Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,860
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Mario B;835067 wrote: I think it's the time we had one President representing all Somalis in an International conference, enough of these presidential groupies in the international stage that look more like a circus than dignified politics. So President Sharif and PM Gaas are enough, I believe. Sakiin can stay home too, he is a lame duck speaker! True but here is the problem the 3 entities Galmudug and Puntland and the Ahlsuna are all stakeholders and part of the so called road map and the conference is also about the road map and ending the transition. When coming back this could cause some problems.
  2. So 3 stake holders are not attending Puntland the Galmudug and the Ahlsuna sufis, only the TFG will attend the conference.
  3. Xogta iyo ajandaha dhabta ah ee shirka Istanbul 28 May 28, 2012 - 3:30:03 AM Magaalada Istanbul waxa ka socda shir Turkigu isugu yeerey odayaasha iyo xubno bulshada rayidka Somalida ah ,waxana muuqata faragelinta xulida xubnaha ka qaybgalaya iyo weliba sida ay ugu dhexmuuqdaan ururo iyo kooxo siyaasadeed oo dano gaar leh fushanaya. Garowe Online waxa soo garey nuqul kamida ajendaha shirka oo la sheegey inay ka qaybgalayaan 300 oo qof 135 kamida waa odayaal dhaqameed Muqdisho diyaarad loogu soo direy islamarkasina u baqooley dhanka Istanbul iyaga oo aan wax ogolaansho iyo la tashi ah kala yeelan arrintaasi dadka ay matalayaan,maamulada iyo meelaha ay ka yimaadeen iyo weliba umadda Somaliyeed. Halka 165 kale la sheegey inay isugu jiraan aqoonyahano,ganacsato,dhalinyaro ,haween culimo iyo qurbajoog oo sidii odayaasha oo kale laga soo diyaariyey xafiis gaar ah,waxana ay isugu jiraan dad dibad joog ah oo siyaasada dalka aan ka war hayn iyo kuwo ku jira urur diimeedyada dalka ku hardamaya. Magacyada lagu casumey shirka waxay isugu jiraan rag horey ugu soo fashilmey siyaasada Somalia qaybna ka ahaa dowladihii dalka soo marey,ururo haatan u hanqaltaagaya maamulka dalka hanashadiisa iyo kuwo darajooyin ku qaatey colaada dalka ka aloosan iyo weliba rag Baydhabo fadhiyey oo Al-shabaab ka tirsan. Halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa qaar kamida magacyada xubnaha lagu casumey shirka Istanbul: Cadar Aadan (American Refugee Council),Dr.Maxamed Shiikh Axmed Doodishe ,Cabdulaahi Abuukar (Manhal Charity)Sahra Cali Xasan,Dr.Aadan Xaaji Ibraahim(Wasiirkii hore ee caafimaadka),Amiin Caamir,Axmed Naaji Sacad ,Cabdi Shire Jaamac Jooqle,Aamino Muuse Weheliye,Zakia Huseen ,Prof.Cabdulaahi Cismaan,Cabdiqaadir Aadan Cabdul, Abdirisaaq Xuseen,Gen.Axmed Jaamac ,Maxamed Shariif iyo odayaasha qaar oo soo jeedinaya kalmado,Dr.Cali Baashi ,Sh. Saalax Shiikh Ibraahim,Sh. Cabdiraxman Maxamed,Shiikh Cabdiqaadir Somow ,Xasan Mahadalah,Nuuradiin Diiriy,Amira Axmed ,Cabdulaahi Abyan,Najma Cabdi ,Abuukar Arman,Gen.Ahmed Jaamac (Former Police Chief),Prof.Yusuf Axmed Nuur,Cabdi Maxamed Abtidoon (Wasiiru dowlihii hore ee gashaandhiga),Sahra Cali Samatar,Zakiya Huseen ,Mustaqim Waid,Nimco Ahmed ,Hindiya Cali,Cadulaahi Cismaan,Maxamed Cumar Maxamed Ladan Caafi,Maxamed Diini,Prof.Cabdulaahi Bariise ,Cabdikarin Xuseen Guleed,Dr.Cali Ciise Cabdi,Xaliimo Ismaacil. Fiiro gaar ah magacyada kor ku xusan waa inta soo jeedinada ku leh shirka Istanbul.waxa jira ururo sigaar ah u dhex muuqda sida Samsam Foundation oo qaabilsan fulinta mashaariicda Turkiga Muqdisho.Hiil Qaran ,Tayo ,Khaatumo iyo kuwo kale oo ku caanbaxay inay ka soo horjeestaan habsami u socodka geedi socodka nabada Somalia. Booqashadii Turkiga wasiirkeeda koowaad kadib waxay ku dhawaaqeen inay Somalia ka fulinayaan mashaariic horumarineed balse waxa laga dhacsiiyey in Somalia ay tahay hal magaalo iyo hal qabiil oo qura oo waxay soo dhaafi kari waayeeen xayndaabkii Muqdisho. Il wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Garowe Online u sheegey in ku dhowaad 300 oo Milyan Doolarka Maraykanka uu Turkigu ugu deeqey Somalia balse lacagta tiradaas dhami gacanta u gashey ururo iyo magacyo gaar ahaaneed oo ku fushadey danahooda. Shalay ayaa war-murtiyeed si wadajir ah u soo saareen Puntland iyo Galmudug waxay kaa biyo dideen shirka Istanbul kadib marki ay arkeen faragelinta lagu sameeyey shirkan iyo weliba inaan danta Soomaliyeed lagu hayn halkaasi oo dadka siyaasada qaarkood ku tilmaamayaan in lagu wado qorshe cusub siiyasada Somalia mid lagu unkayo waana mid dhaawaceysa waxna u dhimeysa geediga loogu jiro haatan in dowladd Somaliyeed la helo Aug2012.
  4. DEGDEG Dagaal Kasoconaya Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud 28. maj 2012 Allpuntland Wararka Degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud aynu kahalayno waxaa ay sheegayaan in dagaal uu haatan kasoconaya Degmadaas. Dagaalka waxaa uu udhexeeya Ciidaamada Ahlusuna iyo Ciidamada Maamulka Ximan iyo Xeeb. Sida dadka deegaanka ay Allpuntland uxaqiijeen dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii ciidamada Ahlusuna ay weerareen Degmada Cadaado ismarkaana ay kahortageen Ciidamada Ximan iyo Xeeb. Dhawaqa Risaasta ayaa lamaqlayaa walina waxaa soconaya dagaalka labada Dhinac . Lama Oga qasaaraha Dhabta ee kadhashay Dagaalka ,manajirto Cid labada dhinac Masuuliyiintooda oo kahadashay Dagaalka. Ururka Ahlusuna ayaa waxaa uu damac uu kaga jiraa inay gacanta kudhihto Degmada Cadaado oo uu ka arimiyo Maamulka Ximan iyo Xeeb.
  5. Warsaxaafadeed— Maamulka Ahlusunna Waljamaaca waxa u hakiyay ka qaybgalka Shirka Istanbul Posted by Pi on May 28th, 2012 Maamulka Ahlusunna Waljamaaca waxaa uu hakiyay ka qaybgalka shirka Magaalada Istabuul ee wadanka Turkiga ka dhacaya 31 may ila 1 june 2012. Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee wadanka Somalia waxay go’ansaden in ay hakiyaan ka qaybgalka shirka ka dhacaya wadanka Turkiga sababha waxaad ka akhrisaa Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran saxiixana, wuxuuna warsaxafadeedkaan soo gaarey warbaahinta Puntlandi.com maanta. Riix halkaan si aad u akhrisato warsaxafadeedka oo dhamaystiran oona saxiixan
  6. Qandalawi;834953 wrote: Somaliland is part of Somalia and the only reason its attending this Somalia conference - I'm stating the obvious, right? Thats not the case here my friend
  7. loool@Schoolgirl waxaba ii muuqatay tu yaro shadad weyn sidata oo cadheysan.
  8. Carafaat i said before somalidu need to trust each other only with trust things can work. The somali politicians are fightng their own little clanish wars. And the rest of the somalis are following them like sheeps. Hada faroole iyo caalin maxay diideen way shakiyeen turkigu reer hebel bu wata iyo wax lamid ah
  9. Somalia;834921 wrote: Cause they want to control Puntland's development. Who is they?
  10. Carafaat;834917 wrote: Loooooooooooooool Somali Clan Federalism at its best. Somali clans having their own foreign policies. Hilarious, where is Xiinfanii to explain this one. Carafaat awoow ha ku cadayn dee:D
  11. Somali peace foremost priority, says Davutoğlu Sunday, May 27, 2012 Foreign Minister Ahmet Davutoğlu has emphasized that resolving the conflict situation in Somalia is one of Turkey’s highest foreign policy priorities, as peace in Somalia would mean peace in a large area covering Africa, the Red Sea and the Indian Ocean. Delivering a speech at a gathering of representatives of Somali civil society groups in İstanbul on Sunday, the foreign minister underlined Turkey’s role in contributing to a stable economic and political environment in Somalia. “While the entire world was looking to Somalia from the outside and holding conferences [on the situation in the country] in foreign capitals, Turkey has sent its most active civil society groups and aid organizations into Somalia, to be able to demonstrate that we share a common fate with Somalia,” he asserted. He further maintained that Turkey sees Somalia as neither an area of interest nor as a risk or security threat, but as a place where humanity’s conscience would be tested. İstanbul is preparing to host its second major international conference on Somalia on Thursday, titled “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015,” a high-level meeting expected to be attended by presidents, prime ministers and ministers from 54 nations, as well as UN Secretary-General Ban Ki-Moon, Organization of Islamic Cooperation (OIC) Secretary-General Ekmeleddin İhsanoğlu and Commission of the African Union chairperson Jean Ping. On Sunday Somali civil society groups gathering in İstanbul also selected a delegation from their number to speak at a political session of the conference on Thursday. İstanbul was the venue of the first major global conference on the political conflict in Somalia in May 2010. Davutoğlu highlighted that Turkey has fulfilled all promises made to Somalia, and recalled several visits to the country by both himself and Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan to improve their contribution to the nation’s peace. He also mentioned the regular flights initiated by Turkey’s national carrier Turkish Airlines (THY) to Mogadishu from İstanbul, claiming, “İstanbul is currently the door for Somalia to open to the world and will continue to be so.” Turkey has sent $365 million (TL 640 million) in cash and in-kind aid to Somalia over the past year, according to the Prime Ministry’s Disaster and Emergency Management Directorate (AFAD). Famine killed 29,000 children in Somalia last year, and Turkey has spearheaded projects to send aid to the conflict and drought-stricken country. Meanwhile, Abukar Arman, Somali special envoy to the US, touted Turkey’s involvement in Somalia as “a model worthy of emulation,” writing also in a statement released on Saturday that Turkey’s aid campaign is “not about how much money is raised or poured into a system, but how strategically those dollars are invested.” Source: Today's Zaman
  12. Aaaliyaah Somaliland is a defacto state according to the international community the Turks said we are willing to help Somaliland assist it on all fields healthcare roads education Turkish airlines will also go to Somaliland, So they both agreed to attend the first part of the conference a ministerial delegation will attend.
  13. MoonLight1;834784 wrote: who? he was a teacher and was living in the city more than 20 years with a local wife, but that didn't save him. Ok waan gartay AUN to ur uncle lots of bad things happened in the past ilaahy samir iyo imaan ha inaga wada siiyo
  14. Aaaliyaah Somaliland will be attending the first part of the conference the Somaliland goverment and the Turkish government agreed on that. Somaliland will only attend the first part of the conference which only is about the development and how turkey can assist Somaliland , we welcome that.
  15. Yes i think they are Good people and Good Muslims well i am a good person
  16. oba hiloowlow;834822 wrote: war aaway dadkii la yaqiin Xiinfiniin iyo dukey iyo qandalawi iyo Caruurti ma ku dawakhday
  17. oba hiloowlow;834805 wrote: war wax waalan baad tahay if that is case gobol kasta ha goosto, 1culture,1language,1 enicity= one NATION united, centralism is the only solution for somalia Decentralized state a strong national government which also gives the regions of Somalia the power to rule themselves not lose federal states that can undermine the the central government of Somalia.
  18. MoonLight1;834672 wrote: I don't deny what happened, but I hate commercializing it and glamorizing killers. and for your info my uncle was murdered in Burco cold bloodily by the SNM, just because of his tribe. Sorry but was ur uncle captain faalso
  19. MarksMan Somalia´s capital doesn't need a church since the People are 100% Muslim.
  20. Good the turks are our friends since the Walahsma Dynasty in the 15 century. Somaliland qeybta waxa ka qeyb galaysa dhaqalaha iyo wadooyinka iyo biyaha.