Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,991
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. GUDOOMIYAHA XISBIGA UCID OO CAYNABANEWS UGA WARAMAY ARAGTIDIISA GUDDIGA WADA HADALKA EE LAGU DARAY Thursday June 14, 2012 Hargeysa (CNN) Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen (Cali Waraabe) oo goor dhawayd shabakada caalamiga ah ee Caynabanews ugu waramaayey khadka Telephone ayaa ka hadlay aragtiidiisa xubnaha lagu daray ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu hambalyeeyey madaxweynaha Somaliland, isaga oo ku bogaadiyey sida uu u gartay in talada qaranka mucaarida iyo muxaafid la wada leeyahay, isla markaana aan la isku xinin oo kaliya waa mucaarid iyo waa muxaafid. Geesta kale waxaanu wax ka waydiinay gudoomiyaha siyaasada arrimaha dibada Somaliland ee wakhti xaadirkan. Ugu horayn isaga oo ka hadlay aragtiida guddiga wada hadalka ee lagu daray waxa uu yidhi: “waa guddi Somaliland oo si fiican isugu dheeli tirsan xagii beelaha, muxaafid iyo mucaaridna isugu jirta. Ana saddexda xisbi qaran ayaan ka soo jeedaa, waanan ku hambalyeynaa madaxweynaha Somaliland inuu gartay in arrinta la wada leeyahay, sidii shirkii London oo kale. Qadiyada Somaliland marka laga hadlaayo waa qadiyad guud oo la wada leeyahay, waana wax loo siman yahay” Sidoo kale Md Faysal Cali Waraabe waxanu waydiinay waxyaabaha la filaayo in laga wada hadlo iyo shaqsiyan arragtiidiisa wada wadalka, waxaanu noogu jawaabay: “Horta ilaahaybaa oga wixii ka soo bixi doona. Waxaanu rajaynayaa in ilaahay dadka caqli siiyo, waxaanu rabnaa wax cadaalada oo wax duudsiya kama hadlayno, cidna wax kama sidano, cidna wax kamaanu xumayn, waxa kaliya ee aanu isku haynaa waxa weeyaan adeer anaaga gurigayga ka talinayna iyo mayee gurigaaga ka talin maysid. Anaagaa ubaadkayga ayaahooda ka talinayna iyo ka talin maysid” Ugu danbayntii waxaanu gudoomiyaha xisbiga Ucid wax ka waydiinay sida uu arko siyaasada arrimaha dibada ee wakhtigan, waxaanu yidhi: “Tan (Xukumada) imika iyo tu kaleba waxaan jeclahay in siyaadda arrimaha dibada laga dhigo mid balaadhan oo qorshe (Strategy) leh oo aan noqon mid gacan shisheeye ku timaada oo aan kolba wax laynagu soo tuurin. Waxaana ku talinayaa inay siyaasada arrimaha dibadu noqoto mid leh roadmap”
  2. ^^ In Somalia the civil war of tribes is long over you are living in the early 90s there is no real proper reconciliation conference needed for long lasting peace to be reached.Puntland is a peaceful entity galmudug is peaceful so is ximan iyo xeeb aswj and Mogadishu.The problem with Somalia is people can't agree on the type of governance because there is huge distrust among the people. And some people/ politician or elders are paranoid that if they don't determine their own future they will be abused by bigger and stronger entities of the country. Somalis lived like this before modern Somali statehood prior 1884 before colonialism.
  3. Somaliland: Government sets its agenda for Somalia Talks Thursday, 14 June 2012 18:10 Hon Boobe asked TFG PM to stop reunification dreams"As of today and henceforth the gap between Somaliland and Somalia is like the sky and earth thus no ground for neither unification nor discussions of re-unification" Hon Boobe ,Information Minister HARGEISA (Somalilandsun) – The TFG prime minister has been informed that re-unification with Somalia was an untenable dream. This was said by the minister of information Hon Abdirahman Yusuf Duale "Boobe" during a press briefing in his office in Hargeisa where he stressed on the irrevocable sovereignty of Somaliland. The information minister who also doubles as the official government spokesperson told TFG prime minister Abdiweli Mohamed Ali Gaas, to desist from continued insinuations that the main agenda of the proposed talks with Somalia was reconciliation as a prelude to re-unification of the two states. "I presume that the TFG prime minister is among the post-unification generation thus imperative for me to inform him that the Sovereignty of Somaliland is irrevocable" said Hon Boobe. The government spokesperson also revealed that the 5 member talks technical committee has been reconstituted thus the inclusion of an opposition political party leader as well as members of parliament. The early committee appointed by president Silanyo in March, also composed of 5 members who were all from the council of ministers. The full government statement read as follows: Press Release 14th June 14, 2012 Ref: www/WS/3/2012 In the course of one week, the prime minister of the Transitional Federal Government-TFG, Abdiweli Mohamed Ali Gaas has dwelt on the proposed talks between Somaliland and Somalia, with frequent insinuations that the foundation of the talks is reunification of the two countries. I presume that the TFG prime minister is among the post-unification generation thus imperative for me to inform him that the Sovereignty of Somaliland is irrevocable. If his fixation is unification as it prevailed in the 60's when all Somalis were eager for a greater Somalia composed of the five Somali speaking regions (British Somaliland, French Somaliland, Italian Somaliland, NFD in Kenya and Somali Ethiopia), be informed that this are the 2000's when the dream for a greater Somalia is dead. Nobody can be forced into reunification or any union, and as it pertains to Somaliland it is not worthy of mention it for Somalilanders decision is final, since the current generation of Somalilanders is not interested in unification as their forefathers were in the 60's. After it's withdrawn from its fateful union, Somaliland has been a sovereign nation for 21 years with all the necessary trappings of a state. Further This union of the 60's would not have occurred without Somalilanders who were then mindful of the welfare of all Somali speakers, pushing and shoving thus forcing the Italian Somalia to unite. As of today and henceforth the gap between Somaliland and Somalia is like the sky and earth thus no ground for neither unification nor discussions of re-unification. As pertains to the 6th article of the London conference and after major consultations in Somaliland between the government, parliament, intellectuals, political parties, civil societies, Diaspora, Traditional and religious leaders and ordinary citizens it was agreed that the nation enter into talks with Somalia. The nation agreed that Since unification went with the wind this un-returnable and Because Somalilanders are not prepared to lose their independence again as they did in the 1960's as well as in respect to their unanimous decision for self-rule which is irrevocable, the government of Somaliland hereby informs that the only agenda of the proposed talks will be I. To bless each other for a prosperous nationhood II. To establish brotherly relations of two neighbouring countries and III. To discuss future cooperation as two sovereign countries. To this effect, the government of Somaliland has appointed a technical committee with the mandate to prepare and lay down the guidelines for the talks with Somalia. The talk's technical committee is composed of: 1. Dr Mohamed Abdilahi Omar Foreign Minister – Committee chair 2. Hon Bashe Mohamed Farah- 1st Deputy speaker of parliament (House of representative) 3. Hon Feisal Ali Warabe - Chairman of UCID Political party (Opposition) 4. Hon Hirsi H Ali Hasan – Presidency minister 5. Hon Mahmoud Ahmed Barre (Garaad) – Minister of Labour & Social Affairs Therefore, we ask our Somali brothers to stop thinking and talking about any other agenda that is opposite what Somalilanders have decided and made clear to all. We also urge you, to embrace neighbourly brotherhood thus prosperity of our people and the demise of our enemies. Abdirahman Yusuf Duale "Boobe" Minister of Information and Official Government spokesperson
  4. ^^ He is dropping them all or is keeping them all as his friends
  5. A_Khadar;841919 wrote: ^^ Good justification... Awoowe, it's not a big issue if normal and every day people, me and you believe one thing or another, but it's sad if elites and those in the position where people listen and follow do smear such a hate between Somalis just to advance their personal interests like Adna, Waraabe and this man in the video.. Same to say the other side also.. XX, denounce such thing where you see them instead of justifying! There is no such thing as personal interests Muhammad hashi is 72 years old he played a significant role in the war for independence and he is entitled to his own opinion. He believes he is securing Somaliland interests the way he thinks Somaliland should deal with Somalia. This doesn't necessarily mean its the correct way,currently he doesn't hold any political position thus his tittle is that of an elder in Somaliland.
  6. ^^ A khadar that's Muhammad hashi Ilmi he is talking about the talks with Somalia he raising his opinion as a Somalilander and is advising the government of Somaliland. There are people in Somaliland who believe they shouldn't absolutely share anything with Somalia not even neighborly ties and or diplomatic relations.There are people who want to see a big wall in-between Somaliland and Somalia and than there are people who want to have good relations with Somalia.Nevertheless the man in the video his son died in 2007 when fighting against the Abyssinians in Mogadishu so people are divided on this. So there are people who feel the same way about Somaliland in Somalia so this is not something new.
  7. Odayaasha reer Qorilugud iyo madax dhaqmeedka reer qorilugud can only call for peace in the Buhoodle district. But they are not politicians they have no say in Military issues you have to be with the Somaliland interior minister Nur arale duur and the commander of the armed forces and other politicians.
  8. ^^ Maya wa war u mala sheegey ninka la yidha mahiga waxana so dabacday wargeyska allpuntland.
  9. ^^ Carafaat dadka cidlada lagaga tagay maxaad kala sheekeysanaysa?
  10. GaadhHaye;841872 wrote: Waa waxa dadka lagu khaldo oo caruurta iyo caqligaabka loogu sheekeeyo. shan Soomaaliyeed marka ay timaado baa soo laabaneyaan.. Asaaskii Jamhuuriyadda Soomaaliya ku xirneyn in haddii la waayo shanta Soomaaliyeed la kala tago ee ballanto waxa ay ahyd in ilaa abid ka abid ka bid ka bid la doondoonno sidii Soomaali layskugu keeni lahaa... Dee dhibaatada hada jirta waxa weye dawladan kumeel gaadhkan Somalia shan Somaliya ma raadiso waxay si cad u aqoonsantahay xuduuda raskambooni iyo NFD u dhexeysa the Italian anglo border with Kenya. Waxay si cad u tageersantahay xuduuda Italian Abyssinian border xuduuda U dhexeysa Somalia iyo Ethiopia. Marka dee iyadi baba ka tanasushay shanti Somaliyeed.
  11. Xukuumadda oo magacawday Shanta xubnood ee uga qayb gali doona wadahadalada Ingiriiska iyo Wasiir Boobe oo ku adkaystay gooni isutaaga Somaliland Hargeysa(Waaheen) xukuumadda Somaliland ayaa magacawday shan xubnood oo uga qayb gali doona wadahadaladaHordhaca ah ee21 bishan ka qabsoomaya dalka Ingiriiska ee dhex mari doona Somaliland iyo Somaliya. Xubnaha la magacaabay waxay kala yihiin Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi X Cali Xasan, Wasiirka Arrimaha Dibeda Maxamed C/laahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Bulshada Maxamud Axmed Barre Garaad iyo Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland. Boobe Yuusuf Ducaale Wasiirka Wasaaradda WarfaafintaSomaliland ayaa wadahadalada Somaliya iyo Somaliland ku tilmaamay midf dhjinaca Somaliland ay ku doonayso madax banaani, isagoo ku adkaystay inaanay gor-gortan galayn jiritaankeedu. Boobe waxa uu sheegay wadahadaladu inay socon doonaan muddo dheer isla markaana ka ingiriisku noqon doono bilow, cida ay wax ka dhaxeeyaan ee wadahadlaysaana waxa uu sheegay inay yihiin Somaliland iyo Somaliya isagoo xusay Iskudarkii labada Dawladood inay Somaliland xageeda ka timi oo ay doonaysay shan Somaliyeed markii ay suurtogali weydayna ay dib ulanoqotay madax banaanideedii.
  12. ^^ How can they speculate such thoughts when the talks didn't even start:D
  13. Baladweyne — A powerful blast has on Thursday rocked across Somalia's central town of Beledweyne, the latest series of attacks against Somali and Ethiopian troops in the town since Al shabab quit Dec 31, 2011, last year, witnesses said. Thursday's explosion hit convoy of military vehicles carrying Ethiopian forces traveling on the outskirts of Beledweyne town, which lies just 350 kilometers north of Mogadishu, Somalia capital, causing unidentified casualties on the soldiers, according a TFG official. "The Blast was used a remote-controlled landmine that struck Ethiopian troops at a remote village located on the suburbs of Beledweyne town and the casualties are yet to be confirmed," said, Mohammed Ibrahim, a TFG official in Beledweyne. Witnesses said Ethiopian troops cordoned off the blast site and conducted heavy search operation to find out the mastermind of the attack, but no arrests were made. The suation is reportedly tense and locals gripped in fear. No ground or individual has claimed the responsibility for the attack so far. Beledweyne, a key town in centralSomalia, 206 miles (332 km) north of Mogadishu, On December 31, 2011, the Transitional Federal Government retook control from the Al-Shabaab militants, without gun battle.
  14. Eritrean pleads guilty to aiding Somalia's al-Shabab Al-Shabab still controls much of the country but is under pressure on several fronts Continue reading the main story Somalia - Failed State Al-Shabab on the run Budget peacekeepers How a mother survives Somalia Meeting al-Shabab An Eritrean man has pleaded guilty in a US court to receiving military training from the Somali al-Shabab group. Mohamed Ibrahim Ahmed, a resident in Sweden, went to Somalia in 2009 to learn bomb-making and detonation skills, the US Attorney's Office said. He also contributed 3,000 euros ($3,769, £2,433) to the Islamist mlitants, court documents revealed. Al-Shabab, which joined al-Qaeda earlier this year, is fighting a UN-backed government in Somalia. The 38-year-old man could face a maximum sentence of 10 years in jail and will be sentenced in November. Ahmed was arrested in Nigeria in November 2009 and transferred to US custody four months later. "Mohamed Ibrahim Ahmed travelled a long way from his home in Sweden to Somalia, where he took up the cause of al-Shabab, a deadly terrorist organisation and sworn enemy of the United States and its people," Manhattan US Attorney Preet Bharara said in a statement. According to court papers, while in Somalia he also purchased an AK-47, additional magazines and two grenades. The rifle and its ammunition were subsequently given to al-Shabab commander. Al-Shabab is known to have recruited a number of foreign fighters - many of whom have fought in Iraq and Afghanistan. Last week, the US government offered millions of dollars in rewards for information leading to the capture of seven al-Shabab leaders. Among those it is seeking is the Swedish Somali Fuad Mohamed Khalaf, also known as Shongole, who is the group's financier. Somalia has had no effective central government since 1991, and has been wracked by fighting ever since - a situation that has allowed piracy and lawlessness to flourish.
  15. Talks will be in the next two weeks Boobe yusuf cali ducaale gave a short interview today to the BBC Somali Listen here http://www.bbc.co.uk/somali/war/2012/06/120614_somaliland.shtml
  16. Xukuumadda oo magacowday Guddi gogol xaadh oo u metala wada hadalka Somaliland iyo Somalia Somaliland sidii maqal dabayl raacday dib isuma dadbi karto, go’aankii shacbiga ee ay qaadatayna waa mid aan ka noqosho lahayn oo dalqad qaran ayaa ka taal” Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa afar xubnood u magacowday shirka gogol xaadhka ah ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia. Waxaanay sheegtay in wada hadalka labada dal yeelan doonaan uu ku salaysnaan doono sidii la iskugu ducayn lahaa. Xukuumadda Somaliland waxay *****lka ka qaaday inaanay waxba iska bedelin Karin go’aankii iyo iraadaddii shacbiga, sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed is fasiraya oo uu maanta soo saaray Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi-gelinta Md. Cabdi Yuusuf Ducaalle (Boobe) ahna Afhayeenka xukuumadda, waxaanu war-murtiyeedkaasi u dhignaa sidan:- “Todobaadkan oo kaliya tiraba laba jeer ayuu Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda TFG-du ka hadlay wada hadaladda dhex mari doonaSomaliland iyo Soomaaliya, Isagoo mar walba hoosta ka xariiqayay In kullamaddasi ubucdoodu noqon doonto in dib loo midoobo. Malahayga Mudan e Cabdi-weli Maxamed Gaas, waa da;dii dambe balse waxaan xasuusinaynaa inaanay waligeed dhicin ama hirgelinba midnimo Soomaaliyeed. Haddii uu u jeedo isu tagii labadii gobo lee Soomaaliyeed ee lixdankii, dhacdadaas waxay dadweynaha Soomaaliyeed ku suntadeen “ isku darkii” ama israacii. Dadkii Soomaaliyeed ee beryahaasi xiisaha iyo bohol-yowga baas isku qabay, ergayga midnimo waxay u keydsadeen marka la xaqiijiyo midnimadii shantii gobo lee Soomaaliyeed ee xiliyadaas hilaadda iyo saadaashuba ahaayeen in meel kaliya la iskugu keeno. Waayadaa dadkii Hoggaanka siyaasadeed ee Soomaaliyeed hayay ayaa qeexay macnaha midnimadda Soomaaliyeed, haddii maanta dib loo macneynaayana dadkii Soomaaliyeed ee ay berigaasi khusaysay ayay u taallaa. cid la qasbi karaana ma jirto, anaguna Somaliland ahaan waanu ka sii xag-jirnaaba. Hal-abuurkii wadaniga ahaa ee Ibraahim Gadhle sowkii lahaa: Lixdankii dadkaygoow Maydaan dambaabine, Markaa dawladnimadii, Shanta kala dab raacdaa Diiqadda u bixiseen, Darmo qudha u gogosheen Deg-degsiimo mooyeee Isku duubnideeniyo Doqoniimo ma ahayn Daacad baad horseedeen Taasina ciyi waa ka baryay ayay noqotay oo shantii Soomaaliyeed way kala danaysteen, anaguna inaanu danaysano oo taayadda ka tallino cid naga horjoogsan kartaa ma jirto. Waa 21 sanadood inta ay Somaliland tahay qaran madax-banaan oo horumar lagu daydo ku tallaabsatay. Lixdankii laba gobol isma raaci karayn ee anagga ayaa danta guud xeerinaynay oo is raac aan sidkiisii go’in ama shinkiisiiba dhammaan qasab kaga dhalinay waa markii aanu lahayn “Dharaartii walaalkay loo dhisay, een hortii dhashay sow ma soo dhicin.” Maantana meel aynu iskaga darsano oo iska raacno ma joogno oo cirka iyo dhulka ayaan kala taagan nahay. Xaaladaheenuna waa kaaf iyo kala dheeri. Halka ay Soomaaliya maanta taagan tahay iyo heerarka heegadda haabanaya ee ay Somaliland ransanaysaa waa laba aan is qabanayn. Wada tashi qaran oo balaadhan ka dib Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay shirka gogol xaadhka ah ee ugu horeeya uga qeyb geli doona:- 1- Maxamed Cabdilaahi Cumar Wasiirka Arrimaha dibadda Guddoomiye. 2- Baashe Maxamed Faarax Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee golaha wakiiladda. 3- Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga UCID. 4- Xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirka Madaxtooyadda. 5- Maxamuud Axmed Barre (Garaad) Wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshadda. Jamhuuriyadda Somaliland sidii maqal dabayl raacday dib isuma dadbi karto, go’aankii shacbiga ee ay qaadatayna waa mid aan ka noqosho lahayn oo dalqad qaran ayaa ka taal. Mid kaliya ayaanu diyaar u nahay oo iskugu iman karnaa: waa sidii aynu iskugu ducayn lahayn, samaha iyo mustaqbalkana uga wada hadli lahayn ee aynu walaalo is garabsada u noqon lahayn. Idinkuna (Soomaaliya) hiyigiina iyo hadal hayntiina wax kale oo dhanba ka saara. Waynaada oo noqda walaalihii jira. Cadowgeen ma siraato, sidaana waanu ku ducaynay.”
  17. Carafaat;841841 wrote: Where is the other Guddi with Riyaale, Ambassadorn Cawil, Edna, Dr.Gees? Do you think the Koonfurians want to talk to Edna adan after she called them terrorists:D
  18. I like the team Baashe Maxammad farax is old enough to remember the union in 1960 so is sultan faisal and Minister Maxamuud axmed bare garaad was an ambassador in the sixties and a guurti member in the 90s.They know what they are talking about they are wise and experienced and well picked by President Siilaanyo.
  19. Somalilands foreign minister Dr Mohammad Abdilahi Cumar Baase Maxamad farax the Somaliland deputy Parliament speaker Sultan faisal cali Waraabe UCID political party chairman Xirsi xaaji cali xassan Somalilands chief of cabinet Somaliland Minister of labor and social affairs Maxamuud Axmed barre garaad.