Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,847
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. A_Khadar;847917 wrote: Xaqdaro looma doodee, maxay meesha ka qabanayaa maleeyshida qabiilkiinu? Uma doodin anigu eeh siday wax u dhaceen uun baan sheegey.
  2. War waan dalacay beryahan skype baan bartay man i love technology
  3. Ciidamada Qaranka JSL ee Sool-Joogto ayaa la sheegayaa in ay dhirbaaxo dhufteen isku day ay koox Maleeshiyo ahi ku doonaysay in ay weerar gaadmo ah ku soo qaado. Koox aan weli si fiican loo aqoonsan ayaa xalay weerar gaadmo ah ku soo qaaday ciddmada qaranka JSL ee jiidda hore - Sool Joogto ee gobolka Togdheer Dhacdadan oo weli laga soo saarin ayaa waxa jira warar soo gaadhaya sxaafadda oo sheegaya in uu xalay shilkaasu dhacay. Weerarkan oo gaadmo ahaa ayaa la sheehay in ay ku jabtay kooxdaasu ka dib markii ay ciidamada qaranku ku dhufteen dhirbaaxo kulul oo midba meel ka tuurtay. Weerarkan oo dhacay goor danbe oo xalay ah ayay ciidamadu deris lama illaawaan ah u dhigeen kooxdan weerarka soo qaaday. Kooxdan ayaa loo malaynayaa in ay yihiin qaar ka hinaasay wada xaajoodka dhex maray Hogaamiye kooxeedka waxa loogu yeedho Ssc ee Saleebaan Xagle-Toosiye iyo Hogaanka sare ee JSL. Si kastaba ha ahaatee kooxdan ayaa ku fashilantay weerarkan markii la il helay ee dib loo baacsaday. Illaa iminka lama soo sheegin wax khasaare ah oo halkaas ka dhacay labada dhinac midna. SL Media.
  4. Clashes like this happen all the time but some say the Militia from Buhoodle attacked the army because they wanted to proof that Xaglatoosiye didn't represent them. When he made peace with president Siilaanyo of Somaliland, it was just a desperate attack.
  5. Haatu;847887 wrote: Somalia, I didn't say that it doesn't define the borders, but it paves the way for foreign countries to make claims. As for the Capital, does that even need to be put before any parliament? The capital is Muqdisho . Ama ku farax ama ka nax, this is a reality. Freeman, who says our armies have to fight? But what we can do is force the Ethiopians to call a referendum. That way, the people can decide. But I just want you to know how important economically that land is. Haatu the problem with the NFD district is that there is no resistance in that region at all unlike in the O'gaden region the onlf still there still fighting for self determination. Separation must be pushed by a forceful resistance as we have seen in Africa. Referendum la isma siiyo uun dee wa la kasbada.
  6. Did they accept the Italian and Anglo border with Kenya and the Italian Abyssinian border with Ethiopia in the new constitution?
  7. If there are no dacas in the morning in the Bathroom.
  8. Taleexi;847805 wrote: This is so hard to be understood to those of our midst with fixed minds. Neither Xaglatoosiye nor Dr. Galaydh can be taken seriously if they deviate from the mission of Khaatumo. To all the haters, Khatumo ideology is thriving in its birthplace and that is what farsighted people should see. Taleexi abti there was a time that the garaad clan used to say not that long ago maybe a decade or so that who ever is against Puntland is a Somaliland agent now it is who ever does this doesn't represent us i think there is a lack of leadership when it comes to khatuumites. I will not say they are confused but their politicians all have different agenda's for instance ssc the movement that was called ssc Cali Sabaray joined Khatumo Xaglatoosiye was left behind Keyse and the Khusuusi guy joined Somaliland. All of the leaders went their separate ways now you should ask you're self who is to blame who is responsible for this the leaders of ssc/khatumo the supporters or the politicians or the tribal chiefs.
  9. Midnimada Beesha Liibaaxyada is Midnimada Somaliland
  10. A khadar adigu hadaad ka mid tahay iyo reer Maakhir iyo reer seylac iyo reer Awdal iyo Libaaxiyada Daalo ku shiraya so qaran ma nihin:D
  11. War De Deg Ah—- Taliye ku xigeenka 2aad ee Booliska Puntaland oo goor dhawayd Garowe lagu dilay. Posted by Puntlandi on July 2nd, 2012 Garowe(puntlandi.com)Waxaa goor dhawayd magaalada Garowe ee xarunta dawlada Puntland lagu dilay Taliye kuxigeenkii 2aad ee Booliska Puntland oo lagu magaacbo Col. Cabdullaahi Saalax Maxamed Cali Bulay laguna naanaysi jiray NADAARA. Dilkan oo ka dhacay wajahada hore ee Hotel BULSHAALE oo ku yaala inta u dhaxaysa Daarta ay degantahay Idaacadda SBC iyo Xarunta Shirkada Isgaarsiinta ee Golis ayaa waxaa gaystay dablay hubaysan oo aan ilaa iyo hada la shaacin. Marxuumka ayaa la sheegayaa in ka hor markii dilkan loo gaystay uu ka soo baxay Hotelkan oo uu deganyahay dilka kadibna uu mudo daqiiqado badan ah goobta yaalay. Ma jiraan wax ciidan ah oo goobta yimid markii u dilku dhacay, wuxuuna marxuumku ku geeriyooday isla goobtan rasaastu ay ku haleeshay, nafna lagu qadin markii maydkiisa isbitaalka loo dhigay. Madexweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Gen, Cabdi samad Cali Shire ayaa 1-dii bishan July xilka Taliye ku xigeenka ka qaaday Marxuumkan iyadoo sidoo kalana laga wareejiyay Gaarigii uu watay oo ay dawladu lahayd. Ma jirto Cid dawlada ka tirsan oo dilkan ka hadashay wali, si dhab ahna wali looma garanayo cida dilkan gaysatay iyo ujeedada Marxuumkani loo dilay.
  12. Madaxda Soomaalida ee ka qeyb galeesa Shirka Contact Group oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga iyo Shirka oo Furmaya Barito Roma Isniin 2 July 2012 SMC Naga soo wac halkan (Skype) 01-07-2012- Roma, Iyadoo Maalinta Barrito ah uu si toos ah ugu furmayo Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee (Contact Group) ayaa waxaa saakay illaa iyo gabal dhicii Maanta Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga soo gaarayay Wufuud kala gedisan oo ka kala socday Madaxda Dowlada Federalka KMG ee Soomaaliya, Ururka Ahlu Sunna, Maamulka Galmudug iyo Maamulka Puntland. Wafdigii ugu horeeyay ee soo gaaray dalka Talyaaniga ayaa waxa uu ahaa Kuxigeenka Ra'iisul Wasaaraha, Ahna Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise, iyadoona Garoonka Diyaaradaha Magaalada Roma uu si diiran ugu soo dhaweeyay Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalalka Talyaaniga iyo Biljum, ahna Wakiilka dalka Soomaaliya ee Midowga Yurub Amp. Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde, Waxaana Galabnimadii soo gaarey Xubno ka socday Ururka Ahlu Sunna iyo Maamulada Galmudug, Puntland. Sidoo kale Waxaa Gabaldhicii Maanta soo gaaray Magaalada Roma ee dalka Itaaliya Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyadoona Garoonka uu si weyn ugu soo dhaweeyay Amp. Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde) oo Maanta si weyn ugu Mashquulsanaa soo dhaweynta Wufuuda kala gedisan ee ka qeyb galeesa Shirka Contact Group. Amp. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa Habeen-nimadii Caawa Casho Sharaf aad u qiimo Badan u sameeyay Wafdigii kala gedisnaa ee Maanta soo gaaray Magaalada Roma ee dalka Italia, kuwaasi oo maalinta Bariito ah ka qeyb galaya Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Contact Group. Maalinta Barrito Ayaa la filaya in uu Magaalada Roma Soo gaaro Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya, Prof. C/weli Maxamed Cali "Gaas", iyadoona Duhurnimada Barri lagu wado in uu si toos ah u furmo Shirka Kooxda Xiriirka Caalamiga kiisa ugu danbeeyay ee qabsoomaya ka hor inta aan laga bixin xilliga KMG-nimo.
  13. Haatu;847530 wrote: Xaaji, You forget, back then, you were Somalia. Punto, confederacy between the 5 regions isn't bad. No back than i was the Somali Democratic Republic:D
  14. They gained independence and as soon as they gained independence the saw the Somali republic at war with Ethiopia but the elites of Djibouti didn't want to join the Somali republic nor did the population want to join the Somali republic or they were indifferent. But if the Somali republic played it well they could've asked the french and Europeans before they gained independence to federate Djibouti with the Somali republic the same way Emperor Haile sellesie lobbied at the league of nations to federate Eritrea with Ethiopia. This could have been an option i mean if Djibouti was part of the Somali republic than we at-least united Somaliland Somalia and Djibouti 3 parts of Somaliweyn.
  15. Liibaan President Siilaanyo shakes hand will all the leaders Shaking hands with the Hargeysa mayor
  16. Liibaan u are comparing apples to oranges the commander of Guutada Ismaciil mire Keyse Abdi Yusuf was doing the bidding for you not that long ago and creating a Somaliland political party.The treasurer of the ssc group was not that long ago roaming deep in the nugaal valley. Not to forget the Parliament speaker of the ssc Khusuusi Cabdirisaaq Gacmay was attending President Siilaanyos peace conference in widhwidh last year. And now Xaglatoosiye, the day u see Buuba or jamac kaluun or ina omaar coming to Somaliland with out asking forgiveness for their treacherous behavior is the day u can compare the two.
  17. :D:D Sheikh sharif was in diapers when Siilaanyo was a government official in the sixties
  18. Monica ma baby bay ahayd markay afka wax gashanaysey xiligi Clinton i swear waxay ahayd naag weyn oo qaan gaadh ah.
  19. Waryaaa showqi reerka shirayaa qabill maha waa qaran dhan cadcadeed iyo cadceed bay dagaan cidhifyada dunida.