Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,860
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Coofle we don't have a 4.5 system it doesn't say that tribe should get that and that tribe should get that the guurti speaker is elected with in the guurti the Parliament speaker is also elected. So 3 Ministers are from awdal and one is from selel lets say we use the former 6 regions of Somaliland. President Siilaanyo during the campaign he said everything in my government will be based on region.
  2. ^^ Carafaat nuur dalaacay is not reer woqoyi
  3. Very bad u can never steal a child from his or her Mother.
  4. Iyadoo uu maalinba ta xigta kor u sii kacayo xidhiidhka dhinacyada badan leh ee ay somaliland la leedahay jabuuti ayaa qormadeenan kooban waxaynu ku eegaynaa sida ay Jabuuti ugu hagar baxsan tahay jamhuuriyadda Somaliland iyo sida ay inoola dhinac taagan tahay taageerooyinka siyaasadeed, bulsho iyo horumarineed, halka sidoo kalena aynu qaybta dambe ee qormadeena ku iftiiminayno sida ay Somaliland lafteedu ahmiyad u siinayso xidhiidh dhow oo ay la yeelato jaarkeeda jabbuuti iyo sida ay ugu diyaargarawday inay buuxiso kaalinteeda ku aaddan hawlaha ay labada dhinac sida wada jirka ah u wadaan. Marka laga yimaado xidhiidhadii sokeeye ee ay jabuuti la lahayd Somaliland-ta cusub waxaynu soo qaadanaynaa qaybo ka mid ah talaabooyinka ay jabuuti ka qaaday hagaajinta xidhiidhkaasi. July 27,2011 Jabuuti waxay wefti balaadhan u soo dirtay Somaliland si ay uga qayb galaan caleemo saarkii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).Xilli ay Jabuuti meeqaam Madaxweyne ku qaabishay Madaxweynaha Somaliland markii uu safarkiisii ugu horeeyey ee Dunida Carabta ku tegay dalka jabuuti. Dalka jabuuti waxuu kaalin muuqata ku lahaa qaabkii ay Somaliland kaga qayb gashay wanqalkii dawlada cusub ee K/Suudaan oo weftigii Madaxweynaha Somaliland hogaaminayey ay ka qayb galka kala sinaayeen wufuudii kale ee ka kala timid caalamka gaar ahaan kuwii gobolka sida Itoobiya, Ereteria, Sudan, Kenya, Somalia iyo Jabuuti Lafteeda. Jabuuti waxay wefti balaadhan kaga soo qayb gashay Xuskii 18 May ee sanadguuradii labaatanaad ee ka soo wareegtay looga dabaaldegay Somaliland sanadkii 2011. waxayna go’aansatay inay xafiis Diblumaasiyadeed ka furato Hargaysa Somaliland. Dalka Jabuuti waxuu lahaa soo jeedintii wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee shirkii London qodobkaa oo ay beesha caalamku ku xaqiijisay in ay labo kala yihiin labadii wadan ee midoobay Lixdankii dibna u kala noqday sagaashan iyo Kowdii. Martiqaadkii uu Raysalwasaaraha jabuuti Dileyta Maxamed Dileyta u fidiyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo ogolaanshahii jabuuti in baasaboorka Somaliland si rasmi ah loogu tegi karo dalkeeda. Sidii ay jabuuti uga hawlgashay go’aankii ay dalalka IGAD ugu ogolaadeen Somaliland inay xubin sharaf ka noqoto urur goboleedkaasi oo ahaa kii dhamaystiray isla markaana fuliyey heshiiskii natiijadiisa ay ka dhalatay dawlada cusub ee K/suudaan. Ogolaanshaha ay jabuuti ka samaysay in xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland uu qaab rasmi ah uga qayb galo tartanka Half Marathon-ka ee dalka jabuuti sanadkiiba mar lagu qabto, Bangiga ganacsiga jabuuti (BC) oo laan aan weli shaqo gelin ka furtay hargaysa, maalgashiga ganacsatada Jabuuti ay ku leeyihiin Wershada SBI ee Coca kola iyo sida ay hay’adda Ramad ee fadhigeedu yahay jabuuti ay gacanta ugu hayso Dugsiga sare ee sacaadadiin ee Magaalada saylac oo ah dugsi Boodhan ah dhamaantood arimahaasi waxay qayb ka yihiin taageerooyinka hagar la’aanta ah ee ay jabuuti isla dhinac taagatay Somaliland mudo ka yar labo sanadood. Somaliland dhankeeda waxay jabuuti ka dhigatay Numberka koobaad wadamada ay xidhidhka la samaynayso. Somaliland waxay kalsooni ku qabtaa sida ay jabuuti fagaarayaasha caalamiga ah ugu sharrixi karto qadiyada Somaliland . Dhinaca ammaanka oo ay labada wadan wada shaqayn ka leeyihiin Somaliland waxay awood saartay siday uga soo bixi lahayd masuuliyadeeda dhinaca ammaanka waxaana la aasasay saldhiga ciidamada ilaalada xeebaha (Marines) ay ku leeyihiin magaalooyinka lughaya iyo saylac saldhigyadaas oo hawgalo joogto ah ka haya ilaalinta amniga xuduud-badeedka labada dal halka sidoo kalena ciidamada Somaliland ee labadaas saldhig adkeeyeen sugida aminga xeebta galbeed ee somaliland oo rubucii dambe ee sanadkii 2010 ay si lama filaan jabhada ONLF oo xeebta isku soo beegay waqti lagu jiro fasaxyadii ciidul fidriga iyo jimcaha oo is galay sanadkaa , xilli ay Somaliland ka soo baxday waajibkii ka saarna amniga baraha la isaga gudbo xuduuda labada wadan sida degmada Lawyacado. Inkastoo jabuuti leedahay ciidamo hanan kara amnigeeda heshiis ku saabsan dhinaca amnigana ay kula jirto wadamada saldhigyada ku leh dhulkeeda sida faransiiska , jarmalka , maraykanka iyo jaban ,hadana Somaliland oo leh ciidamo ka baxsan siyaasada oo shaqadooda ku eg waxay u taagnaan kartaa inay tahay dalka ugu dhaw ee wadamada gobolka ah ee ka jawaabi kara gardaro jabuuti mar kale kaga timaada dhinaca waqooyi. Somaliland waxay martigelisay caleemo saarkii ugaaska guud ee beesha ciise oo deegaan ku ah dalalka somaliland , Itoobiya iyo jabuuti caleemo saarka oo ay ka soo wada qayb galeen masuuliyiin ka socotay sadexda wadan iyo dadweyne ka kala yimid daafaha dunida. ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa hadda shaqadoodu qayb ka tahay qorshayaasha wadamada Mandqaddu ku ilaalinayaan Marinka Baabal-Mandab ee badda cas oo ah bar ay ka talaabaan maraakiibta qaada 35% shidaalka caalamka halka sidoo kalena ay u toog hayaan ciidanka xeebaha Somaliland sida ay wadamada gobolada isku dhaafsanayaan macluumaadka ku saabsan sida looga hortagayo hayaanka la filaayo in dagaalyahano lagaga awood roodaanay tartanka awooda ee ka socda dalka ayna jaarka nahay ee Somalia ay ugu tallaabaan gacanka cadmeed si ay gabbaad uga helaan buuralayda waqooyiga Yeman ee ay gacanta ku hayaan kooxaha xuutiyiinta ah ee haysta mad-habta ashcariyada ee shiicada la haybta ah .
  5. Carafaat still Somaliland is still a very centralized state Hargeysa has absolute control over the entire country President Siilaanyo appoints the governors sometimes the mayors,even though people can elect their council members. Carafaat as for power-sharing Awdal has 4 Ministers and 1 deputy Minister its not bad The entire Sanaag has 3 Ministers and two deputy Ministers. Carafaat they need some more representation when it comes to the director generals but not Ministers.
  6. Ceelbuur oo mar kale u gacan gashay xoogaga Al-shabaab ka dib markii ay saaka iskaga baxeen ciidamadii Itoobiya iyo Ahlu suna Ceel-buur(Waaheen) Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamadii Itoobiya iyo kuwii ahlu Suna ay degmadaas isaga baxeen, iyadoo ka dibna ay dib ugu laabteen xoogagii Al-shabaab ee dhowaan laga qabsaday. Dadka degaanka ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya xalay oo dhan ay dhaqdhaqaaq aan caadi aheyn ka wadeen gudaha iyo hareeraha degmadaas, saakana ay ku soo tooseen fariisimihii ay degenaayeen oo maran. “Ciidamadii Itoobiya iyo kuwa ahlu suna degmada Ceelbuur wey ka baxeen ka dib dhaqdhaqaaq xoogan oo xalay oo dhan ay sameynayeen, mana naqaan halka ay aaadeen iyo sababta kaliftay iney isaga baxaan degmada” sidaas waxaa yiri mid ka mid ah dadka degaanka oo magaciisa ka gaabsaday. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya iyo kuwa ahlu suna oo wata gaadiid fara badan ay ka baxeen wado u baxda degaanka Wabxo ayna ku sii jeedaan degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay ka taliyaan xoogaga Ahlu suna. Dagaalyahanada Al-shabaab oo markii horeba ku sugnaa hareeraha degmada Ceelbuur ayaa lagu soo waramayaa iney gudaha u soo galeen degmadaas si buuxdana ula wareegeen ka dib markii ay ka war heleen in ciidamada Itoobiya iyo kuwa ahlu suna ay degmadaas isaga tageen. Shacabka degmada Ceelbuur ayaa mar kale waxaa lama filaan ku noqotay isbedelka deg deg ah ee ka dhacay degmada Ceelbuur, iyagoo ka walaacsan kana cabsi qaba in ciidamada Itoobiya ay degmadaas dib ugu soo laabtaan dagaalana ay ka dhacaan. Lama oga ilaa hadda sababaha rasmiga ah ee ciidamada Itoobiya iyo ahlu sun ay uga dhaqaaqeen degmada Ceelbuur oo qabsashadeeda juhdi badan ku bixiyey, mana jiro war ku saabsan arintaas oo ka soo baxay maamulka ahlu suna ee gobolada dhexe hase ahaatee waxaa jira warar sheegaya in arintaas ay ka dambeysay khilaaf soo kala dhex galay labada dhinac ka dib markii ciidamada Itoobiya ay ka caroodeen inta badan xoogagii ahlu suna ay maalmihii ugu dambeeyey isaga tagay Ceelbuur kuna laabtay Guriceel iyo Dhuusamareeb taasoo keentay iney iyana isaga tagaan halkaas, iyadoo ay la socdaan ciidamo yar oo Ahlu suna uga soo biiray degmada Ceelbuur.
  7. But the physiological union between Somaliland and Somalia is broken not because i want it or adna wants it but that's just the way of the nature and how things went.
  8. Ceel-Buur: Ciidamadii huwanta ahaa oo ka baxay iyo Al-shabaab oo dib u qabsatay Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlusunna ayaa saaka ka baxay degmada Ceel-buur oo ay labo bilood kahor ka qabsadeen Al-shabaab. Qaar kamid ah dadka degmadaas ku dhaqan oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey bixitaanka ciidamada huwanta ah ee magaalada Ceel-buur. Waxaana isla saaka dib magaaladaas ugu soo laabtay xoogag ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo iyagu xiligan si buuxda gacanta ugu haya. Ma cadda ilaa iyo hadda sababta keentay in xiligan ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlusunna ay dib Ceel-buur uga baxaan. Haseyeshee saraakiil u hadlay Ahlusunna ayaa sheegay in ka bixitaankooda Ceel-buur uu yahay mid ku salaysan xeelad dagaal. Al-shabaab ayaa iyaguna dhankooda sheegay in bixintaanka ciidamada huwanta ahi uu yimid kadib markii ay jabeen waa sida ay hadalka u dhigeene. Degmada Ceel-buur ee gobolka Gal-guduud waxay noqonaysaa degmadii ugu horeysey ee ay Shabaabku dib ula wareegaan kadib markii bilo kahor laga saaray.
  9. The Garowe boys are really obsessed with Professor cali khalif galaydh this is not healthy.
  10. Showqi;840375 wrote: Xaaji, Siyaad Bare (AUN) barigii uu noola wali cid ugu yeedha Afweyne mushtamaca dhexdiisa oo aan talaabo sharci ah laga qaadin miyaad maqashay. Afka suuqa lagaga hadlo iyo dacaayada ma'aha in aad keento shirarka muhiimka (Sakiin macnaheedu waa nin Khaayin ah) Showqi general siad bare wuxu aha kaligi taliye kan sharif sakiin wala doortay ama wala magaaacabay waxan la yaabay odayaashaan beelaha eeh xanaaqay Muxu yahay sakiin ma iyagu ma tala ma suldaan reereed baa, mise barlamaanka bu isagu iska leeyahay ama reerkiisa iska leh ? Waxba qaldan niyo. Sharif Hassan wa masuul barlamaan madax u ah mise wa nin rereed . maxay dadka kale u xanaaqi wayeen?
  11. No there is something else the peoples of Somaliland regardless if they are from Borama hargeysa gabiley burco berbera hargeisa erigavo laasqoray badhan laascaanood oodweyne sheikh. Are exactly the same people by traditions by culture by accent by history,You just answered you're own question why should they divide they chose to have their own entity and not wanting to be part of the Garowe clan enclave what does that tell you. When Boqr osman and Sultan Ali Yusuf were having their own little sultanate in mudug and bari was there room for the garaad clan no there wasn't. Are you forgetting that the garaad clan and reer maakhir also used to settle in berbera and Sheikh. These people their destiny is intertwined yes there is no difference between a person from Seylac and a person from Djibouti they are the same there is a mutual understanding between the govt of Djibouti and the SL govt that the movement of people should be encouraged. A similar understanding can be reached with the government of Somalia in the near future. Again i told you before, you see everything from a clan perspective everything you talk about is clanish and it stinks. All you talk about is they are this clan i am this clan thus they are my enemy what are you a baby or something stop crying.
  12. Somaliland: Dahabshil at high profile international meeting Saturday, 09 June 2012 20:54 Dahabshil CEO Abdirashid DualeBy M.A. Egge HARGEISA- A Somaliland company got the rare opportunity of participating in a high profile international meeting whose platform brought together the main players in financial, economic and commercial fields held last week in Arusha, Tanzania. The annual African Development Bank meeting is one that brings about every year top economists, bankers and multinational companies together with government executives to ponder about the policies, ways and means of addressing the continental economic woes. The Dahabshil group of companies which was invited to share its experience in the forum had its Chief Executive Officer Mr. Abdirashid M.S. Duale address the assembling dignitaries who included scores of trade, commerce, economy, industry, planning and finance ministers drawn from various African countries. Incidentally Mr. Abdirashid said that Dahabshil was the only Somali owned company that was invited to the meeting. He explained that his company got the opportunity due to the fact that their money transfer services had made a great impact in the region given the large volumes of amounts of cash they repatriated, the speed and swiftness in which it was done, and most importantly, the trust they held in esteem and enjoyed by their customers. Coupled with this, he elaborates, is that the company operated in vast numbers of countries all over the world. The group indeed has operational offices, whether fully owned or through representative agents, almost in every country on earth hence have created tangible job opportunities. Given the backdrop of the global recession which has severely affected world economy, the meeting discussed on how income generation and economic developments can be achieved by formulating better policies to sustain conducive atmospheres for investments.
  13. Bulaxaari i have never set foot in Bulaxaar:D It takes time for them to fully embrace Somaliland after all we are all the same people let the wounds of the civilwar heal. Let there be proper reconciliation efforts. Fighting against sections of ur own people is no option there should be immediate dialogue. Long live the people of Somaliland where ever they are.
  14. Its like you don't want the people of Khaatumo to fully embrace the Somaliland govt are you sure you are a Somalilander?
  15. Hersi says he gets calls from people living in Awdal every day, updating him on political developments and conditions on the ground, including the jailing of anyone who speaks up about separation from Somaliland. Every weekend he shoos the kids out of the TV room in the basement of his townhouse and has a conference call with his cabinet ministers. The minister of planning lives in England, minister for information and telecommunications in Switzerland, minister of justice in New Zealand, and his minister of fisheries and ocean resources is based in Edmonton. :D:D
  16. Haatu kuwasu waxay ahayeen dad qiireysan oday ay abahay walaalo ahayeen ba iga sheekeyney 1960 marki gobonimada la qaatay wuxu yidhi magaalada hargeysa oo dhan ba bluug isku badashay tukaanada oo dhan wala xidhay ma ogtahay from 26 june ila kowda luuliyo. Xaflad uun ba ka socotay hargeysa. Meelkasta gabaygi Suldaan Timmacade ba laga saaray kana siib kana saar, wuxu yidhi xita dadki reer xuduuuda dhinaca Ethiopia ka degena ba xafladaha halka ka waday dhankooda:D
  17. Again you are trying to compare apples to oranges we were talking about Somaliland and not about west Africa or British east Africa, Here is the problem Galmudug was never part of Puntland the garaad clan some were part of Puntland some part of Somaliland. And now not a single village is in the hands of Puntland and all the tribal chiefs of khaatumo defected from Puntland. They created a home grown entity called Khaatumo leaving the so called Garowe administration.Its not about Colonial experience the khatumites don't they live in Sanaag and Sool with the rest of the Somaliland communities. You act as if they live in Timbuktu:D. Not every one is there to get you there are no conspiracies they are Somalilanders like every one else.
  18. Haatu;840419 wrote: Oo ma xamaasaddii baa dadku ku kacdey deetana gooni isu taag la boodeen. Wallee xamaasad waa shey ibtilo Maya waxyaalo badan ba isku biiray nimanki berbera ka yimi eeh hadal ka loo dhiibtay niman hadalka odhan og bay ahayeen waxay ka bilabeen taarikhdi Somaliland xiligi isticmaarka xiliga ka horeysey marki gobonimada la qaatay. Isku darki sidi wax u qaldameen wixi kharibmay burburki dagaaladi SNM hadana Cali mahdi oo madaxweyne isku sheegey waxyaalo badan ba isku biiray wixi markay ka sheekeyeen. Uun bay yidhahaheen walaayaal tii aynu lixdanka luminay uun halkeedi aynu ka wadno the re declaration of independence. Dadkina waxa yidhaheen ino heesa dabeedna waxa la qaaday heestan.