Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,852
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I don't understand why people are against 4.5 it works for now u guys act as if there is another alternative.
  2. burahadeer;827572 wrote: realistic....20 yrs of illusion has its toll. I once listened to Ahmed samatar one of his lectures he said we the unionists in Somaliland are losing it because there aren't any solution coming from Somalia,he also said that his closest cousins in Awdal call him every day telling him to come home. I remember a koonfurian guy stood up and asked him a question he said if no solution comes from Somalia than u reer wooqoyi why don't you bring a solution.
  3. Carafaat;827576 wrote: Xiin explain yourself? Why are you not suprised? Because he is not surprised he was expecting this.
  4. Bashir was forced not only that if he wanted the sanctions to be lifted he had to come with some sort of agreement with the SPLM rebels the man is a mad man the whole darfur drama made his case worse.There was no other way even though John didn't want the break up of Sudan, but he wanted equality he also wanted to share power with the north, the referendum deal was a real victory for the south Sudanese folks. Some analysts say that Bashir really wanted peace with the south and to share the oil fields, i think he was just dumb. Mario if the Eritreans did it, anything is possible do you think the west liked Eritrea breaking away in 1991 no they didn't Melez was insecure the Amharas and the Eritreans both threatened him in 1991 before he signed a referendum deal with the EPLF. Amhaaras didn't want to lose the sea but melez thought if i have the Eritreans on my side for a while i can get comfortable ruling Ethiopia. Could be that the west miscalculated because the current regime in Asmara is not really friendly towards the west and shows the middle finger anything related to neocolonialism they are setting the pace now for Africa. Bu the ONLF rebels need to step up their game so that they can pressure addis Ababa for real talks they need to hold some ground inside Somaligalbeed.
  5. burahadeer;827560 wrote: Abtigiis in jail after sneaked border without visa:D boqorkiibay shaah wada cabayaan. War buurmadow shaahi xita walaga mamnuucay guadka jeelka Hargeysa ayaa maqlay buurmadoow oo madaxweynaha habaarayey hada sadex cisho buurmadow wax ma cabin:D Dont know about Abtigis isaga abti ba loo yahay biyo iyo roodhi wala siin:D
  6. Mario B;827558 wrote: These elections are a gimmic, its "SL"'s way to extort money from the international community by playing the democratic card. This process that criminalizes unionist in the enclave should never be called democratic...it's a slur to genuine democracies of the world that this clan charade should put in the same breath as other true open societies. Somalilands genuine democracy the British prime Minister
  7. Mario B;827547 wrote: Somaliland is no where except in your deluded mind. The S Sudan and Eritrea independence has shown that self governance is not the answer to Africa problems, both countries have taken what was a local conflict and given it a international dimention. The west have wisen up to this....too bad your enclave hasn't woken to this fact. The only difference is the EPLF dealt with the TPLF matter infact they marched together all the way to addis Ababa South sudan dealt with Bashir but bashir was forced by the international community to sign a peace deal with the SPLM, sad for him now he is fighting for oil fields near the border i am loving it:D.He was the man who blocked President rayaale to address the African union Assembly in Ghana in 2007. Here is the difference Somaliland is dictating how we are going to talk when and where and who is going to mediate. There is no Somalia today as a state the ancient Ethiopia was still intact when Eritrean rebels were fighting, sudan is still intact. Mario you should support this don't you want the Somali galbeed brothers to be free from Ethiopia lets support the oppressed people in Africa. How are the tuareg rebels in north mali by the way.
  8. ^^ Africa is about to be reshaped son African borders are not holy any more with south Sudan secession from Sudan, South Sudan is an ally of Somaliland John Garang SPLA rebel leader, and president Siilanyo were buddies in the 80s. Mario we are already there Somaliland is already there.
  9. ^ its not a Photoshop it was in south Sudan in 2011 at their independence day. The Dinkas are our Friends
  10. Professor Samatar is coming home he is so right Somalia is a mess right now some sections of the country is controlled by pirates other parts of the country controlled by grave worshiping Ethiopian lacky's. Another section of the country is being invaded by Kenya who on their turn want to establish a buffer zone in the juba regions. Other Parts of the country is controlled by Islamic Militants called the Shabaab and they are not that reasonable when it comes to talking. You also have the western backed government called the TFG protected by 12.000 Ugandan and Burundian forces we should skip all this nonsense and have a direct dialogue with Mahiga and General Bahuku.
  11. Samafal;827503 wrote: Anigana inta odayaasha adiga kula caqliga ah ay dhamaanayaan 1000 years waa igu filantahay, ana aan ku representgareeynayo in the international arena, qariidada sevenka ahna ay jirto I'm satisfied :) Ehehehe anigu waxan ogahay wadada loo so maray Somalilandta maanta calanka leh dhaliyarada inan dhagaha kaga adimo wa waajib ii taal. if u are only satisfied with the 7 than a centralized state ba maad diideen koley waxba ku laaba:D You will be dealing with these people these girls are what in their early 20s they were born in the mid and late 80s during the struggle Watch from 3:48 yar iyo weyn odayga calanka lulaya eeh gadhka cad leh ma arkaysa yar iyo weyn:D
  12. Samafal;827495 wrote: Hadayba yihiin baan ku iri oo igama aadan go, maba go;kartid inta wiilasha Daraawiishta ahaa ah ay noolyihiin, so onus is on you to become internationally rcegnised country! go on I give you another 40 years Anigu maan fahmin Go itaan maxaad u taqaan horta waxad tidha go itaankaagi banay gaaladu aqoosnan si rasmi ah wali taasi wa caadi. Darawiisthu na ma Darawiish ba nool 1921 baan u maleyneyey inay kuwaasi u danbeysey nolol I don't mind samafal and the people of Somaliland don't care as long as they are not ruled and are living in freedom they are willing to be unrecognized for another 1000 years:D Than sharing a country flag and government with Somalia halkasa la kala taganyahay , haye maxa ku dan hada adiga:D
  13. Samafal;827490 wrote: ^Rest assured Waqooyi Galbeed is and will be part and parcel of Somalia, but there's something called delusion and that can go on how long you want. Ma af bay ku noqon tallow:D
  14. MoonLight1;827488 wrote: xaaji xunjuf cayaartaas waxaa moodayay inay soo gabagaboowday 27kii february, amaa tan puntland laguu qaataa, the guys in the south are calling for the repeat of your nightmares of centeralization. Idinka isla Somaliya so heshiyaaa Somalilanders halkaasay ugu badisa:D
  15. Samafal moonlight Somaliland is not interested in federalism confederacy centralism what ever you want to call it and don't mind Carafaat he is just taking for the sake of talking. They made it clear in 1991 nothing less than a full fledged Somaliland republic. Federalism is something the folks in garowe love and so far there is only one federal state in Somalia Puntland the rest of the country is not interested in federalism bal weynu eegi halkay ka degto:D
  16. Carafaat;827462 wrote: “Ma jiro shir Soomaaliya ah oo aan tagayaa, ama la igu casuumay, wax iga khuseeyaana ma jirto Soomaaliya”Sul Xuseen X. Cabdi Written by: Editor Published: 06/05/2012 @21:13 Hargeysa (Togaherer)- Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah salaadiinta gobolka Hargeysa, ayaa caawa shaaca ka qaaday inaanu jirin wax shir ah oo Soomaaliya ah oo uu tagayo ama lagu casuumay. Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi oo la soo xidhiidhay Qaar Ka mid Ah Warbaahinta ayaa si adag u naqdiyay una beeniyay liiska salaadiin badan oo Soomaaliya iyo Somaliland-ba iskugu jiray oo magaciisu ku jiray oo wargeysyada ka soo baxa magaaladda Hargeysa qaarkood ay maanta daabaceen ka dib markii la sheegay in laga soo xigtay dawladda TFG-da Soomaaliya. “Saaka markii aan kacay ayaa la ila soo hadlay oo la ii sheegay in magacaygu ku jiro liiska salaadiin tagaya Muqdisho oo dawladda Soomaaliya casuuntay. Waxaan cadaynayaa inaanu jirin baahina aanan u qabin inaan tago shirarka dalka Soomaaliya. Ma jiro shir la igu casuumay ama aan aniguba tagayaa oo Soomaaliya ah, mana jirto wax iga khuseeya arrimaha dalkaasi,”ayuu yidhi Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi. Suldaanku wuxuu sheegay in Somaliland leedahay dawlad madax-banaan oo shacbigu ay si toos ah u soo doorteen, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Somaliland waa dal madax-banaan oo leh dawlad shacbigu soo doorteen iyo dastuur umaddu ku ansixisay 97%, sidaasi darteed, waxaan u arkaa gef iyo meel ka dhac la igu sameeyay waxaanan cadaynteeddii ka rabaa Wargeysyadii warkan iga qoray.” Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi wuxuu sheegay in uu madax-banaanida dalkiisa lexjeclo weyn ka qabo, waxaanu tilmaamay inay xukuumadda kala shaqeeyaan dhinaca nabad-gelyadda iyo wada jirka dalka. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com Thats the Baligubadle Sultan today Sultan Muhammad Sultan Abdulqadir spoke as well Suldaanka Guud Non of the Somaliland elders went to Mogadishu except the khatumo guys iyaguna way iska miirsan doonan akhirka.
  17. Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Isniin, May 07, 2012 (HOL) — Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa xalay saqdii dhexe mar kaliya ku soo toosay dhawaaqa hubka noocyadiisa kala duwan oo ay is weydaarsanayaan ciidamada maamulka gobollka Hiiraan iyo xoogagga Xarrakada Al-shabaab kadib dagaal culus oo labada dhinac ku dhaxmaray xaafadda howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ay xoogagga Al-shabaab weerar u muuqday mid qorsheysan kusoo qaadeen fariisimo ay kaga sugnaayeen xaafadda Howl-wadaag ciidamada maamulka gobollka Hiiraan, taasoo keentay in labada garab uu ka dhax qarxo dagaalkii socday wax ka badan hal saac oo xiriir ah. Marka laga soo tago rasaasta iyo hub-ka ay isku adeegsanayeen dhinacyada iska horyimid, sidoo kale waxaa la maqlayay dhawaaqa madaafiic ay soo ridayeen ciidamada dowladda Itoobiya ee fadhigoodu yahay duleedka magaalada Beledweyne kuwaasoo intooda badan ku dhacayay fariisimaha dirirtu ka soctay. Saraakiisha maamulka gobollka Hiiraan ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa sheegay in khasaare xoog leh ay gaarsiiyeen kooxihii weerarka soo qaaday, iyaga oo intaa ku darray in dhinacooda ay dagaallkaa kaga dhaawacmeen Sadax ruux oo ka tirsan ciidamada maamulka gobollka. "Khasaare xoog leh ayaan gaarsiinay, dib ayaana loo celiyay, waxaa naloo sheegay in ay meyd iyo dhaawacba ay qaateen, laakiin waxaan kuu xaqiijinayaan in dhaceena ay naga dhaawacmeen oo kaliya ilaa Sadax ka tirsan ciidamada maamulka gobolka Hiiraan,’’ ayuu yiri mid ka mid ah saraakiisha maamulka gobollka ee ku sugan magaalada Beledweyne. Dagaalka xalay ka dhacay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ayaa noqonaya kii ugu cuslaa ee dhaca tan iyo markii ay gacan ku heynta magaalada la wareegeen ciidamada maamulka gobollka Hiiraan oo ay gacan militari siinayaan kuwa Itoobiya. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
  18. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo ay dhisteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka afhayeenka Komishanka dorashooyinka qaranka Somaliland waxa uu sheegay in dhismahani hada u baahanyahay Hargeysa(GNS)-Madaxweyne ku-xigeeenka Somaliland ayaa xadhiga ka jaray Dhismaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland ee Magaalada Hargeysa, kaasoo dhsimihiisu socday labadii sanadood ee ugu dambeeyay. munaasibada xadhiga lagaga jaray Dhismahan cusub oo lagu qabtay xarunta Komishanka waxa ka soo qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka Somalilnad, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ee xukuumadda, Safiirka Maraykan u fadhiya Kenya, Ergo ka socta wadamada Qaadhaan-bixiyayaasha, Saraakiil ka socota Hay'ada Interpeace, kuwaasoo dhamaantood gacan ka geystay dhismaha cusub ee Komishan Doorashooyinka. sidoo kale waxa munaasibadaasi goob-joog ka ahaa todobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, qaar ka mid ah madaxda Asxaabra siyaasada iyo saraakiil ka tirsan Hay'adaha iyo Ururadda Muxaliga ah ee dalka ka hawl-gala. Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Maxamed Axmed Xirsi (Geele) oo furitaankii Munaasibadaasi ka hadlay ayaa ka waramay sidii lagu hir-geliyay Dhismahan, waxaanu sheegay in laga bilaabay Qaadhaan yar oo laga soo uruuriyay qaar ka mid ah Jaaliyada reer Somaliland dibada, hase yeeshee markii dambe ay ka qayb qaateen dhamaystirkiisa qaar ka mid ah wadamada deeqaha Bixiya ee Reer YURUB iyo Maraykanku, sida EUROPEAN UNION, Denmark, NORWAY, SWEDEN, UK, SWIZERLAND iyo USA. afhayeenka Komishanka dorashooyinka qaranka Somaliland waxa uu sheegay in dhismahani hada u baahanyahay qalabayn iyo in la awdo Baahiyaha kale ee hoose, hase yeeshe uu dhisme ahaan dhamaystiranyahay, isagoo dhinaca kalena tibaaxay inay u baahanyihiin in loo dhiso xafiisyadii kale ee Gobolada, waxaanu yidhi "dhismahani iminka wuu dhamaaday laakiin wali wixii la hoos dhigi lahaa ma hayno xafiisyadii kale ee Goboladanu waa u baahanahay"ayuu yidhi. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Ciise Yuusuf X. Maxamed oo isaguna halkaasi ka hadlay ka hor intii aanu madaxweyne ku-xigeenku xadhiga ka jarin dhismaha ayaa ka waramay nidaamka doorashooyinka dalka iyo waxqabadkii Komishanka ee mudadii ay shaqaynayeen, waxaanu ku faanay in wax qabadkoodii uu ka mid yahay dhismahan cusub ee maanta Xadhiga laga jaray "waxaad ogtihiin in Xilku meerto yahay oo maalinba cidi Kursiga ku fadhido, sidaa awgeed anagu mudadii aanu shaqaynaynay wuxuunbaanu ku dedaalaynay inaanu umadda wax anfaca uga tagno, markaa dhismahani wuxuu ka mid yahay waxyaabihii aanu ku guulaysanay intii aanu joognay, waxaanan odhan karaa weelkii aynu wax ku shubaynay waynu haynaa laakiin waxa loo baahanyahay wixii lagu tayayn lahaa, haday shaqaale noqoto iyo hadii ay qalabayn noqotaba". marka kale Guddoomiyuhu wuxuu sheegay "doorashooyinka soo socdaa way ka duwan yihiin qaabkii hore ee aynu doorashooyinka u geli jirnay, markaa taasina waxaanu ku gudo jirnaa diyaarintedii"ayuu yidhi. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ugu dambeyn xafladaasi ka hadlay, kaasoo mahad naq iyo amaan ka dib xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee loogu talo galay Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland oo mid Fooqa oo ka kooban saddex Biyaano oo isa saaran, halka markii hore ay ka degenaayeen Guri Bangalo ah oo aan ku filnayn. Geesta kale waxa xaflada ka hadlay Wakiilka dawlada Maraykanka ee dalka Kenya oo booqasho ku jooga Somaliland iyo sarkaal ka tirsan Hay'ada Interpeace oo qayb libaax ka qaadatay taabo gelinta Dhismaha xadhiga laga jaray, kuwaasoo mahad naq iyo amaan u soo jeediyay Komishanka iyo dawlada somaliland, isla markaana balan qaaday inaanay ka daaalayn gacan siinta ay la garab taaganyihiin dawlada Somaliland ee ka midka ah qaramada soo koraya ee ka tirsan Qaarada Afrika, kuwaasoo u baahan in taageero loo fidiyo.