Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,842
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Its not the end of the world they are just 16 mps now dont act you dont like the warlords u supported cabdiqeybdiid as President of Galmudug you're hero Cabdilahi yusuf Yey even made Muhammad dhere the governor of Banadir come on dont act like you hate the warlords:D
  2. AYOUB;866749 wrote: ^ Afewerki has not been the same since the Meles' demise. What Abtigiis is Afarwerki:D
  3. Where is duke who said the warlords will note vote:D
  4. War Deg Deg ah— Akhriso Magacyada Hogaamiye kooxeedyadii oo la dhaariyey loona fasaxey iney Codeyn karaan Posted by Pi on September 10th, 2012 20 kamid ah Qabqablayaashii dagaalka iyo rag kale ayaa la dhaariyey hada waxayna diyaar u yihiin iney ka qayb galaan Doorashada, Labaatankaan Xildhibaan ayaa si buuq ku jiro loogu codeeyey iney inay kusoo biiraan baarlamaanka, arintaasoo buuq ka dhex abuurtay Xildhibaanada. Magacyada la dhaariyey hada waxaa kamid ah Bootaan Ciise Caalin Cumer Maxamuud Maxamed (Filish) Maxamed Qanyare Afrax Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi Maxamed Ibraahim Xaabsade Axmed Ducaale Geele Xaaf Xirsi Aadan Rooble C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf Maxamed Farax Jimcaale Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor) Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe C/llaahi Shiikh Ismaacii Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale Wixii soo kordha kala socda Puntlandi.com
  5. ^^ Carafaat if something happens to Awoowo its ur fault.
  6. Its on Royal TV elections will start soon.
  7. Mid madaxweyn leh oo murayad xidhan ba hadlayaa
  8. Mooge ma waxad sheegeysa berigi la idin karbaashay
  9. Carafaat but don't even hope that,Somalia never had a President from Somaliland so its unlikely to happen.
  10. diwaangelinta xisbiga is so funny with odayga buuran eeh xundhurta qawaan waan haya xisbigi urur siyasadeedki waan haya macal isagu salaadintisa wata macal gudooomiyihi kumeel gaadhka ururka magacisa fil bari wal baxri al turabi waxa tagaan suldaanka dadka eeh maaalinti dhawayd la doortay war nimanka la hadal kow dhe nimanka suul iyo sexeex ka qaad 50.000 baan so dirayaa 30.000 na waan so raacinaya inti so dhaweysta war lacagta halkee laga qadayaa suldaan ha deg degin lacagtu hortaday taalaye eh halkee laga qaadanaya lacagta xawaalda hadaan kooyey ku keydso ka doono ka qaado wa xawalaad jirta war muxu yidhi ku keydso ku dirso ka qaado u doono online haa dee wa online iyadina wa online online
  11. Carafaat he got that money from King Fahd ibn Abdulaziz Al Sacuudi it was not the money of the Somali tax payers but more donations from Saudi arabia.
  12. Imagine they be the President and Prime minister.
  13. ^^ Darmaan manu ahayn ninki iskis isku magacaabay madaxweyne oo xita xukumaad dhan leh oo qurbaha mereysta.
  14. Oo ma Sh sharif ba ku joojinayaa:D
  15. The People of Mogadishu like Faarmajo no doubt about that.
  16. i hope the poor lady is doing fine she must be exhausted its not easy if ur Husband is running for President in a wartorn country.