-
Content Count
29,841 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Discipline - A Harmful Traditional Practice in Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
AYOUB;866749 wrote: ^ Afewerki has not been the same since the Meles' demise. What Abtigiis is Afarwerki:D -
Democracy for all
-
Where is duke who said the warlords will note vote:D
-
War Deg Deg ah— Akhriso Magacyada Hogaamiye kooxeedyadii oo la dhaariyey loona fasaxey iney Codeyn karaan Posted by Pi on September 10th, 2012 20 kamid ah Qabqablayaashii dagaalka iyo rag kale ayaa la dhaariyey hada waxayna diyaar u yihiin iney ka qayb galaan Doorashada, Labaatankaan Xildhibaan ayaa si buuq ku jiro loogu codeeyey iney inay kusoo biiraan baarlamaanka, arintaasoo buuq ka dhex abuurtay Xildhibaanada. Magacyada la dhaariyey hada waxaa kamid ah Bootaan Ciise Caalin Cumer Maxamuud Maxamed (Filish) Maxamed Qanyare Afrax Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi Maxamed Ibraahim Xaabsade Axmed Ducaale Geele Xaaf Xirsi Aadan Rooble C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf Maxamed Farax Jimcaale Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor) Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe C/llaahi Shiikh Ismaacii Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale Wixii soo kordha kala socda Puntlandi.com
-
^^ Carafaat if something happens to Awoowo its ur fault.
-
Its on Royal TV elections will start soon.
-
Mid madaxweyn leh oo murayad xidhan ba hadlayaa
-
Mooge ma waxad sheegeysa berigi la idin karbaashay
-
Carafaat but don't even hope that,Somalia never had a President from Somaliland so its unlikely to happen.
-
Nice government
-
diwaangelinta xisbiga is so funny with odayga buuran eeh xundhurta qawaan waan haya xisbigi urur siyasadeedki waan haya macal isagu salaadintisa wata macal gudooomiyihi kumeel gaadhka ururka magacisa fil bari wal baxri al turabi waxa tagaan suldaanka dadka eeh maaalinti dhawayd la doortay war nimanka la hadal kow dhe nimanka suul iyo sexeex ka qaad 50.000 baan so dirayaa 30.000 na waan so raacinaya inti so dhaweysta war lacagta halkee laga qadayaa suldaan ha deg degin lacagtu hortaday taalaye eh halkee laga qaadanaya lacagta xawaalda hadaan kooyey ku keydso ka doono ka qaado wa xawalaad jirta war muxu yidhi ku keydso ku dirso ka qaado u doono online haa dee wa online iyadina wa online online
-
Prof: Geedi oo qudbad macsalamayn ah u jeediyay Musharaxinta Kale
Xaaji Xunjuf replied to malistar2012's topic in Politics
Carafaat he got that money from King Fahd ibn Abdulaziz Al Sacuudi it was not the money of the Somali tax payers but more donations from Saudi arabia. -
Imagine they be the President and Prime minister.
-
Oo ma Sh sharif ba ku joojinayaa:D
-
Xaaska Sharif oo istaaga ka dhacday asigoo khudbeynaya!
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Whats wrong with parading with ur wife? -
Farmaajo - Banaanbax Lagu Taageerayo oo Mogadishu Kadhacay
Xaaji Xunjuf replied to Macallinka's topic in Politics
The People of Mogadishu like Faarmajo no doubt about that. -
Xaaska Sharif oo istaaga ka dhacday asigoo khudbeynaya!
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
i hope the poor lady is doing fine she must be exhausted its not easy if ur Husband is running for President in a wartorn country.
-
Popular Contributors