-
Content Count
29,856 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
President Shariif arrives in Addis Ababa (Pictures)
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
^^ Well lets just say he kept them away from Mogadishu this time. Ethiopians are only in Hiiraan and parts of galguduud and gedo and bay and Bakool -
East Africa Marks Two New Nations The New York Times Monday, June 27, 1960 HARGEISA, Somaliland, June 26 (Reuters) – A blue and White starred flag was hoisted here today after all-night celebrations ending seventy-three years of British rule in this East African Territory at the south end Red Sea. Mohammed Haji Ibrahim Egal took an Oath on the Quran as Premier of the new nation of Somaliland. Nearly 1,000 British-trained Somali troops were handed over to him by the retiring commandant; Brig. Gen. O. G. Brooks. Mr. Egal welcomed a delegation from a neighboring Italian Somalia, scheduled to unite with Somaliland to form a republic of 2,000,000 population when Italy gives up her United Nations trusteeship Friday.
-
Md Saylici Iyo Hogaamiyaha Kulmiye Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay 52-guurada Ka Soo Wareegtay Wakhtigii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Ingiriiska Oo Berri Ku Beegan Hargeysa (Ramaas) June 25,2012 – Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Guddoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku hambalyeeyay 52 guurada ka soo wareegtay wakhtigii Somaliland xornimada ka qaadatay Ingiriiska oo ku beegan berri Madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo Guddoomiyaha Kulmiye ayaa shacabka ku hambalyeeyay xuska 26-ka June oo ku beegan 52 guurada ka soo wareegtay wakhtigii Somaliland xornimada ka qaadatay Ingiriiska 26-kii June 1960, waxayna dadka iyo dalkaba ILAAHAY uga baryeen inuu sanadkan sanadkiisa kale ku gaadhaan badhaadhe. Md Saylici oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa yidhi “Waxaan shacabka ku hambalyeynayaa 52 guurada ka soo wareegtay markii Somaliland xornimada ka qaatay Ingiriiska 26.06.1960, waxaanan leeyahay shacabka meel kasta oo ay joogaan sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo” Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo isna shacabka hambalyeeyay ayaa yidhi “Waxaan shacabka reer Somaliland ku hambalyeynayaa 52 guurada Madax-banaanida Somaliland, xornimada aynu Ingiriiska ka qaadanay waxaynu la midownay walaalaheena Koonfurta oo aynu dhibaato badan kala kulanay, oo dagaal, burbur iyo qoxooti ayaa inaga soo gaadhay, ILAAHAYNA guushii wuu ina siiyay oo qaran xor ah ayaynu noqonay, imikana halgankeedii ayaynu ku jirnaa oo dhismaheedii iyo aqoonsigeedii, maantana waxaynu maraynaa in caalamku inoo gar-naqayo inaga iyo qoladii Koonfurta ee aynu isku darsanay” Mujaahid Muuse Biixi, waxa kale oo uu soo qaaday “Waxaan shacabka u sheegayaa in halganka gabagabadiisii iyo guushiisii dhowdahay, taana waxaynu ku gaadhaynaa midnimo iyo danteena oo aynu meel uga soo wada jeedno”ayuu yidhi.
-
Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ku Hambalyeey Sannad-guurada 52aad ee calan-saarkii Somaliland June 25th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka Somaliland ugu hambalyey sannad-guurada 52aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland xornimadeeda ka qaadatay 26 June 1960 guumaystihii boqortooyada Ingiriiska. Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa u sidoo kale hambalyo iyo boggaadin u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabka Jabuuti oo 27 bishan u dabaaldegi doona xornimaday ka qateen guumaystihii Faransiiska 1977-kii, isaga oo labada shacaba iyo masuuliyiintooda uga duceeyey in ay waqtigan waqtigiisa ku gadhaan nabadgelyo iyo horumara. Md. Muuse biixi oo qoraalka u ku hambalyey shacabka Somaliland iyo jabuuti waxa uu dhignaa sidan; “Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca xisbiga KULMIYE iyo taageerayaashiisa, waxa uu hambalyo iyo boggaadin u diraya shacabka Somaliland guddo iyo dibadba meel kasta oo ay joogaan, munaasibada 52 guuurada ka soo wareegtay markii Somaliland xornimada ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska 26 June. 1960. Waxa uu Ilaahay uga baryaya shacabka Somaliland inay horumar, nabadgelyo iyo barwaaqo ku gadhaan sannad-guuradan sannad-guuradeeda. Sidoo kale, Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu hambalyo taas la mid ah ah u diraya madaxweynaha dawladda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, anah guddoomiyaha xisbiga talada haya ee dawladda Jabuuti, iyo dadka reer Jabuuti, isaga oo ka hambalyeyna 27 June, 1977-kii oo ah maalintii ay Jabuuti ka xorowday guumaysigii Faransiiska, waxaannu Ilaahay uga baryayaan inay nabadgelyo iyo horumar ku gadhaan sannadaas sannadkiisa,” ayaa lagu soo gebagebeeyey qoraalka hambalyada ah.”
-
Bulshada Caalamku Ha Ixtiraamaan Qarannimada Somaliland, Go’aanka Shacbiga Iyo Dadaalka Ay ku Xaqiijiyeen Dal nabada Oo Buuxiyay Shuruudihii Aqoonsiga”Md Siilaanyo. Hargeysa (Ramaas) June 25,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa dhambaa hambalyo ah u diray shacabka 52 guurada Xornimada Somaliland awgeed War-saxaafadeed uu Caawa soo saaray afhayeenka Madaxtooyadu oo Madaxwaynuhu hambalyo ugu diray shacabka ayaa u dhignaa sidan “Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaan, Xuska Munaasibada 52-guurada ka soo wareegtay 26-June-1960-kii, oo ah maalintii ay Somaliland madax-banaanideeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska. Maalintan oo ah Maalin Taariikhda Somaliland Qiimo weyn ugu fadhida waxa uu madaxweynuhu u rajeeyey ilaahayna uga beryay qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Shacbiga Guddo iyo Debedba inay Sannadka, Sannadkiisa ku gaadhaan Guul, Barwaaqo, iyo Somaliland oo si buuxda uga mid noqotay dawladaha la aqoonsanyahay. Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan si adag ugu sheegay inay Jamhuuriyadda Somaliland guul joogto isla markaana ay buuxisay dhamaan Shuruudihii looga baahnaa aqoonsiga,. Madaxweynuhu waxa uu beesha caalamka ugu yeedhay inaanay la masuugin aqoonsiga ee ay ixtiraamaan taariikhda qarannimada Somaliland, Go’aanka Shacbiga iyo dadaalka ay ku xaqiijiyeen dal nabada, iyo hannaan dawladnimo, dimuqraadiya oo si wacan u hanaqaaday sidaana la wada ogyahay loona qirsanyahay. Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu shacbiga Somaliland ku dhiiri-geliyey inay iska jiraan oo ay ka feejignaadaan cadaw kasta iyo cid kasta oo isku dayda iny wax u dhimaan ama dhawacaan wada jirka umadeena Somaliland iyo nabad-gelyada Qarankeena.
-
President Shariif arrives in Addis Ababa (Pictures)
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Will it be Sh sharifs last visit to the Imperial house of Menelik. -
Where is General caydiid when you need him.
-
Laakin niyo i don't like the designs it all look the same where is the creativity ?
-
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Naxar Nugaaleed;845307 wrote: Rabitanka Dadka ha deeden anugana wanu qireyna ina odayga laluush la seyay lol Thats an insult to the elder he is not really into politics he went to Djibouti received a nice welcome there went to jigjiga was given warm and nice welcome there and went to Hargeysa and borama got a nice welcome there. And he went back to Canada but if his people were being wronged he would've talked about it i mean the man lives in Canada. -
Burco is full of hotels beryahan mashallah.
-
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Naxar Nugaaleed;845297 wrote: Wat is inda tireysa xajiyow. Dadka borame calanka Somalia kululaya bat leedhahay Waa Kuwa basement isku xidhay. Rabitanka dadkas seeda loo ogado waa in la weydhiya. Kuwa Calanka Somaliland lula maxay yihin markaas inkastow aan anigu arkin cid calan Somalia lulalaya. -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Ninkan ma garanaysin waxa la yidha ugaas C/rashiid Ugaas-Rooble Ugaas-Doodi ugaas nuur wa ugaaska ugu faca dheer Awdal ka ab ka ab Awoowgi waxa weye the legenedary ugaas Nuur Ninki farta gaarka Qoray Dalka wu tagay wa so arkay wanaaga iyo barwaaqada Somaliland ka jirta. Marka lama odhan karo dee wa nin maxbuus ah ileen wadanki na wa soo arkay qurbahana wa degenyahay. -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Haye Naxarow dadki dalki bay joogaan nin basement canada ku xidhan sidu u ogaan kara rabitaanka shacabka , ileen dadku internetka kuma dhex jiraan eh. -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
^^ Wayahay eeh Basementka ku jir:D -
Khaatumo movement reject Somaliland-Somalia talks
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
I think the Khatumites were represented by the Somaliland govt and the Somalia's TFG govt so i don't see a reason for them to oppose the talks? As for Somaliland well they will continue their path as an independent state i don't think there is any one who can stop that. -
Xaawo Kiin is a good singer
-
Interview with Xirsi Xaaji Cali Somalilands chief of cabinet
-
Khaatumo movement reject Somaliland-Somalia talks
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
A_Khadar;845256 wrote: An old man and his wife used have their night out on fridays.. One night other than Friday, the wife asked her old man if tonight is Friday? "Areey jimcaalow caawo ma jimcaa?... The old man responded, "Areey maaha lakiin hadaad rabtid waa lagaa dhigaa.".. You might called irrelevent or spoilers, but Khatumo, Awadal Makhirites are the closest stakeholders of this matter and if they would have supported, things might have been different.. So keep it calling "spoilers or irrelevent".. Start counting down another 20 years... Do you think it matters if Somaliland doesn't gain recognition another 20 years as long as the country is independent and the People of Somaliland control their country is the most important thing deciding you're own future no one is a threat to them. Waxan madax banaanidu la yidha wa wax aan cidi ku hayn wa wax aad adigu isku haysid xadhiga ilahay dadka haysta waxba kama xumadaan. -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Naxar Nugaaleed;845249 wrote: Maakhir, Khaatumo, awdal with the rest of the Somalis in the South and east make up an overwhelming majority of Somalia. If I was Somaliland I'd leave this is of insulting. Wither u go ur on way or not has a lot to do with the wishs of these supposed Internet states. But the problem is internet states are playing hide and seek on the internet but in Somaliland they are bored so they don't mind playing with internet states:D -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
I never knew awdal state was a rebel movement war they have a parliament speaker and a whole cabinet like President darmans government:D -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Anigu ma cid baan kaladhka haysta laakin Awdal waxay ku tala Africa dadku wa inay ta fahmaan ku xalin meysid basement adigu isku so xidhid oo aad heeso qaadid. Wadada borama ila lughaya ila iyo garbo dadar ila qulijeed ila iyo Seylac marta waad taqana hadi kale inaga dayaa buuqa. Faaraah anigu Qabiil iyo waxa ma jecli inan ka hadlo marka waxa horta meel inaga dhig, qabiil oo dhan ba waan nacay anigu , anigu xita qabiil ba ma lihi. Xaajiga gadhka cad leh baan ahay. -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
^^ Hadal badan haan ma buuxsho bay Somalidu tidha. -
Let it be known to the democratic, civilized global communities;
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
To much clan and qabyalaad in here nothing new this clan lives here that clan lives there this clan lives up there nonsense. Even the MOST unionist Professor Ahmed Ismaiil Samatar from awdal is against this Dawarsi Qurba meer state:D Wax cusub lama sheegin.
-
Popular Contributors