Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,856
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. For old time sake Gabadhyahay Mohammad mooge.
  2. sidi dheyman iyo luux ama dhayda canaaha ubax wada dhalaala
  3. Qolabaa Calankeeed uu waa ceynoo Qolabaa Calankeeed uu waa ceynoo Inagaa keenu waa Cirkoo kala'ee Oon Caadna laheyn ee caashaqa'e Xidigyahay cadi waa raacii damisee, Xidigyahay cadi waa raacii damisee, Caradaa kaligaa aad uu curadee
  4. Abdul;829337 wrote: Swallow it,you mean let you secede???This will not happen, the purpose of this meeting is to unite the country. The former Somali republic was divided the past 21 years i don't think, it can get any worse besides Somalia has nothing to lose, any way lets wait for the outcome of the conference they need to clarify their relations that's what the London conference was all about no one mentioned unity.
  5. ^^ Thats how it always starts but at the end they have to swallow it
  6. Dr osman the guy is not from Hargeysa ,, in hargeysa they don't say waan gada they say waan ibiya.
  7. Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaal Xalay Duleedka Degmada Badhan Ee Bariga Sanaag Ku Dhex Maray Ciidamo Somaliland Ah Iyo Maleeshiyaad Reer Puntland Ah Badhan (Ramaas) May 12,2012 – Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya deegaanka Badhan oo xalay dagaal ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwo Qaranka Somaliland ee fadhiisinada ku leh jiidaasi iyo Maleeshiyaad galbinayey Wefti ka socday Puntland ayaa sheegaya in hadda halkaasi ay dagan tahay. Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa dhirbaaxo laxaadle ku dhuftay Maleeshiyaad ilaalo u ahaa laba wasiir ku xigeen oo ka tirsan Puntland, kuwaasi oo doonayey inay galaan Magaaladda Badhan, balse ciidamada Qaranka ayaa uga dhaartay inay galaan oo dib u celiyay iyagga iyo Maleeshiyaadkii la socday. Taliyaha guutada 19-aad ee ciidamada qaranka Yaasiin Faarax Cismaan (Guray) oo warbaahinta qaarkeed u waramay ayaa sheegay inay khasaare laxaadle gaadhsiiyeen Maleeshiyaadkii ilaalada u ahaa labada wasiir ku xigeen ee reer Puntland, kuwaasi oo uu sheegay inay deegaankaasi u yimaadeen arimo siyaasadeed oo la xidhiidha gacan ku haynta deegaanada bariga Sanaag, gaar ahaan degmada Badhan. Wararka halkaasi ka imanaya ayaa sheegaya in maanta uu deegaankaasi degganaa isla-markaana shacabka deegaanku soo dhaweeyeen dhirbaaxada ciidamadu ku dhufteen Maleeshiyaadkaasi oo la socday wefti reer Puntland ah oo doonayey inay dadka reer Badhan kala shiraan hadal ka soo yeedhay Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, kaasi oo ay ka cadhoodeen waxgaradka deegaanka Badhan. Deegaanada bariga Sanaag, gaar ahaan Badhan iyo Dhahar ayaa xukuumadda Somaliland ka fulisay dhawaan Mashaariic badan oo ku kacay nus-malyuun doolarka Maraykanka ah, taasi oo loogu dhisay cisbitaal iyo rugo boolis.
  8. When ever abtigis talks about Somaliland it always revolves around a Woman, ninkan iyo dumarka Somaliland maxa kala haysta.
  9. faarah22;829297 wrote: haha you guys really are one trick pony. sir, somalia was one before two imperialist powers divided us up by force before that we were one. everything else is just irrelevant. you will be given certain autonomy but no indpendence that's y our consolation. There was no Somali state before 1960 and there was no Somali Empire or govt before 1884 we were Somali nomads living in the horn along different little sultanates both in Somaliland and in Somalia. Somaliland's statehood is not up for negotiations its indisputable no can change that fact.
  10. Xaabsade Anigu waxan taganahay Somalia wanu kala tagnay wanu kala go'anay wanu kala guurnay wanu kala guranay wix aynu isku lahayn:D
  11. faarah22;829284 wrote: but the this word keeps coming up " self declared". i never heard of that term being used in case e. timor or south sudan. answer that. There was no government in Somalia in 1991,, and the 1960 union between Somaliland and Somalia in 1960 was a union of two states what did you expect that Somaliland should wait for you? South sudan was a different case the government in Sudan was intact the SPLM dealt with them the union had to be dissolved on the side of Somaliland so the unilateral declaration of independence by the Somalilanders was the best way forward.
  12. Dagaal Duleedka Badhan Ku Dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyo Ka Tirsan Puntland May 12th, 2012 :D
  13. Dagaal Duleedka Badhan Ku Dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyo Ka Tirsan Puntland May 12th, 2012 Badhan (Somaliland.Org):- Dagaal culus ayaa xalay fiidkii ku dhexmaray duleedka bari ee magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ciidamada qaranka Somaliland ee halkaa degan iyo maleeshiyo ka tirsan ciidamada maamulka Puntland, kuwaasi oo ilaalo u ahaa wefti reer Puntland ah oo doonayay in ay yimaadaan magaalada Badhan. dagtaalkaasi oo la sheegay in uu socday saacado badan ayaa la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka. Sida uu noo xaqiijiyey taliyaha guutada 19-aad ee ciidamada qaranka Somaliland Gen. Yaasiin Faarax Cismaan (Gurey) oo aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay isaga oo ku sugan magaalada Badhan, ayaa sheegay in dagaalkaasi uud hacay isla markaana ay khasaare kala duwan gaadhsiiyeen kooxdaasi ka socotay Puntland. Waxaanu taliyuhu sheegay in ciidamada Somaliland ay khasaare balaadhan u gaysteen ciidamadaa Puntland ee la socday weftigaasi iyo gaadiidkii ay wateen, isaga oo taliyuhu xusay inay dhawr askari ka dhaawacmeen gaadiidkii ay wateen ay gaadhsiiyeen khasaare badan. Weftigan ka socday maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen laba wasiir ku xigeen oo uu ka mid yahay Wasiir ku xigeenka waxbarashada. U jeedadooduna ay ahayd iyaga oo doonayay inay yimaadaan magaalada Badhan, taasi oo salka u haysay ama la xidhiidhay arrimo siyaasadeed oo ay ka mid tahay sidii maamulka Puntland gacanta ugu dhigi lahaa magaalada Badhan. Waxa kale oo ay noo xaqiijiyeen ila wareedyo la xidhiidha arrintaa weftigaasi inay doonayeen inay dejiyaan xaalad kacsan oo ka taagan dadka shacabka ah ee ku nool magaaladaasi, oo la sheegay in ay si wayn uga cadhoodeen hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha maamul
  14. President Siilaanyo in Dila Awdal. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=6MXMMFWBhRw#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  15. Faraah the solution of Somaliland was already reached in 1991 this time we need to make sure that Somalia and Somaliland can brotherly co exist as two brotherly nations.
  16. Siilaanyo runs a whole country elected by the People of Somaliland , faroole is a governor of garowe and thats his tittle:D
  17. Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Safar ku Tagay Borama Xadhigana ka jaray Dhisme Waddo 4 Kilo Mitir ah oo isku Xidhaysa Dila iyo Borama Published: 12/05/2012 @13:19 Hargeysa/ToggaHerer 12 May 2012 Madaxweynaha Jamhuuyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Safar ku tagay Saaka Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Borama. Waftiga uu Hogaaminayo Madaxweynuhu Waxa Magaalada Dilla kaga Hor yimi Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Degmo ee Gobolka Awdal Madaxweynaha ayaa Xadhiga Ka Jaray Afa Kilo Mitir oo Ah Wadada Isku Xidha Dilla iyo Borama oo ay Dhismaheeda Fulisay Xukuumada Somaliland Sidoo Kale waxa uu Madaxweynuhu Dhagax Dhigay lix Kilo Miter oo kale oo iyana La Fulinayo Dhismaheeda. Madaxweyne Siilaanyo ayaa Dadweynaha Reer Dila uga Mahadnaqay Sida Shaafta leh ee ay ugu soo dhaweeyeen Degmada isaga oo kula Dardaarmay in ay meel uga soo wada Jeedaan wax kasta oo Saamayn ku leh Nabadgelyada Guud ee Dalka iyo Ta Gaar ahaan Gobolka Awdal. Ka dib Madaxweynaha iyo Wafiga uu Hogaaminayaa waxay uga sii Gudbeen Dila Magaalada Borama halkaas si weyn loogu soo dhaweeyey Iyada oo Madaxweynuhu Hotel Rays kulamo kala Duwan kula lee yahay Maamulka Gobolka Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Awdal. Warqabadka ToggaHerer Hageysa