Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Oromos are a big danger to Somalis in Somaligalbeed i have said it before they are the real danger Somalis are facing in Somali galbeed. Somalis need to defend their territory from these invaders.
  2. ^^I don't think Faisal is against the Koonfurians but he just portrayed as that and if one wants the talks to continue the controversial issues are still being avoided.
  3. Somalia: Puntland left out of Somaliland and TFG talks 23 Jun 23, 2012 - 10:47:58 AM GAROWE, Somalia Jun 23 2012 (Garowe Online) – The Transitional Federal Government (TFG) and Somaliland talks that wrapped up in England, excluded the Puntland government which criticized the secluded meeting, Garowe Online The meetings held somewhere outside of London between TFG and Somaliland cabinet ministers wrapped up on Thursday, to the disapproval of the Puntland government after two ministers were excluded from the talks. The Puntland government issued a letter to the EU and UK ambassadors who were overseeing the talks, requesting that the meetings be reconsidered because of the lack of Puntland representation at the conference. The Puntland letter issued a day before the talks began in England, stated that if Puntland is left out of the meeting that it would not accept the outcome of the dialogue. “Puntland will not accept the new development or outcome of the proposed meeting in London, which entails dialogue with Somaliland that excludes Puntland to satisfy separatists’ demands,” read the letter, signed by Puntland President Abdirahman Mohamed Farole. The letter also discusses the fact that the meeting between south Somalia and Somaliland could help legitimize a false precedent of what Puntland calls “defunct colonial boundaries” which, “attempts to deny the reality on the ground.” In the letter also talks about Somaliland and Puntland’s continuing dispute over territories and the need for dialogue between the two. For the past 10 years the two governments have contested over regions in northern Somalia which both governments lay claim to. Puntland’s response to the proposed meetings fell on deaf ears as the meeting wrapped up in England on Thursday. The outcomes of the meeting have not been released but officials did say they agreed to continue talks in the future. Earlier this year Somaliland pulled out of talks with the TFG after President Sharif Sheikh Ahmed appointed two ministers from Puntland to join the discussions. The meeting which was thought to be cancelled, convened after the two Puntland ministers were left out of the delegation. GAROWE ONLINE
  4. You should call it a state when it actually exist.
  5. Abwaan shakhsiyaaad baad ka hadlaysa anay talo ka go'in Buubaa haday talo Ka Go'odo Muxu Somaliland u tagi wayey, wa nin shakhsi ah oo Somalia jooga Abwaan waxanu ka hadlayna cidi ay taladu ka Go'odo. Eeg adigu shakhsiyad baad ka hadlaysa aniguguna waxan ka hadlaya dad buuxda Maanta hadaad tarxiili kartid Buubaa iyo kaluun dee sidu ba ku qasi kara caqli ba maha hadu Buuba ku qasay muxu meesha ku jooga taasina wa suaal?
  6. ^^ Somalia how long do you want this to continue is jiijidkan road map hebel kampala accord 1 2 Djibouti accord Addis ababa accord Shimbirooye heesa:D
  7. Somalia;844558 wrote: Xaaji, Abwaan is right, you overthrew the government and left the rest of Somalis to pick up the pieces. This was highly unprofessional and to be honest very bad! Somalilanders did their part helped overthrew the former government but its not their fault that Somalia is divided along tribal lines today,Somalilanders are not responsible for the failure of Somalia.
  8. Abwaan Cumar carte Qaalib wa nin Somaliland u dhashay inkasto u ku dhashay cadan laakin wuxu aha nin aha hadhaagi Afweyne oo meesha waxa kagatagay dawladi hore markay waxay ahayd shaqadi USC inay dee meesha ka saaraan. Marka Cumar carte Qaalib nin meesha dhex fadhiyey bu aha ma nin talo ka go'oda baa Meesha runta wax ka sheeg Cali Mahdi iyo general caydiid ba isu tanasuli kari wayey.Ina Cigaal Dawladisi waxay dhacday 1969 wa intanay kacaanku dhalan. Buubana dee wa iska buuba ma kaasaad hada naf ka daydey ma iman kara Somaliland dadka iska soo tarxiila wa halki dalabay walaxan wax nugu so kordhiyaan ma jirto.
  9. Anigu waxan la yaaba waxan la isku haysto ba wa cantayn road map iyo hebel ba wax sexeexay Somalidu waxad mooda inay wax aan muhiim ahayn isku mashquuliya umadaha kale dalkooda bay dhistaan laakin qof walba wax yar bu ku fakiraya. Kan nadaaro na jecela inu dad isku diro
  10. Yarka Puntland u hadlaya Qabyalaad badana Ka kale na wa funny faroole Madaxweyne maha:D
  11. Abwaan;844556 wrote: XX....taariikhdu pick and choose ma ahan ee waa as a whole, Reer Waqooyi burburka Soomaaliya wax waa ku lahaayeen, period. Dawladi dhexe markay meesha ka baxday hanaanki dawladnimo xamar wa ka jiray safaradihi xerooyinka dawlada wasaaradihi, Dawlad dhexe markay meesha ka baxdo cid uun ba buuxisa meesha Abwaanow marka warlordska iyo kala ququbka iyo kala socodka Somalia iyo beeleysiga waxa keeney abwaanow reer Somalia.
  12. Abwaan;844550 wrote: Reer Soomaaliya intaad wax ka burburisay oo wixii nuxur ahaa wax ka diiratay,, dembiyadii wax ka gashay baad rabtaa inaad dad hadda cirka ka soo dhacay iska dhigtaan! XX midnimada ciyaarta hallaga daayo! Kismaayo, Xamar, Bay, Mudug, Shabbeello Hoose, Dhexe, Hiiraan meel walba waad joogteen, madax baad ka ahaydeen, shacab baad ka ahaydeen, markii aad meelaha ka hadleysidna sidi nin aan intaas haysan baad u hadashaa! Dadka Reer Somaliland marnaba masuul kama aha burburki iyo midnimadi la'aanta Somalia haysata , wa run dawladi dhexe eeh hore eeh jirtay wax waka so rideen laakin marki Generalki maxammad siad bare dalka ka baxay. Burburka Yaa keeney maxa dilki si waday Maxa qabil is qababsada keeney maxa warlordka keeney ma reer Somaliland ba keeney mise reer Somalia? Intaasun ka jawaab.
  13. Abwaan;844537 wrote: Caano, wax cuqdad la dhaho meesha ma yaallaan, dadkaan Unity bay rabaan inay beeli dhul goosato ay dad la wadaagaan oo dowlad ula baxdo ayay ka xun yihiin. Somalidu waxay tidha nin aad kabaha ka tolaneysid kabihisa la eega , midnimada aad ku baqaysid maa reer Somalia laga arko Siyaasad ahaan shacab ahaan dawlad ahaan?
  14. Oke what ever you i have no time to argue
  15. Dawladda Soomaalida Itoobiya oo cafis u fidisay 43 nin oo muddo 8 bilood ku xidhnaa Jig-jiga June 23rd, 2012 Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi oo u mahad celiyay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Jig-jiga (Somaliland.Org)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya Md. Cabdi Maxamed Cumar, ayaa maanta cafis u fidiyay 43 nin oo muddo sideed bilood ah ku xidhnaa Jeelka Jig-jiga ka dib markii maxkamadda magaaladaasi ay ku riday xukun iskugu jiray 15 sano, 25 sano iyo xabsi daa’in. Iyadoo lagu eedeeyay inay u gurmanayeen mid ka mid ah laba beelood oo oodwadaag ah shaqaaqo iyo iska hor imaad ku dhex maray deegaanka Dacawalay ee deegaanka Soomaalidda Itoobiya. Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah salaadiinta beelaha deegaankaasi isla markaana ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Arab, ayaa shabakadda wararka ee Somaliland.Org u xaqiijiyay soo daynta dadkan. Waxaanu tilmaamay in dhammaantood xoriyadoodii loo soo celiyay ka dib markii uu madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya cafis madaxweyne u fidiyay. Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi ayaa u mahad celiyay madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar “Waxaan ku faraxsan nahay in dadkii ku xidhnaa jeelka Jigjiga ee ka soo jeeday beeshayda dhammaantood xoriyadoodii loo soo celiyay. Waxaanan madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya uga mahad celinayaa Talaabadda wanaagsan ee uu qaaday oo ah mid gacan ka geysanaysa nabad- ka dhex aslaaxda labada beelood ee wada degan,”ayuu yidhi Suldaan Xuseen X. Cabdi oo u waramayay shabakadda wararka ee Somaliland.Org. Suldaanku waxa kale oo uu u mahad celiyay waxgaradkii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay soo daynta ragaasi. Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi iyo Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir ayaa labadii todobaad ee u dambeeyay baaqyo kala duwan warbaahinta u mariyay madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo ay ka dalbadeen in dadkan xidh-xidhan xoriyadooda loo soo celiyo. Salaadiintaasi waxay baaqyadoodaasi ku sheegeen inay madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar ay kala shaqayn doonaan nabadeynta deegaankaasi.
  16. ^^ Its a start everything has a beginning so good so far there is nothing to oppose Somaliland has nothing to lose talking to Somalia Muhammad hashi knows that he is just against talking about their issues.
  17. Muhammad Hashi is on point talks should continue and Somalia ending its transition doesn't concern Somaliland. Muhammad Hashi fighting for Somaliland since 1981
  18. Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Oo Si Mug Leh Uga Hadlay Faa’iidada Iyo Khasaaraha Ay S/Land Dhaxalsiin Karaan 8-da Qodob Ee Ka Soo Baxay Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somalia “Dawladd Iyo Dawladd Inaynu U Wada Hadalnaa Waa Shay Wanaagsan, Qodobka Odhanaya Waa In La Soo Afjaraa Arinka Ku Meelgaadhka Ahi Inama Khuseeyo Inaga” Hargeysa, June 22, 2012 (Haatuf) – Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa soo dhaweeyey in Somaliland iyo Soomaaliya ay u wada-hadlaan qaab laba dawladood ah, kaas oo tilmaamay inay Somaliland Mihiimad wayn u leedahay hadii loo dunidu taageerto inay arimahooda uga wada-hadlaan qaab laba dawladood ah. Eng. Maxamed Xaashi waxa uu sidaas ku sheegay waraysi khaas ah oo uu Xalay Wargeyska Haatuf khadka tilifoonka ku siiyey isaga oo ku sugan Magaalada Hargeysa, kaas oo sido kale ka hadlay qodobo ka mid ah 8-dii qodob ee shirkii gogol xaadhka ee Somaliland iyo Soomaaliya laga soo saaray, isla markaana sheegay inaanu shacbiga Somaliland khusaynin arinta soo afjarid dawladda ku meelgaadhka ah ee Soomaaliya. Wasiirkii hore ee Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi waxa kale oo uu soo dhaweeyey qodobka isaguna ka hadlaya qaabka ay Mucaawinooyinka u qaybsanayaan labada dhinac, kaas oo tibaaxay inay Somaliland u wanaagsan tahay hadii deeqaha dunidu siin jirtay Soomaaliya loo qaybsado la dawladood ahaan. Ugu horayna isaga oo arimahaas ka hadlayana, waxa uu yidhi “Marka inaga oo wax nidhi ay iyagiina wax inaga daba yidhaahdaan waxaynu noqonaynaa sidii dad aan dhinac u wada soconin, isla markaana waa inaynu kolay wax yar xeer-xeerinaa oo way wanaagsan tahay. Marka aynu inaga oo Somaliland ah iyo iyaga oo ah TFG ama dawlad kaleba ah kolay wada hadal wuu imanayaa marka xaqiiqada laga hadlayo inta aynu inagu laba dawladood isku horfadhiisanayno oo aynu u wada hadlayno runtii inaga Somaliland ahaan inooma xuma oo waa wax aanu soo dhawaynayno oo hadii wixii ay yidhaahdaana aynu wax ka daba nidhaahdno waynu yar doqonoobaynaa. Markaa inaga waxa inoo wanaagsan inaynu mar walba danayno oo aynu mihiimada siino danta Caamka ah in mar walba la yidhaahdo way is haystaana waa laga fiican yahay, markaa waa inaynu woxogaa dulqaad ah la nimaadno, waanan soo dhawaynayaa hadii aynu laba dawladood ahaan u wada hadlayno oo aynu dawlad rasmi ah helno waa wax fiican”. Eng. Maxamed Xaashi isaga oo hadalkiisa sii wata, waxa uu yidhi “Mar hadii aynu inaga iyo Soomaaliya qaab laba dawladood ah u wada hadlayno oo uu Madaxwaynaheenu la kulmo Sh. Shariif ama mid ka danbeeya wax ku jaban ma jiraan, laakiin hadii ay woxoogii kale inoola imanayaan waxa halkaas ku jiraa inaga inooma fiicna. Marka waxa mihiim ah inaynu mar walba danta umadeena ka wada fikirno oo aynaan inagu mar walba is qabqabsan”. Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi mar uu ka hadlayey arinka ku meelgaadhka iyo waxa Somaliland ka khuseeya, waxa uu yidhi “Inaga inama khuseeyo qodobka odhanaya waa in la soo afjaraa arinka Ku-meelgaadhka ah, mida kale in la wada hadlo waa loo baahan yahay oo waxaana mihiim ah in dawlad wax ka go’aan marka hore la helo taas ayaa mihiim ah”. Maxamed Xaashi mar uu ka hadlayey qodobka ka hadlaya Mucaawimooyinka, waxa uu yidhi “Qodobkan isaguna ka hadlaya Mucaawimada, hadii la leeyahay Deeqaha dunidu bixinayso qaab laba dawladood ah ha loo qaybsado wax inoo xun maaha oo hadii wax la ina kala siinayo waanu soo dhawaynaynaa oo waa dhaqaale inoo kordhaya”.
  19. Ethiopian military to remain in war-torn Somalia until government formed ADDIS ABABA — Ethiopian forces will stay in Somalia until an elected government is set up and takes over from the interim administration, State Communications Minister Shimeles Kemal told reporters in Addis Ababa, the Ethiopian capital. Ethiopia’s intervention in Somalia is its second since 2006. Its forces withdrew in January 2009 after pushing the Islamic Courts Union out of Mogadishu, and later becoming bogged down in a guerrilla war with Islamic militants. Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed’s government is supposed to hold elections and finish its transitional rule by Aug. 20. “Until the constituent assembly will ratify the constitution, and thereby the establishment of a new democratic and constitutional government will be ensured, Ethiopian forces will remain there,” Shimeles said today. Ethiopian troops in the towns of Baidoa and Beledweyne were to be replaced by African Union peacekeepers from Uganda, Djibouti and Burundi by the end of April, the AU said on March 10. The continental bloc sent its first 100 peacekeepers to Baidoa on April 5, it said. Ethiopian and AU forces, including troops from Kenya, are fighting to drive out al-Shabaab, the al-Qaeda-linked militant group that has waged a five-year insurgency trying to topple the country’s United Nations-backed transitional government. Peacekeepers will remain until a new Somali government can “control and secure the peace and stability of Somalia against any possible attacks by extremists forces,” Shimeles said. Somalia has had no effective central government since rebels deposed former leader Mohamed Siad Barre in 1991.
  20. Maamulka khaatumo State oo sicad iga soo horjeestey Qodobada shirkii london ku dhexmaray Dowlada KMG ah Iyo Maamulka Lamagac baxay Soomaaliland Maamulka Khaatuma State ayaa sicad ugasoo horjeestay shirkii dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ku dhexmaray dalka ingiriiiska. Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa sheegay in qodabadii kasoo baxay shirkii London uusan waxba ka jirin islamarkaana Maamulka Khaatuma dad u matalaya aysan jirin. Wuxuu sheegay in shirkaasi iyo qodobadii kasoo baxay uu ku eegyahay kaliya dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka Silaanyo islamarkaana dhankooda aysan jirin wax ka khuseeya. Agaamaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan waxa uu sidoo kale ka hadlay dastuurka iminka dowladda ay ku mashquulsan tahay. Wuxuu sheegay in dastuurka inta aan la ansixin ka hor loo baahan yahay in la horgeeyo odayaasha dhaqanka si ay u eegaan islamarkaana wixii qaladaad ee Soomaalinimada dhaawacaya hadii ay ku jiraan dastuurka ay ka saaraan. Dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa xukuumadda KMG Soomaaliya iminka ay ku mashquulsan tahay waxaana la wadaa dadaalo lagu doonayo ka hor August in la ansixiyo dastuurkaasi.