Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. NGONGE;870594 wrote: ^^ I am not comparing them to Hong Kong, Xaaji. I am talking about the website. It has panoramas of most major placesf of the world (and Toronto ). Check it out. Yeah but still we cant make it to that website maybe website yaro ka liidata ba la ina galin kara magaalooyinka yacni poorka ah eeh infrastructre liita leh , ileen wuxu wa kala nooca kale eh.
  2. Shinbir Majabe;870587 wrote: Xaaji, bal saadaal ka bixi.. maxaa ugu danbeyn imaan kara? malaga yaabaa labada dhinac iney sameeyaan tanaasul aad u weyn? Wax walba filo in meel dhexe la iskugu yimado wa fiicnaan lahayd balse weynu eegi halkay ku danbeyso for instance Somalia oo midnimada Somaliland iyo Somalia dib rabta inay u soo nooleyaan maxay ku qancin karan reer Somaliland dawlad iyo shacab baa. Dadka reer Somaliland eeh raba gooni isutaaga iyo dawlada Somaliland maxay ku qancin karan shacabka Somalia iyo dawlada Somalia, Waxyalahaaso dhan wa inaynu is weydino.
  3. N.O.R.F;870558 wrote: No one wants the talks to fail. Both side want it to go their way and the int community want an amicable agreement. The problem with the SL govnt is that they believe they can pull out at anytime (which they can of course) but the longer the talks go on the more attention they receive and the more 'add ons' each party gets. Those add ons and incentives may prove to be too much to lose out on if the talks fail. There were already two previous talks held in London and Dubai between Somaliland and Somalia lots of talks about talks i think we are now at the stage we address the real issues between Somaliland and Somalia. And i dont think Somaliland will pull out nor Somalia will do that.They know what is at stake both parties know that and the international community will not let that happen.
  4. Somaliland Oo Soo Dhawaysay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya, Uguna Baaqday Inuu Madax-banaanida Somaliland Garowshiiyo Ka Bixiyo Hargeysa (Ramaas) Sept 17,2012 – Dawlada Somaliland ayaa soo dhawaysay hadal diblumaasiyadeed oo ka soo yeedhay Madaxwaynaha cusub ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo uu ku sheegay inay sii ambo-qaadayaan wada-hadaladii hore ugu furmay labada dal. Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan hadalka Madaxwaynaha Somaliya oo uu ku tilmaamay inuu ahaa mid taxadar badani ka muuqday, balse waxa uu tilmaamay in Madax-banaanida Somaliland tahay mid ku timid rabitaanka shacabka reer Somaliland oo aanay ka noqosho lahayn. Wasiirka arimaha dibada Somaliland waxa uu sheegay in Midnimadii hore aanay ahayn mid ku timid khasab iyo jujuub, imikana aanay ku iman Karin, loona baahan yahay in Somaliya Madax-banaanida Somaliland garowshiiyo ka bixiso “Waanu soo dhawaynaynaa hadalka Madaxwaynaha cusub, hadalkiisa waxa ka muuqday taxadar faro badan iyo ka fiirsasho badan”ayuu yidh, waxaanu intaa ku daray isaga oo sheegay inay soo dhawaynayaan wada-hadalada uu sheegay Madaxwaynaha cusub inay sii ambo-qaadayaan “Arintaasi waanu soo dhawaynaynaa, waxaanuna rajaynaynaa inaanu Madaxwaynaha cusub aanu is-aragno marka ay suurto-gasho” Wasiirka oo la waydiiyay in Madaxwaynaha Somaliya sheegay inay Somaliland kala hadlayaan Midnimo dambe, ayaa ku jawaabay “Madax-banaanidu waa mid ku salaysan rabitaanka shacbiga, Somaliyana arintaasi waa inay garowshiiyo ka bixisaa”ayuu yidhi isaga oo intaasi raaciyey “Midnimadu maaha mid jujuub ah, maaha arin khasab ku timid markii hore, imikana ku imanaysa, mowqifka Somaliland maaha mid isbedal ku yimid, taasina suurto-gal maaha” Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxa uu tilmaamay in aanay hadda furnayn dood laga yeesho Midnimo dhex marta labada dal “Arintaasina (Midnimo) maaha mid hadda doodeedu furan tahay, laakiin wax wada qabsi iyo laba wadan oo jaar ah loo heli lahaa weeyaan”ayuu yidhi.
  5. Burcad Koonfur Afrikaan ah oo Gabar Soomaaliyeed oo uur lahayd kufsi iyo dil ugu geystay Magaalada Port Elizabeth Isniin, September 17, 2012 (HOL) — Gabar Soomaali ah oo lahayd uur sagaal bilood ah ayaa lagu dilay magaalada Port Elezaberth ee dalka Koonfur Africa kaddib markii kooxo huubeysan ay u galeen guriga ay ka degenayd magaaladaas. Dhaqaatiirta Koonfur Afrika ayaa caddeeyay inta aanan la dilin gabadha in la fara-xumeeyay isla markaana ay rag badan u galmoodeen; iyagoo markii dambe u yeeray booliska daabaca faraha kuwasoo iyagana sheegay inay heleen faro rag kuwaasoo baaritaan lagu sameynayo si loo helo kuwii ay ahaayeen. Waa dhacdo xanuun badan isla markaana noqonaysa tii labaad ee kufsi lagula kaco haweeney Soomaaliyeed; iyadoo Soomaalida Koonfur Africa aysan weli illaawin hooya Soomaaliyeed iyo saddex caruur ah oo ay dhashay oo sidan oo kale loogu dilay dalka isla magaalada Port Elezaberth. Hadaba qaar ka mid ah madaxda Jaaliyada Soomaalida Koonfur Africa oo aan kula kulanay Cape Town ayaa sheegay in ay aad ugu xunyihiin isla markaana fariin u diray Dowlada South Africa iyo Tan Soomaaliya. Guddoomiyaha jaaliyadda banaadiriga ee Koonfur Afrika, Muuse Muudde Afrax ayaa sheegay inay aad ugu xun yihiin isla markaana dadkii sameeyay falkaasi lasoo qabto lana horkeeno sharciga. Sidoo kale, Maxamed Cabdi Maalin oo ku magac-dheer Sanka kana mid ah madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa dowladda dalkaas ugu baaqay inay wax ka qabato falalka noocan oo kale ah kuwaasoo xad-dhaaf noqday, maadaama loosoo dhigtay hablaha Soomaaliyeed. Si kastaba ha ahaatee Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa maalin kasta maqlaya ama arkaya wax ku cusub isla markaana iyagoo niyad-jabay iyo quus ka jooga inay dalkaas kusii noolaadaan.
  6. NGONGE I know its just a start for now NORF in the next talks there should be some sort of time schedule for these talks to reach an agreement.The international community knows that and they do not want these talks to fail.
  7. Fiqikhayre;870538 wrote: Xaaji I agree but I want the capital to be moved all together if this intrigues continue a beef up of the security is needed but Mogadishu is not yet a 'national' capital for all Somalis in terms of constituents, political make up in the local government nor military personnel. There fore it's easy to be infiltrated by clan elements taking out threats to anyone they feel threatened by politically. Somalia is not there yet but i believe the capital should remain Mogadishu why because Mogadishu is the biggest Somali city the oldest Somali city the city with the biggest population the city of Somali history. But i agree people from all of Somalia should feel at home in their capital i know that things are not as they used be like in the good old days but it takes time to fix all these problems. Somali national army should be an army of all clans all the 4.5 should be represented in the army from bottom to top from general to corporal equality and justice for all.
  8. Fiqikhayre;870527 wrote: Xaaji Xunjuf how can we live together if certain clans are not safe in Mogadishu or even nations not respected because they 'support' a rival clan? Fiqi what we need is true Somali security forces that can safe guard the nation from raskoombooni till raas caseer including the capital city.People should be safe and i can understand why President faroole didn't came he was told he cant bring his own security to xamar.
  9. ^Clan politcs at its best Kenya is deeply involved in Somalia Kenya supporting one clan against the other. Xabashida ba ka caqli badna xabashidu Somalida qof walba oo u yimada way tageeri jireen Warlord ahoow Madaxweyne sheego governor sheego Albaabka addis always wa furanyahay.Laakin Kiiniya haday reer afmadow iyo reer mareeg state kale jeclaato oo so kala dhaweysato dee dhibkeeday leedahay taasi.
  10. Ongeri reveals intrigues behind Somalia's assassination plot STEPHEn MUDIARI | NATION Foreign Affairs Minister Sam Ongeri speaks to journalists upon arrival from Mogadishu at the Wilson Airport in Nairobi on September 12, 2012. By Henry Nyarora Posted Monday, September 17 2012 at 09:24 Foreign Affairs Minister Sam Ongeri has for the first time revealed the power struggles in Somalia that led to last week's attempted assassination of President-elect Hassan Sheikh Mahmud. The Minister over the weekend recounted how an attempt by former President Sheikh Sharif to solicit Kenya's support for re-election failed and which may have prompted the assassination attempt. The Islamist militant group Al-Shabaab has since claimed responsibility for the attack. “Before the elections, Mr Sharif had talked with me for one and half hours, requesting that Kenya support him capture the presidency. But I told him that Kenya did not want to support any candidate as it wanted a free and fair elections in order to restore peace among Somali people which they had missed for the last 22 years,” Prof Ongeri said. The minister said he was surprised when he saw the former President Sharif at Aljazeera Palace Hotel soon after the incident occurred and who appeared unshaken by what had happened. “Although Al-Shabaab has accepted responsibility of the incident, I don’t know whether it was by coincident that Sharif came to the scene soon event as we held our breath waiting in the room for a bomb to be detonated,” Prof Ongeri said. The Minister was accompanied with MPs Adan Keynan, Fred Kapondi, Mohamed Affey, Hussein Ali, his personal assistant Jackson Nyagaka and bodyguard a Mr Njagi. “I believe that God delayed our arrival in Mogadishu for our own safety. There was no meaningful security details in the early hours of the day when we were expected to arrive in the Somali capital since there was peace and calm,” Prof Ongeri recounted. When he arrived with his delegation at 1pm, three hours late, he narrated, they attempted to use ordinary vehicles due to the assurance of calm. But Kenya's envoy to Somali Mr Wafula Wamunyinyi and General Karanja cautioned them against the move. Share This Story “When you have a high value target, you cannot afford to go in an ordinary vehicle,” Prof Ongeri remembers Mr Wamunyi’s warning. The minister said they were whisked to Aljazeera Palace Hotel in Armoured Personnel to shield them from possible explosives. At the hotel, he said he had hardly read President Kibaki's goodwill message to President Hassan when he heard gun shots outside the hotel. “Although I continued reading the goodwill message to President Hassan, who remained composed despite heavy gunshots from outside the hotel, I saw the Kenyan delegation that included Kenyan journalists taking cover under tables,” Prof Ongeri said. He added: “I prayed and I remained calm for I knew God will not allow us perish as we were out for a good course.” The worst came when one of attackers was shot and the explosives he carried detonated, spraying his flesh and blood to the windows where their meeting was going on. The Minister said the four attackers had powerful explosives, one created a big depression at the entrance of the hotel's compound after detonation. “But we thank God that explosives of one of the attackers who was shot near the entrance of the hotel did not go off as it could have brought down the whole building,” Prof Ongeri added. He was addressing his Nyaribari Masaba constituents in his Omoyo rural home in Borabu District on Sunday.
  11. President Hasan of Somalia ready for Somaliland talks Resumption Sunday, 16 September 2012 07:57 President Hasan wnats talks resumption MOGADISHU (Somalilandsun) – The internationally sanctioned talks between Somaliland and Somalia have termed as appropriate. Then newly elected president of Somalia Hassan Sheikh Mahmud said this during an interview with the VOA in Mogadishu where he also informed that security was his priority number one. Stressing on the importance of the talks between the countries, President Hassan Sheikh Mahmud, who replaces sheikh Sharif said that his administration would re-engage Somaliland as a follow to the past and successful discussions held with the outgoing TFG government. "Although am all for unity, Somaliland's sovereignty should not be belittled thus forced to rejoin the south but enticed through friendly means" Said president Hasan Perceived as a political moderate the academic president congratulated the governments of Somaliland and the outgoing TFG for initiating the talks between the former united nations that have not seen eye to eye in 21 years. He said that the talks suspended by Somaliland authorities awaiting a TFG replacement government would resume as soon as possible for the sake of establishing humane rapport as well as for the greater good of the Horn of Africa region. Incoming Somali President Hassan Sheikh Mahmud, the target of an assassination attempt earlier this week, says restoring security will be his first order of business once he officially assumes office Sunday. Mahmud spoke Saturday to VOA from the country's heavily fortified presidential palace in Mogadishu where He arrived, three days early, under heavy security hours after three suicide bombers attacked a Mogadishu hotel where he was residing. At least four people, including all three bombers, were killed. The first Somali President selected in Somalia soil in 21 years said his first presidential priority would be to determine why so many young Somali men and women have sought to join the outlawed al-Shabaab militant group. He said his administration would then try to create what he called "opportunities for them to defect from [the] al-Shabaab group." He also called on militants to leave Somalia voluntarily as soon as possible. Speaking of the assassination attempt, Mr. Mahmud said he knew he would be facing serious risks when he decided to seek the presidency. Nevertheless, he said the attack would not deter him from upcoming duties. Mahmud, elected September 10, takes over a country that has not had a stable central government since 1991. However, hopes for peace and stability are rising. Al-Shabaab has lost most of its major strongholds to African Union and Somali government forces, and peace has largely returned to Mogadishu, which endured years of almost daily fighting. Last month, Somali leaders adopted a new constitution and installed a new federal parliament and speaker.
  12. Carafaat madaxweyne hassan sheikh wa madaxweynaha ugu horeyey eeh arinta Somaliland iyo Somalia si fiican u ta tabtay. Wa Madaxweynaha aanu ka qornay Midnimada jamhuuriyadi Somalida Qasab kuma iman.
  13. I heard cabdi cawar wants to run for puntland president maxa arinta ka jirta
  14. Horta does any one have pics of the President of sudan omar hassan al bashir in xamar?
  15. Somalia and Ethiopia both have 2 new leaders