-
Content Count
29,860 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
AfricaOwn;840810 wrote: ^^blah blah blah Leave him he is a very reasonable guy
-
^^ Ace you didn't get it Abwaan is saying Edna contributed to the chaos in Somalia he is not talking about Somaliland.
-
Abwaan;840812 wrote: So you are telling me weligeed siyaasad kamay qayb qaadan, haddana caafimaad bay ka sheekeynqysaa? XX...I was anti warlords and Ethiopian dominated politics and still am. Labadiiba meesha waa ka bexeen oo dowlad wax badan dhaanta tii C/llaahi ayaa joogta, waxaana daliil kuu ah, degaannadii laga qaxay intii itoobiya iyo dowladdii AY joogeen maanta waa lagu soo noqday, aqoonsi buuxda ayay caalamka ka haysataa, dad ka wanaagsan kuwii horena siyaasadda waa horboodayaan iyadoo weliba la filayo in kuwo ka sii wanaagsan ay beddelaan Ma dhaw Insha Allaah. Siyaasada Somaliland bay ka qeyb qaadatay waxay ahayd wasiir taasi ma denbi ba anigaga kula hadlayo ba Somaliland wax ka so dhisay, Laakin adigu waxad leedahay waxbay so burburisay wa halkanu isku khilaafsanahay, iyado dagaal kama qeyb qadaan. Dawladu wa tii Cabdilahi yusuf uun Xabashida dalka joogu wa isla iyagi uun , waxa is badalay uun Alshabaab ba qaraxyadi is midaminta badiiyey. Dowladi cabdilahi Yusuf ba aqoonsi buuxda wa haysatey tana wa haysata beriga ciidan xabashi uun ba joogay hada ciidamo kale ba jooga oo dheraad ah. Dhinac hada laga eego Cabdilahi Yusuf dawladisa waxay arkeysey islamiyintan kalee eeh so badanaya laakin adigu beriga waad ka so horjeeday waxad odhan karta sheikhan hada meesha haysta ba dhama oo mala dee meelaha qaar u dhago nugul.
-
oba hiloowlow;840806 wrote: XX caadi weeye igu so dara wada hadaladda, ogoow laakin im goin to support my reer ayeeyo on the SSC regions, btw ceerigaabo is a shared city.. Wa hagaag wa arin fiican berigi hore 90iyadi ayaan rag badan la kaftami jiray go itaank inyar na ma ogalayn hada laakin dadku wa so dabceen wuxuun bay ogalyihin people are really reasonable beryahan danbe 90iyadi walugu kala kici jiray madasha markay siyasada arimahan oo kale noqoto was very controversial. Hada wala isku so dhawaday by the way Erigavo waligeed muran ma galin waligeed 1989 bay SNM tu gashay intanay hargeysaba galin wa meeshi ugu horeysey eeh laga taago calan Somaliland ah Erigavo sidi buna uga taganyahay. Cala kuli xaal walaalkay oba xalaadu wa so wanaagsanaysa wuxun baynu isla meel dhigi.
-
Abwaan bal waxad i sheegta halkay adna ku tageeri jirtay jabhadi jiri jiray ma ii sheegi karta anigu ma odhan reer Somaliland ma qaldaman laakin adigu waxad eed dusha uga saartay edna adan oo waligeed jabhad na tageerin dakhtar ka shaqeyn jiray marna marwo ahayd raisal wasaare marna hayada caafimadka ka shaqeyn jirtay. Abwaan adigu manad ahayn ninki hore u tageeri jiray kooxii islamiyinta eeh la dagaalaami jiray dawladi cabdilahi Yusuf maanta laakin wa kula fiicanyihin ciidamada shiisheeye eeh dalka dhex mushaaxaya, ta maxa la odhan kara?
-
Oba hiloowle wanu isla saahirayna wada hadalada Somaliland iyo Somalia halugu so daro , xalki wa dhowyahay oba wuxu ogalyahay inay intan oo magaalo go'aan Magaalada hargeysa Magaalada Burco Magaalada caynaba Magaalada berbera Magaalada ceerigaabo Magaalada gabiley Magaalada oodweyne Laascaanood laasqoray buhoodle iyo borame na wanu ka wada hadli doona adna shaqo badan babay qabatay maanta
-
Adigu jawaab waxad edna adan ku masibaday maxay xumeysey? ma qori bay sidatay 1991 ma qori bay sidatay 1981 , haweeney odaygi cigaal qabi jiray bay ahayd siday wax u xumeysey maxay baas eeh horseeday anigu cidna reer kuma difaacayo laakin dee cadaladaan ka shaqeya?
-
oba hiloowlow;840777 wrote: Che waa runtaa laakin dee dhiiga igu kacay waxaaso kale looma dulqaadan karo,, Xaaji Awdal iyo SSC iska ilooba, 3da hartay la baxa Wa iska caadi inta kale na walaga heshiin hadaad xita aminsantihid in la goosan karo waxa kale na walaga heshiin kara:D hadaad aminsantihid in hargeysa la goosan karo berbera la goosaan karo ceerigaabo la goosaan karo caynabo oog iyo gabiley iyo oodweyne la goosan karo burco wajaale sheikh la goosaan karo. Waxba kama qabtiid hada boorama laascaanood iyo buhoodle iyo laasoqoray iyo Badhan na la goosaan karo. Wala isku so dhawanayna maalin ba maalinta kale.
-
oba hiloowlow;840761 wrote: i dont care 3daada tuulo la gooso Wabu goostay eeh manad ogayn:D Its good though dadku inay fahmayan inay reer Somaliland iyo reer Somalia ba fahmeen inay labadooda wadan ahadaan. Ileen dad aan is rabin la isku ma nabi kare eh oba ma Africa own bad dal la wadaagi karta wa maya.
-
Abwaan;840766 wrote: XX afsoomaaliga haddaad taqaan iyada iyo nooceeda ayaa horsesed ka ahaa dhibka Soomaaliya, kuwo kalena waa isasii raaciyeen! Kuwana iniu dalku sidiisii ku soo nqodo ayey hortaagan yihiin. Oo iyadu iyo noceedu wa ayo iyadu mar waxay ahayd Marwo Prime Minister marna dakhtar bay ka shaqeyneysey marka maxay horseeday? Qof walba mala iska masabidaya:D
-
Miskiin she was honored by those foreigners did she get honored by the so called people of Somalia she fled for her life in that capital of Somalia and left all her belongings. While the country she was from was totally destroyed by the army that supposed to honor her now tell me do we call that honor?
-
Alpha Blondy;840658 wrote: June 2012 Hargeisa, Somaliland Where is this building
-
Abwaan;840756 wrote: Xaggeey bay noo deysey iyadoomkaloo miiran oo marba meel u sii ordaya jago iyo nacfi-doon baa Soomaaliya dhibkaan u horseeday. Oo iyadu maxay sameysey guryaheedi Somalia ku yaalay way ka samartay cisbitaalki ay mamuuleysey xamar wa iskaga timi , hadana dhulkeedi bay joogta laakin dad ba wali sheegenaya:D
-
Somaliland govt sends its condolences to the people of Kenya
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Xukuumadda Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya u gudbisay Dawladda Kenya June 10th, 2012 a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/06/kenya.jpg”>Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa caawa Dhambaal Tacsi ah u dirtay dawladda iyo Shacbiga dalka Kenya oo ay ka tacsiyadeysay geeridda Wasiirkii Amniga Kenya George Saitoti iyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode, oo labaduba maanta ku dhintay shil-diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka dalkaasi. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo caawa u waramayay shabakadda wararka ee Somaliland.Org, ayaa sheegay inay xukuumadda Somaliland ka tiiraanyaysan tahay geerida Wasiirkii Amniga Kenya, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Anigoo ku hadlaya magaca xukuumadda Somaliland waxaanu ka tiiraanyaysan nahay geeridda Wasiirkii Amniga Kenya George Saitoti iyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode oo maanta ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay galbeedka dalkaasi.” “Xukuumadda Somaliland waxay dhambaal Tacsi ah u diraysaa dawladda iyo shacbiga Kenya, waxaanu Wasiirka amniga ee geeriyooday ka mid ahaa saaxiibadda Somaliland. Isagoo hore u ahaa Madaxweyne Ku xigeen, isla markaana muddo ku sime ka ahaa Wasaaradda Arrimaha dibadda oo aanu shirar badan iskugu nimid oo aanu wada shaqaynay,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu. Wasiirka Khaarajiga oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxaanu dawladda Kenya u gudbinaynaa inaanu la qeybsanayno tiiraanyadda wasiirkoodii amniga iyo Wasiir Ku xigeenkiisii.” George Saitoti wuxuu ahaa 66 jir, waxaanu ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan dalka Kenya, iyadoo lagu waday inuu isu soo sharixi doono dhawaan madaxweynaha dalkaasi. -
^^ Hadana sharaftaas oo dhan adigay ku deysey maad haysatid wax kaleba kama rabto:D
-
Nice pictures.
-
Insulting some one for his opinion and beliefs dadkanu wa cajiib.
-
Somaliland vice president Seylici gets a warm welcome in Sweden+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I see the Swedish MP welcoming the vice President well done. -
Carafaat why are you jealous adeer
-
He didn't say Somalia he said Somali.
-
^^ He was born and bred in Djibouti is a Djibouti citiizen from Djibouti he can sing for Somaliland so did maryan mursal, i dont think koonfurians consider reer Djibouti reer woqoyi.
-
Kempiski hotel in Djibouti Sheraton hotel in Djibouti
-
Popular Contributors