Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,843
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I don't think udub and ucid have a chance to return to bad though udub was the first Somaliland party the founder udub the Legendary Mohammad Haji Ibrahim Cigaal.
  2. Mr JeeniYare dhulku u ka hadlay for those who don't have a clue. Waa dhul u dhexeysa buurowadal iyo yoocade.
  3. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=fm6pz2bcuxQ" frameborder="0" allowfullscreen>
  4. Well spoken Mr yeeni Yare the Garowe clan enclave and their hidden clan expansionist agenda will be destroyed.
  5. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=19IsNkewe4Q" frameborder="0" allowfullscreen>
  6. nuune;823884 wrote: ^^ Xaaji Xeyaan, why would a siyaasi who is mucaarad meeting with Sharif, if the case is looking for waraaqa aqoonsi, who sent Waraabe, sent by Siilaanyo miyaad oran doontaa, if that is the case, Siilaanyo ma qof kaluu waayey, Xaaji Xeyraan mararka qaarkood make sense niyahow. war illeen anagaa wax aragney, si uu uga saxiixo waraqaha aqoonsiga shariif ayaa dhuumaaleysi ku yimid Dubai eheheh Suldaan Faisal Xisbigisu wa Xisbi Somaliland ah wana waajib saaraan unu meel alaale meel u joogo danaha Somaliland kala doodo ama kala xajoodo maya faisal wa gogol xaadhaya wa wuxu sharif ula kulmo u do know faisal will be part of the real talks between Somaliland and Somalia in the future Masuuulyin ka tirsan sadexda xisbi qaran, sheekaduna maha waraqo aqoonsi ah wa just kullan ay kulmeen Suldan faisal iyo sh sharif.Wa sidu faisal u sheegey masuuliyad ba i saraan because wuxu matala qeyb kamid ah bulshada Somaliland.
  7. Madaxweyne Shariif oo si dhuumasho ah uga baxay Muqdisho si uu ula kulmo Somaliland Posted by Pi on April 27th, 2012 Madaxweyne Shariif ayaa si qarsoodi ah uga dhoofey Magaalada Muqdisho si uu ula kulmo Somaliland kulankasoo ka dhacay Dubai, Faysal Cali Waraabe ayaa kulanka uga qayb galay Somaliland, Waraysi uu siiyey Faysal cali waraabe BBC Somali wuxuu sheegey iney kawada hadleen arimaha Shirka lagu balan sanyahay TFG iyo Somaliland. Arintaan waxay cadeyneysaa in ay Somaliland dadaal ugu jirto iney TFG-fa kasaxiixato waraqaha aqoonsiga, balse ay carqalad ku noqonayaan labada xubnood ee Puntland, taaina waa tan Somaliland ka dagaalamayso. Kulamadaan uu Madaxweynuhu sida qarsoodiga ah ula yeeshey Soomaaliland ayaa ah mid Khiyaamo Qaran ah, sababtoo ah wadahadalka TFG iyo Somaliland waxaa lagu balan sanaa inay ka dhacaan London ayna galan laba Gudi balse waxaad hada moodaa in kulankii uuba ka dhacay Dubai.
  8. A person who has been married to a citizen for a period of at least five years is entitled to apply for citzenship by naturalization 2 A child who is not a citizen but is adopted by a citizen is entitled to be a naturalized as a citizen the adopting parent may apply on behalf of the child or the child after attaining age 18 may apply personally for naturazlaiton as a citizen 3 a person who has been a lawful resident in Somalia for a continuous period of at least five years and who satifsifes the conditions prescribed by parliament is entitled to apply for citizenship by naturalization The requirement of five years marriage of residency that must be satisfied before a person is entitled to naturalize as a citizen shal be equally regarded as having been satisfied irrespective.
  9. Che Somalia maha inay qawmiyada kale so degan si hawl yar ba lugu dhaxal guurin kara Somalia wa dhul weyn dad yar, its not cunsurnimo dadka kale dalalkooda ha joogaan.
  10. i don't like the citizenship part and who is Somali and who is not and the whole naturalization process.
  11. By the way what is wrong with what u posted Amisom threatening Somalis who are they the Somali army? Somalidu caadi babay u qaadatay inay ciidan shiisheeye domestic affairskooda soo faro geliyo.
  12. i already read it before but for those who didn't Jacaylbaro ba raadinayey bal ha akhristo.
  13. http://www.dastuur.org/images/stories/docs/Consultation%20Draft%20Constitution%20English.pdf
  14. ^^ in that interview both Sultan Faisal and Professor Samatar Karbaashed the Pirate Minister:D
  15. in 2007 he invited Xaaji Muuse suudi Yalaxow in Hargeysa Mr. Muuse Suudi Yalaxow oo Hargaysa lagu soo dhoweeyay - print Date:Saturday, January 06 @ 00:58:11 DAVT Qabqable Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ahaa qab-qab-layaashi dagaal ee meelo ka mida magaalada Muqdisho ka talin jiray ayaa maanta duhurnimadii ka soo degay gegeda diyaaradaha ee Cigal International ee magaalada Hargeysa. Hargeysa(HWN):- Qabqable Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ahaa qabqablayaashi dagaal ee meelo ka mida magaalada Muqdisho ka talin jiray ayaa maanta duhurnimadii ka soo degay gegeda diyaaradaha ee Cigal International ee magaalada Hargeysa.Kadib markii ay dayuuradii ka soo qaaday Abuday ay sheegtay inaanay tageyn muqdisho. Muuse Suudi Yalaxow oo degen Hotelka Ambassador ee magaalada Hargeysa, ayaanay cadeyn u jeedada socdaalkiisa uu ku yimi magaalada Hargeysa,balse waxa la sheegay inuu transit ku yahay magaalada Hargeysa una sii dhaafidoono muqdisho. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng, Faysal Cali waraabe iyo xubno ka mida xisbiga UCID ayaa kulan casho sharafa oo qaatay dhowr sacadood ku ku yeeshay Hotel Ambassador ee uu degenyahay, Kadib ayey shabakada wararka ee hadhwanagnews.com kula xidhiidhay khadka Mobilka oo ay wax ka weydiisay Eng, Faysal Cali Waraabe waxyaabaha ay ka wada hadleen Muuse Suud Yalaxow, waxaanu sheegay Faysal inuu ka la hadlay Xaalada Soomaaliya ka taagan wakhtigan iyo Ciimada shisheeye ee lakeenayo Soomaaliya, waxa intaa raaciyey Inaanay dawlada Embegati ee uu Madaxweynaha ka yahay C/laahi Yuusuf aanay ahayn dawlad wada hanankarta wadanka, Ayuu yidhi Faysal Sidoo kale waxa uu sheegay Md, Faysal Cali Waraabe inay isla soo qaadeen Qabqable Muuse suud Yalaxow oo uu sheegay Ciimadii caawinayey Ciimadii Ethiopianka ee ka caydhiyey magaalada muqdisho Maxkamadihii islaamiga ee mudada yar gacanta ku hayey magaalada ayaa waxa uu tilmaamay inaanay ahayn Ciimado ay soomaalidu u wada dhan tahay, ee waa ciidamo ay isxigeen C/laahi Yuusuf Ayuu yidhi Faysal Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal kale oo uu tilmaamay inay isla soo qaadeen Muuse Suudi sidii loo qaban lahaa shir-dib u heshiisiineed oo ay u koonfurta oo dhami u dhan yihiin la qabto oo ay iska saaraan xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee Shirka ka burburin karaa. Waxa kale oo uu tilmaamay Fayssal Cali waraabe wixii ay Somaliland uga baahdaan aan la qabandoono.Macada inay xukuumada Somaliland la kulantay Qabqable Muuse Suud Yalaxow, laakin sida la sheegay inay iyadu ka danbeysay inuu ku dego Hotelka Ambassador ee magaalada Hargeysa. Waxa kale oo la sheegay inay la kulmeen Qabqable Muuse Suudi Gudoomiyaha Golaha wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi, Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen oo ah mulkiilaha Hotel Ambassador, Gudoomiyaha Golaha deeganka Hargeysa Eng, Xuseen Maxamuud Jiciir Muuse Suudi oo ka mid ahaa qabqabklayashi dagaal ee ka talin jiray magaalada Muqdisho ee ay maxaakiimta islaamugu ka caydhiyeen magaalada muqdisho, isagoo markaas baxsad ku tagay Caasimada Yugandhana ee Kambala. halkaas oo isaga iyo Qabqable Bashiir Raage lagu xidhay. Waa marki ugu horeysay ee uu wadanka yimaado Qabqable Muuse Suud Yalaxow
  16. When it comes to dealing with Koonfurians Sultan faisal knows how to approach them.
  17. Somalia you should support the unity of you're countrymen umad kasta oo ama gobol kasta oo gobol kala la midooba its good for Somalia don't you want unity for all Somalia support unity son.
  18. Somalia;823790 wrote: Xaaji, they will not unite in 100 years, I think we can agree on that point. Dont ever underestimate you're neighbors there are many ways to unite.
  19. Interesting development Sultan Faisal is a hard working Somaliland politician.
  20. Dr osman what can faroole do to Ximan iyo xeeb and Galmudug they will unite soon and form the largest state in the middle regions have u not heard Sheikh Indho cade speak about this?
  21. ^ i don't know why you keep talking about Somaliland the topic has nothing to do with Somaliland.
  22. Alshabaab will not bow down for Foreign invaders they made that clear Alshabaab loo awood wa waleh.
  23. War Deg Deg ah:- Nin ajnabi ah oo u shaqaynayay shirkada Saracen oo lagu dilay deegaanka Iskushuban ee G. Bari Posted by Pi on April 27th, 2012 War deg deg ah oo iminka soo gaaray xafiiska Wararka deg dega ah ee Puntlandi.com ayaa sheegaya in nin ajnabi ah oo u shaqaynayey shirkada Saracen lagu dilay meel u dhow Degmada Iskushuban ee Gobolka bari, sida aan wararka ku heleyno dilka waxaa geystey dad la hayb garanayo, wararka qaar ayaa sheegaya in nimankadilka geystey ay isla shirkada u shaqaynayeen. Wararku waxay intaa ku darayaan in ninka la diley uu ahaa sargaal sare oo sirkada ka tirsanaa lamase cadeyn wadanka uu dhashay, inkastoo wararka qar sheegayaan wuxuu u dhashay wadanka Koonfur Afrika.