-
Content Count
29,843 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Carafaat that's not all they will all have direct relations with the neighboring countries Kenya and Ethiopia clan states will fight it off like ancient rivals remember the clan wars between reer galmudug and reer Ximan iyo xeeb. Remember the clan wars in the Juba regions, in 2011 the Kenyan government wanted to establish a clan state in the lower juba regions as a buffer-zone. Carafaat Somalidi waxa laga dhadhicyey hadanaad Mamuul goboleed lahayn Somalida waad ka hadhaysa sadex reer ba hada Mamuul u sameyey jubooyinka (Jubaland azania iyo jubarasstate) all from different clans. -
Carafaat sax waxan fahmi wayey dadkan waxay ku ordayaan dastuurkan laga ma fiirsan wana lugu deg degey wa sidu cali khalif inu sheegey shacabka Somaliya horta dawladooda cagaha ha iskugu istaagto markaas dastuur ba la gudbi kara iyo qaab dhismeedka iyo federalism iyo in kale.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Well right now the Garowe clan enclave they have their own little army Galmudug state same story along with ximan iyo xeeb. Also the grave worshipers in Galguduud have their own little army, we also have the TFG they also have their own little army and we have the Alshabaab Militants. But the reason there is division is simply because of Clan federalism Somalia needs strong institutions and national unity. -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mukulaalow;824770 wrote: War xaajiga illeen waa xaayow, wuunoo dhuuntay. Haa Manad ogayn Xaaji Muuse Suudi iyo xaajigu inay family yihin:D -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Carafaat;824768 wrote: Shamefull!!! arresting people solely for the peaceful expression of their political beliefs, is dictatorial and itself considered a crime. It shows how flawd the intentions are and how little they belief in the rightousness of this consitutions, by threating to arrest people who oppose it. And can you imagine the threats are coming from the Amisoms top general an Ugandan bal haday ciidanka xooga dalka ahaan lahayd ciil ba ma qabeen. -
^^ It depends haday inadeerkeed guursato, laakin haday shiisheeye guursato some people say she loses her clan the moment she leaves her daddy's house laakin Somalidu wa iska complex. Qofka runti shakhsiyadisa lugula dhaqma not reerkisa.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Burahadeer wa meeshu ha isla walaato nin aanu beri wada shahayney ba yidhi 4 madaxweyne iyo badh anu samaysano oo ku salaysan 4.5 marka afartu iyo badhkuba Madaxweyne ha noqdaan oo meel walba ha isku raacaan lol. -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So far Cali Mohammad geedi opposed the new constitution Sh sharif was not happy with the Constitution Professor Cali Khalif Galaydh the gedo elders not to forget the Mogadishu elders and MPS and Politicians they were like Xaw dastuurku sheega eebow. And last but not least Sultan Faisal cali Waraabe. -
Blue at least u don't have to pay Qadhaan:D
-
Documentry: Escaping from the world's most dangerous place
Xaaji Xunjuf replied to Samafal's topic in Politics
Dunida waxan ugu necebahay Somali models. -
Qabiil wala isku garta dhibku waxa weye markad Qabiil aad nacdiid oo aad colaad xun u qaadid isku barta wada casheyaa wada nikiya hablahana isi siiyaa intaasa idinka dhexeysa.
-
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Professor Cali Khalif galaydh cay ma leh wax lugu cayo ba mu samayn marka professorka cayda halaga dayo. -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Cali Khaliif Galaydh “Dastuurkan Aan La Aqoon Wuxuu Yahay Iyo Waxa Ku Qoran Yaanan Lanagu Qasbin Ee Turubka Hala Baandheeyo” Apri 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Rasysal wasaariii hore ee soomaaliya Cali khaliif Galaydh ayaa si ba’an uga soo horjeestay Dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay gadhwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay. Mr. Galydh ayaa hadal uu ka jeediyay shalay xaflad lagaga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayuu sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xadhig iyo jidhdil, wuxuuna yidhi mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balantu waxay tahay qofka diida dastuurka in la xidho oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo”. Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, sidaas daraadeed aan aan la qaadan Karin waxaanan la aqoon wuxuu yahay iyo waxa ku qoran. Galaydh isagoo ariintaas ka hadlayana wuxuu yidhi “ in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xadhig iyo caga jugleyn dalka la haysto, waxuuns eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan”. “Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galaydh. Hadalkan ka soo yeedhay Cali Khaliif Galeydh ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud. Cadceednews, Hargeysa -
Cali Khaliif “Balantu waxay tahay in qofkii diida dastuurka la xiro, loona aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda in.. » Apr 30, 2012 - Cali khaliif Galayr oo ka mid ah siyaasiinta Soomaaliyeed xilalna ka soo qabtay dowladdii Kacaanka iyo dowladihii KMG ahaa ee ka dambeeyay burburka ka dib ayaa sheegay inuu ka soo horjeedo dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay garwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay. Mr. Galyer ayaa hadalkan ka jeediyay shalay xaflad looga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xarig iyo jirdil, wuxuuna yiri mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo” Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, waxa uu intaasi ku daray in waxaan la aqoon aan la qaadan karin, wuxuuna sheegay in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xarig iyo caga jugleyn dalka la heysto, waxa uuna eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan. “Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galeyr. Hadalka ka soo yeeray Cali Khaliif Galeyr ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud.
-
Somalia: Boarding school shooting 30 Apr 30, 2012 - 9:17:21 AM BOSSASO, Somalia Apr 30 2012 (Garowe Online) - A boarding school became a scene of a shooting on Monday, after a brawl broke out and some teenagers attempted to force their way out, Radio Garowe reports. Monday morning classes at Bossaso's Al-Badriya boarding school was a bloody affair for the students. According to police sources at least 8 students were injured two in serious condition after teenagers were involved in a brawl that led to students being shot. Reports are still unclear but one source said that one of the security guards was over powered for his weapon after a brawl between students occurred, gunfire ensued while some of the children escaped the school's . If the shooters were staff or students is still unclear at this time. Authorities arrived immediately to scene of the shooting and arrested some of the staff and students at Al Badriya, although they would not comment on the arrests, they told media that an investigation into the shooting is pending. The all male Al Badriya boarding school located in Lanta Hawada neighborhood, is home to many youth from troubled backgrounds. According to ex students of Al Badriya, the school is in fact a bootcamp and families send their kids so they can learn how to behave. The children were all sent to Bossaso general hospital were they are receiving medical treatment. The majority of the children's injuries were minor with many of the children sustaining gun-wounds to the lower body, but sources say that one child is in serious condition. This is the first report of a shooting at a boarding school in Puntland. GAROWE ONLINE
-
intay Somalidu sida u fakireyso meelna gaadhi mayaan sabab aan ku sheego 2000 waxan joogay Djibouti niman baanu wada sheekeysaneyeny qaar xidlhibaan ahayeen qaarna ay ahayeen kuwa isku sharaxayo madaxweyne waxay nimankaasi ku doodayeen. Hebel waxa wata Ethiopia hebel na kenya hebel na eriteria hebel na sudan hebel na Maraykan hebel na ingriis iyo Yurubian , markaasaan weydiyey war Somalidu yey wataan markasay anigi ila yaabeen oo ay iso eegen ay yidhaheen maxaad ka wada Somali iyagu yey wataan. Eeg Umadan Waxa laga dhadhicieye beesha calaamka la aanteed waxba noqon kari meysaan fikrada wa in dadka maskaxdooda laga tirtira. Somalia dad wa leedahay dal wa leedahay kheyraad wa leedahay dad wax bartay wa leedahay shacab wa leedahay dhaqan iyo diin iyo taarikh wa leedahay, Umadi Kalsooni bay u bahantahay. Mamuul beeleysigu wuxu horseedaya inay dalku yeesho gal daloolyo laga faideysto siiba wadamada jaarka waxa muhim ah in dalka la isku hayo goboleysi caadi ah wa oke laaki goboleysigan beeleysan eeh dhagaha la hada wa solution bay dadku yidhahan laakin in the long term meel gaadhi meyso oo way si kala bax baxayaan.Mid waan kugu raacsanahay hada diyaar maha in dawlad islaam ah dhalato laakin wa dhici karta hada wadadi loo si maro hada oo loo si diyaariyo in 10 years time oo kale ma fahantay sabab umadanu wa dad islaam ah wax u diidaya ma jirto inay diintooda isku dhaqan.
-
Xildhibaan sheegay in Gaas uu ku shaqeeyo Fakarka Madaxweyne Faroole SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 30, 2012 Muqdisho: (Sh. M. Network)Xildhibaan Boot Cabdulle Magan oo ka mid ah barlamanka oo waraysi siiyay Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare C/wali Max’ed Cali Gaasy ay ku fashilantay wax ka qabashada xaladaha Siyaasadeed iyo midda ammaan ee ka jirta dalka Soomaaliya. Xildhibaan Boot Cabdulle Magan ayaa waxa uu sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ku shaqeeyo fakar u gaar ah Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole maadaama uu matalo 18-ka gobol oo ay ka kooban tahay Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray in tan iyo xilligii uu Gaas yimid aysan Xukuumaddiisa soo gudbin wax miisaaniyad ah iyo Lixisabtan dowladeed. Sidoo kale Boot Cabdulle Magan ayaa waxa uu ugu baaqay siyaasiyiinta, Culumaa’uddiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed inay ka tashtaan aayaha Soomaaliya islamarkaana ay gacamaha is qabsadaan maadaama sida uu tibaaxay Soomaaliya ay kusoo wajahan yihiin dhibaatooyin kala duwan. Muddooyinkii dambe ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada waxa ay muujinayeen mucaaradyada xooggan ee ku saabsan jiritaanka Ra’iisul wasaare Gaas oo ay ku eedeeyeen in uu wado arrimo aan dan u aheyn shacabka Soomaaliyeed.
-
Siyaasiyiin iyo waxgarad ka digay dagaal ka dhasha ansixinta Dastuurka csuub SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 30, 2012 Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxgarad iyo siyaasiyiin ayaa ka digay in dagaal sokeeye uu ka dhasho ansixinta Dastuurka la wado in loo sameeyo dalka Soomaaliya. Malaaq Showri Malaaq Coloow oo ka mid ah Malaaqyada ku dhaqan Magaalada Muqdisho oo u waramay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Dastuurka la doonayo in lagu ansixiyo Muqdisho uu dhalin doono dagaal Sakeeye oo Dhiig badan sababi kara oo ka dhacay Soomaaliya. Malaaq Showri ayaa ugu baaqay Midowga Afrika oo hormuud u ah Dastuurka inay faraha kala baxaan arrimaha Soomaaliya maadaama shacabka Soomaliyeed gabi ahaantiisaba ay kasoo horjeedaan Dastuurkaasi, isagoo ku eedeeyay Dastuurkaasi inay wataan Ra’iisul wasaare Gaas iyo Madaxweyne Faroole. Sidoo kale Siyaasiga Max’ed Faarax Jimcaale oo isna ka hadlay arrimaha Dastuurka ayaa waxa uu xusay in Dastuurka loogu gon leeyahay in Madaxda dowladda ay kusii fadhiyaan kursiga Madaxtinimo, isagoo taasi badalkeeda shacabka ugu baaqay inay sameeyaan banaanbaxyo nabadeed oo looga soo horjeedo Dastuurka, Ciidamada dowladdana waxa uu faray inaysan dhibaateyn dadka shacabka ah oo doonaya inay ka banaanbaxan Dastuurkaasi. Tan iyo xilligii uu soo if baxay Dastuur cusub oo loo sameynayo Soomaaliya ayaa bulshada qeybaheeda kala duwan waxa ay kasoo horjeesteeni Dastuurka oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid kala fogeynaya shacabka oo aan wax raad ah ku laheyn Shareecada Islaamka.
-
Dagaalyahano Ka Soo Jeeda Dalka Kenya oo Ku Biiray Xarakada Al-Shabaab Wadaadka ugu saraysa koox diimeedka dalka kenya shiikh Cali Iiman Axmed ayaa cajal muuqaal ah ku sheegay in ay ku biireey Xarakada al-Shabaab ee soomaliya. Sheekh Iiman ayaa sheegay in ku biiritaankooda Al-Shabaab ay ku xoojinayaan dagaalada ka socda Soomaliya ee xarakada Al-shabaab ay kula jirto dawlada kenya iyo Soomalaiya . Shiikha ayaa sidoo kale sheegay in codsiga ku biiritaanka al-Shabaab ay u gudbiyeen amiirka Ururka al-Qaacida e bariga Africa isla markaana ah amiirka Xarakada A-Shabaab ee soomalia Sheekh Mukhtaar Abuu-Subeyr isla markaana uu ka qabalay in ay si toos ah ugu biiraan. Wadaadkan oo ku hadlay afka sawaaxiliga ayaa dhanka kale ka hadlay dagaalada ay kula jiraan dawlada kenya waxaana uu sheegay in kooxdiisu ay haysato awood ay ku muquunin karto ciidamada Kenya. Sheekh Cali Iiman ayaa sheegay in ku biiritaankooda Al-shabaab ay soo celin karto Imaaradii Islaamka ee ka jirtay gobolada bariga Afrika waxaana uu ku daray in ay taasi tahay mawqifkooda koowaad ee ay dagaaladan ugu jiraan. Sheekha ayaa sidoo kale ugu baaqay dhamaan muslimiinta ku nool dalka kenya in ay garab istaagaan isla markaana ay ku taageeraan dagaalka lagula jiro cadawga ilahey . Ku biiritaanka kooxda Cali Iimaan iyo xarakada al-Shabaab ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dhowar maalin ka hor qarax banbaano lagu weeraray kaniisad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya . Horseed Media
-
Showqi Good point laakin mamuul goboleed waxa la bilaabay 2003 ila maanta cid mamuul goboleed dhisatay mamuulka budhlayn iyo galmudug ba la haya inta kale uma jeedo qaar leh dastuurku xaw sheega qaar le federalka socotra ma ku darsan karna oo ma ku buuxsan karna dadkani federalims ama mamuul goboleeedka may fahmin wali, marka koley xal walo bahanyahay anigu waxan so dhaweyn laha in diinta islaamka xadhigeeda la qabsado dabeedka mamuul adag la dhiso oo decentralized ah.
-
We all know the middle regions will not agree on one clan state the result of clan federalism is that there are 3 sub clan states in galguduud the same with the juba regions.This is a problem for Somalia that's not all they suggested to divide hiiraan into 2 regions hadaan la is dabo qabaan ,dignity of statehood ma jirayso Xiinfaniinow.
-
Clan federalism will never work in Somalia it was introduced in 2003 and in 2012 there is only 2 and a half regions in the north of the country who are calling the loudest for clan federalism while the rest doesn't even care and if they do they declare a sub sub clan state.
-
Somali cadaw saa u badan ma leh iyada isku cadaw ah oo isla hadhaysa.
-
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Anigu waligay ma maqlin garaad xil laga qaaday beel ba caleemo saaratay ka awoow ka awoow ma odhan kartid garaad meesho doono ha iska tago caqli gal maha sabab beel bu matala hadu dhinto cid kale caleemo saar or dee waxad samaysa garaad kale ka barbar same that's an option. Hadu axmed karaash xidhi kari wayey dee bal ta ha ku dayo.
-
Popular Contributors