Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Oo Ka Xumaaday Dhaawac Nairobi Lagu Gaadhsiiyay Fanaanada Nimco Dareen, Maanso Koobana Ka Curiyey Hargeysa (Ramaas) Sept 9,2012 – Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka mid ah sugaanyahanada dhulka Somalida ugu caansan ayaa ka dhiidhiyey dhaawacyo Magaaladda Nairobi lagu gaadhsiiyay Fanaanada da’da yar ee Nimco Dareen. Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, waxa uu tix suugaaneed kooban ka soo saaray falka lagu dhaawacay Nimco dareen oo laba todobaad ka hor dhaawac lagu gaadhsiiyay goob ka mid ah Nairobi oo ay bandhig faneed ku qabatay. Abwaanka oo Hargeysa ku sugan ayaa Wariyayaal Ramaas ka mid ah oo la kulmay u sheegay in falkaasi ahaa mid gef ah oo fool xumo iyo waxyeelo ku ah fanaaniinta Somaliyeed guud ahaantood, isaga oo sheegay inuu aad uga xumaaday falka lagula kacay Nimco dareen markii uu maqlay isla-markaana uu ka sameeyay tix suugaaneed uu ku canaanayo dadka cadowga ku ah fanka iyo fanaaniinta, fariina ah u bahda fanka Somaliyeed. Maansada Abwaan Axmed Saleebaan Bidde ka tiriyey falkaasi ayaa u dhignaa sidan: Ninka nagu gafayoow horta soo gadaal baro Gabayada iyo geeraar iyo heesihii gumeysiga U cadeyay guunee Gilgilee wadnah jaray godmadow biyo u dhigay Gaadhsiiyay quustii iyo galab carawgii calankan galacliyo Garansiiyay soomaalida Gobanimo waxay tahay garan waaga nacaska ah Gonda cunaha cadawga ah Taariikh gunteed iyo baarkeedna garaneyn. Gad qabiil xinkeediyo Gal siyaasad aan lahayn ku gaafaya fanaanin ifka wuu ku googi’i Aakhirana god naareed hebel laawe wuu gali gafka iyo qaloociyo gardarduu u galay kibir dadka intii garaadlihi iyo malaa’igta aan gadmin guule waa ogsoonyahay Waxay tahay gadeyduna Maansadan gar-sheegta ah saxar inaan la gaadhsiin guud ahaan fanaaniinta Gala soomaali dhalladkeed.
  2. Waryaa Madaxda yaan la caayin don't hate player change the game.
  3. Axmed samatar and cabdi weli ba loogu qaatay wax meesha ka hadlay.
  4. Dr osman you have 12 seats and a few votes from Azania i am sure thats where it ends for you even saado cali is voting for Faarmaajo.
  5. I have no issues with him i just said he will not be President Dr Osman and thats a fact the Admin in Garowe is worried to and i think you know why they're worried.
  6. The Garowe boys are worried this seems to be good news.
  7. Oba hiloowle the water nile doesn't really concern me Ethiopians and Egyptians fighting either but if war breaks outhere will be hundreds of thousands refugees coming to Somaliland Djibouti Somalia Kenya Eritrea all over the horn. Nothing is just black and white war brings only destruction to them but to us it will bring refugees diseases etc etc
  8. Both Ethiopia and Egypt are not ready to go to war both countries are about to have new leadership Morsi already took over how ever the nile issue is a very controversial subject its a subject that continued for decades.Egypt is Military superior to Ethiopia but the Ethiopians have the nile basin countries behind them and the Ethiopians are pushing for a deal where they can continue build dams.
  9. ahahahaha what a funny guy this is circus Somalia saaxibo istratigic baanu u sameehaa:D