-
Content Count
29,847 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Qandalawi;825717 wrote: ^Ha ubixin, waa Xaajiga siduu ufakaro iyo caqligiisaa sidaas iska ahee Waryadhaheen waad isku il jabinaysaan waxan magaalooyinka shacab ba dhistay may dhisin dowlad goboleedka Puntland Qandalawi waxan xasuusta waagi xamar Beelaha pl Waxay ahayeen hormoodka iyo ganacsiga ka socda Magaalada Xamar noloshooda iyo naftooda ku xidhan iyo siyasadooda marnaba kama marmi karan Xamar hada nafta ku qasabtay dhulka Saxaraha laakin Reer Puntland kama marmayaan waligood Xamar dhaqan ahaan siyasaad ahaan dad ahaan nolol ahaan what did cade muse say when he visited xamar again?
-
Puntland will not seek independence it would be foolish if they did its just empty threats to get more political leverage from mogadisho. Puntland can't survive with out mogadisho.
-
Well done
-
Tan yari xabadka wa ka barakaysantahay ilahoow dambigayga dhaaf
-
Somalis don't need that even though its interesting if u want to know you're ancestors 4000 years ago and who u are related to and stuff beyond that. But people who don't know their history and genealogy ayaa hawlaha u bahaan like African Americans they want to know where they hail from in Africa originally.
-
Somaliland: Namibian Parliamentarians to visit soon
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
When Somaliland sends a delegation to the planet of Mars. -
Somaliland: Namibian Parliamentarians to visit soon Tuesday, 01 May 2012 20:46 Irro on arrival at Egal airport HARGEISA (Somalilandsun) – Namibian parliamentarians are expected in the country soon on an official visit. This was revealed by the speaker of parliament Hon Abdirahman Mohamed Abdilahi Irro during a press briefing at the Egal international airport VIP lounge, on his return from a trip to Namibia. Hon Irro who was accompanied by the 2nd speaker of the house of representatives Hon Ali Yusuf Ahmed said their trip which was on an official invitation from the Namibian parliament was very successfully as various issues were agreed upon. During the visit which took a week the Somaliland parliamentarians held talks with senior officials of the Namibian government beginning with the Prime Minister Hon Nahas Angula after they addressed the joint houses of the Namibian parliament in the presence of the country's president H.E. Hifkepunye Pohamba. Hon Irro said that following their talk's cooperation between the two countries will be enhanced greatly in many areas while a visit by Namibian parliamentarians will help cement the accords reached. Namibians parliamentarians will pay a reciprocal visit following an official invitation by the Irro delegation
-
Prime-Minister Abdiwali, where is the final draft of the constitution?
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Dont you think there should be a landwide referendum on clan federalism who said the people of Somalia want clan federalism war umada rabtiaankooda hala weydiyo.How can one push this constitution while the lower juba middle juba upper shabelle lower shabelle is still under Alshabaab dadkasu manay xuquuq lahayn miyanaay Somali ahayn? -
Ahlusuna wal jamaca supports Somalilands quest for statehood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kala tagi mayno La isna dili mayo ama ssc noqda ama khatumo noqda ama Garad state la baxa Umadaha reer Somaliland aan ugu jeclahay baad tihin. -
Ahlusuna wal jamaca supports Somalilands quest for statehood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleexi;825307 wrote: Sharaxaad dheer baad bixisay balse waxaan kuugu celinayaa waqooyigi afar ilaa shan maamul buu noqonayaa ee markaas hadhow yaan la odhan malaa reerku isla joogo baa fiicnaa..... Taleexi waxaasi wa isku huuhaa wa idinki uun mar ssc la baxay mar kaafi Community la baxay hadana Khatumo inkastow khatumo hada anu aad iskugu siyasad dhownahay Afarta mamuul wa idinka uun dee oo sadex madaxweyne ah abti idinka hadhow Hadana magac kale la bixi doona wadanka intisa kale dee wa iska Alxamdulilah Khatumo na meel fog ma jirto isku qadiyad banu nahay wa xisbiyada SL eeh is bad badala uun. -
Ahlusuna wal jamaca supports Somalilands quest for statehood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mukulaaloow qof siyasad Somali ku biira waligi ka bixi mayo oday anu family nahay oo la yidha General Jamac Maxammad qaalib since the 1950s bu Siyasad ku jiray maanta 80 jir bu ku dhowyahay Wali Siyaasaad kama hadhin marba shir bu taga. -
Ahlusuna wal jamaca supports Somalilands quest for statehood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleexi;825296 wrote: Dhib ma jiro sidaas si la mid ah uun baanu Khaatumo Soomaalida kale uga dhaadhicinaynaa yaa Xaaji... bal meesha ay ku danabayso hadhow aniga ha igu eedayn.... Taleexi Taarikhda hadaynu dib u raacno Cali Mahdi ama Cali naafto sidad u taqanin. Madaxweyne ku sheegi 1991 eeh Somalia ayaa lugu yidhi Somaliland gooni isutaag bay ku dhawaqeen markasu yidhi afkooda bay ka yidhaheen this was 1991. Abdiqasim Salaad Boy ba la doortay in 2000 in Djibouti Somaliland ba la weydiyey he said wax Somaliland la yidha ma jirto aniga u taliya isagu hudheel Jabuuti ku xidhan. Cabdilahi Yusuf ba soo maray isaga la weydiyey isagu Qabiil babu ka dhigay oo wuxu yidhi walaalahayo with a mudug accent walalahayo Duriyada waanu jecelnahay isku taarikh baanu ahayn xiligi siad bare Waana la heshiinayhayna hadu alleh idmo, Taarikhdu maskaxdayda bay ku taxantahay. Hada we have Ministers in the TFG who don't really oppose Somaliland quest for recognition,we have clan elders in Somalia who support Somaliland quest for statehood we also have several clan states in Somalia who support Somaliland ,dadki way soo burarugeen adeer, oo waxay fahmeen inanay Somaliland waxbana kala maqnayn waxbana ku so dari karayn:D -
Ahlusuna wal jamaca supports Somalilands quest for statehood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleexi;825293 wrote: Ma sheeko marqaankii Abti...... Khayr baan idiin rajeynayaa. Mayaa waxa weye inay shacabka Somalia bararuugaan oo ay fahmaan abti Somaliland Jiritaaankeeda Somalia waxba uma dhimayso Somalia bad wa leedahay landlocked maha dad shacab kheyraad ka badan xita wa leedahay marka wax ay Somaliland kala maqantahay ba iska yar dadkina way fahmayan step by step muhimadu wa intaas Awoow. -
Ahlusuna wal jamaca supports Somalilands quest for statehood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War Somalia entities waxba ma ictraafan meeshan aqoonsi maha waxa laga hadlayo UN maha they support it and that's a good thing the more people entities mayors odayaal dhaqmeed kuwa caanaha ibiya step by step baa sheekada meel wanaagsan bay u socota. -
Prime-Minister Abdiwali, where is the final draft of the constitution?
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Taleexi;825280 wrote: Somalia: Tolow ma ina Faroolaa? -
Magaalada Hargeysa.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;824454 wrote: What a historical picture. Sidee u taaganyihiin askarta xataa says so much about the xishmad ay u haayeen madaxdooda iyo sharaftee dowladnimo jirto lahayd. Xataa look how very close he was to general public without being heavily guarded. Adan cabdullah Cusmaan was loved by the People
-
Taleexi;825239 wrote: Ma joogno xilli aan ogolaan karno qof kasta oo ku dhasha Soomaaliya in uu Soomaali yahay maxaa yeelay si sahalan baa afraad koobani inagu qabsan kartaa, oo hanti iyo fikir gaar ahaaneed wata..... xilligan kala guurga habka khaliijka baa inoo fiicnaan lahaa therefore I reject the following chapters of the constitution. Cutubka 2aad (Jinsiyadda) Qodobka 9aad Xuquuqda Gaarka ah ee Muwaaddiniinta 1. Qos kasta oo ku dhasha gudaha Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali. 2. Muwaaddiniintu ayaga oo siman waxay leeyihiin: a. Xuquuda, mudnaanta iyo faa’idooyin muwaaddinnimo; kuwaas oo Dastuurka ku xaddidan; iyo b. Baasabboor Soomaali ah, dokumeenti diiwaangelineed iyo aqoon kasta oo ay dowladdu u soo saarto muwaaddiniinta. 3. Muwaadin kasta waxaa baasabboorka iyo dokumeentiga kale ee ku xusan faqradda (1) (b) loogu diidi karaa ama looga laali karaa ama looga qaadi karaa oo keliya sharci waafaqsan habraaca qodobka 43-aad. Qodobka 10aad Helidda iyo Haysadka Jinsiyadda 1. Jinsiyadda Soomaaliyeed waxaa lagu heli karaa dhalasho ama Soomaaliyeyn. 2. Qof jinsiyadda ku dhashay lagama qaadi karo jinsiyadda, xataa hadduu qaato jinsiyad dal kale. 3. Qof jinisiyadda ku dhashay ama la Soomaaliyeeyey iskii ayuu jinsiyadda Soomaaliyeed uga tanaasuli karaa. 4. Jinsiyadda laguma waayi karo guur ama furriin. Nacam taleexiyow daka waxan so mal maluuqay waxay rabaan in dadka Somalidu dhaxal guuraan dhulka Somaliya inta badan wa dhul iska banaan si dhakhso ba loo so degi kara oo sheegaso loo sheegaan kara wa dhibaato hor leh oo aan laga fakarin waxaba laga yaaba in dad aan Somali ahayn arintan so sameyeen.
-
Carafaat;825226 wrote: Xiin,sheekadii waa beleysay. Very fatal mistake sxb. How will you sell the constitution now? Force it use General Bahuku and his Boys thank god President sharif is on the side of the People.
-
Popular Contributors