay magaalada hargeisa ka sameeyaan mudaharaad salmi ah oo ay kaga cabanayaan go,aankii gudiga Diwaan gelinta ururada siyaasada ay soo saareen . dhinaca kale waxaa laga soo sheegayaa gobolada BURCO,BERBERA in ciidamo boolis ah la dhigey xafiisyada ay ururadu ku leeyihiin Goboladaasi. Wixii intaasi ka soo kordhana waanu idinla soo socodsiin
  18. Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca Ee Somalia Oo Sheegay Inay Taageersan yihiin Qaddiyada Somaliland Xidhiidhna Ka Dhexeeyo Written by: Xasan Keefkeef Published: 30/04/2012 “Dawladda TFG ha aqoonsato ama yaanay aqoonsan, taasi ra’yigayaga waxba ka bedeli mayso”. Guddoomiyaha Golayaasha Maamulka Ahlusunna-Waraysi Gaar Ah Dhuusamareeb-(Togaherer) – Gudoomiyaha Maamulka Ahlu-Sunna Waljamaaca ee Badhtamaha Somalia ayaa sheegay inay taageersan yihiin rabitaanka shacabka Somaliland ee ay kaga baxeen midnimadii ay la galeen dalkii la isku odhan jiray Somalia. Gudoomiyaha saddexda gole ee uu maamulka Ahlu Sunna Wal-Jaamaca ka kooban yahay Prof. Xirsi Hilole (Laba-Gare) oo waraysi khaas ah siiyay Wargeyska Saxafi waxa uu kaga waramay aragtida maamulkiisa ee ku aadan madax banaanida Somaliland iyo weliba aragtida ay maamul ahaan ka qabaan wada hadalada la filayo inay dhexmaraan dawladda ku meel gaadhka ah ee Somalia iyo Somaliland. “Dawladda Ku meel gaadhka ahi ha aqoonsato amaba yaanay aqoonsane annagu waanu taageersanahay rabitaanka shacbiga Somaliland” Ayuu yidhi, Gudoomiye Hilole oo ka jawaabayay su’aal ahayd “Haddii dawladda Sheekh Shariif aqoonsato Somaliland ma ku taageeri doontaan? Ayaa waxaa uu ku jawaabay oo uu intaas ku daray “Aqoonsiga siyaasadeed dhowr nooc weeye: mid aqoonsi toosa ah oo dowladdu tidhaahdo dowladdaas waan aqoonsannahay. iyo mid aanay dowladdu si rasmi ah ugu dhawaaqin, laakiin ay xidhiidh siyaasadeed la yeelato dalka kale, sida ayada oo safaarad ka furata. mid kalena waa sida ayada oo xidhiidh ganacsi la yeelata heshiisyana la gasha. Qaababkaas kala duwan ayaa aqoonsiga siyaasadeed noqon karaa. Marka aqoonsi afka laga yidhaahdo wax wayn samayn maayo, waxaan qabaa in ay ka wanaagsantahay, in labada maamul wax wada qabsi yeeshaan iyo wada shaqayn. Ka dibna rabitaanka shacabka loo daayo mustaqbalka. Annagu marwalba waan taageersannahay rabitaanka shacabka Somaliland ama dawladda TFG ha aqoonsato ama yaanay aqoonsan, taasi ra’yigayaga waxba ka bedeli mayso”. Hase yeeshee, mar uu gudoomiyaha Ahlu Sunna ka hadlayay xidhiidhka ka dhaxeeya maamulkiisa iyo Somaliland waxa uu yidhi. “Annaga iyo Somaliland xidhiidh wanaagsan ayaa naga dhexeeya, aad bay noogu taageersanayd la dagaalanka argagixisada Al-shabaab, waxayna noo ogolaatay in aan dekedaha Somaliland kala soo degno wixii aan u baahanno ee taakulayn ah, haddana waxaan rejaynaynaa in xidhiidhkeenno intaa ka sii wanaagsanaado” Laakiin Gudoomiye Hilole oo ka waramaya qaab-dhsimeedka ururkooda waxa uu yidhi. “Ururuka ahlusunna wal jamaaca (ASWJ) wuxuu ka howlgalaa 3 meelood oo kala ah Gobalada dhexe (Mudug, Galguduud iyo Hiiraan), iyo Banaadir iyo gobalada koofureed. Aniga waxaa la ii doortay bishii Agosto ee sanadkii la soo dhaafay Guddoomiyaha saddexda gole ee Ahlusunna ee Gobalada dhexe oo ah deegaanka ugu wayn saddexda deegaan ee ahlusunna ka howl gasho. Maamulkayagu wuxuu ka koobanyahay saddex gole, golaha fulinta, golaha la tashiga iyo golaha garsoorka iyo caddaaladda, saddexda gole waxay leeyihiin guddoomiye guud, waana jagadaas midda la ii doortay”. Gudoomiyaha Maamulka Ahlu Sunna waa Badhtamaha Somalia oo ka hadlaya xidhiidhka ka dhaxeeya maamulkooda iyo dawladda ku meel gaadhka ah waxa uu yidhi. “ ASWJ iyo dowladda ku meelgaadhka ah heshiis ayaa dhexmaray 2010kii, inkasta oo aan heshiiskaas sidii loo baahnaa looga midha dhalin”. Waxaanu intaasi ku daray “Xukuumadda dhexe waxaa ku jira xubno ku soo galay magaca ASWJ inkasta oo aanay ahayn kuwo xidhiidh fiican la leh ururka. Taasna waxaa ugu wacan markii la magacaabayay shakhsiyaadkaas ayaan ururku isku raacin magacaabistooda. Waxaa kale oo ka mid ah in ururka siyaasaddiisii iyo maamulkiisii ay wax iska bedeleen”. Ugu dambayn waxa uu Gudoomiyaha maamulka Ahlu-Sunna ee gobolada dhexe ee Somalia sheegay in sida ugu haboon ee dawladnimo loogu soo celin karo Somalia ay tahay in la ixtiraamo rabitaanka shacabka. Waxaanu yidhi. “ASWJ waxay aaminsantahay in haddii la ixtiraamo rabitaanka shacabka la helayo dawlad wanaagsan”. Warqabadka Togaherer Hargeysa, Somaliland