-
Content Count
29,852 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somalia;826962 wrote: ^^ It was SNM's intention to declare independence from the beginning, you ought to learn the real history. SNM leaders were unionists Tuur Siilanyo only Ahmed Jimcaale was against the union of 1960 the first chairman. President Siilaanyo wrote a well drafted power-sharing formula for Somaliland and Somalia in march 1991. Even Selebaan gaal was send to Xamar on February in 1991 but nothing USC was still cleaning former siad bare loyalists. The USC faction broke into 2 ali mahdi made him self President a huge Military convoy arrived from berbera and joined the conference of burco, and when they heard that Mahdi declared him self as the interim president they grabbed the mic and talked about the history of Somaliland. And how the union in 1960 went wrong and the SNM wars and they suggested declaring independence unilaterally, what followed was a standing ovation from the crowed delegates elders and business people. And independence was declared based on the boundaries prior 1960 and that's how it went.
-
Burahadeer for the Koonfurians the war started on December in 1990 For Somalilanders the war started in 1988 27 may in burco For the Somalilanders independence came on 26 June For the Koonfurians independence came on first of July Ali mahdi said waan dhegeysaneye he said dagaalada gobolada dhexe bay ka bilaabmeen dawladi na xamar ka talineysey na wa dhacday hadana dawlad ba la so dhisay. Burah Cigaal in the 90s at the guurti used to make jokes and say slaanta yar eeh suuqa bakara market tamandho ku ibinaysa waxa ka dhadhacsan Somaliland hadjyad ba lugu siiyey
-
Lool@ Skype shaadka Suldaan Maxamamad Suldaan xirsi Qani yaaan laga wasakhayn.
-
Maybe because i am a true nomad i love this picture sometimes i just love inan geela iska ag jooga hablaha natureka na iska dawo waba assalki.
-
Man that's some big kaluun
-
Ku adimay oo ku Adimay may i maqalayan.
-
Waxani magaalo maha dee wa tuulo waxad ku qorta ciwaanka tuulo of the week.
-
Ooh no not that story again.
-
HIG exposes PM cabdi cawars anti Khatumo policy
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Source http://horufadhi.com/2012/05/04/warbixin-kooxda-hig-ka-diyaarisay-muaamarado-waa-weyn-oo-ka-dhan-ah-khaatumo-state-oo-ka-socda-muqdishokhariso/ -
Puntland Elders Leave For Constitutional Conference in Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Isimadii beesha ssdf oo Muqdisho Gaadhay , Shakhsiyaad reer sool ah oo la socda iyo Faroole oo naf ka dayeya niman aan cidna matelin,{Xog+Sawiro}. Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, waxaa galabta gaadhay wefti Isimo ah oo hogaaminayo Suldaan Siciid Garaase, isimada oo ka soo jeeda beesha ssdf ayaa ka soo kicitimay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Weftiga ayaa waxaa la socdey Abdulaahi Axmed Cali{Dabagooye}, oo mar ahaan jirey Madaxdhaqameed beesha sool ah, ka hor inta aan xilka laga xayuubin 27 bishii hore, iyo Maxamuud Cumar Camay oo asagu aan Madaxdhaqameedna ahayn iyo Caaqila ahayn. Labadan xubnood ayaa la sheegay in Faroole doonayo inuu si tuugonimo ah uga qayb geliyo shirka Odayaal dhaqameedka ee ka furmo doona axada magaalada Muqdisho ee looga doodayo Dastuurka qabyo qoraalka ah. Xubnahan ayaan si dhab ah loo ogeyn cida ay matelayaan, ayadoo wararka qaar sheegayaan inay ku socdaan beesha ssdf , marka laga hadlayo hab qaybka Reeraha Soomaaliyeed, maadaba Khaatumo ay Madaxdhaqameedkii uga qaybgeli lahaa shirka la diyaariyey. Faroolle oo ayaa dedaal ugu jira sidii ay u farogelin lahaa arimaha daakhiliga ee maamulka Khaatumo State, haseyeeshee weli si rasmi ah looma xaqiijin karo in Raysal wasaaruhu si buuxda ugu lug lee yahay ficiladan guracan iyo Meehadadoowga Faroole. Maamulka Khaatumo ayaa dhawr jeer maamulka Faroole uga digey farogelinta arimaha siyaasada ee mandaqada Khaatumo, waxaana jirtey Ashtakooyin badan oo warbaahinta loo mariyey Faroole in ehelkiisu qabsadaan, taasoo ilaa hada aysan waxba ka naaso cadaan. Waxaana la wada ogsoon yahay in laga soo gudbey wakhtigii dad shaqo tag ah,ay ku qudhaaban jireen magaca deegaanada Khaatumo oo hada leh maamul iyo madax dhaqameed Taladoodu hal meel ka go’do. Sadexdii maalmood ee u danbeeyey ayaa Olole balaadhan laga waday magaalada Muqdisho , taasoo uu hormuud ka yahay xafiiska Raysal wasaare Gaas, oo cadaystay inuu farogeliyo Ergada Khaatumo ee ansixinta Dastuurka qabyo qoraalka ah. -
Warbixin Kooxda HIG ka Diyaarisay Mu’aamarado waa weyn oo ka dhan ah Khaatumo State oo ka socda Muqdisho,{AKhariso}. Todobaadkii u danbeeyey Kooxda Horufadhi Investigation Group, waxay ku hawlanayd in wax badan laga ogaado arimo ka socda magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, kuwaasoo badankoodu ka dhan ah maamulka Khaatumo State m kuna wajahan boob la doonayo in loo gaystay talada siyaasadeed ee Khaatumo State. Maalmihii u danbeeyey ayaa waxaa Olole xoogani ka socdey xafiiska raysal wasaraaha kaasoo lagu doonayey in lagu hanto arimo dhawr ah tan koobaad ayaa ahay, markii Abdiweli Maxamed Ali Gaas oo uu yeedhay Golaha dhaqanka ee sare, asagoo ka codsay inay taageeraan Mashraxnimadiisa, haseyeeshee ay u sheegeen Golaha sare ee dhaqanku in arimaha siyaasada aysan ayagu shaqo ku lahayn . Abdiweli Gaas, ayaa markuu ka quustaym kuna Hungoobey madaxdhaqameedka Khaatrumo, ayaa wuxuu bilaabay inuu raadiyo xubno uu sheegayo inay matelaan ururada Bulshada ee Khaatumo State, asagoo adeegsanya xubno ka soo jeeda deeganada Khaatumo, kana shaqeeya Xafiiskiisa, kuwaasoo magacyadooda aan ku raadjoogno, ayaa wuxuu shalay isugu keenay Hoolka shirarka ee xafiiskiisa kooxo Qaaqlayaal ah, oo la sheegay inay ka xamalaanayeen suuqa weyn ee Bakraha qaybta Qudrada iyo Baddarka oo ay raashinka ka dejin jireen baabuurta. Haseyeeshee ururweyne ay ku bahoobeen Dhalinta khaatumo oo lagu magacaabo Khaatumo Youth Forum ayaa warbixin ka soo saaray, taasoo horudhac u noqotay inay arintan weji kale u yeelaan. Maxaa dhacay maanta. Hadaba kooxihii lagu adeegnayey ee ayagu deegaan ahaan ka soo jeeda Khaatumo, kana shaqeeya xafiiska Raysal wasaaraha, ayaa maanta soo abaabulay kulan ay ugu yeedheen inay yeesheen ururada Bulshada ee SSC, ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayagoo ka cararya magaca dawlad goboleedka Khaatumo State Of Somalia, waxaana la sheegay in halkaas la isugu keenay 50 qof oo badankoodu ka soo jeeda deegaano aan ahayn Khaatumo State, oo laga soo ururiyey xaafadaha Cabdicasiis, Boondheere iyo Shangaani. Guriga la isugu keenay ayaa la sheeegay inay leedahay gabadh ayada loo sheegay in dad deegaan ahi ku wada hadlayaa, waxaana halkaas laga soo magacaabay afar xubnood oo la sheegay inay heleen ururada Bulshada ee Khaatumo State, waxayna xubnihii hawsha watay ay sheegeen inay ka soo Diiwaangelin doonaan xafiiska Abdiwel Gaas, afartan ruux ayaa la xaqiijiyey in labo ka mid ah aysan kaba soo jeedin deeganada Khaatumo ama beesha Dhulbahanteba. Abdiweli Cali Gaas ayaa markuu waayey si kale oo uu Khaatumo taageero uga helo, ayaa isku dayaya inuu ka soo galo dhanka ururada Bulshada ee ayagu markaas uu isleeyahay waa ku dhex dhuuman karaan ergada kale ee la soo xuli doono. Haseyeeshee, ilaa hada lama oga talaabada u qorsheysan maamulka Khaatumo State inay kaga hortagaan ficiladan uu ku kacayo xafiiska Raysal wasaaruhu, waxaana sidoo kale la ogeyn goorta sida rasmiga ah loogu dhawaaqayo Ergadii Khaatumo uga qaybgeli lahayd Dastuurka qabyo qoraalka ah magacyadoodii. Kooxda HIG laanteeda Muqdisho waxay ku dabajoogtaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan mu’aamaradaha uu wado Abdiweli Gaas, ee ka dhanka ah Khaatumo iyo weliba xubnaha uu ku adeeganayo ee ka soo jeeda deeganada Khaatumo. Waxaana uga digeynaa inaan soo bandhigi doono xubnaahaas ka shaqeeya xafiiska raysal wasaaraha oo leh shaqaalle iyo Askarba magacyadooda oo sadexan iyo maclumaadkooda oo dha, hadeysan deg deg uga joogsan hawlaha ay faraha kula jiraan ee ka dhanka ah umadda iyo deeganada Khaatumo, isla markaana waxkasta waa inay uga danbeeyaan madaxda iyo Hogaanka Khaatumo State.
-
Puntland Elders Leave For Constitutional Conference in Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
^^ Lets wait till liibaan sees this Wax isku mida iska yar adeer. -
Puntland Elders Leave For Constitutional Conference in Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Caaqil mahamuud haji cumar camay is not a puntland elder he is a khatumo elder he might just go on the same plane with the red beared elders from garowe but that's about it. -
Atleast reer banadir are happy now they can have a regional state with xamar as the capital city. XULASHADA 1aad ( Caasimad Ku-dhextaal Dawlad-Goboleed) (1) Caasimada magaala madaxda federaalku waxay ahaanaysaa magaalo ku dhextaal dowlad goboleed. (2) Xukuumadda dawlad-goboleedda ay magaala madaxdu ku dhextaal, iyadoo la tashatay Dowladda Fedelaaka waa in ay soo saartaa sharci gaar ah oo qeexaya maqaamka Caasimada Federaalka.
-
Urur Samo-fal Oo 54 Maxaabuus Oo Laga Hayo Maleeshiyaadka Reer Buuhoodle Gaadhsiiyay Deeq Lacageed Iyo Dhaqaaleynta Xukuumadda Ee Qas-wadayaasha. Hargeysa (Ramaas) May 04, 2012 – Urur Samo-fal oo Magaciisu yahay DAL-HAB, ayaa lacago deeq ah gaadhsiiyay Maxaabiistii ciidamada Qaranku ka soo qabteen Maleeshiyaadkii dagaalku ku dhex Maray Koonfurta Laascaanood iyo Sool-joogto. Maxaabiistan oo tiradooda lagu sheegay 54 Maxbuus oo jiidaha kala duwan ee Maleeshiyaadku ciidamada Qaranka kula dagaalameen laga soo qab-qabtay ayaa ururka Dal-hab gaadhsiiyay lacago deeq ah oo uu ku soo hagaajiyey nin lagu magacaabo Cabdikariin Cali Jaamac (Wadaad). Maxaabiistan lacagta loo qaybiyey oo ku kala xidhan xabsiga dhexe ee Magaaladda Hargeysa iyo xabsiga Mandheera, kuwaasi oo xaalado kala duwan ku sugan, waxaana maxbuus kasta la guddoonsiiyay lacag dhan $ 50 doolarka Maraykanka, iyadda oo lacagta uu soo diray Mr Wadaad dhamayd $ 2750. Maxaabiistii laga soo qabtay Maleeshiyaadka reer Buuhoodle oo qaarkood dhaawac yihiin ayaa waxa qaarkood lagu dawaynayaa cisbitaalka guud ee Magaaladda Burco, iyadda oo maalmihii la soo qabtay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) uu lacag guddoonsiiyay maxaabiista dhaawaca ah ee Maleeshiyaadka iyo waliba dhaawacyada ciidamada Qaranka Somaliland, kuwaasi oo hadda qaarkood ka bogsadeen dhaawacyadii ka soo gaadhay dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay Koonfurta Laascaanood iyo deegaanka Sool-joogto. Xukuumadda Somaliland ayaa aad ugu dabacsan Maxaabiista Maleeshiyaadka laga hayo, waxaana sida muuqata loo ogol yahay in dadkoodu ku booqdaan xabsiyada ay ku jiraan, iyadda oo aan loo muujinayn wax cadaawad ah, inkasta oo aan la garanayn in la maxkamadeyn doono iyo in la siidayn doono marka khilaafaadka siyaasadeed dhammaadaan.
-
Shirkii Xilka Looga Xayuubiyey BoqorC/laahi Dabagooye
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Mukulaal is right haday beeshi ku shirtay ceegaag oo ay xilka ka qadeen wa wax legitimate sabab dalka guidhisa dadki u boqorka u aha ba xilka qaaday wax sax ah runti oo wanaagsan maha wax sharciga ka baxsan haday qurbajoog iska so qeyliyaan wa different case. -
Somaliland is very blessed mashallah.
-
Ciidamadii ugu horeeyey ee AMISOM ka socda oo gobolka Hiiraan gaarey Ciidamadii ugu horeeyey ee ka tirsan kuwa AMISOM ayaa xalay gaaray duleedka degmada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Ciidamadan oo ay tiradoodu 300 gaareyso kana socda dalka Jabuuti waxay xalay u hoydeen deegaanka Kalabayr halkaas oo ay kuwa Itoobiya horay fariismo ugu lahaayeen. Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in ciidamadan Jabuutiyaanka ah oo kasoo gudbey dhinaca Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya ay soo gaaraan magaalada Beledweyn. Waxaana wararka deegaanadaas laga helayaa ay sheegayaan inay weheliyeen saraakiil ka tirsan ciidamada Faransiiska ee dalka Jabuuti fariisimaha ciidan ku leh. Waa markii 2-aad ee ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ay ka howl galaan meel ka baxsan gobolka Banaadir, todobaadyo kahor ayeyna ahayd markii ciidamo ka tirsan kuwa Uganda ka socda ee AMISOM qaybta ka ahi ay magaalada Baydhabo gaareen. Itoobiya ayaa sheegtay inay ciidamadeeda kala bixi doonto magaalooyinka Baydhabo iyo Beledweyn oo ay Al-shababa horay uga arimin jirtey. Waxaana magaalooyinkaas kala wareegi doona ciidamada nabad ilaalitna ee AMISOM.
-
Report: Kenyan forces abused ethnic Somalis near border Human Rights Watch report says that Kenyan forces, now fighting insurgents across the border in Somalia, has beaten, humiliated, and raped ethnic Somalis along Kenyan border. By Fredrick Nzwili, Correspondent / May 4, 2012 Kenya's Police Commissioner Mathew Iteere, speaks to journalists in Nairobi, Kenya, Friday, May 4, about accusations of abuse including sexual assault, arbitrary detention, extortion, destruction of property, and various forms of physical mistreatment by Kenya's security forces. Khalil Senosi/AP Months after Kenyan troops rolled into Somalia to prop up the shaky government there and to pursue Al Shabab, the al-Qaeda linked Islamist militants, an international human-rights group has accused Kenyan forces of abusing Somalis in North Eastern province. Human Rights Watch (HRW) said today that it was calling for an investigation into the atrocities which it says occurred after Kenya sent its troops into the war-torn country October 2011. Kenya had accused the Somali militant group Al Shabab of kidnapping Kenyan nationals, foreign aid workers and tourists in the months leading up to the Kenyan military's operation known as Operation Linda Nchi (Operation Protect Country). Kenya launched this operation on Oct. 16, 2011. With the operation ongoing, suspected sympathizers of the militants have responded by carrying out a series of grenade, explosive and some gun attacks on security forces and civilians in the northern towns of Garissa, Mandera, Wajir and the Dadaab Refugee Camp. Some grenade attacks have also occurred in Nairobi, which security agencies consider to be the work of Al Shabab. RELATED: What is Somalia's Al Shabab? In its report, “Criminal Reprisals: Kenya Police and Military against Ethnic Somalis,” Human Rights Watch says that the Police and the army had committed the widespread human rights violations against members of the country's Somali ethnic minority while responding to the attacks. Many people were seriously beaten and left with broken bones. Others were raped by the police, according to HRW officials. “Our primary concern is despite the series of attacks, so far there has been no accountability. The police and military have not identified the officers who are responsible. They have not been held accountable,” said Neela Ghosal, the Nairobi-based Human Rights Watch researcher at the launch of the report in Nairobi on May 4. The 65 page reports is based on interviews of 55 victims of abuses, including Somali refugees in the Dadaab Refugee Camp, and 35 citizens in the northern Kenyan towns of Garissa, Wajir, and Madera. The abuses were committed in between November 2011 and March 2012, according to HRW. The organization said the most serious abuses were carried out by the police in Dadaab Camp, the home of nearly 600,000 Somali refugees who are fleeing drought and war. Police went house to house, beating and looting, and raping at least one woman, the report said. “What has happened is an arbitrary round-up of the residents who have been mistreated in the aftermath of these attacks… These are activities that have nothing to do with policing, but seemed sort of designed as form of collective punishment,” Ms. Ghosal said. Some of the police tactics seem to be aimed at humiliating the local population, by rounding up civilians and forcing them to roll in the mud or to sit in the water. Derow Abdi Salat, a survivor of the abuses, recounted how he and other Kenyan Somalis were rounded up from their homes and made to lie on their stomachs on a road. The soldiers later forced them to stare at the blazing midday sun. Mr. Salat claims that beatings by Kenyan soldiers caused permanent damage to his genitals. "My marriage is now strained,” he said at the press conference. “I appeal to the government to consider compensating those who were affected,” Early this year, HRW documented abuses by Ethiopian forces and militias affiliated to the Transitional Federal Government inside Somalia. The organization said the two had executed and detained suspected al-Shabab sympathizers. “We are concerned there could be similar atrocities committed by the Kenyan soldiers and Ethiopian forces,” said Ben Rawlence, senior researcher, Human Rights Watch. Part of the problem in understanding what is happening in Somalia by Kenyan forces is the restriction the forces are placing on the press, said Mr. Rawlance.
-
Popular Contributors