Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,852
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Taleexi;825239 wrote: Ma joogno xilli aan ogolaan karno qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya in uu Soomaali yahay maxaa yeelay si sahalan baa afraad koobani inagu qabsan kartaa, oo hanti iyo fikir gaar ahaaneed wata..... xilligan kala guurga habka khaliijka baa inoo fiicnaan lahaa therefore I reject the following chapters of the constitution. Cutubka 2aad (Jinsiyadda) Qodobka 9aad Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta 1. Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali. 2. Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin: a. Xuquuda, mudnaanta iyo faa’idooyin muwaaddinnimo; kuwaas oo Dastuurka ku xaddidan; iyo b. Baasabboor Soomaali ah, dokumeenti diiwaangelineed iyo aqoon kasta oo ay dowladdu u soo saarto muwaaddiniinta. 3. Muwaadin kasta waxaa baasabboorka iyo dokumeentiga kale ee ku xusan faqradda (1) (b) loogu diidi karaa ama looga laali karaa ama looga qaadi karaa oo keliya sharci waafaqsan habraaca qodobka 43-aad. Qodobka 10aad Helidda iyo Haysadka Jinsiyadda 1. Jinsiyadda Soomaaliyeed waxaa lagu heli karaa dhalasho ama Soomaaliyeyn. 2. Qof jinsiyadda ku dhashay lagama qaadi karo jinsiyadda, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale. 3. Qof jinisiyadda ku dhashay ama la Soomaaliyeeyey iskii ayuu jinsiyadda Soomaaliyeed uga tanaasuli karaa. 4. Jinsiyadda laguma waayi karo guur ama furriin. Nacam taleexiyow daka waxan so mal maluuqay waxay rabaan in dadka Somalidu dhaxal guuraan dhulka Somaliya inta badan wa dhul iska banaan si dhakhso ba loo so degi kara oo sheegaso loo sheegaan kara wa dhibaato hor leh oo aan laga fakarin waxaba laga yaaba in dad aan Somali ahayn arintan so sameyeen.
  2. oba hiloowlow;825233 wrote: lool Axmed ismaciil samatar a isbaariste and moryaan :D Every one is a Nabadidiid isbaariste dad qalato Somalidiid Qarandiid laakin ilma dastuur wa kheyr samada laga so hindhisay cajabay cajiib.
  3. Me and carafaat oppose the constitution because its supports clan federalism and because the citizenship part will welcome every single ethnicity in Africa to be Somali Citizens, we want to keep Somalia as homogeneous as it can be, Somalia only for the people of Somalia.
  4. Carafaat;825226 wrote: Xiin,sheekadii waa beleysay. Very fatal mistake sxb. How will you sell the constitution now? Force it use General Bahuku and his Boys thank god President sharif is on the side of the People.
  5. Taleexi;825170 wrote: Ilma Faroole waa in full gear maalmahan! Shidaalki bay so cabeen
  6. Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka digay Dastuurka Cusub iyo isaga oo baaq u diray Dowladda soomaaliya Prof Axmed Ismaaciil Samara oo kamid ah Aqoonyahaanada soomaaliya oo iminka ku sugan magalada Muqdisho ayaa sheegay in Dastuurka Cusub uu nusqaan yahay islamarkana dhibaato badan u keeni doona umadda Soomaaliyeed Porof Samatar waxa uu kadigay in Dastuurkaasi lagu dhaqan galiyo dalka soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in dastuurkaasi lagu doonaayo in lagu bur-buriyo dalka soomaaliya, Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo hadalkiisa intaa kusii daray ayuu waxa uu sheegay in dastuurka ay ku jiraa qodobo si gaar ah lagu doonaayo in lagu kala geeyo bulshada soomaaliyeed taasoo uu ku sheegay in ay salka ku hayso kor dhinta Cunsuriyada loogu magacdaray 4.5 oo uu ku sheegay in ay sabab u tahay xasuuqa iminka ka taagam dalka soomaaliya Ugu danbeyntii Axmed Ismaaciil Samatar ayaa tibaaxay in Dastuurkaasi uu sababi doono sii kor dhinta maamul goboleedyada oo iyagu kasoo horjeeda awaamirka xukuumada soomaaliya , islamar ahaantana xukuumada Sheikh Shariif ay dhaliisha dastuurkaasi iyo dhibaatooyinka ka dhasha ay dhabarka u dhigan doonto Short URL: http://markonews.com/?p=4590
  7. But Xiin its not just Yalaxow its prof cali khalif galaydh its galmudug its President sharif Hiilqaran is Ali Mohammad geedi the gedo elders the Mogadishu elders. As for Dr Yalaxow he is not a bad guy he visited hargeysa many times he is a friend of sultan Faisal, me and Yalaxow understand each other very well, marka aqoonyahanka cayda ka da fadlan.
  8. Mukulaaal i don't think AS is behind this its a group of people who are against the establishment of state in the central regions.
  9. Are you saying Xaaji Muuse suudi Yalaxow is not one of the influential people of Mogadisho ama waxgarad ugu yeedh ama aqoonyahan ugu yeedh xaajigu dee wuxu ah Xildhibaan hadana wa oday reer Mogadisho ah oo waxgarad ah. its sad though shuruucda Somalia lugu hagayo ina dusha laga keenayo oo la leeyahay qaata wa ayaan daro xita xiliga ay dawladoodu dhamanayso wakhti ba lo cayimay hadi kale hanjabaad iyo bahdilaad.
  10. This is horrible news Axmed Abdisalaan is wounded Allah ha u naxariisto inti dhimatay.
  11. Qarax ay ku dhinteen Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Dhuusamareeb ka dhacay Talaado, May 01, 2012(HOL): Qarax is-miidaamin ah ayaa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee bartamaha Soomaaliya. Qaraxan ayaa ka dhacay goob ay ku sugnaayeen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka iyo siyaasiyiin kale oo dhawaanahan booqanayay deeggaano ka tirsan bartamaha Soomaaliya. Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in qaraxan ay ku dhinteen tiro dad ah oo uu ku jiro xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar. Dadka dhaawacmay ayaa la xaqiijiyay inuu ku jiro siyaasiga Axmed Cabdisalaam, balse ilaa hadda wararkaasi si toos ah looma xaqiijin karo. Wixii warar ah ee faahfaahsan ee ku saabsan cidda qaraxa fulisay iyo khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay, goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa.
  12. ^Ask carafaat every one is a unionist African unionist regional unionists horn of Africa's unionist:D
  13. War deg deg ah:- Qaraxka dhacay Dhuusamareeb Xildhibaan Seeraar iyo Xildhibaan Maxamed Aw Maxamuud oo dhintey Posted by Pi on May 1st, 2012 Warar ka iminka naga soo gaaraya Dhuusa mareeb ayaa no xaqiijiyey inay ku dhinteen Alla ha u naxariistee Xildhibaan Yusuf Mire Maxamuud Seeraar yo Xildhibaan cCabdiwali Shiikh Maxamed owmohamuud iyo 5 qof oo rayid ah, waxaa iyana dhawac ah Korney Cabrisaaq Sheikh Biixi, Xuseen warsame Gafar, iyo Mohamed cabdisalaan oo Wasiir mar ahaan jiray. Ragaan dhawaca ah qaar ayaa dhawacoodu aad u liitaa lakiin nalooma kala xaqiijin. wixii so kordha kala soco Puntlandi.com
  14. Cali seenyo is a remarkable song writer and poet garnaqsi
  15. Mukulaalow we can arrange something with the movement of people any way the technology is moving forward people have ipads and stuff who knows u can virtually be in Somaliland while still being in Somalia in the near future:D War niyo dunidu wa nooc kale waxan xasuusta anago hawd record yar dhegeysan jirnay
  16. Historic picture of the legenadary Haaji Adan afqalooc
  17. Mukulaalow;825057 wrote: xaaji adi boolaa tahaynoo, anaka hadii SL sii deeyno yaa noo heeheesaa? tiyaatar danbe mala maqlaayo. Oo ma hadaad tiyaatar maqasha dad tiyaaatar xasuusan wabay yaryihin Somalia:D Walaga samri kara taas:D
  18. Mukulaalow there was no Somalia in 1991 there was no government there was a civil war so the only option Somaliland had was to re declare Somalilands independence based on the boundaries of prior 1960 and that's what they did. Building the state from scratch building all its working institutions from police army and democratic institutions. I am glad Cigaal and tuur and Rayaale did that and seeking international state recognition and they did well they established bilateral relations with many of Somalilands neighbors and elsewhere in Africa and in the EU. Somaliland doesn't exclude any options when it comes to its statehood recognition if you listened to President siilaanyo's last speech u will understand what he means Somaliland case is unique in Africa the country they made once a union with disintegrated into civil war.
  19. Somaliland govt did it well so far holding talks with the TFG Somalia's government the regional states in Somalia with the exclusion of Puntland are all in support of the self determination of the People of Somaliland. There was a time i remember when Koonfurians didn't dared to even utter the word Somaliland afkay kala bakheley jireen gobolada woqoyi look at them now. Give it another year and they will say dadkan naga sii dayaa nooh adiga aloore moos ma qabtid babay ma qabtid xaad nugu so kordhisa Khaldaan wiif, its all coming together.
  20. They are part of the signatures of you're so called road-map they were part of the London conference Somalia there is no mamuul goboleed in Somalia with 2 regions or more only Puntland.
  21. Mukulaalow no one said iyaga wax ictraafay read the topic support Somalilands quest for statehood wa tageero iyago wa mamuulo waxba ma ictraafi karan laakin waxa la dhisaya xidhiidh with Somalia the better friendly entities towards sl the better for Somaliland the lesser political enemies this has nothing to do with dejure recognition Somaliland is seeking.