-
Content Count
29,856 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
M/weynaha Oo xadhiga ka jaray jidka isku xidha Dilla Illaa Boorame, Waddooyin cusubna dhagax-dhigay May 12th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo Wefti Balaadhan oo Hogaaminayo ayaa maanta Socdaal shaqo ku tagey xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorame. Waxa Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo weftigiisa ku qaabilay degmada Dila Mas’uuliyiinta heer gobol iyo mid degmo ee Gobolkaas . Madaxweynaha Jamhuurayda Somaliland waxa uu xadhiga ka jaray Afar Km oo ah wadada isku xidha Dila iyo Boorama oo ay Xukuumadu dhismaheeda fulisay. waxaa kale oo Madaxweynuhu uu dhagax dhigay Lix Km oo kale oo lagu kordhinayo wadadaasi. Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu dhagax dhigay 8km oo ka mid ah wadada xidhiidhisa Goraya-Cawl iyo Boorama. Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa hadal uu u jeediyay shacbiga ku dhaqan magaalada Dilla waxa uu uga mahad-naqay sida milgaha leh ee ay uga soo dhaweeyeen degmadaasi,waxaanu ku booriyay inay meel uga soo wada jeedaan wax kasta oo saamayn ku leh nabadgalyada guud ee dalka iyo ta gobolka awdal. Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay markaas kadib u sii dhaafeen magaalada Boorama oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay warku waxa uu intaas ku darayaa in Madaxweynuhu uu kulamo kala duwan kula yeeshay Huteelka Rays ee Magaalada Boorama maamulka, Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
-
Very nice pictures very nice place Djibouti city.
-
^^ Dee beriga dadku dad bay ahayeen dalkuna dal bu aha hada dadku dadki maha dalkuna dee dalki maha.
-
Row between Somalian regions slows oil exploration
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^ Sure they know mala laakin dee gaal xalay oo dhan tumanayey oo alaabti kulula ka so dhergey ba wax isku qalday laakin inta badan way saxan. -
Row between Somalian regions slows oil exploration
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Paragon ma wax aan la yaabin baa:D -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Puntland Government Response to Draft Federal Constitution of Somalia Posted by Pi on May 11th, 2012 Puntland State of Somalia Garowe PRESS RELEASE- Garowe 11 May 2012 Puntland Government received a copy of the Draft Federal Constitution for Somalia on 30 April 2012, sent jointly by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC) and the Committee of Experts (COE). The Government appointed a six-member Review Committee consisting of Ministers and Parliamentarians to review the new Draft Federal Constitution. The Committee’s report concluded that the Draft Federal Constitution violates the fundamental principles of federalism. Furthermore, the Draft is both unrealistic and unsuitable for Somalia. The TFG executive branch shall bear the responsibility for being unable to present a reliable Draft Federal Constitution to Somali stakeholders in time (it has been 8 months since the Roadmap was signed by Somali stakeholders). Puntland Government has played and continues to play an important and constructive role in advancing the Somali national peace and reconciliation process. Puntland has hosted two Somalia National Constitutional Conferences (Garowe I and II) and hosted Somali leaders in Galkayo for further discussions on the Roadmap and the constitutional process. Currently, a delegation of Puntland traditional elders is in Mogadishu attending an Elders’ Conference. However, it is regrettable to learn of the mismanagement and interference at the Somali Elders Conference by TFG officials. Puntland Government noted, in numerous communications and public occasions, growing frustration with the process under which the Somali Federal Constitution was being carried out. For example: Letter to E.U. Special Envoy to Somalia and U.S. Ambassador to Kenya, dated November 13, 2010, whereby Puntland expressed its deep concerns about the TFG leadership’s commitment to finalizing a Federal Constitution for Somalia; Letter to TFG leaders (copy SRSG), dated 26 September 2011, recommending Puntland nominees to join the Committee of Experts (COE), in accordance with the Roadmap, and this proposal was unanswered; Letter to TFG Prime Minister (copy SRSG) regarding addition of one Puntland nominee to the Committee of Experts (COE), dated 23 January 2012, which was also ignored; The Puntland President’s speech at London Conference on 23 February 2012, calling for IFCC mandate to be terminated and the COE to be reformed, based on expertise, and calling for the COE to include constitutional experts from mature federal democracies. Puntland Government warns this Draft Federal Constitution should not be presented to National Constituent Assembly (NCA) for adoption, unless major changes to the Draft are applied and agreed upon by Somali stakeholders, with the technical assistance of international partners. Somalia needs a Federal Constitution that clearly defines the distribution of political power and resource between Federal and State institutions, in accordance with international federal standards, and defines competency in the delivery of public goods to citizens of Somalia, at Federal and State levels, as is defined in the Puntland State Constitution. Moreover, this Draft Federal Constitution is seemingly designed for a country with a highly centralized system of government, and many articles of the Draft are confusing and contradictory. Finally, Puntland Government believes that Somalia needs a well-tailored Federal Constitution that is suitable to political realities in the fragmented nation of Somalia, and which satisfies the people’s aspirations for the restoration of an effective, efficient and accountable government in Somalia. -
Al-Zawahiri urging militants to fight in Somalia Images Ayman al-Zawahri in a video grab taken from a broadcast by Arab television. (Getty Images/file) Print Story Published: 1:26 pm Share Updated: 1:31 pm KAMPALA, Uganda (AP) — Al-Qaida leader Ayman al-Zawahiri has released a new video in which he encourages Somali militants to fight on despite the challenges. In the video, reported Friday by the Site Intelligence Group which monitors militant activities, al-Zawahiri urges al-Shabab militants not to be deterred by U.S. drone attacks. It is al-Zawahiri's second video address to al-Shabab, which formally joined al-Qaida in February. Al-Shabab has increasingly come under pressure in recent times from regional armies and government forces who are pushing it from three sides inside Somalia. Somalia's prime minister said last month that al-Shabab militants were fleeing up north, into the semiautonomous region of Puntland. Somalia has lacked a stable government since 1991.
-
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
So Mr faroole is against the constitution because clan federalism is not defined in the constitution the way he wants it. The religious leaders are against it because of religious reasons. Other sections of the country don't really want clan federalism and want a decentralized state. -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Garoowe : Dawlada puntland oo ka soo horjeedsatay qabyo-qoraalka Dastuurka Soomaaliya. APL 11 Maj 2012 Garoowe (APL) : Dawlada Puntland ayaa si rasmi ah uga soo horjeedsatay qabyo qodobada uu ka kooban yahay qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee anisixintiisa loo fadhiyay. Warsaxaafadeed ku taariikhaysan 11-ka bishan May ee 2012-ka oo ka soo baxaya aqalka Madextooyada dawlada Puntland ee soomaaliyeed ayaa si cad loogu qeexay sababaha keenay in dawlada Puntland ay uga soo horjeedsato qaby-qoraalka dastuurka ee dawlada faderaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeedkan oo ay warbaahinta u akhriyay Wasiiru-dawlaha maamul wanaaga Puntland Mudane Maxamed faarax Ciise gaashaan oo ka mid ah xubnaha guddiga dib u eegida Qabyo-qoraalka dasyuurka faderaalka Soomaaliya ayaa sheeegay in dawlada Puntland ay aad uga fiirsatay go’aankan islamarkaana ay xeerisay arrimo farabadan oo xal u helida soomaaliya salka ku haya. Wasiirku wuxuu sheegay in qabyo-qoraalka Dastuurka Faderaalka Soomaaliya oo 30-ka bishii 4aad ee sanadkan 2012-ka isla maalintaasna madexweynaha dawlada Puntland uu magacaabay guddiga dib u eegida Qabyo-qoraalka dasyuurka faderaalka Soomaaliya kuwaas oo loogu talagalay in ay gaar ah dib u eegis ugu sameeyaan qodobada dastuurka islamarkaana ay ka soo saaraan waxyaabaha aan danta umada waafaqsanayn. Wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntland Mudane Maxamed faarax Ciise gaashaan wuxuu sheegay in dawlada Puntland ay yaqiinsatay in dastuurkani uu ka soo horjeedo Nidaamka Faderaalka ee asaaska u ah Soomaaliya, islamarkaana uu yahay mid aan u cuntamin dadka Soomaaliyeed. Wasiirku wuxuu tilmaamay in Puntland ay door weyn ay ka qaadatay, Talaabooyin muhim ahna ay ka cayaartay suurtagalinta sidii umada Soomaaliyeed la isugu keeni lahaa islamarkaana ay dastuur u dhaxeeya, sidoo kalana qeexaya xuquuqda shacabka loo hirgalin lahaa. Wasiirku wuxuu sheegay in magaalada Xamar ee caasimada Soomaaliya ay Puntland u dirtay, kuna sugan yihiin Isimadii Puntland iyadoo la muujinayo niyad samaan iyo walaltinimo guud islamarkaana ay ka warhayaan in si gaar ah loo maamulay, si xunna loo fara galiyay hawlahoodii loo igmaday ee ay goobtaasi u tageen islamarkaana ay faragalinayaan Saraakiil ka tirsan Dawlada faderaalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Odayaashan lagu khasbayo in ay qaataan waxyaabo uu duruus ahaan ku macneeyay wasiirku oo uu ku sheegay in Odayaasha loogu yeeriyo sida laga doonayo ee ay samaynayaan lakin arrintaasi aysan waafaqsanayn sidii xaqa ahayd ee dastuurka umada loo waafajin lahaa sharciga. Warsaxaafadeedkan waxaa lagu xusay in dawlada Puntland ay dhawr mar oo is xig xigay warado ay ku muujinayso dareenkeeda ku aadan u dirtay Dawlada faderaalka Soomaaliya, Ergayga qaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya iyo safiirka Kenya u fadhiya dawlada Maraykanka kuwaas oo dhamaantood ku qotomay dastuurka Dawlada Faderaalka iyo Xubnaha khuburada ah ee diyaarintiisa ku hawlanaa mana jirin cid ka soo jawaabtay arrinkaasi. Warsaxaafadeedkan waxaa lagu qeexay in Soomaaliya ay u baahan tahay dastuur cad oo ay yeelato kaas oo qeexaya qaybsiga siyaasada, khayraadka dalka iyo xuquuqda muwaadinka Soomaaliyeed, lakin aysan aqbalayn dastuur intaasiba lagu fara maraajisanayo. Wasiirudawlaha maamul wanaaga Puntland oo war-saxaafadeedkan akhrinayay wuxuu sheegay in uu aaminsanyahay dastuur la’aan in ay tahay dawlad la’aan hase ahaatee loo baahanyahay la helo dastuur isu keenaya Umada Soomaaliyeed. Qoraalka Warsaxaafadeedka goor dhaw ayaan idiin soo gudbin doonaa. Xafiiska Wararka AllPuntland Garowe -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland oo ku saabsan Mowqifka Puntland ee Dastuurka Soomaaliya Posted by Pi on May 11th, 2012 Garowe(Pi)- Jamce-11 may-2012 — Dowlada Puntland waxay heshay Tastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya 30 april 2012, ka dib waxay u saartey Gudi ka kooban Lix xubnood oo ka tirsan Golaha Wasirada iyo Xildhibaanada Dowlada Puntland si ay u eegaan qodobada Dastuurka ka dibna ay wixii talo ah ula soo noqdaan Dowlada Puntland. Gudiga loo xilsaarey markay akhriyeen Qobya qoraalkii Dastuurka waxay kasoo saareen go’aan ah in qabya qoralka dastuurka Kumeelgaarka ah uusan waafaqsaneyn qaab dhismeedka Fedaralka ee la rabo in Soomaaliya lagu dhaqo,waxay kaloo sheegeen inaysan dastuurka qabyo qoraalka uusan qeexayn si cad mabaadiida aasaasiga ah ee dowlada iyo awood qaybsiga ,maamul goboledyada iyo Dowlada dhexe, taasoo ah in Dastuurka qabyo qoraalka ahi uu u muuqdo mid ka fog xaqiiqda la rabo in Soomaaliya loga hir galiyo Dowlad tayaysan oo waxwaba u dhanyihiin. Qayb ka mid ah hay’adaha Dowlada KMG ayaa qaadanaysa Masuuliyada qaladaadka ku jira dastuurka cusub, taasoo ka hor imanaysa Heshiiskii la gaaray sideed bilood ka hor ee ku saabsanaa Roadmap-ka, Dowlada Puntland na ay wax ka saxixdey saxiixdey. Dowlada Puntland waxay marwalba ka shaqaynaysaa sidii Soomaaliya horey ugu socon lahayd loona hirgalin lahaa heshiiskii Roadmap-ka ,si taas loo hiigsado waxay Puntland ku dadaalaysaa in iney meel mariso heshiisyadii lawada gaaray, loona dhigo siday ahaayeen. Sidaas daraadeed Dastuurka Qabya qoraalka waxaa loo sameeyey sidii Soomaaliya u hanan lahayd Dowlad dhexe oo ku salaysan nidaamka Ferdaraalismka,kasoo ah mid tayo buuxda leh, lakiin qodobada hada qoran qaarkood waxay shaki galinayan Dowlada la doonayo in Soomaaliya laga hirgaliyo tayadeeda iyo muuqalkeeda. -
Recognize Somaliland, Abtigiis urges the international community
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
'Liibaan';829127 wrote: AT, Ma waxuu lamid noqday J. Peter Pham Iyo Matt Bryden. Mise gabadho sasabanayaa.... Lakiin runtii, hadii Reer Woqooyi Galbeed diideen Inay Somaalia ka mid noqdaan maaha in la khasbo, Sidoo Kale hadii Reer Khaatumo diideen Inay ka mid noqdaan snm/Somaliland maa in la khasbo. Cid la khasbayo, oo sandule lagu qabsanayo majirtu. Allah Subhanahu watacalaa ayaa noo sheegay "Laa Ikraaha fi diin", Diinta Islaamka ayaa cidna lagu khasbeen. wax kale iskadaa. Liibaan waad so dabacday we are getting some where now. -
What does Mr Reagan got to do with xabashi or ileey isago ka sheekeynaya maan arkayn Ethiopia John major uun buu ka hadlay eeh.
-
These are his people
-
A man who kills and humiliates his own people daily what a hero indeed.
-
Nin la gumeysto.
-
Row between Somalian regions slows oil exploration
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
In an interview in Puntland's capital Hargeisa he said the Nugaal Basin, Who the hell wrote this? -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Qaswadayaasha hada maxa laga yeelaaya edo hillary clinton waad maqlayseen no spoilers. -
Djibouti govt supports Somaliland's bid for observer status in Igad.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
NSUM reaction An Open Letter to President Ismail Omar Gelleh, By. NSUM Executive Committee Date:10 May 2012 Northern Somali Unionist Movement (NSUM) An Open Letter to President Ismail Omar Guleed NSUM Executive Committee Date:10 May 2012 Subject: Djibouti and Somaliland Your Excellency In the Somali culture which you value and support to the hilt, a child orphaned would always look to his or her next of kin for help while in need. In a similar sense, Somalia has been orphaned when its State collapsed after clan insurgents working with neighbouring countries brought down the government, only to bequeath Somalia what we witness today: fragmentation, clan secession, and the vicious cycles of lawlessness and famine. OnceSomaliawas down and helpless, it has become a prey for its enemies and opportunity hunters. The exception was Djibouti, the only independent sister country Somalia had and its people could lean on in their time of need, just as they too sacrificed so much for Djibouti’s independence when it needed help from its independent sister, Somalia. Under your wise leadership, Mr President, and in your tireless endeavour to revive theSomaliState, you organised in 2000 the first all- inclusive Somali conference at Arta, inDjibouti, in which President Abdelqasim Salaad Hassan was elected. That is not all. At all international and regional conferences and meetings onSomalia, you were there as the representative not only ofDjiboutibut also the people ofSomaliaand ensured to ward off any harm or schemes its enemies might have hatched. And to crown it all, it was your wise proposal that the problem withSomaliland’s secession be settled through talks among the Somalis themselves that the recent London Conference onSomaliaadopted. There is so much the people ofSomaliaowe you and could thank you for. But then you did what was expected of a brother and that is what brothers are for. Given your past track record for the Somali cause, and your role as quasi caretaker of the failed State, it came as disheartening to witness the warm and rewarding treatment given this week to a visiting delegation from the renegade one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland. But more than anything else, it is the outcome of their meeting with your foreign Minster which comes as an unbelievable alarming development. His announcement that several agreements had been signed with Somaliland as if it was a separate country from Somalia and, to top it all, announce that Djibouti would sponsor Somaliland to be given an observer status with IGAD, strikes at the heart of the Somali nation and its unity. Unless Djibouti changes course, or others stop Somaliland’s application, that road will lead to an observer status with the AU. If it come to it, Somalia, with or without its other friends in the region, would doubless foil this step-by-step short-cut to recognition. Mr President, this is a dangerous development and we would like to believe that it does not represent your position, for it contradicts everything you stood for until now including your proposal that the secession be handled through inter-Somali talks. No need to remind you, Mr President, that Somaliland is not a monolithic entity whose people are united behind the secession. As you know, four of the five clans in formerBritish Somaliland, namely the ***********, **********, ********** and your own Isse, are deadly against the secession and committed to the unity ofSomalia. What is happening in the north west regions (former British Somaliland) is a struggle between the one secessionist clan, the *****, and the four unionist clans and regions. Noting shows their opposition to the secession more than their recent establishment of various regional States of Somalia: the Khaatumo State of Somalia, Makhir State and Awdal State. The frequent armed clashes between the people of Khaatumo State of Somalia and Somaliland’s occupying militia epitomises the struggle between the unionists and the secessionist clan. No matter how long it takes, this struggle is one in which the unionist clans and regions will ultimately win, for there is no way that one clan can prevail over determined unionist clans let alone the rest of Somalia. All that the Djibouti agreements and offer can do is give the secessionists false hopes, stiffen their backs and hence prolong unnecessary suffering on all sides. Mr.President, Djibouti has nothing to gain from this anti Somalia action and indeed everything to lose. Stabbing Somalia in the back means that you (and Djibouti) would squander the brotherly goodwill of the people of Somalia and all for nothing. Besides, each country in the Horn, including your own, has at any one time or another one or more dissident clans and hence vulnerable to secession . Supporting Somaliland’s secession in whatever form is a dangerous precedent that could open a Pandora box. It could come to haunt one day those who back Somaliland. Secession is a scurge and it is in Djibouti’s interest as much as Somalia to thwart it. Concerned Somalis, Mr President, hope you will clarify your stand on Somaliland and hopefully put their minds to rest. Please accept, Mr President, the assurances of our highest considerations. NSUM Executive Committee. -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
The vast majority of somalis reject this constitution. Galmudug puntland ximan iyo xeeb some of the elders in xamar the somali professors. Its seems only mahiga and the TFG are liking the constitution. -
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Good news we should welcome this.
-
Popular Contributors