Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,035
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Madaxweynaha Puntland oo kasoo horjeestay qodobbadii kasoo baxay kulankii dhexmaray Sheekh Shariif iyo Axmed Siilaanyo Jimco, June 29, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Max'ed Faroole ayaa kasoo horjeestay qodobbadii kasoo baxay kulankii Dubai ku dhex-maray madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo). C/raxmaan Faroole ayaa ku tilmaamay qodobbadii kulankaas kasoo baxay uu yahay mid aan cidna tagayn, sidoo kalena kulanka ayuu sheegay mid iyaga u gaar ahaa oo aysan iyagu taageerayn. "Shirkan dhexmaray labada mas'uul wuxuu ahaa mid iyaga u gaar ah, qodobbadii ka soo baxayna cid ay wax tarayaan ma jirto, danna uguma jirto Soomaaliya," ayuu yiri madaxweynaha Puntland. Sidoo kale, madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in kulankaas uu ahaa mid ay ku doonayeen labada mas'uul inay isku sawiraan, wuxuuna hadalladii ay jeediyeen ku tilmaamay kuwo aanay dani ugu jirin Soomaaliya. Mar ay BBC-du weydiisay inuu taageerayo kulanka markii ugu horreysay dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Somaliland ayuusan sheegin inuusan taageersanayn, balse wuxuu sheegay in kulankaas marinkiisa laga leexiyay, uuna u dhacay si aanay filayn. Hadalka madaxweynaha Puntland ayaa waxaa kasoo horjeestay xildhibanano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid uu ku doonayo inuu ku carqaladeeyo wadahadallada u furmay Soomaaliya iyo Somaliland. Kulankii madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ee shalay ka dhacay Dubai ayaa waxaa laga soo saaray qodobbo ay ka mid yihiin la taageero qodobbadii kasoo baxay shirarkii London iyo Istanbuul iyo in lasii wado wadahadallada billowga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland.
  2. Second day of talks two Presidents talking behind closed doors just the two of them.
  3. Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Yeeshay Kulankoodii Labaad Oo Albaabadu U Xidhan Yihiin. Dubai(Ramaas) June, 29, 2012- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo dhigiisa Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka ku yeeshay kulankoodii labaad oo ay kaga wada hadlayaan wada xaajoodyada mustaqbalka u dhexayn doona labada dawladood. Kulanka labada hogaamiye ayaa ah mid ay albabaadu u xidhan yihiin oo aan saxaafada loo ogolayn,iyada oo sida la sheegay ay dood adagi dhexmarayso labada dhinac, lamana oga natiijada ka soo bixi doonta kulamada socda. Saraakiil u hadadlay dhanka xukuumada federal-ka ayaa sheegay in labada Madaxweyne ay isku afgarteen in la sii adkeeyo heshiiskii ay kala saxeexdeen maalintii shalay, isla markaana laga fogaado arrimaha caqad ku noqon kara sii socoshada wada hadalada labada dal.
  4. Liibaan i am not talking about the 1960 constitution i am talking about the newly drafted constitution and their newly adopted articles. The 1960 constitution was not approved by the Majority people of Somaliland. How ever we are not talking about Somaliland Liibaan u seem to have no problems with the Kenyan Somalia border the Anglo Italian border. These boundaries are supported by Somalia's govt and by the newly adopted constitution. The current government of Somalia doesn't claim the Somali region of Ethiopia as a disputed area. They consider it part and parcel of Ethiopia.
  5. Che -Guevara;846494 wrote: Carafaat... Circumstances have changed but the underlying message is the same as far as Somali proper is concerned. To think that southerners despite their own mess would agree to secession is naive or that they will be willing to treat Somaliland in par with Somali Republic and hence share power equally if it comes down to that. I think Oodweyne is right in sounding the alarm but from my perspective in regards to Mogadishu, this doesn't serve Somalia well. It depends on their politicians not the masses in Somalia and it depends how these talks go even-though i believe Somaliland Somalia case is the most easiest to solve. Since Koonfurians will not lose anything significant with a full fledged independent Somaliland. But than again its to early to predict how it will go since it just started.
  6. 'Liibaan';846487 wrote: Alhamdulilaah, The fake border between the KHaatumo and Puntland was abolished in 1960. The other fake border between KHaatumo and Western Somalia will abolished as well soon. Western Somalia will be liberated Insha Allah. But the TFG you support fully acknowledges the Anglo Italian border and the Italian Abyssinian border is both supported in the new constitution of Somalia.So do you consider the Somalia constitution also fake?
  7. 'Liibaan';846473 wrote: Which colonial Somaliland you talking about? French Somaliland, British Somaliland, Italian Somaliland, NFD Somaliland, Western Somaliland. British Somaliland Colony ceased to exist on June 26, 1960. And Italian Somaliland Colony ceased to exist July 01, 1960. KHaatumo People were always against British Somaliland Colonial Maps, KHaatumo people never agreed to be part of Somaliland's colonial map. Warlord Siilaanyo as the leader of snm/Somaliland clan faction is clan representative. TFG already recognized KHaatumo State of Somalia. Sheikh Shariif said he will mediate to solve the conflict between KHaatumo and snm/Somaliland. Also, Sh Shariif said he is willing to mediate between KHaatumo State and Puntland. Liibaan i never hear you speak about the Anglo Abyssinian Border or the Anglo Italian border Kenyan Somali border? What is you're opinion on those borders?
  8. ^^ Waryaa let Xiin dream nina hurdadisa macaan laga ma jiidho:D
  9. ^^ Every one in Sl knew sooner or later the two sides would start talking so after 21 years it happened but the talks are just a beginning and we are moving forward.There is also lots of talking behind scenes as where the next talks will be held.
  10. I agree the garaad clan is well represented but carafaat you need to understand the clan structure of the Garaad clan , Naxar nugaleed is not represented he is from awr boogays.Dr Caydiid is from Buhoodle, and Baashe Maxammad cade is from Laascaanood. He is from another subclan wax fahan dee.
  11. Heesta wada hadalada Somaliland iyo Somalia
  12. Aaaliyaah wali wax lugu guuleystey ama laga guuleystey wali manu arkin did you read afarta qodob:D
  13. ^^ You live in fairy-tale my dear friend Carafaat Any way Djibouti independence is 27 June 1977
  14. Somali and Somaliland presidents meet in Dubai The presidents of Somalia and Somaliland have held their first formal talks since Somaliland broke away more than two decades ago. The meeting, in Dubai, followed talks in Britain where their representatives discussed ways of clarifying their relationship. The two men, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Ahmed Silanyo, said steps have been taken to continue the dialogue. Mogadishu wants Somaliland to be part of a single Somali state. But the northern territory, which broke away in 1991, wants to be a separate country and is awaiting international recognition. Since declaring independence, Somaliland has enjoyed relative peace in contrast to the rest of Somalia, which has been plagued by conflict. The first formal direct contact in 21 years between the authorities in southern Somalia, formerly governed by Italy, and the Somaliland administration, which used to be a British colony, happened on 21 June near London. Britain, Norway and the European Union have said they want the two sides to negotiate a settlement. Somaliland agreed to enter into the talks during a February meeting in London, when 40 global leaders met to tackle piracy, terrorism and political instability in Somalia. But its administration says its priority is to remain separate from the rest of Somalia - and wants Mogadishu to recognise its independence. Somaliland unilaterally declared independence after the overthrow of Siad Barre - who led Somalia's last functioning national government It is relatively stable and holds regular elections which have seen peaceful transfers of power - unlike the rest of the country, which has been racked by continued conflict ever since. http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-18635411
  15. Carafaat remember Cali Mahdi when he heard Somaliland gooni isutaag bay ku dhawaaqeen 1991, what did he say afkooday ka yidhaheen remember Cabdiqasim in 2000 saying that he is the President of Somaliland and Somalia when he uttered there is no such thing as Somaliland,when he didn't even control one block of Mogadishu maxay reer SL ugu jawaabeen iska hadlow ina igare. Remember Cabdulahi Yusuf saying walalahyo Duriyada reer Sheikh with a deep voice again he didn't mention Somaliland afka laga dhowrayey hada cunaha loo sii daayey:D Carafaat i remember in the 90s when discussing politics with Koonfurians they used to say maxaad nooga tagaysan why u tagaysan Siad bare wu dhintay after discussing for an hour. Wuxu ku so dhameyaa mayaa cidi ma go' i karto. imika maxay yidhahaan oo maxay ku doodaan okay iska go' aa laakin reer laascaanood iyo reer Laasqoray no daaya ala maxa la so dabcay:D
  16. Carafaat;846314 wrote: Showqi,in the business world you have mergers(fusie) and acquisitions(overname). The diffrence is that in a merger you have two parties joining eachother, in takeover there is a dominant party taking over a smaller party. Let's say 1960 was a takeover and now we are talking about a merger. Afcourse you have also hostile takeovers, that is more like the coupe of 1969. P.S. The business world doesn't know any strategy for seperation, secession or a unit going it alone. War u kaadi Showqi wax badan bu ogalyahay ha eryin he is only against Borama and laasqoray and laascaanood separating the rest of the country wu ogalyahay. Now in my opinion i say lets ask the entire peoples of Somaliland what they wish i am for a UN supervised referendum on independence than we know who wants what problem solved.
  17. Showqi;846310 wrote: Reer Somaliland hadii ay doonayaan in walaalahood Somali ku soo darsamaan waa in la soo dhoweeyaa oo aan wax shuruud ah lagu xirin. Laakiin hadii ay ku adkeystaan Soomaalia waan ka go aynaa dee waa in go aankooda la ixtramaa oo 3dooda magaalo loo daayaa. Laakiin waa in Khaatumo iyo Awdal land laga saraa ciidamada Somaliland, waayo Reer Khaatumo iyo Reer Awdalland doonayaan in ay ka mid noqdaan dowlada Somalia ee Muqdisho laga xukuma. Showqi wabu fiicanyahay hadu xita ogalyahay in wax Go'aan intakale na walaga heshiin kara Showqi wada hadalada halugu so daro Somaliland iyo Somalia:D
  18. Indeed its a historic day this occurred 52 years ago in April The two prime Ministers of Somaliland and Somalia meeting in Mogadishu Muhammad haji ibrahim cigaal leading the Somaliland delegation with Cabdilahi Ciise the Prime Minister of Somalia. 52 years later the President of Somaliland Ahmed Siilaanyo and the President of Somalia Sh Sharif meeting in the united Arab emirates. Only the purpose this time is different in 2012
  19. Picture of the day Hussein Arab ciise Somalia's TFG defense Minister And President Ahmed Siilaanyo and President Sheikh Sharif and Former President Daahir rayaale Kahin and Somalilands Chief of Cabinet Xirsi Xaaji Cali.