Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,961
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Apophis;869233 wrote: Unlikely; maybe with Kenya but not the Ethiopians. Why would Somaliland make an alliance with Ethiopia why cant Somaliland and Somalia make an alliance.
  2. Carafaat;869230 wrote: How about if Somalia and Ethiopia form an alliance. Like France and Djibouti:D
  3. There was a time i believed in unity of Somaliland and Somalia it was in my younger years very very long time ago.
  4. Carafaat;869167 wrote: Yes, hearing sane leaders from Somalia is new. Your adeero's goverment and his PM Geedi used to threaned SL and tried to paralyze it on several ocassions. Remember 1991 Cali Mahdi bala weydiye waxa lugu yidhi woqoyi wa goosteen markasu yidhi afkoooday ka yidhaheen Cabdiqasim salaad bala weydiyey Somaliland wuxu yidhi aniga u taliyaa far ma dhaqaajin karan Cabdilahi Yusuf ba yimi Madaxweynaha jamhuuriyada wa imanahayaaa reer hargeysa diyaar garoobaa. Look at the nice words of the new President 2012 and how he admires the hard work of the people of Somaliland. I am sure the people of Somaliland finally found a partner they can deal with and start a healthy dialogue about the future of both of our countries.
  5. Well done by sheikh sharif the former President of Somalia welcome the new President Hassan sheikh Mahamuud in villa Somalia.
  6. Xiinfaniin waxba dhici mayaan hadu tagona wa caadi Xamar maha meel dadka lugu cuno wa maagaalo Somaliyeed wana caasimadi Somalia wala tegi kara. Laakin Siday hada u socoto uma eeka inu Siilaanyo xamar tagayo sabab Siyaasadi wada hadalka Somaliland iyo Somalia ayaan wali bislaan.
  7. A_Khadar;869128 wrote: Were you not the one who used post Raas Caseyr and North Galkacyo states in here.. Alla XX ilowsho dhawaa? Never talked about a north galkacyo i said always north galkacyo and south galkacyo should be united as for raas caseer they gave up they are now united with their toll there is no such thing as raas caseer any more
  8. The Zack;869121 wrote: So you think the "federal troops" will help you? You understand that the Liyu Police work right under the "federal" governments and if the if the federal government wanted to save your rear end, it would've easily told the Liyu folks to pull out or something? The locals already defended themselves from the Liyo police the federal army are just there so that the situation doesn't further escalate The last thing they want is another war between the Liyo police and the armed villagers.
  9. The Zack;869114 wrote: It is easier said than done, bro. No Somali clan is united today. Puntland clan is united?
  10. Professor Samatar double PHD holder one of the most educated Somalis out there gets the support of only 8 MPS So much for change so much for Somalinimo so much for support me for my credentials when it comes to it ur nothing in Somalia. Fajajac dhe geel dhalana indhahagu wa ku tusaan.
  11. oba hiloowlow;869106 wrote: A_Khadarow awoowe bahasha naga daaya as far as im concerned you wouldn't be ''occupied'' if the family was united stop blaiming SL and fix the internal problems only then can you guys achieve your goals. Waa iga talo. The majority of reer sool are all Somaliland supporters do not be fooled by the diaspora Cali sandule gets a hero's welcome in Laascaanood the city he was born and Khadar wants us to believe there is an occupation.
  12. No my friend cabdi cawar was running for President and he was defeated by his President in the first round cabdi cawar was send home real fast.If Sheikh sharif and cabdi cawar were in the final round Sh sharif would've been the President but the Parliamenterians wanted to see a new face and they brought Sharifs cousin which is not to bad since sharif was the interim leader 4 years and before that the ICU leader. While Cabdi cawar lost the elections thus Puntland lost its candidate thats the hard truth Dukey.
  13. A_Khadar;869099 wrote: XX, when are you growing up from the clan prospects of everything.. Sandulle is employee of the occupiers/oppressors.. The women who locked up behind gates to celebrate are oppressed by your clan and its hired hitch men, and they fear for their lives if they are caught exercising their personal rights... Get that! Kolay hadaad baaaaaac kale soo burqanaysaa sidaadiiye.. Maya magalada kala badh ba u so baxday cali sandule so many gawaadhi so many dad ba u so baxay oo so dhaweyey Adigu ma waxad leedahay dadkaaso dhani ma shaqaale baa:D Anigu noleshayda ma arkin magaalo dhan oo wada shaqaalo ah wax badan na waan u so joogay.
  14. General Duke;869098 wrote: XX losing is one thing, Voting for yourself is another.. It doesn't mater in the end they all lost including Cabdi Cawar with his 30 votes Duke how does it feel Sh sharif defeating Cabdi cawar knock out first round:D
  15. General Duke;869092 wrote: ^^ Ina Omaar was a former foreign minister, MP and was a close ally of Sharif & he only got his own vote.. Abdirahman M Abdi Hashi was a new comer and was not given a great chance... At the end they all lost which is a good thing:D
  16. Adeer there is no occupation in Sool This was cali sandules welcome in laascaanood last week
  17. xiinfaniin;869003 wrote: Xaaji Xunjuf ma joogaa saaka? Xalaa Hargeysa layga soo wacay Xalay maxa hargeysa lagaga sheegey ,abtigiis oo kale ha igu noqon oo ha odhan shalay baan qaar maqlayey oo laha???
  18. Somalia;868990 wrote: Abdiweli is also an MP, he doesn't understand that. I know but Kenya wants him whether he is MP or not they are pushing for him to be nominated if they get their way Somalia is doomed since cabdi cawar will sign the Somali sea to Kenya.
  19. Mooge;868983 wrote: lool@xujuf helping aaliyah. he doesn't even understand the basics of somali politics. And you understand the basics of Somali politics the man who predicted Cabdi cawar to be the next president hahahahahahahh
  20. The TPLF has done its home work the governmental positions or the party isn't filled with Ethnic Tigrayans they have all sort of Ethiopians in the govt the acting prime minister now is from the south the EPRDF party knows how to disguise its self under the Ethiopian Umbrella they are not afraid of friction with in the party or a power vacuum in the country. These are the first negotiations its funny though according to iley the Jigjiga governor there is no such thing as ONLF any more and they are called UBO and he told us there was already a peace deal between Ethiopia and ONLF led by Mr Macow. ONLF either accepts Ethiopia's peace deal or they don't its very simple but lets see how the peace talks go this is just the beginning.
  21. URURKA WADANI AYAA MAGAALADA CEERGAABO GEBI AHAANBA GOLA KEENAY 21 MURASHAX EE GOLAHA DEEGAANKA DEGMADA CEERGAABO UGA LOOLAMAYA XISBIGAASI OO KU JIRO MAYERKA MAGAALADA + SAWIRO Thursday September 13, 2012 Ceergaabo(CNN) Urur-Siyaasadeedka WADDANI ayaa magaalada ceergaabo gebi ahaanba gola keenay 21 murashax ee golaha deegaanka degmada ceergaabo uga loolamaya xisbigaasi Munaasibadii shaacinta musharaxiinta oo ku suntanayd cududa iyo awooda taageero ee ururka wadani ku dhex leeyahay magaalda ceergaabo Munaasibadi shaacinta musharxaniintaso waxa kasoo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayarka Magaalada Ceerigaabo, Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka WADDANI, Salaadiin, cuqaal, Madaxda Ururka ee Gobolka Sanaag, martii sharaf iyo taageerayaasha Ururka ee Degmada Ceerigaabo oo ku gaashana astaanta iyo calanka ururka wadani taaso bilicda fagaaraha munaasibada ka dhigtay mid lagu indho daraan daro. Xafladaas oo taageeyaal badani iskugu yimadeen ugu horayn waxaa munaasibadaas ka hadlay Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka WADDANI ee Gobolka Sanaag Maxamed Jamac Xasan Daadey, waxaanu sheegay inay ka Urur ahaan si balaadhan u soo dhawaynayaan murashaxiinta ay soo xuleen taageerayaashoodu, waxaanu carabka ku adkeeyay inay xul yihiin murashaxiinta ay soo bandhigeen “Aniga ooku hadlaya magaca Ururka WADDANI, waxaanu halkan ku soo bandhigaynaa 21 murashax ee ka sharaxan Degmada Ceerigaabo kusaas oo dhammaan tood xul ah in badana aanu ka soo fiirsanaynay, waxaana ku jira rag ruug cadaa ah oo shaqada si fiican u garanaaya, waxaanan u mahad naqayaa dhammaan taageerayaasha Ururka WADDANI ee sida xamaasadu ku jirto halkan iskugu soo baxay, waxanan leeyahay waad mahad san tihiin, Murashaxiintuna waa kuwii ugu cududa weynaa. Waxaa kaloo halkaas ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Ceerigaabo ahna Maayara Magaalada Ceerigaabo isla markaas ka mid ahaa Murashaxiinta xafladaas lagu soo bandhigay Ismaciil Xaaji Nuur, waxaanu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu mar labaaad isku soo taago Golaha Deegaanka Ceerigaabo“ Taareeyashaa ururka WADDANI waxaan u soo dhawanayaa si balaadhan, farax iyo karaamo ayay i tahay inaad mar labaad isku soo taago Golaha Deegaanka ee aan Guddoomiyaha u ahay, waxanan ku farasanay taageeradiina balaadhan ee aad noo fidiseen.” Sidaas waxaa yidhi Maayarka Ceerigaaabo MD Ismaciil Xaaji Nuur, isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “Markii aanu bilownay siday ahayd idinka ayaa ka markhaati ah iyo sida ay maanta tahay Ceerigaabo waayo idinka ayaa xaakim ah oo garsooraaya waxa aanu qabanay, anagu odhan mayno waxaas ayaanu qabany, shacabkaanu ka codsanayaa wixii saxda ah ee aanu qabanay inay muujiyaan, dadka meelahaas ka hadlaya idinka ayaa garsoori oo sheegi waxay yihiin. Suldaan Cali Yuusuf Cabdi Bad Cas oo ka mid ahaa Salaadiinta xafladaas ka hadlay ayaa sheegay inuu soo dhawaynaayo murashaxiinta u taagan Golaha Deegaanka Ceerigaabo “Aniga oo ah Suldaan Bada cas, hadaad tihiin reer Ceerigaabo waxaan idin sheegaaya inaan idiin sahan tagay oo aan eegay Ururada iyo Xisbiyada, waxanan idin soo helay Ururka WADDANI oo ah urur miyi iyo magaalaba la leeyahay waa Ururka keliya ee la hubo inuu yahay mid bari ilaa galbeed bulashada ku nooli ku jiraan oo ah urur hogaan fiican .” Sidoo kale Boqor Maxamed Nuux Aadan oo munaasibaad ka hadlay ayaa soo dhaweeyay 21 murashax ee u taagan Golaha Deegaanka Ceerigaabo “Waxaan idin qirayaa in Murashaxiintu yihiin kuwii ugu mudnaa ee ugu miisaanka cuslaa waayo waxaa ku jira aqoon yahano wadanka wax badan u soo qabtay, waxaana ka mid ah Maayarka hada talada haya, waxaanan idin sheegayaa in dadka maanta halkan iskugu yimi yihiin tiradii ugu badnaa ee Urur u soo baxa marka loo eego ururkada kale, waxaan kaloo fariin hambalyo ah idinka sidaa salaadiinti galbeed ee uu ka mid yahay Suldaan Xiiray iyo Suldaan Good.” Boqor Maxamuud Cismaan oo ka mid ah Boqorada Gobolka Sanaag oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa hoos ka xariiqay inuu ku faraxsan yahay sida loo soo agaasimay xafladaas Ururka WADDANI ku soo bandhigay Murashaxiinta u taagan Golaha Deegaanka Degmada Ceerigaabo “Ururka WADDANI dadku waxay yidhaahdeen habeenkaa wata, anagu maanta markhaati ayaanu ka nahay in habeenku wato, waayo dadka maanta halkan iskugu yimi waxay ka kooban yihiin dhamaan beelaha halkan degan .” Cabdilaahi Nuur, Axmed Maxamed Cabdi, Maxamed Warsame Xirsi, Xuseen Xasan Xirsi, Xasan Askar Maxamed, Maxamed Ibraahim Cabdi (Sumuli), Maxamuud Aamiir Warsame Jaamac oo Murashaxiinta u taagan Golaha Deegaan Degmada Ceerigaabo ee xafladaas lagu soo bandhiga oo dhamaantood xafladaas ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in Ururka WADDANI u soo sharaxo Golaha Deegaanka, waxaanay taageerayaashooda ka codsadeen sida ay xafladan ugu soo baxeen inay codayntoodana ugu soo baxaan. Sidoo kale Caaaqil Maxamed Cabdi Soofe iyo Cabdilaahi Axmed Daamur oo iyaguna xafladaas ka hadlay ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo jeediyay murasahaxiinta, waxaanay ilahay uga baryeen inay noqdaan kuwo doorashada ku guulaysta isla markaasna dadkooda iyo dalkoodaba wax u qabta