-
Content Count
29,856 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somalia: Balkanization and Brutalization of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Samafal moonlight Somaliland is not interested in federalism confederacy centralism what ever you want to call it and don't mind Carafaat he is just taking for the sake of talking. They made it clear in 1991 nothing less than a full fledged Somaliland republic. Federalism is something the folks in garowe love and so far there is only one federal state in Somalia Puntland the rest of the country is not interested in federalism bal weynu eegi halkay ka degto:D -
Carafaat;827462 wrote: “Ma jiro shir Soomaaliya ah oo aan tagayaa, ama la igu casuumay, wax iga khuseeyaana ma jirto Soomaaliya”Sul Xuseen X. Cabdi Written by: Editor Published: 06/05/2012 @21:13 Hargeysa (Togaherer)- Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah salaadiinta gobolka Hargeysa, ayaa caawa shaaca ka qaaday inaanu jirin wax shir ah oo Soomaaliya ah oo uu tagayo ama lagu casuumay. Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi oo la soo xidhiidhay Qaar Ka mid Ah Warbaahinta ayaa si adag u naqdiyay una beeniyay liiska salaadiin badan oo Soomaaliya iyo Somaliland-ba iskugu jiray oo magaciisu ku jiray oo wargeysyada ka soo baxa magaaladda Hargeysa qaarkood ay maanta daabaceen ka dib markii la sheegay in laga soo xigtay dawladda TFG-da Soomaaliya. “Saaka markii aan kacay ayaa la ila soo hadlay oo la ii sheegay in magacaygu ku jiro liiska salaadiin tagaya Muqdisho oo dawladda Soomaaliya casuuntay. Waxaan cadaynayaa inaanu jirin baahina aanan u qabin inaan tago shirarka dalka Soomaaliya. Ma jiro shir la igu casuumay ama aan aniguba tagayaa oo Soomaaliya ah, mana jirto wax iga khuseeya arrimaha dalkaasi,”ayuu yidhi Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi. Suldaanku wuxuu sheegay in Somaliland leedahay dawlad madax-banaan oo shacbigu ay si toos ah u soo doorteen, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Somaliland waa dal madax-banaan oo leh dawlad shacbigu soo doorteen iyo dastuur umaddu ku ansixisay 97%, sidaasi darteed, waxaan u arkaa gef iyo meel ka dhac la igu sameeyay waxaanan cadaynteeddii ka rabaa Wargeysyadii warkan iga qoray.” Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi wuxuu sheegay in uu madax-banaanida dalkiisa lexjeclo weyn ka qabo, waxaanu tilmaamay inay xukuumadda kala shaqeeyaan dhinaca nabad-gelyadda iyo wada jirka dalka. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com Thats the Baligubadle Sultan today Sultan Muhammad Sultan Abdulqadir spoke as well Suldaanka Guud Non of the Somaliland elders went to Mogadishu except the khatumo guys iyaguna way iska miirsan doonan akhirka.
-
Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Isniin, May 07, 2012 (HOL) — Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa xalay saqdii dhexe mar kaliya ku soo toosay dhawaaqa hubka noocyadiisa kala duwan oo ay is weydaarsanayaan ciidamada maamulka gobollka Hiiraan iyo xoogagga Xarrakada Al-shabaab kadib dagaal culus oo labada dhinac ku dhaxmaray xaafadda howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ay xoogagga Al-shabaab weerar u muuqday mid qorsheysan kusoo qaadeen fariisimo ay kaga sugnaayeen xaafadda Howl-wadaag ciidamada maamulka gobollka Hiiraan, taasoo keentay in labada garab uu ka dhax qarxo dagaalkii socday wax ka badan hal saac oo xiriir ah. Marka laga soo tago rasaasta iyo hub-ka ay isku adeegsanayeen dhinacyada iska horyimid, sidoo kale waxaa la maqlayay dhawaaqa madaafiic ay soo ridayeen ciidamada dowladda Itoobiya ee fadhigoodu yahay duleedka magaalada Beledweyne kuwaasoo intooda badan ku dhacayay fariisimaha dirirtu ka soctay. Saraakiisha maamulka gobollka Hiiraan ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa sheegay in khasaare xoog leh ay gaarsiiyeen kooxihii weerarka soo qaaday, iyaga oo intaa ku darray in dhinacooda ay dagaallkaa kaga dhaawacmeen Sadax ruux oo ka tirsan ciidamada maamulka gobollka. "Khasaare xoog leh ayaan gaarsiinay, dib ayaana loo celiyay, waxaa naloo sheegay in ay meyd iyo dhaawacba ay qaateen, laakiin waxaan kuu xaqiijinayaan in dhaceena ay naga dhaawacmeen oo kaliya ilaa Sadax ka tirsan ciidamada maamulka gobolka Hiiraan,’’ ayuu yiri mid ka mid ah saraakiisha maamulka gobollka ee ku sugan magaalada Beledweyne. Dagaalka xalay ka dhacay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ayaa noqonaya kii ugu cuslaa ee dhaca tan iyo markii ay gacan ku heynta magaalada la wareegeen ciidamada maamulka gobollka Hiiraan oo ay gacan militari siinayaan kuwa Itoobiya. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
-
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo ay dhisteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka afhayeenka Komishanka dorashooyinka qaranka Somaliland waxa uu sheegay in dhismahani hada u baahanyahay Hargeysa(GNS)-Madaxweyne ku-xigeeenka Somaliland ayaa xadhiga ka jaray Dhismaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland ee Magaalada Hargeysa, kaasoo dhsimihiisu socday labadii sanadood ee ugu dambeeyay. munaasibada xadhiga lagaga jaray Dhismahan cusub oo lagu qabtay xarunta Komishanka waxa ka soo qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka Somalilnad, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ee xukuumadda, Safiirka Maraykan u fadhiya Kenya, Ergo ka socta wadamada Qaadhaan-bixiyayaasha, Saraakiil ka socota Hay'ada Interpeace, kuwaasoo dhamaantood gacan ka geystay dhismaha cusub ee Komishan Doorashooyinka. sidoo kale waxa munaasibadaasi goob-joog ka ahaa todobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, qaar ka mid ah madaxda Asxaabra siyaasada iyo saraakiil ka tirsan Hay'adaha iyo Ururadda Muxaliga ah ee dalka ka hawl-gala. Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Maxamed Axmed Xirsi (Geele) oo furitaankii Munaasibadaasi ka hadlay ayaa ka waramay sidii lagu hir-geliyay Dhismahan, waxaanu sheegay in laga bilaabay Qaadhaan yar oo laga soo uruuriyay qaar ka mid ah Jaaliyada reer Somaliland dibada, hase yeeshee markii dambe ay ka qayb qaateen dhamaystirkiisa qaar ka mid ah wadamada deeqaha Bixiya ee Reer YURUB iyo Maraykanku, sida EUROPEAN UNION, Denmark, NORWAY, SWEDEN, UK, SWIZERLAND iyo USA. afhayeenka Komishanka dorashooyinka qaranka Somaliland waxa uu sheegay in dhismahani hada u baahanyahay qalabayn iyo in la awdo Baahiyaha kale ee hoose, hase yeeshe uu dhisme ahaan dhamaystiranyahay, isagoo dhinaca kalena tibaaxay inay u baahanyihiin in loo dhiso xafiisyadii kale ee Gobolada, waxaanu yidhi "dhismahani iminka wuu dhamaaday laakiin wali wixii la hoos dhigi lahaa ma hayno xafiisyadii kale ee Goboladanu waa u baahanahay"ayuu yidhi. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Ciise Yuusuf X. Maxamed oo isaguna halkaasi ka hadlay ka hor intii aanu madaxweyne ku-xigeenku xadhiga ka jarin dhismaha ayaa ka waramay nidaamka doorashooyinka dalka iyo waxqabadkii Komishanka ee mudadii ay shaqaynayeen, waxaanu ku faanay in wax qabadkoodii uu ka mid yahay dhismahan cusub ee maanta Xadhiga laga jaray "waxaad ogtihiin in Xilku meerto yahay oo maalinba cidi Kursiga ku fadhido, sidaa awgeed anagu mudadii aanu shaqaynaynay wuxuunbaanu ku dedaalaynay inaanu umadda wax anfaca uga tagno, markaa dhismahani wuxuu ka mid yahay waxyaabihii aanu ku guulaysanay intii aanu joognay, waxaanan odhan karaa weelkii aynu wax ku shubaynay waynu haynaa laakiin waxa loo baahanyahay wixii lagu tayayn lahaa, haday shaqaale noqoto iyo hadii ay qalabayn noqotaba". marka kale Guddoomiyuhu wuxuu sheegay "doorashooyinka soo socdaa way ka duwan yihiin qaabkii hore ee aynu doorashooyinka u geli jirnay, markaa taasina waxaanu ku gudo jirnaa diyaarintedii"ayuu yidhi. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ugu dambeyn xafladaasi ka hadlay, kaasoo mahad naq iyo amaan ka dib xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee loogu talo galay Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland oo mid Fooqa oo ka kooban saddex Biyaano oo isa saaran, halka markii hore ay ka degenaayeen Guri Bangalo ah oo aan ku filnayn. Geesta kale waxa xaflada ka hadlay Wakiilka dawlada Maraykanka ee dalka Kenya oo booqasho ku jooga Somaliland iyo sarkaal ka tirsan Hay'ada Interpeace oo qayb libaax ka qaadatay taabo gelinta Dhismaha xadhiga laga jaray, kuwaasoo mahad naq iyo amaan u soo jeediyay Komishanka iyo dawlada somaliland, isla markaana balan qaaday inaanay ka daaalayn gacan siinta ay la garab taaganyihiin dawlada Somaliland ee ka midka ah qaramada soo koraya ee ka tirsan Qaarada Afrika, kuwaasoo u baahan in taageero loo fidiyo.
-
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo Maanta Xadhiga ka jaray Dhismaha Gudida Koomishanka Doorashooyinka Qaran ka… Published: 07/05/2012 @13:08 Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo Maanta Xadhiga ka jaray Dhismaha Gudida Koomishanka Doorashooyinka Qaran ka… Hargaysa /Togaherer 07/05/2012 Xaflad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayay dhismaha cusub ee Komishanka Doorashyinka Qaran ka Somaliland Daartan oo ay maalgaliyeen Dalalka EUROPEAN UNION,DANIDA(DEMARK) , SIDA(SWEDEN),SWITZERLAND,UK, USAID. Xafladan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin kala ah Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Saylici Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Cirro Gudoomiye ku xigeenka Kowad ee Golaha Wakiilada Baashe Cade Wasiirka Maaliyada C/Casiis Maxamed Samaale Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Yusuf Boobe Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheikh Khalil Qaar ka mida Gudida Diwaan Galinta iyo masuliyiin aad u fara badan. Waxaa ka hadlay Furitaanka Xaruntan Cusub ee Komishanka Afhayeenka Komishan ka Qaran Maxamed Axmed Xirsi Geele waxaanu yidhi “ Marka hore aad baan idiin soo dhawynayaa dhamaan ka soo qayb galayaasha maanta munaasibadan waxaan isugu nimid xadhig ka jarida dhismaha cusub ee Komishan ka Doorashooyinka Qaranka oo aad wada arkaysaan inta uu leeg yahay iyo sida uu u dhisan yahay Gudidi u horeysay waxaay kiraysteen makhsin yar waxoogaa lacagana Maaliyadda u so ururisay maanta waxaanu galaynaa Guri Saddex Dabaqa marka nabad iyo deganaasho la helo ayuu horumarku yimaadaa dhismahan waxaa naga maal galiyay Gudida la yidhahdo Gudida Dimuqraadiyyada Somalida oo fadhigeedu yahay Nayrobi dhamaan waa kuwa magacyadoodii ku xusan xaga sare ”. Waxa kale oo halkaa ka hadlay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale waxaana hadaladiisa kamid ahaa “Markale ayaynu markhaati u noqonayna taaloyinka ka taagan Somaliland oo ku yimid guulihii ay dadka reer Somaliland, Deeq bixiyayaashu way ogyihiin inaynu ka mid nahay dalalka soo koreya laakin shardigu waxaa weeyi inay u yimaadaan meel nabada maanta ayynu taaganahay waa guulaha ku suntan Qaran ka Somaliland iyo Deeq bixiyayaasha waxa laga yaabaa dadka qaarkii Inay yidhaahdaan ma 7 xubnood ayaa daarta intan leeg galay waxanu ka hadalaynaa maaha Dad intay soo toosaan maalinta ay Doorashooyin jiraan laakiin waaa xarun lagu samaynaayo Odoros hanan kara dhaman macluumaadka la xidhidha Arimaha Doorashooyinka sidaas ayanay daartan u dhisanay waxaanu u baahanahay inaynu kuw kale ku kaabno Daartan maanta aynu furaynaa waxay markhaati ka tahay horumarka Somaliland waxaan sina waxay ku imanayaan nabada iyo dimuqraadiyada aynu kaga duwanahay Geeska Afrika waan hambalyaynayaa Komishan ka ’. Sidoo kale waxaa kale oo halkaa ka hadlay Sarkaal sare oo ka socda hayada INTERPEACE C/raxmaan Cismaan Raage waxanu yidhi “Daartani kumay iman maalin qudha laakiin waxay ku timid dadaal fara badan oo dadka reer Somaliland ay galeen Aqoonyahanada reer Somaliland galeen caalamkuna taageeray hore waxanu u soo dhisnay qayb ka mida Baarlamaan, Academiyada Nabada maaanta way dhamaystiran yihiin waa tiirkii Nabada waxaa laga yaabaa in wakhti loo baahan doono mid kan ka wayn Ha`yada Inter Peace way ka duwan tahay kuwa Kalle waxaa sameeya qaar ka mida kuwa hogaamiya Dalalka soo koraya waxaad markhaati ka tihiin ilaa 1999 waaxay ahayd Ha`yada ka jirta inaan maqnaana ma rabno Somalialnd waa inay hore u socotaa oonay ku soo noqon Albaabkaa xidhmay ”. Waxa kale oo halkaa ka hadlay Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane Ciise Xamari waxaanu yidhi “Doorshada waxay ahayd marki hore in loo codeeyo Urur laakiin markii dambe waxaanu ka dhignay in loo codeeyo Qofka Qaabkaa aan ku shaqayn doona waxaa uu wax ka badalay qaabkii hore intaa waxaaan soo wadnay Ururada soo baxay iyo 3dii Xisbi Qaran waxay Gudida Diiwaan Galintu noo soo Gudbiyeen 6 Urur oo soo baxay iyo 3 dii Xisbi Qaran ee hore u jiray waxaanu hada ku tala jirnaa Mudada iyo Goobaha iyo Kharshka ” Ugu dambayntii waxa halkaa ka hadlay Madaxwayne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliand Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil {Saylic} waxaanu yidhi” Waxaan maanta halkan u nimid inaan u mahad naqno Deeqbixiyayaasha inoo bineeyaya Daarta Quruxdaa leh ” kadib waxaa uu Shahaadooyin Gudonsiiyay Dalalka Deeq Bixiyayaasha intaa kadibna waxaa u xadhiga ka jaray Daarta loo dhisay Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.
-
Puntland Minister Of Constitution and Federal Affairs Dies
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Allah ha u naxariisto cabdi xassan jimcaale. But also let's hope his visions of clan federalism also died with him iyadana allah ha u naxaristo -
Somalia: Balkanization and Brutalization of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
He made some good points -
Somalia: Balkanization and Brutalization of Somalia 3 MAY 2012 It is immoral and a political crime to purport to draft a new constitution under the prevailing political and security conditions in Somalia. The people of Somalia face the looming dreadful reality of becoming a vanished nation/country because of the Draft Constitution soon to be rubberstamped through fraudulent political and legal process. As usual, the International Community and the media will join force to publicize the new constitution as a success story for Somalia. In contrast, the Draft Constitution is an instrument for balkanization and brutalization of Somalia on basis of the following reasons: It repeals the 1960 constitution in force which represents the legal and political foundation or the birth certificate of the Somali state/nation. The 1960 constitution embodies the basis for the admission of independent Somalia to the United Nations, International Monetary Fund, World Bank and the Organization of African Unity. It partitions the country into three territories: Somaliland, Puntland and South Central. In accordance with article 172, it binds specifically the South Central Somalia, while Somaliland and Puntland adopted separate constitutions drafted with the help of the international community. For this reason, the Draft Constitution omits the demarcation of the national borders of Somalia, while the constitutional demarcation of national borders is imperative at this historical moment. It is not ending the transitional period extended after August 2012 for four more years during the Garowe conferences. Also, it has nothing to do with the political dispensation for the establishment of new parliament and the election of national leaders. It introduces ideas, culture and values that could intensify the social and political tension within the Somali society. It weakens the commonality and amplifies the diversity among the Somali communities. It embeds multiple sources of conflict and confusion detrimental to the governance of Somalia so that the latter will vanish as a nation and country. It ignores the need for soul searching national reconciliation before drafting a national constitution. A national consensus on the causes and effects of the civil war and the collapse of the Somali State is paramount for enduring peace in Somalia. It is immoral and a political crime to draft a new constitution under the prevailing political and security conditions in Somalia. It fails to articulate a national vision and a workable national and local system of governance. There is strong belief that instead of federalism decentralization suits best Somalia's needs for democratic and efficient governance. What is crucial for the Somali people is to negotiate in good faith a workable and hierarchical system of national and local governance that is accountable, trustworthy, sustainable, equitable and self sufficient. It lacks clarity, simplicity and practicability. It is written as a policy diktat paper. It devalues the Somali Citizenship and Somali Nationalism. It is not prepared in adherence to the provisions of the Transitional Federal Charter and in accordance with the required constitution-making process which is completely different from the process of making a law. The critical evaluation of the timing, the role of the international actors, the legitimacy of the process and persons responsible for drafting the constitution, the genuineness of public participation, and the role of the national authority is an important condition for the acceptance or rejection of a constitution. Particularly, the case for Somalia as a failed state requires high attention to legitimacy, stakeholders, participation, and transparency. Prof. Abdiwahid Sheikh Osman Qalinle put it eloquently when he said, "Normally, the constitution-making process is a jealously guarded national treasure everywhere else but Somalia." Unfortunately, International actors controlled the entire process. For the above reasons and others, the overwhelming majority of the people of the "South Central Somalia (90%)" oppose the Draft Constitution. Similarly, the majority of the participants in the consultation draft constitution organized for the Somali Diaspora living in Minneapolis and Columbus expressed their objections to the Draft Constitution. The feedback from the consultations in Europe is the same. In general, the public questioned the motives behind the campaign for a new constitution. The participation of personalities from Puntland and Somaliland in the upcoming Constituency Assembly or new parliament serves only the purpose of muddling the Somali political situation. The agenda for outreach, unity, power-resource sharing on the basis of citizenship cannot go along with the agenda for separation, stand alone under Regional States or total independence pursued by Puntland and Somaliland with the collaboration of the international community. On April 24, President Sheikh Sharif of TFG publicly repudiated the validity of the Transitional Federal Charter and consequently the legitimacy of the Transitional Federal Parliament after electing lawfully new Speaker. The President belittled the role of the MPs and threatened anyone opposing his propaganda agenda. TFG leaders seem confident about the replay of 2008 Djibouti process by handpicking 225 new members of parliament under the protection and diplomatic support of AMISOM and Ethiopian forces, and with the financial support of donors. On his part, the Prime Minister Prof Abdiweli M. Ali announced the completion of the draft constitution and dismissed the opponents' views by arguing that 99 % of the critics did not read the constitution. He has yet to publish the final draft of the constitution for transparency and public comment. I bet that TFG leaders did not read the Draft Constitution either. Otherwise they would not have released the unedited first draft of July 2010 for public consultation in March 2012. The rules of engagement of the AMISOM forces, the Kampala Accord and Ethiopia's forces have deprived the Somali citizens including the MPs of their right to challenge their notorious incompetent and corrupt leaders. A corrupt political system of governance has taken root in "South Central Somalia" with the complicity of the international community. The leaders of Al Shabab and TFG are now using the same threatening language to gain power over the Somali people. It is plainly wrong to believe that the Draft Constitution will secure the actual transition from the transitional government to a permanent one possessing international privileges. Dropping the word "Transitional" will not graduate Somalia from a failed state to credible international partner with the right of entering into international agreements or directly receiving bilateral and multilateral foreign aid. Any literate Somali who wants to believe such claim is someone whose understanding about the legal, diplomatic and economic foundations for international relations and cooperation is limited. In reality, the Draft Constitution has distracted the people of Somalia from addressing systematically and passionately the causes and solutions of the real problems devastating their country. Today, about half of the Somali population is facing famine, malnourishment and insecurity inside and outside Somalia. The fraudulent approval of the Draft Constitution will be another calamity on Somalia. It is the responsibility of every Somali citizen to avoid the happening of that calamity with all legitimate means. * BROUGHT TO YOU BY PAMBAZUKA NEWS
-
Somaliland Attended London Conference But Rejects Istanbul Conference
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Shirki london guul bu aha 50 iyo inkabadan dawladood ba joogay england ba lugu qabaneyey waxa ka soo baxay inay dawlada somaliland iyo dawlada Tfg. Eeh somalia wada hadlaan ama ta badali doonta calaamkuna dhex dhexaadiyo. Ti bay ka shaqeyneyaan reer somaliland. Shirka turkiga waxa laga hadlaya dawlad sidi somalia loogu samayn laha iyo roadmapkoodi iyo tfgidoodi iyo hawlahoodi bay samaynayaan. Somaliland ma khuseyso. -
Buurmadow halugu ag xidho:D
-
What is he doing in hargeysa.
-
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay dowladda KMG ah iyo Dastuurka cusub ee la doonayo in la ansixiyo Axad, May 06, 2012 (HOL) — Hoggaamiyihii hore ee ururkii Xisbul Islaam, haddana ah sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab, Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in dowladda KMG ah ay tahay mid aan jirin, sidoo kalena wuxuu aad u dhaliilay dastuurka cusub ee la doonayo in la ansixiyo. Hoggaamiyahan ayaa hadalkan ka sheegay duleedka Muqdisho oo ay awood badan ku leedahay Xarakada Al-shabaab, wuxuuna odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xubnaha ansixinaya dastuurka uu uga digay in Soomaaliya ay ku ridaan god aysan hadhow kasoo saari karin. "Dowlad Soomaaliyeed meesha ma joogto, Mahiga ku goodinaya, isagaa handadaya, isagaa kaabbe ka ah, isagaa ka diiq ka ah, marka meeshan xukuumad Soomaaliyeed ma joogto waayo khiyaar ma lahan lagamana sugaayo, shacabka Soomaaliyeed waxaan uga digayaa inay ku qatalmaan, waayo dowlad ma ahan dowladna kama jirto halkaas," ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir. Sidoo kale, Sheekhu mar uu ka hadlay odayaasha soo xulaya guddiga ansixinaya dastuurka Soomaaliya ayuu sheegay in ujeeddada laga leeyahay ay tahay in laga ansixiyo dastuurka oo keliya. "Odayaasha ujeeddada laga leeyahay waa in laga ansixiyo dastuurka, waxaana leeyahay umadda ha ku ridina god aydaan hadhow ka bixi karin. Odayaashana waxay la mid yihiin odayaashii dhiibay Soomaali-galbeed," ayuu yiri Sheekh Xasan. Hadalka Sheekh Xasan Daahir ayaa imaanaya iyadoo shalay uu Muqdisho ka furmay shir ay ka qaybqaadanayaan 135 oday-dhaqmeed oo lagu soo xulayo ergadii ansixin lahayd dastuurka cusub ee Soomaaliya.
-
Xasan Daahir oo Digniin, Hanjabaad iyo Waano isugu Daray Odayaasha Dhaqanka May 6, 2012 Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ah Saraakiisha sar sare ee Xarakada Al-Shabaab oo ka hadlay mid kamid ah Masaajida Duleedka Muqdisho ayaa si kulul u weeraray Dastuurka Cusub ee la doonayo in Soomaaliya loo sameeyo . Xasan Daahir waxa uu sheegay sida uu aaminsan yahay in Dalka Soomaaliya aysan kajirin wax Dowlad ah uuna iska maamusho Ninka Ergayga gaarka ah ee Qaramnada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga. “waa aragtaan Meeshaan Waxaa iska maamusha Mahiga oo markii rabo u hanjabaya kuwa hoos jooga waxa ee Xukuumad ku sheegayaan Xukuumaad maahan Mahigaa u taliya isagaa meesha kaape iyo Diiq ka ah oo laga danbeeyaa” Xasan Daahir Aweys ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dastuurka loo samaynayo Soomaaliya uu yahay mid gaaleed oo aan wax dan ah ugu jirin Umada Soomaaliyeed, waxaana uga digay Odayaasha dhaqanka in ansixiyaan dastuurka oo ay god ku ridaan Umada Soomaaliyeed. Hadalkan Xasan Daahir Aweys ayaa kusoo aadaya xili Xukuumada Soomaaliya ay ku hoolantahay sidii ay ku hirgalin laheed Dastuur cusub uu dalka yeesho iyadoona hada Muqdisho kulan uga socdo Odayaasha Dhaqanka oo soo xulaya Ergayda Ansixinaysa Dastuurka Qabyo Qoraalka Muranka badan galiyay.
-
Somalia's capital enjoys building boom Sunday, May 06, 2012 Somalia's last president before the country erupted into decades of war made an ominous warning: force him from power, and he would leave Mogadishu as he found it, with only one road. The rest he would destroy. The threat came true: President Siad Barre was ousted in a 1991 coup, and the once elegant, Italian colonial-era seaside town was reduced to a wasteland of ruined buildings in years of bloody battles between rival militias. Now, 21-years later and eight months after Al-Qaeda-allied insurgents abandoned much of the city following pressure from the African Union and government forces, the capital is showing signs of life, with reconstruction underway and land prices soaring. "Security is still not reliable, but people decided they wanted to return life to normal," trader Ahmed Sheikh Gure said. "People are rebuilding their destroyed buildings," he added, waving at a newly repaired shop and a busy construction site. Though Somalia's war is far from over, a regional offensive did force Islamist Shebab insurgents from many strongholds and they abandoned the city in August. The scars of war remain clear, with hundreds of thousands of displaced people living in and around Mogadishu, many in basic rag-and-plastic shelters, some in the crumbling ruins of roofless houses. In Bakara market, the capital's war-torn economic heart, the signs of battle are fading slowly. "You don't even think that war has ever taken place here," Gure said. "Thanks to God, because people have the opportunity to rebuild." Bakara for many months was the epicentre of violence in one of the world's most dangerous capitals, forcing residents and businesses to flee. Despite an ongoing regional offensive with Ethiopian troops fighting in the west, AU troops in Mogadishu and Kenyan troops with the AU battling in the south, many Somalis are returning, bringing back capital earned abroad. "People are rebuilding their homes," government spokesman Abdurahman Omar Osman said. "The Somali diaspora are coming back to help ... businesses are reopening." Fighting erupted in Somalia in the late 1980s against Barre's dictatorship, escalating into a brutal civil war following a 1991 coup, with rival militias, warlords and Islamist fighters battling ever since for control of the lawless nation. Less than a year ago, troops and insurgents exchanged daily mortar fire along frontlines, before Shebab fighters abandoned fixed positions and quit the city. Now it is the construction industry that is busy. "We are not jobless these days, construction is booming," painter Adan Sharif said. "Every four or five weeks we are called for a new construction job." Reconstruction is expensive, but those who can are repairing their homes, plastering and painting over bullet-pocked walls, and blocking up holes punched into masonry by rocket-propelled grenades. "Most of the buildings in our neighbourhood were renovated in recent weeks and are looking good, the area is no longer looking like the aftermath of war," said Fadumo Moalim, a mother of eight living in the city's Wardhigley district. Abdulkadir Saleban, a grocer in Mogadishu's Maka Al-Mukarama road, said there was no way to claim compensation for property damage. "You cannot imagine how much money we have spent," he said as he watched builders repair his shop. Among the ruined buildings is a dramatic Catholic cathedral, built during Italian colonial days. Its stonework was used as target practice by Islamist fighters and now houses displaced people fleeing fighting outside the city. Mogadishu's rebuilding has also sparked land speculation, with some fearful that reconstruction efforts may be wasted if the dark days of war return. "Buying land is very hard these days because of the rising prices, security is a major concern ... traders are also thinking about what could happen next, as the war does not seem to be over yet," said Abdukadir Bashir, a trader. Shebab fighters carry out guerrilla attacks including car bombs and mortar strikes. Analysts warn that the rebels, Somalia's most brutal, remain a serious threat to international efforts to stabilise the nation. "What you build today could be easily destroyed tomorrow," Bashir added. But the March reopening of Mogadishu's ruined national theatre was hailed as a symbolic step forward for the city, shortly after a suicide bomber killed six people there, narrowly missing the prime minister. As land prices increase and repairs are made, the cost of living rises too, a problem for many in this grossly impoverished city. Many borrow money to pay for renovations, then pay off the loans by renting out rooms to those returning to Mogadishu. "Houses have become very, very expensive -- a room that used to cost $10 (a month) to rent ... today, you will not get a room like that for $40," estate agent Mohamed Abdullahi said. "God willing, I hope people return and rebuild the country."
-
^^ I don't get the ssdf kids some how they have a soft spot for the former defeated regime but than again clan is everything:D
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed (Siilaanyo) oo xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hogaaminaayo ku xigeenka u qaybsamaha Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya ee Safaarada Nairobi ee Dalka Maraykanka Written by: Xujaale Published: 06/05/2012 @13:34 06/05/2012 War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Gelinkii hore xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka kooban 6 Xubnood oo uu hogaaminaayo ku xigeenka u qaybsamaha Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya ee Safaarada Nairobi ee Dalka Maraykanka, Mr. Douglas Meurs, kana socda Guddiga Deeq bixiyeyaasha ee Arrimaha Doorashooyinka ka caawiya Jamhuuriyada Somaliland. Weftigan ayaa u jeedada Socdaalkooda ku sheegay inay tahay xogogaal u noqoshada iyo u kuur gelida halka ay marayso diyaar garowga Doorashooyinka Dawladaha Hoose ee Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland iyo xubnaha wasiirada ee shirka kala qayb galay, ayaa weftiga warbixin mugleh ka siiyey halka ay marayso hawshaasi waxaanay u sheegeen in ay dhinaca Dawlada Somaliland ka dhamaatay, marka la eego Gudigii Diwaan gelinta oo soo gebegabeeyey kala saaridii Ururada. Xukuumada oo Dhinaceeda Diyaarisay dhaqaalihii Saami ahaan ku soo hagaagay ee ku bixi lahaa Doorashooyinka Dawladaha Hoose iyo xitaa shuruucdii looga baahnaa oo iyana dhinaca Baarlamaanka ka dhamaatay. Waxaana imika hawshaa gacanta ku haya Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo iyagu xaq u leh inay cayimaan mudada Doorashada inay mudeeyaan, marka ay suurto gal u tahay inay Doorashada qabtaan ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
-
Somaliland Attended London Conference But Rejects Istanbul Conference
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Somaliland govt they will do what they like. -
Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay todoba Safiir May 6th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaannyo) ayaa xalay magacaabay Todoba safiir oo cusub oo Somaliland u fadhiyi doona dalalka dibadda. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu xalay ka soo baxay qasriga Madaxtooyadda, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xeer madaxweyne oo numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1077/052012 ku magacaabay wakiilada Somaliland u fadhiyi doona INGIRIISKA (UK), Canada, Norway, France, Sweden, Kenya iyo Danjiraha Wareega ee Somaliland. MADAXWEYNUHU :- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, ee xarafka ® ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wakiilada Somaliland u fadhiya dalalka INGIRIISKA (UK), CANADA, NORWAY, FRANCE, SWEDEN, KENYA IYO iyo In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Wareega ee Somaliland (Ambassador At Large); Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontood iyo hufnaantooda shaqo; Markuu ku qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday 1. In Mudane, Cali Aadan Cawaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska (United Kingdom). 2. In Marwo, Luula A. J. Ismaan, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Canada. 3. In Mudane, Sulub Warsame Xuseen, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Norway. 4. In Mudane, Cali Ismaaciil Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka France. 5. In Marwo, Rooda Jaamac Cilmi, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Sweden. 6. In Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Kenya. 7. In Mudane, Kaysar Cabdilaahi Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Wareega ee Somaliland (Ambassador At Large).”
-
Che the meeting so boring Somaha that u browsing SOL on ur Ipad or Iphone When is farmaajo speaking what will he say ii tageera:D I hope they started the meeting with Quran
-
Popular Contributors