-
Content Count
30,035 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The election getting postponed to the 17th of September
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Whats seems to be the problem this time the dead line was august 20 now it will be September 20 -
Sharif : we need to separate Religion and Government
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
What sh sharif is no longer an islamist -
The support of xagabaglaashi xita:D
-
Bold news Somali are there Somalis out there who have problems with Adolf Hitler
-
Faroole: Meles Senawi Anaga Ayuu Naga Geeriyooday
Xaaji Xunjuf replied to walaalkis's topic in Politics
Well Qeybdiid was the biggest supporter of the Ethiopian troops in Somalia in 2006 so i am not surprised at all -
Galaydh is an awesome leader and he has shown his leadership skills since his political career and faroole fears him so much Faroole insulted galaydh so many times on tv radio etc Faroole feels so threatened by Galaydh and Cabdi cawar doesnt even stand a chance he will not be president mark my words.
-
I am sure professor cali khalif galayd did some serious damage to these people:D
-
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in General
Carafaat;864027 wrote: Shekadan mar hore ayaanu so xirnay. dub ha usoo celinina. You have only Somali singers and poets , most are dead and some are residing in the UK, some like Binti Cumar Gacal are in Muqadisho and you have some new singers like Mursal, Khadar Silimo, Saxardiid residing in Hargeysa. No you have Somaliland Somalia Kenyan Ugandan South african Cameroon singers. All countries have different singers and poets. -
Why are we discussing something that will never happen.
-
ILeey given funeral speech right after the new Prime Minister
Xaaji Xunjuf replied to Mooge's topic in Politics
War muxu is xiijiyey -
REER LAASCAANOOD OO MAANTA SI AAN HORE LOO ARAG U SOO DHAWEEYEY GUDOOMIYE KU XIGEENKA URURKA XAQSOOR IYO WAFTI UU HOGAAMINAAYO+ SAWIRO Sunday September 02, 2012 Laascaanood ( CNN)- Gudoomiye ku xigeenka urur siyaasadeedka Xaqsoor Md Cali Maxamuu Axmed (Cali Sandule) iyo wafti balaadhan uu hogaaminaayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Laascanood ee Xarunta Gobolka Sool. Soo Dhaweynta gudoomiye ku xigeenka ahna murashaxa ururka Xaqsoor ayaa guud ahaan laga soo dhaweyey Gobolka Sool, waxaanay reer Sool oo oodohoogii wataa kaga horyimaadeen deegaanada Yogori, Guumaysay iyo tuulooyinka yar yare ee dhanka galbeed ka soo xiga magaalada Laascaanood. Taageerayaal aad u tiro badan iyo baabuur xad dhaaf aha ayaa kaga horyimi Adhicdaysay iyo Yogori, kuwaas oo ilaa magaalada galbiyey waftiga iyo gudoomiye ku xigeenka ururka Xaqsoor. Dadweynaha magaalada Laascaanood ayaa gudoomiye ku xigeenka ururka Xaqsoor u muujiyey taageerada balaadhan ee ay u hayaan ururka iyo Cali Sandulaba, waxaana guud ahaan la kala xidhay isku socodka baabuurta, waxaana mar kaliya xidhmay wadada dheer ee magaalada Laacaanood dhex marta. Reer Laascaanood waxay guud ahaan hareero tubnaayeen soo dhawaynta gudoomiye ku xigeenka Xaqsoor ageed laamiga dheer ee magaalad Bariga uga baxa, waxaanay laamiga la tubnaayeen calamada ururka Xaqsoor iyo caleemo qoyan oo ay ka jarteen dhirta hareeraha wadada ku taalay. Gudoomiye ku xigeenka ururka Xaqsoor Cali Sandule ayaa Hotel Xamadi ee magaalada Laascaanood kula hadlay taageerayaasha soo dhaweeyey, waxaana u sheegay in aanu marnaba abaal kooda gudi karin, isaga oo ilaahay uga baryey in uu badalkeeda siiyo. Sidoo kale Cali Sandule ayaa halkaasi ka shaaciyey in maalinta bariah la shaacin doono dhamaan murashaxiinta golaha deeganka ee magaalada Laacaanood uga qayb galaysa, waxaanu sheegay inuu la tashiyo la samayn doono odayaasha iyo waxgaradka gobolka, si buu yidhi loo soo xulo dad tayo leh oo gobolka iyo magaaladaba waxqabad dhab ah u sameeya. Cali Sandule ayaa wax laga xumaato ku tilmaamay laamiga magaalada Laascanood, gaar ahaana jidka laamiga ah ee u dhexeeya Laascaanood iyo Adhicadays oo burbur bani soo gaadhay, waxaanu ugu baaqay dhamaan qurba jooga Xaqsoor iyo kuwo gobolka u dhashay in maalmaha soo socda jidkaas la dhiso. Ugu danabyntii gudoomiye ku xigeenka ururka Xaqsoor wuxuu soo dhawayn kala kulmay intii uu jidka ku soo jiray tuulooyinka, Yogori, Adhi cadays, Guumays, Caynaba oo ah xarunta gobolka Saraar.