Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,961
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Kala tagi mayno La isna dili mayo ama ssc noqda ama khatumo noqda ama Garad state la baxa Umadaha reer Somaliland aan ugu jeclahay baad tihin.
  2. Taleexi;825307 wrote: Sharaxaad dheer baad bixisay balse waxaan kuugu celinayaa waqooyigi afar ilaa shan maamul buu noqonayaa ee markaas hadhow yaan la odhan malaa reerku isla joogo baa fiicnaa..... Taleexi waxaasi wa isku huuhaa wa idinki uun mar ssc la baxay mar kaafi Community la baxay hadana Khatumo inkastow khatumo hada anu aad iskugu siyasad dhownahay Afarta mamuul wa idinka uun dee oo sadex madaxweyne ah abti idinka hadhow Hadana magac kale la bixi doona wadanka intisa kale dee wa iska Alxamdulilah Khatumo na meel fog ma jirto isku qadiyad banu nahay wa xisbiyada SL eeh is bad badala uun.
  3. Mukulaaloow qof siyasad Somali ku biira waligi ka bixi mayo oday anu family nahay oo la yidha General Jamac Maxammad qaalib since the 1950s bu Siyasad ku jiray maanta 80 jir bu ku dhowyahay Wali Siyaasaad kama hadhin marba shir bu taga.
  4. Taleexi;825296 wrote: Dhib ma jiro sidaas si la mid ah uun baanu Khaatumo Soomaalida kale uga dhaadhicinaynaa yaa Xaaji... bal meesha ay ku danabayso hadhow aniga ha igu eedayn.... Taleexi Taarikhda hadaynu dib u raacno Cali Mahdi ama Cali naafto sidad u taqanin. Madaxweyne ku sheegi 1991 eeh Somalia ayaa lugu yidhi Somaliland gooni isutaag bay ku dhawaqeen markasu yidhi afkooda bay ka yidhaheen this was 1991. Abdiqasim Salaad Boy ba la doortay in 2000 in Djibouti Somaliland ba la weydiyey he said wax Somaliland la yidha ma jirto aniga u taliya isagu hudheel Jabuuti ku xidhan. Cabdilahi Yusuf ba soo maray isaga la weydiyey isagu Qabiil babu ka dhigay oo wuxu yidhi walaalahayo with a mudug accent walalahayo Duriyada waanu jecelnahay isku taarikh baanu ahayn xiligi siad bare Waana la heshiinayhayna hadu alleh idmo, Taarikhdu maskaxdayda bay ku taxantahay. Hada we have Ministers in the TFG who don't really oppose Somaliland quest for recognition,we have clan elders in Somalia who support Somaliland quest for statehood we also have several clan states in Somalia who support Somaliland ,dadki way soo burarugeen adeer, oo waxay fahmeen inanay Somaliland waxbana kala maqnayn waxbana ku so dari karayn:D
  5. Taleexi;825293 wrote: Ma sheeko marqaankii Abti...... Khayr baan idiin rajeynayaa. Mayaa waxa weye inay shacabka Somalia bararuugaan oo ay fahmaan abti Somaliland Jiritaaankeeda Somalia waxba uma dhimayso Somalia bad wa leedahay landlocked maha dad shacab kheyraad ka badan xita wa leedahay marka wax ay Somaliland kala maqantahay ba iska yar dadkina way fahmayan step by step muhimadu wa intaas Awoow.
  6. War Somalia entities waxba ma ictraafan meeshan aqoonsi maha waxa laga hadlayo UN maha they support it and that's a good thing the more people entities mayors odayaal dhaqmeed kuwa caanaha ibiya step by step baa sheekada meel wanaagsan bay u socota.
  7. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;824454 wrote: What a historical picture. Sidee u taaganyihiin askarta xataa says so much about the xishmad ay u haayeen madaxdooda iyo sharaftee dowladnimo jirto lahayd. Xataa look how very close he was to general public without being heavily guarded. Adan cabdullah Cusmaan was loved by the People
  8. Taleexi;825239 wrote: Ma joogno xilli aan ogolaan karno qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya in uu Soomaali yahay maxaa yeelay si sahalan baa afraad koobani inagu qabsan kartaa, oo hanti iyo fikir gaar ahaaneed wata..... xilligan kala guurga habka khaliijka baa inoo fiicnaan lahaa therefore I reject the following chapters of the constitution. Cutubka 2aad (Jinsiyadda) Qodobka 9aad Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta 1. Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali. 2. Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin: a. Xuquuda, mudnaanta iyo faa’idooyin muwaaddinnimo; kuwaas oo Dastuurka ku xaddidan; iyo b. Baasabboor Soomaali ah, dokumeenti diiwaangelineed iyo aqoon kasta oo ay dowladdu u soo saarto muwaaddiniinta. 3. Muwaadin kasta waxaa baasabboorka iyo dokumeentiga kale ee ku xusan faqradda (1) (b) loogu diidi karaa ama looga laali karaa ama looga qaadi karaa oo keliya sharci waafaqsan habraaca qodobka 43-aad. Qodobka 10aad Helidda iyo Haysadka Jinsiyadda 1. Jinsiyadda Soomaaliyeed waxaa lagu heli karaa dhalasho ama Soomaaliyeyn. 2. Qof jinsiyadda ku dhashay lagama qaadi karo jinsiyadda, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale. 3. Qof jinisiyadda ku dhashay ama la Soomaaliyeeyey iskii ayuu jinsiyadda Soomaaliyeed uga tanaasuli karaa. 4. Jinsiyadda laguma waayi karo guur ama furriin. Nacam taleexiyow daka waxan so mal maluuqay waxay rabaan in dadka Somalidu dhaxal guuraan dhulka Somaliya inta badan wa dhul iska banaan si dhakhso ba loo so degi kara oo sheegaso loo sheegaan kara wa dhibaato hor leh oo aan laga fakarin waxaba laga yaaba in dad aan Somali ahayn arintan so sameyeen.
  9. oba hiloowlow;825233 wrote: lool Axmed ismaciil samatar a isbaariste and moryaan :D Every one is a Nabadidiid isbaariste dad qalato Somalidiid Qarandiid laakin ilma dastuur wa kheyr samada laga so hindhisay cajabay cajiib.
  10. Me and carafaat oppose the constitution because its supports clan federalism and because the citizenship part will welcome every single ethnicity in Africa to be Somali Citizens, we want to keep Somalia as homogeneous as it can be, Somalia only for the people of Somalia.
  11. Carafaat;825226 wrote: Xiin,sheekadii waa beleysay. Very fatal mistake sxb. How will you sell the constitution now? Force it use General Bahuku and his Boys thank god President sharif is on the side of the People.
  12. Taleexi;825170 wrote: Ilma Faroole waa in full gear maalmahan! Shidaalki bay so cabeen
  13. Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka digay Dastuurka Cusub iyo isaga oo baaq u diray Dowladda soomaaliya Prof Axmed Ismaaciil Samara oo kamid ah Aqoonyahaanada soomaaliya oo iminka ku sugan magalada Muqdisho ayaa sheegay in Dastuurka Cusub uu nusqaan yahay islamarkana dhibaato badan u keeni doona umadda Soomaaliyeed Porof Samatar waxa uu kadigay in Dastuurkaasi lagu dhaqan galiyo dalka soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in dastuurkaasi lagu doonaayo in lagu bur-buriyo dalka soomaaliya, Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo hadalkiisa intaa kusii daray ayuu waxa uu sheegay in dastuurka ay ku jiraa qodobo si gaar ah lagu doonaayo in lagu kala geeyo bulshada soomaaliyeed taasoo uu ku sheegay in ay salka ku hayso kor dhinta Cunsuriyada loogu magacdaray 4.5 oo uu ku sheegay in ay sabab u tahay xasuuqa iminka ka taagam dalka soomaaliya Ugu danbeyntii Axmed Ismaaciil Samatar ayaa tibaaxay in Dastuurkaasi uu sababi doono sii kor dhinta maamul goboleedyada oo iyagu kasoo horjeeda awaamirka xukuumada soomaaliya , islamar ahaantana xukuumada Sheikh Shariif ay dhaliisha dastuurkaasi iyo dhibaatooyinka ka dhasha ay dhabarka u dhigan doonto Short URL: http://markonews.com/?p=4590
  14. But Xiin its not just Yalaxow its prof cali khalif galaydh its galmudug its President sharif Hiilqaran is Ali Mohammad geedi the gedo elders the Mogadishu elders. As for Dr Yalaxow he is not a bad guy he visited hargeysa many times he is a friend of sultan Faisal, me and Yalaxow understand each other very well, marka aqoonyahanka cayda ka da fadlan.
  15. Mukulaaal i don't think AS is behind this its a group of people who are against the establishment of state in the central regions.
  16. Are you saying Xaaji Muuse suudi Yalaxow is not one of the influential people of Mogadisho ama waxgarad ugu yeedh ama aqoonyahan ugu yeedh xaajigu dee wuxu ah Xildhibaan hadana wa oday reer Mogadisho ah oo waxgarad ah. its sad though shuruucda Somalia lugu hagayo ina dusha laga keenayo oo la leeyahay qaata wa ayaan daro xita xiliga ay dawladoodu dhamanayso wakhti ba lo cayimay hadi kale hanjabaad iyo bahdilaad.
  17. This is horrible news Axmed Abdisalaan is wounded Allah ha u naxariisto inti dhimatay.
  18. Qarax ay ku dhinteen Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Dhuusamareeb ka dhacay Talaado, May 01, 2012(HOL): Qarax is-miidaamin ah ayaa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee bartamaha Soomaaliya. Qaraxan ayaa ka dhacay goob ay ku sugnaayeen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka iyo siyaasiyiin kale oo dhawaanahan booqanayay deeggaano ka tirsan bartamaha Soomaaliya. Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in qaraxan ay ku dhinteen tiro dad ah oo uu ku jiro xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar. Dadka dhaawacmay ayaa la xaqiijiyay inuu ku jiro siyaasiga Axmed Cabdisalaam, balse ilaa hadda wararkaasi si toos ah looma xaqiijin karo. Wixii warar ah ee faahfaahsan ee ku saabsan cidda qaraxa fulisay iyo khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay, goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa.
  19. ^Ask carafaat every one is a unionist African unionist regional unionists horn of Africa's unionist:D
  20. War deg deg ah:- Qaraxka dhacay Dhuusamareeb Xildhibaan Seeraar iyo Xildhibaan Maxamed Aw Maxamuud oo dhintey Posted by Pi on May 1st, 2012 Warar ka iminka naga soo gaaraya Dhuusa mareeb ayaa no xaqiijiyey inay ku dhinteen Alla ha u naxariistee Xildhibaan Yusuf Mire Maxamuud Seeraar yo Xildhibaan cCabdiwali Shiikh Maxamed owmohamuud iyo 5 qof oo rayid ah, waxaa iyana dhawac ah Korney Cabrisaaq Sheikh Biixi, Xuseen warsame Gafar, iyo Mohamed cabdisalaan oo Wasiir mar ahaan jiray. Ragaan dhawaca ah qaar ayaa dhawacoodu aad u liitaa lakiin nalooma kala xaqiijin. wixii so kordha kala soco Puntlandi.com
  21. Cali seenyo is a remarkable song writer and poet garnaqsi
  22. Mukulaalow we can arrange something with the movement of people any way the technology is moving forward people have ipads and stuff who knows u can virtually be in Somaliland while still being in Somalia in the near future:D War niyo dunidu wa nooc kale waxan xasuusta anago hawd record yar dhegeysan jirnay