Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,961
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Midnimada Beesha Liibaaxyada is Midnimada Somaliland
  2. A khadar adigu hadaad ka mid tahay iyo reer Maakhir iyo reer seylac iyo reer Awdal iyo Libaaxiyada Daalo ku shiraya so qaran ma nihin:D
  3. War De Deg Ah—- Taliye ku xigeenka 2aad ee Booliska Puntaland oo goor dhawayd Garowe lagu dilay. Posted by Puntlandi on July 2nd, 2012 Garowe(puntlandi.com)Waxaa goor dhawayd magaalada Garowe ee xarunta dawlada Puntland lagu dilay Taliye kuxigeenkii 2aad ee Booliska Puntland oo lagu magaacbo Col. Cabdullaahi Saalax Maxamed Cali Bulay laguna naanaysi jiray NADAARA. Dilkan oo ka dhacay wajahada hore ee Hotel BULSHAALE oo ku yaala inta u dhaxaysa Daarta ay degantahay Idaacadda SBC iyo Xarunta Shirkada Isgaarsiinta ee Golis ayaa waxaa gaystay dablay hubaysan oo aan ilaa iyo hada la shaacin. Marxuumka ayaa la sheegayaa in ka hor markii dilkan loo gaystay uu ka soo baxay Hotelkan oo uu deganyahay dilka kadibna uu mudo daqiiqado badan ah goobta yaalay. Ma jiraan wax ciidan ah oo goobta yimid markii u dilku dhacay, wuxuuna marxuumku ku geeriyooday isla goobtan rasaastu ay ku haleeshay, nafna lagu qadin markii maydkiisa isbitaalka loo dhigay. Madexweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Gen, Cabdi samad Cali Shire ayaa 1-dii bishan July xilka Taliye ku xigeenka ka qaaday Marxuumkan iyadoo sidoo kalana laga wareejiyay Gaarigii uu watay oo ay dawladu lahayd. Ma jirto Cid dawlada ka tirsan oo dilkan ka hadashay wali, si dhab ahna wali looma garanayo cida dilkan gaysatay iyo ujeedada Marxuumkani loo dilay.
  4. Madaxda Soomaalida ee ka qeyb galeesa Shirka Contact Group oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga iyo Shirka oo Furmaya Barito Roma Isniin 2 July 2012 SMC Naga soo wac halkan (Skype) 01-07-2012- Roma, Iyadoo Maalinta Barrito ah uu si toos ah ugu furmayo Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee (Contact Group) ayaa waxaa saakay illaa iyo gabal dhicii Maanta Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga soo gaarayay Wufuud kala gedisan oo ka kala socday Madaxda Dowlada Federalka KMG ee Soomaaliya, Ururka Ahlu Sunna, Maamulka Galmudug iyo Maamulka Puntland. Wafdigii ugu horeeyay ee soo gaaray dalka Talyaaniga ayaa waxa uu ahaa Kuxigeenka Ra'iisul Wasaaraha, Ahna Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise, iyadoona Garoonka Diyaaradaha Magaalada Roma uu si diiran ugu soo dhaweeyay Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalalka Talyaaniga iyo Biljum, ahna Wakiilka dalka Soomaaliya ee Midowga Yurub Amp. Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde, Waxaana Galabnimadii soo gaarey Xubno ka socday Ururka Ahlu Sunna iyo Maamulada Galmudug, Puntland. Sidoo kale Waxaa Gabaldhicii Maanta soo gaaray Magaalada Roma ee dalka Itaaliya Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyadoona Garoonka uu si weyn ugu soo dhaweeyay Amp. Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde) oo Maanta si weyn ugu Mashquulsanaa soo dhaweynta Wufuuda kala gedisan ee ka qeyb galeesa Shirka Contact Group. Amp. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa Habeen-nimadii Caawa Casho Sharaf aad u qiimo Badan u sameeyay Wafdigii kala gedisnaa ee Maanta soo gaaray Magaalada Roma ee dalka Italia, kuwaasi oo maalinta Bariito ah ka qeyb galaya Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Contact Group. Maalinta Barrito Ayaa la filaya in uu Magaalada Roma Soo gaaro Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya, Prof. C/weli Maxamed Cali "Gaas", iyadoona Duhurnimada Barri lagu wado in uu si toos ah u furmo Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga kiisa ugu danbeeyay ee qabsoomaya ka hor inta aan laga bixin xilliga KMG-nimo.
  5. Haatu;847530 wrote: Xaaji, You forget, back then, you were Somalia. Punto, confederacy between the 5 regions isn't bad. No back than i was the Somali Democratic Republic:D
  6. They gained independence and as soon as they gained independence the saw the Somali republic at war with Ethiopia but the elites of Djibouti didn't want to join the Somali republic nor did the population want to join the Somali republic or they were indifferent. But if the Somali republic played it well they could've asked the french and Europeans before they gained independence to federate Djibouti with the Somali republic the same way Emperor Haile sellesie lobbied at the league of nations to federate Eritrea with Ethiopia. This could have been an option i mean if Djibouti was part of the Somali republic than we at-least united Somaliland Somalia and Djibouti 3 parts of Somaliweyn.
  7. Liibaan President Siilaanyo shakes hand will all the leaders Shaking hands with the Hargeysa mayor
  8. Liibaan u are comparing apples to oranges the commander of Guutada Ismaciil mire Keyse Abdi Yusuf was doing the bidding for you not that long ago and creating a Somaliland political party.The treasurer of the ssc group was not that long ago roaming deep in the nugaal valley. Not to forget the Parliament speaker of the ssc Khusuusi Cabdirisaaq Gacmay was attending President Siilaanyos peace conference in widhwidh last year. And now Xaglatoosiye, the day u see Buuba or jamac kaluun or ina omaar coming to Somaliland with out asking forgiveness for their treacherous behavior is the day u can compare the two.
  9. :D:D Sheikh sharif was in diapers when Siilaanyo was a government official in the sixties
  10. Monica ma baby bay ahayd markay afka wax gashanaysey xiligi Clinton i swear waxay ahayd naag weyn oo qaan gaadh ah.
  11. Waryaaa showqi reerka shirayaa qabill maha waa qaran dhan cadcadeed iyo cadceed bay dagaan cidhifyada dunida.
  12. Carafaadow I never really had problems with flags I lived more under the blue flag than the somaliland flag. Hada guriga calanka bluegu ba waaa I yaala oo halkisa bu sudhan yahay.
  13. So sh sharif and President siilaanyo discussed behind scenes support me support you:D
  14. Sirta Ka Dambeysa Shirka Dubai Oo Professor Buubaa Qarxiyay,Talana Ku Soo Jeediyay In Puntland Shirka Lagu Soo Daro Thursday, 28 June 2012 09:54 Wasiirkii hore ee arimaha dibadda ee Dawladda Soomaaliya Ismaaciil Hure Buubaa ayaa isago kusugan magaaladda Nairobi waxaa uu ka dhawaajiyay in shirka qarsoodig ah ee Dubai ay ku yeelanayaan Madaxweyne Shariif iyo Siilanyo,ay natiijo la'aan ku dhamaato,ilaa wadahalada ay goob-joog ahaadaan Maamulka Puntland oo xuduud iyo ganacsi uu kala dhexeeyo Somaliland,wuxuuna niyad-jab ka muujiyay in shairkaasi ku dhamaan-doonaan (Shimbirayahoow heesa)maadaama Madaxweynihii Puntland ee Dubai ku-sugan,aan lala socod-siin shirka khudbasirada ah ee Hotel-Dubai ku-yaal ay si hoose ugu wada hadlayaan Madaxweynaha 60ka-beri u dhiman ee Sheekh-Shariif iyo midka Somaliland Siilaanyo,waxaana shirkan isku soo duba-riday Sii-hayaha Safiirka Soomaalida ee Imaaraadka Carabta C/qaadir Shiikheey oo loo yaqaan Sidoo kale Madaxweyne Shariif ayuu sheegay inuu dano-gaar-ah ka leeyahay wadahalada Dubai,isagoo doonaya inuu balan-qaad been ah u balan-qaado Somaliland,oo ay ka mid-tahay in muddo 5-sanno ah Maamulka Somaliland ay qaataan Federaalka,caasimadana ay noqoto wareegto,5-tii sanaba mar Hargeysa,Muqdisho,iyo Boosaaso loo wareejiyo,taa bedelkeedana Xildhibaanadda Beelaha Somaliland ee kaga jirta barlamanak TFG ee bisha Agoosto codaynaya ay Madaxweyne u-doortaan Sheekh-Shariiif,isagana uu balan-qaaday in 5-sanno cod loo qaadi-doono Somaliland.sida ka dhacday Koonfurta-Sudan,kadibna ay noqdaan Dawlad gaar ah,laakiin shuruuda hortaal ay tahay,in xilka Madaxweynaninimada lagu taageero. Buubaa ayaa ka dhawaajiyay in arimahan qarsoon ee Shariifka uu Dubai la yimid,ay u hirgeli-karto oo qura,hadii maamulka Puntland ay ogolaadaan,wuxuuna arin adag ku tilmaamay in MadaxweynE C/raxmaan Faroole ay adag-tahay inay u-cuntumaan qododaban qarsoon ee Shariifka hoosta ku-wato. Hadalkan kasoo baxay Mr Buubaa ayaa kusoo aadan xili Wadahadaladii ugu horeeyay ay labada dhinac ku yeesheen London mar kalana ay ku kulmayaan dalka Imaaraadka Carabta
  15. ^^ They started as a unionist movement how ever there were members who believed in an independent Somaliland but they were a minority.
  16. 'Liibaan';847179 wrote: Khaatumo State Of Somalia is going through the same evolution as other Regions of Somalia (Somaliland 1993, Puntland 2001, Galmudug, etc). If XaglaToosiye leaves SSC/Khaatumo, he will lose all the support and will be marginalized . XT will be like Tuur and Xaabsade. If Siilaanyo is really serious about the Peace, he should stop attacks on Buhoodle and other Khaatumo towns, he should remove all Somaliland militia from Khaatumoland, and talk to the current Leadership of KHaatumo State, traditional leaders and elders, and Khaatumo People in general. Shacabka Soomaaliya sida Woqooyi Galbeed Iyo Khaatumo waa dad walaalo oo wax badan wadaaga. Waxa loo bahanyahay waa nabad sidii loogu wada noolan lahaa. But Liibaan Haabsade never supported ssc or Khaatumo he was a former Somaliland parliament speaker than the interior Minister of Puntland than back to Somaliland as the information Minister. As for Abdiraxmaan tuur late Somaliland President aun he was a unionist and every one knew initially SNM started as a unionist rebel movement so he is not really to blame. He was the last SNM chairman and both him and caydid wanted to honor the pact they signed in 1989.
  17. As for being a homogeneous group here is the catch because the Somalis are all the same they all do the same thing maanta hadaan tukaan kabaha ibiya furto mid ba iga ag furanayo garan mayo war adigu tukaan caanaha ibiyo furo. Nudawn Somalidu Mijjo iyo Madax ma ka la laha wa wada Amiir and they are all nomads marka laga reebo inta yar eeh beeraha fallata. The same as the Arabs but the problem is the Arabs beri bay heshiiyeen oo waxay ku heshiiyeen inanay heshiin. The same as the Somalida for example Somaliland iyo Somalia ayaa la yidhi way wada hadlayaan hada 2 weeg waxay ka hadlayeen uun in la wada hadlo:D
  18. Nudawn;847178 wrote: Xaaji you're right Somalia didn't exist 100 years ago or 70 years for that matter. The Somali people Are a homogenous people. Where else in Africa besides the northern Arabs, can you travel thousands of miles across coastline, hinterlands, semi desert, jungles and plains, to find the same language spoken. Yea sure with a change of accent depending on where you are. Xaaji to answer you're question, the root of our problem is lack of resources. Not really there are enough resources fishery oil gas rivers bananas but even with all those resources it doesn't really matter Somalia needs start proper industry in the country invest in human resources that's the best way forward. Somalis always blame the west for their own shortcomings intay wadankoodi so burburiyeen bay yidhahaan gaalada ka danbeysey maya adiga istupidh ah dalkaagi so burburiyey gaaladuna way ka faiideysanayan uun nothing else.
  19. So tribalism is not the issue there are no tribal wars in Somalia u need to bring people closer to each other u need to make sure they trust each other again they need to have an external enemy. I always found it strange why the former Siad bare government tried to abolish tribalism back in the days there was no need really. Because of that later the regime was seen as one tribe against the rest and as a result you had a flood of S S S factions. Give tribes a place in society Somalia is doing that now the 4.5 tribal system for example its excellent.
  20. Mario wabu xanaaqay marki laga badiyey what a bad loser lol.