Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,847
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Mukulaaloow this topic is not about My personal life lets go back to the topic of Mr Dooxo joog
  2. Mario B;825946 wrote: XX and Burahadeer, enough of this nostalgia, when will you be droping your myopic secessionism? What are you on about u should listen to president siilaanyo Somaliland statehood is sacred even if we have to seek recognition for another 100 years mario ninki jiray wuxu yidhi waxan u halgamaya wa waxay dhashaydu ku faanaan.
  3. Mukulaalow;825943 wrote: waryee xaaji illeen anigu waxaan u heystay Mujaahid hawdka ku jira inaad aheyd xiligan aad sheegayso 1989, oo marka adigu waxaad ka mid ahayd kooxdii Riyaale usoo qaqaban jirtay maxaabiista uu xiniinyaha korontada kaga qaban jiray, hadda baad waxaad isaga kaaya dhigaysaa nin soo halgamay. 1989 Hawd cidi ma joogin SNM 1988 Caasimadeedi way ka so rartay aware waxay keentay magalaada Baligubadle Xarunta Mujahidinta aniga family ba iga joogay xamar xiligaas oo u baahna in la dhoofyo but i visited the Mujahidins in harar diredawe and in Aware during the 80s.
  4. Mario B;825941 wrote: Puntland lost Las, and unfortunately KS hasn't yet taken over all it's territories. But all that will be forgotten once "SL" becomes part of the union and it drops it's seccessionist agenda. To bad for the Garowe clan enclave:D
  5. Lol@ President Siilanyo going to Mogadishu if Somalia and Somaliland agree to restore relations i am sure President Siilaanyo wont mind appointing Sir Carafaat to be Somalilands Ambassador to Somalia.The last time President Siilaanyo was in xamar was in the year 1982 that's 30 years ago the last time Xaaji Xunjuf was in Mogadishu was in 1989.
  6. burahadeer;825937 wrote: wasn't it part of puntland:confused: Way goosteen nooh Waxay yidhaheen Faroole dooni meyno.
  7. Inshallah soon xamar wa magalooyinka Somalia an ugu jeclahay just to bring back some old memories for old time sake wa inan ugu yaraan sadex bilood jooga xamar, From Xamarweyne to Wardhigley from Wardhigley to madina wa inan dhex mushaaxa intan bakooradaydi qaato go'a shaalana is huwiyo koofiyad yarna xidho.
  8. Deg deg: madaxweyne dooxa joog oo gaaray magalada moqdisho waxa saacado ka hor ka degay magaalada moqdisho wafti uu hogaaminaya madaxwenaha mamulka raascasayr eng farax dooxa joog oo in muda ah ku sugnaa wadanka kenya magaalada nairobi halkaas uu kulamo kula lahaa xubno ka tirsan beesha caalamka iyo hayadaha samafalka waxa la filayaa in uu madaxweynaha uu kalamo la qaato masuuliyinta dowlada kumeel gaar ka ah waxii warar oo danbe ahna wan idin soo gudbindoonaa filo goor dhow sawiro wafdiga madaxweynaha ee moqidsho
  9. Gunmen kill a Senior Journalist in Northern Galkayo Posted by pi English on May 2nd, 2012 Galkayo(Puntlandi)—Unknown gunmen shot and killed a senior journalist in north Galkayo of Puntland on Wednesday, Puntlandi reports Farhan James Abdulle, a journalist who has been working at Radio Daljir an independent radio station which have some branches in all Puntland was killed outside his home at Garsoor suburb in Nothern Galkacyo . Witness reported gunman opened indiscriminate fire on the journalist , and he died on the spot. Farhan James Abdulle was one of senior journalists working in Galkacyo for the past several years , and he was trainer for fresh Puntland journalists. No group has so far claimed the responsibility of the assassination of the journalist. Since 2012 it is the second incident that a local journalist haskilled in Northern Galkayo . Ali Ahmed , radio Galkayo journalist was also killed earlier this year in Galkacyo
  10. My boy Alun Michael is from Cardiff
  11. Mukulaloow no one ever said he is not a unionist but this man doesn't shy away from where he is from Somaliland he clearly stated that many times on several interviews by the way Somaliland gooni isu tageeda diid laakin wa u dhalasho just look at carafaat sifir general Jamac.
  12. Negotiations between the ONLF and the Ethiopian Government: How can a lasting peace be attained in the Somali Region? By Karamarda Group May 01, 2012 _______________________________________________________________________________________________________* Introduction: Every now and then efforts aimed at resolving the long standing conflict between the ONLF and the Ethiopian government surface. Some of the notable ones include: Abdurahman Khalif Dhicis’s initiative in the late 1990s, the 2006 initiative that involved ten Somali elders, and the direct military-to-military negotiations that led to the death of Deq Abdi Rasin and three other ONLF military commanders. None of these efforts have produced meaningful outcomes. Lately, Somali Regional State (SRS) citizens have been discussing reports about possible negotiations between the ONLF and the Ethiopian government in the coming few months. In this paper we would discuss incentives and disincentives that may bring the two antagonists to the negotiating table. We would also explore scenarios and possible outcomes of the planned negotiations. Our main argument is that a lasting and just peace can be attained only if the Somali people’s long quest for self-determination is addressed. Additionally, we would touch on why we are deeply skeptical about TPLF’s intentions. http://www.wardheernews.com/Articles%202012/May/01_Paper%20on%20negotiations%20between%20ONLF%20and%20Ethiopia_karamarda.pdf
  13. Mukulaaloow waligay uma baqayo inu Canfar wax ka noqdo Djibouti haba ka yaabin since the late 1980s mass migration from Diredawe to Djibouti mass migration from Seylac to Djibouti hada qolyaha canfartu wa iska waxba yahay but its internal dispute between the leading tribe of Djibouti. the FRUD resistance was Silenced long time ago the same with other opposition coming from President Geeles Clan some are rotting in prisons others are living in exile like ina boore. They don't stand a chance when they are facing the Mighty IOG.
  14. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo furay dhismeyaal lagu soo kordhiyay Madaarka Hargeysa May 2nd, 2012 Qeybo ka mid ah duulimaadyadii Madaarka Hargeysa oo loo wareejiyay Madaarka Berbera Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa maanta furay dhismaha Terminal cusub oo laga hirgeliyay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport Hargeysa iyo dhismeyaal oo cusub oo lagu soo kordhiyay madaarkaasi. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyeen Wasiirradda Duulista Hawadda, Arrimaha Gudaha, Hawlaha Guud, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE waxay saaka kormeer ku soo mareen xafiisyadda iyo qeybaha kala duwan ee Madaarka Hargeysa, kuwaasi oo lagu qalabeeyay kamarado iyo aalado kale oo loogu tallo-galay dhinaca ammaanka oo ay ugu deeqday dawladda Britain. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda iyo gaadiidka cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Madaxweyne Ku xigeenka uga xog-waramay dhismeyaasha cusub ee madaarka lagu soo kordhiyay, waxaanu tilmaamay in aan madaarka Hargeysa oo la dhisay 1958-kii markii u horeysay ay ku soo kordhiyeen goobaha rakaabka loogu adeego ee Terminal-ka loo yaqaano iyo xafiisyo cusub oo loogu tallo galay inay ku hawl-galaan hawl-wadeenadda laanta socdaalka iyo maaliyadda. Wasiirku wuxuu uga mahad celiyay dawladda Britain inay ka caawisay qalab iyo aalado badan oo loogu tallo-galay dhinaca nabad-gelyadda. Sidoo kale, Madaxweyne Ku xigeenku wuxuu kormeeray 1km iyio 700m oo ay Ha’yadda UNDP ku kordhinayso dhabadda diyaaraduhu ka haadaan ee madaarka Hargeysa, waxaana halkaasi warbixin ku siiyay Wasiirka Duulista Hawadda iyo Agaasimaha guud. < Agaasimaha Guud ee wasaaradda Duulista hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland Md. Axmed Dalal Faarax oo ka hadlay halkaasi ayaa ka waramay qorshaha casriyaynta madaarka Hargeysa oo ay dhawaan bilaabayaan, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Waxaanu si rasmi ah ugu sheegaynaa shacbiga Somaliland in madaarka Hargeysa ma xidhna, madaarka qeybo ayaa furan, qeybta Ganacsiga ee xidhanna waxa laga soo degayaa madaarka Berbera. Bishan 21-keeda ayay shaqadii dib u habaynta iyo balaadhinta dhabadda diyaaradaha Hargeysa ay bilaabmaysaa.” Agaasimuhu wuxuu sheegay in diyaaradaha yar yari ay soo fadhiisan karaan madaarka Hargeysa isla mudada ay shaqadda balaadhintu ka socoto. Halka kuwa waaweyn ee Ganacsigana loo wareejiyay madaarka Berbera. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka hadlay halkaasi ayaa sheegay inay xukuumadiisu ay jirtay ay wax badan ka qabteen Madaarka Hargeysa. “Waxa farxad noo ah isbedelka weyn ee ka muuqda madaarka Cigaal International Airport Hargeysa waxa la dhisay. Madaarka waxa la dhisay xiligii gumaystaha Ingiriisku dalka joogay, mudadii intaasi ka dambeysay waxa lagu kordhiyay madaarka dhisme yar oo nasasho ah illaa mudadii la dhisay illaa imika. Inta xukuumaddani jirtayna dhismeyaal badan ayaanu ku soo kordhinay iyo terminal badan. Waa la arki karaa mudadii aanu joognay wax-qabadka aanu samaynay iyo adeegyadda aanu dadweynaha u qabanayno. Waxa wanaagsan in dadweynuhu arkaan wixii la qabtay oo ay muraayad aad u weyn ku eegaan,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku xigeenku. Md. C/Raxmaan Saylici oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxaanu anagu mar walba heegan u nahay haddii aanu xukuumaddii KULMIYE nahay in adeegyadda aasaasiga ah aanu kor u qaadno. Madaarka Hargeysa isbedelka xiligan ka muuqda waa wax aad iyo aad loogu farxo weeye. Waxaana aanu ku ammaanaynaa Wasiirka Duulista iyo hawl-wadeenaddiisa kala shaqeeyayba. Waxa kale oo aanu u mahad naqaynaa Ha’yadda UNDP oo 1 Km iyo 700m dhabada diyaaraha ah ku kordhinaysa madaarka.imika iyo wixii ka dambeeyaba cidii dhoofaysa iyo dadka soo degayaaba waxay madaarka ka helayaan adeeg raaxo ah.” Madaxweyne Ku xigeenku waxa kale oo uu si weyn ugu mahad celiyay dawladda Ingiriiska oo uu sheegay inay kala shaqeeyeen xukuumadda qalabka sugidda ammaanka Madaarka Hargeysa. Cumar Maxamed Faarax
  15. Mukulaalow;825820 wrote: correction. he considers himself a Somali. not Qol iyo barsad Somalilander. and that's why he is hated in SL. Mukulaaloow the professor is a Somalilander and he is proud of his Somalilandish origin he stated that clearly many times he just disagrees with its quest for recognition but he believes in a Somaliland and Somalia Confederacy state with equal power-sharing. He said lets try it one more time if it doesn't work than seek ur recognition.He always says that the people of Somaliland founded the former Somali republic with their true believe of Somalinimo you should listen to him when it comes to Somaliland no one hates the professor in Somaliland.
  16. ^^^War kuwaasi wa laangaab cidi waxba ma weydiso in Djibouti but it will most likely be some one else from the Geeles tribe only another subclan that wants to lead , Any way we support President ismaciil Cumar geele hay hay waliga hay this man is the best thing ever for Djibouti.
  17. Mukulaalow fawdo maha wa cadalaad tageer umada badankooda wa diideen dastuurka , Axmed ismaciil samatar iyo cali khalif galaydh ma fawdo bay la jecelyihin Somalia. if you want Somalilands opinion as a country they don't really care ma kala jecla dastuur ama dastuur la aan. Laakin anigu oday wayn baan ahay wixi dadka Somalia u wanaagsan waan ka hadli maslaxad baan ka shaqeynaya.
  18. Good news dastuurkan degdega badan eeh umada lugu qasbayo hala diido.
  19. Carafaat;825744 wrote: Well done by the Professor. No other politician ever visited Dhadhaab refugee camp. It shows he cares. Somaliland mps and Ministers visited dhadhaab refugee camp its true what they say reer Somaliland are the one who care the most about Somalinimo just look at the professor.
  20. Qandalawi;825735 wrote: Xaaji, horta anigu kuma oran Xamar waan kamaaranaa iyo kama maarano, caqliga fur oo su'aasha faham. Xamar waa Magaala madaxdi dalka oo dalka Somalia oo dhan ayaa ubaahan idinkuna aad kamid tihiin laakiin ogow sidii waagi hore Xamar loogu xirnaa ma ahan hada oo dagaaladii sokeeye kabacdi wadanku waa kala xirnaa gobolkastaa isku filaansho iyo waxqabsasho ayuu gaaray oo midkastaa intii tabartiisa ayuu tilaabsaday Puntland waxay kamid tahay maanta gobolada ugu waawayn uguna dhaqaalaha badan ee soo baxay intii dagaalada sokeeye ay dhaceen kadib. Waase runtaa oo Dowlada Puntland waxba madhisin ee shacabka reer Puntland ayaa dhisteen magaalooyinkas, midse aan kuugu daro oo awalba dawladi Somalia goboladaa Puntland waxba kama dhisin. Haa waxasi wa run laakin dee isku furashada Puntland iyo Mogadisho ba dantinu ku jirta not Puntland oo meesha iskaga xidhan iyo Xamar oo halka ku xidhan ma fahantay kama marantaan Mogadisho haba noqoto dalka dadka shacabka ayaa degaankoodu gaadhay inay iskooda isku mamuulaan. laakin in the long term markad eegtid dan uga ma jirto reer Budhlayn oo meesha ku xanibnaada ama goosta taasi wa suicide caqli gal na maha wa waxay federalism ugu doodayaan dalka oo isku furan ma fahantay qandalaawi. Wa run dowladi hore general siad bare waxba ma dhisin aan ahayn dekada bosaaso laakin ganacsiga iyo dhismayasha Puntland waxa dhistay dad gacansatayaal shacab ah marka wa isla wixi uun adeer, shacabka uun ba dantoodi qabsaday laakin meesha dowladi ma jirto.