-
Content Count
29,840 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
No to the PM: Dr. Abdiweli, Dr. Galaydh or Farmaajo!
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Mooge;868983 wrote: lool@xujuf helping aaliyah. he doesn't even understand the basics of somali politics. And you understand the basics of Somali politics the man who predicted Cabdi cawar to be the next president hahahahahahahh -
The TPLF has done its home work the governmental positions or the party isn't filled with Ethnic Tigrayans they have all sort of Ethiopians in the govt the acting prime minister now is from the south the EPRDF party knows how to disguise its self under the Ethiopian Umbrella they are not afraid of friction with in the party or a power vacuum in the country. These are the first negotiations its funny though according to iley the Jigjiga governor there is no such thing as ONLF any more and they are called UBO and he told us there was already a peace deal between Ethiopia and ONLF led by Mr Macow. ONLF either accepts Ethiopia's peace deal or they don't its very simple but lets see how the peace talks go this is just the beginning.
-
URURKA WADANI AYAA MAGAALADA CEERGAABO GEBI AHAANBA GOLA KEENAY 21 MURASHAX EE GOLAHA DEEGAANKA DEGMADA CEERGAABO UGA LOOLAMAYA XISBIGAASI OO KU JIRO MAYERKA MAGAALADA + SAWIRO Thursday September 13, 2012 Ceergaabo(CNN) Urur-Siyaasadeedka WADDANI ayaa magaalada ceergaabo gebi ahaanba gola keenay 21 murashax ee golaha deegaanka degmada ceergaabo uga loolamaya xisbigaasi Munaasibadii shaacinta musharaxiinta oo ku suntanayd cududa iyo awooda taageero ee ururka wadani ku dhex leeyahay magaalda ceergaabo Munaasibadi shaacinta musharxaniintaso waxa kasoo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayarka Magaalada Ceerigaabo, Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka WADDANI, Salaadiin, cuqaal, Madaxda Ururka ee Gobolka Sanaag, martii sharaf iyo taageerayaasha Ururka ee Degmada Ceerigaabo oo ku gaashana astaanta iyo calanka ururka wadani taaso bilicda fagaaraha munaasibada ka dhigtay mid lagu indho daraan daro. Xafladaas oo taageeyaal badani iskugu yimadeen ugu horayn waxaa munaasibadaas ka hadlay Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka WADDANI ee Gobolka Sanaag Maxamed Jamac Xasan Daadey, waxaanu sheegay inay ka Urur ahaan si balaadhan u soo dhawaynayaan murashaxiinta ay soo xuleen taageerayaashoodu, waxaanu carabka ku adkeeyay inay xul yihiin murashaxiinta ay soo bandhigeen “Aniga ooku hadlaya magaca Ururka WADDANI, waxaanu halkan ku soo bandhigaynaa 21 murashax ee ka sharaxan Degmada Ceerigaabo kusaas oo dhammaan tood xul ah in badana aanu ka soo fiirsanaynay, waxaana ku jira rag ruug cadaa ah oo shaqada si fiican u garanaaya, waxaanan u mahad naqayaa dhammaan taageerayaasha Ururka WADDANI ee sida xamaasadu ku jirto halkan iskugu soo baxay, waxanan leeyahay waad mahad san tihiin, Murashaxiintuna waa kuwii ugu cududa weynaa. Waxaa kaloo halkaas ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Ceerigaabo ahna Maayara Magaalada Ceerigaabo isla markaas ka mid ahaa Murashaxiinta xafladaas lagu soo bandhigay Ismaciil Xaaji Nuur, waxaanu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu mar labaaad isku soo taago Golaha Deegaanka Ceerigaabo“ Taareeyashaa ururka WADDANI waxaan u soo dhawanayaa si balaadhan, farax iyo karaamo ayay i tahay inaad mar labaad isku soo taago Golaha Deegaanka ee aan Guddoomiyaha u ahay, waxanan ku farasanay taageeradiina balaadhan ee aad noo fidiseen.” Sidaas waxaa yidhi Maayarka Ceerigaaabo MD Ismaciil Xaaji Nuur, isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “Markii aanu bilownay siday ahayd idinka ayaa ka markhaati ah iyo sida ay maanta tahay Ceerigaabo waayo idinka ayaa xaakim ah oo garsooraaya waxa aanu qabanay, anagu odhan mayno waxaas ayaanu qabany, shacabkaanu ka codsanayaa wixii saxda ah ee aanu qabanay inay muujiyaan, dadka meelahaas ka hadlaya idinka ayaa garsoori oo sheegi waxay yihiin. Suldaan Cali Yuusuf Cabdi Bad Cas oo ka mid ahaa Salaadiinta xafladaas ka hadlay ayaa sheegay inuu soo dhawaynaayo murashaxiinta u taagan Golaha Deegaanka Ceerigaabo “Aniga oo ah Suldaan Bada cas, hadaad tihiin reer Ceerigaabo waxaan idin sheegaaya inaan idiin sahan tagay oo aan eegay Ururada iyo Xisbiyada, waxanan idin soo helay Ururka WADDANI oo ah urur miyi iyo magaalaba la leeyahay waa Ururka keliya ee la hubo inuu yahay mid bari ilaa galbeed bulashada ku nooli ku jiraan oo ah urur hogaan fiican .” Sidoo kale Boqor Maxamed Nuux Aadan oo munaasibaad ka hadlay ayaa soo dhaweeyay 21 murashax ee u taagan Golaha Deegaanka Ceerigaabo “Waxaan idin qirayaa in Murashaxiintu yihiin kuwii ugu mudnaa ee ugu miisaanka cuslaa waayo waxaa ku jira aqoon yahano wadanka wax badan u soo qabtay, waxaana ka mid ah Maayarka hada talada haya, waxaanan idin sheegayaa in dadka maanta halkan iskugu yimi yihiin tiradii ugu badnaa ee Urur u soo baxa marka loo eego ururkada kale, waxaan kaloo fariin hambalyo ah idinka sidaa salaadiinti galbeed ee uu ka mid yahay Suldaan Xiiray iyo Suldaan Good.” Boqor Maxamuud Cismaan oo ka mid ah Boqorada Gobolka Sanaag oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa hoos ka xariiqay inuu ku faraxsan yahay sida loo soo agaasimay xafladaas Ururka WADDANI ku soo bandhigay Murashaxiinta u taagan Golaha Deegaanka Degmada Ceerigaabo “Ururka WADDANI dadku waxay yidhaahdeen habeenkaa wata, anagu maanta markhaati ayaanu ka nahay in habeenku wato, waayo dadka maanta halkan iskugu yimi waxay ka kooban yihiin dhamaan beelaha halkan degan .” Cabdilaahi Nuur, Axmed Maxamed Cabdi, Maxamed Warsame Xirsi, Xuseen Xasan Xirsi, Xasan Askar Maxamed, Maxamed Ibraahim Cabdi (Sumuli), Maxamuud Aamiir Warsame Jaamac oo Murashaxiinta u taagan Golaha Deegaan Degmada Ceerigaabo ee xafladaas lagu soo bandhiga oo dhamaantood xafladaas ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in Ururka WADDANI u soo sharaxo Golaha Deegaanka, waxaanay taageerayaashooda ka codsadeen sida ay xafladan ugu soo baxeen inay codayntoodana ugu soo baxaan. Sidoo kale Caaaqil Maxamed Cabdi Soofe iyo Cabdilaahi Axmed Daamur oo iyaguna xafladaas ka hadlay ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo jeediyay murasahaxiinta, waxaanay ilahay uga baryeen inay noqdaan kuwo doorashada ku guulaysta isla markaasna dadkooda iyo dalkoodaba wax u qabta
-
President Hassan views on Amisom and Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Very well we need to address the union and what went wrong i am starting to like this guy even more let the discussions continue between Somaliland dand Somalia. -
No to the PM: Dr. Abdiweli, Dr. Galaydh or Farmaajo!
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Aaaliyaah MPS cannot become Prime Minister Cali khalif is an MP so he cant be Prime Minister Cali Ciise maybe. But kenya wants Cabdi Wali gaas to be the next pm. -
Apophis;868968 wrote: ^^ Not going to happen, besides there might be a new administration in the area if the negotiations go well and this kinds of things will be history. Maybe a new TPLF leader will take over Ethiopia and be more nationalistic than the former leader of Ethiopia and will promote Ethiopianism instead of Ethnic federalism. Do not make the mistake there members of the TPLF who are nationalistic Ethiopians.
-
Abtigiis when are you going to visit Mogadishu so that u can tell us also the inside stories of how the Muqdishaawis feel about the new political situation of Somalia.
-
Hal cod ma loo waayay musharax Dr Cadiraxmaan M.C. Xaashi
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
So he got zero votes but than again all the Somalilanders running did terrible. ina omaar 1 vote Prof Samatar 8 votes This guy Cabdi Xaashi 0 votes -
Hal cod ma loo waayay musharax Dr Cadiraxmaan M.C. Xaashi
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Who is he? -
Thats cabdi samatar not Axmed Samatar.
-
Somalia;868928 wrote: Ok, tell me, what has he done for Faroole? And he hasn't sold any seas, in fact it was interior minister 2 years ago, who is from the same clan as the previous one now who you eagerly welcomed in talks with Somaliland. So first, start off with how he is Faroole's agent. And tell me how he is selling the sea. Clan Clan Clan qabyalaad badana just because they belonged to the same clan that doesn't mean they are both traitors. Faroole and cabdi cawar worked behind the scenes to get cabdi cawar more votes for instance they both stole from the Khatumo clan remember the missing MPS?
-
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Sheegay Inaanan Loo Joojinayn Doorashooyinka Dawladaha Hoose Cabashooyinka Xisbiga UDUB Sep 12,2012 Hargeysa(Cadceed) – Guddoomiyaha Golaha WakiiladaSomaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay in doorashada golayaasha deegaanka Somaliland aanay u joogsanayn hal urur ama xisbi oo qaadacay inuu ka qayb-gallo. Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, waxa uu sheegay in doorashada deegaanku u dhacayso sidii loogu tallo-galay isla-markaana aan loo joojinayn xisbi qaadacay, isaga oo ku baaqay in nabadgalyada la ilaaliyo. Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani Md Cabdiraxmaan Cirro, waxa uu sheegay in ururka Wadani ajandihiisa ugu horeeyaa yahay in Somaliland beesha caalamka ka hesho ictiraaf buuxa, si ay uga mid noqoto dalalka caalamka ee la aqoonsan yahay. Guddoomiyaha Wadani waxa uu sheegay inay jiraan axsaab sheegtay inay qaadaceen inay ka qayb-galaan doorashada golayaasha deegaanka, isaga oo saadaaliyey inay ururo kalena qaadacaan, balse waxa uu tilmaamay in waxaasi aanay doorashadu u baaqanaynin “Waxa jira Xisbi sheegay inay qaadaceen doorashada, malaha qaar kalena way qaadici doonaan, laakiin Somaliland doorashadeedu way qabsoomaysaa”ayuu yidhi isaga oo maanta ka hadlayay Munaasibad Wadani musharax ku soo bandhigay, waxaanu intaa ku daray “Doorashada Somaliland hal urur oo qaadacay ku joogsan-mayso” Guddoomiye Cirro waxa uu ku baaqay in la ilaaliyo nabadgalyada wadanka “Waxaan leeyahay aynu nabadgalyada ilaalino, waxaan kula dardaarmayaa hay’adaha Amniga dalka inay xil iska saaraan in qof waliba xaqiisa cod bixinta helaan”ayuu yidhi waxaanu intaa sii raaciyey “WADANI ajandihiisa koowaad waxa weeye in dalkani helo ictiraaf buuxa, Isha Allaahu waynu heli doonaa, dadka ayaa nagala shaqayn doona, waanaynu ku guulaysan doonaa” Sikastaba ha ahaatee hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili xisbiga UDUB sheegay inay qaadaceen ka qayb-galka doorashada deegaanada dalka ee loo asteeyay inay qabsoonto 28-ka bisha November ee sanadkan 2012-ka, iyada oo ay ilaa hadana ay jiraan cabashooyin ka dhana xisbiga mucaaridka ah ee UDUB. Warqabadka Cadceed.com Hargeysa, Somaliland.
-
The reason i do not want him to be Prime Minister is very simple 1 He was part of the former transitional govt if we want change we need to start fresh 2 He attempted to sell the Somali seas to Kenya very treacherous 3 He is Faroole's agent and he works with Faroole behind the scenes which is unacceptable It has nothing to do with Clan there are many competent puntlanders for the Job
-
Kenya oo Madaxweyne Xasan ku cadaadinaysa in uu Cabdiweli Gaas ka dhigo R/wasaaraha Cusub ee Somalia iyo Madaxweyne Xasan oo wata Waxaa manta magaalada Muqdisho soo garay Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha dibada ee Wadanka Kenya Sam Ongeri . Wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Kenya ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyay Saraakil kale oo ka socota Sirdoonka Wadanka Kenya. Marki uu Wasiirka Arimaha dibada Kenya Sam Ongeri soo garay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo dhaweyay Masuuliyin ka socda Dowlada Somalia waxaana ugu danbeyn la so galbiyay Hotelka uu Magaalada Muqdisho ka daganyahay Madaxweynaah Cusub ee Somalia Dr Xasan Sheikh Maxamuud. Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheikh iyo Wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Kenya Mudane Sam Ongeri ayaa waxaay kulan mudo dheer qatay ku yeeshay Hotelka Al-Jaziira ee Hoyga u ah Madaxweynaha Somalia. Labada Masuul ayaa waxaay ka wada hadleen Xirirka Cusub ee dhexmari doona Wadamada Kenya iyo Somalia ka dib Dowlada Cusub ee Somalia waxaa sido kale aad logu dheeraaday ka tashiga R/wasaaraha Cusub ee Madaxweyne Xasan so magacaabi doono mudo kooban gudahood. Wasiirka Arimaha Dibada Kenya ayaa waxa uu Madaxweynaha Somalia u soo jeediyay in uu R/wasaaraha Cusub ee Somalia ka dhigo R/wasaarihi ugu danbeyay ee Somalia Cabdiweli Gaas oo ah masuul Xiriir dheer la leh Dowlada Kenya. Mid ka mid ah wasiiradi Xukumadi Cabdiweli Gaas oo asagu kulankaas gob joog ka ahaa ayaa waxaa uu warbaahinta Saafifilms.com u shegay in Madaxweyne Xasan uu ka biyo diiday in lo meeyriyo cida uu u so xulanayo R/wasaaraha Cusub ee Somalia arinkaas oo lama filaan ku noqotay wasiirka arimaha dibada wadanka Kenya Sam Ongeri . Wasiirkaas goob joga ahaa ayaa waxaa uu shegeey in mr Sam Ongeri ku cadaadiyay Madaxweynaha Cusub ee Somalia in uu u saxiixo in r/wasaaraha cusub uu ka dhigi doono Cabdiweli Gaas ama Shaqsi uu kensaday Cabdiweli Gaas taas oo uu ka biyo diday Madaxweyne Xasan. Dowlada Kenya ayaan wali ka samrin heshis uu u saxiixay Cabdiweli gaas kaas oo dhigayay in hadi uu xil muqdo ka qabto Somalia aan Kenya lagala hadlayn xadgudubka ay ku hayso Bada Somalia. Mid ka mid ah Xoghaynta Madaxweynaha Cusub ee Somalia ayaa waxaa uu ino shegay in Madaxweyne Xasan Sheikh uu R/wasaaraha Cusub ee Somalia 2 masuul midkood ka dhigaayo (1) R/wasaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo (2) Gudomiyihi hore ee Ururka Somali Diaspora Support Dr. Cabdinuur Sh.Cabdisalaan Aw-Maxamuud Labada Masuulba waxa ay ka soo jeedan Gobolada Konfurta iyo Bartamaha Somalia halkaas oo ay ka jirto dhibaatada ugu weyn ee Somalia haysata. Isku soo wadaduubo Indhaha Shacabka Somaliyeed waxay ku sii wada jeedaan Madaxweynaha Cusub ee Somalia iyo Sidi uu u soo magacaabi laha R/wasaare si hagar la,aan ah wax uga qabta Colaadaha iyo hormar la,anta ka jirta Guud ahaan Somalia gaar ahaan Gobolada hada ay ka jirto dhibaatada ee Konfurta iyo Bartamaha Somalia.
-
Milatariga Itoobiya Oo La Wareegay Amaanka Deegaanadii Shacabka Lagu Xasuuqay Iyo Liyuu Booliiska Oo Lagu Amray In Aanay Cagaha Soo Dhigin “Maydka Qof Rayid ah oo shalay laga helay duleedka tuulada Cilmi Xirsi ee lagu dagaalamay” Xarshin (Waaheen) – Dawlada Fedaraalka Itoobiya ayaa ciidamo Milatari ah oo dheeraad ah keentay degmada Xarshin ee kililka shanaad ee Somalida Itoobiya, ka dib markii labadii maalmood ee u dambeeyay ay jiidaha Koonfureed Xarshin ay ka dhaceen dagaalo ay horseedeen Maleeshiyaadka Liyuu booliska oo dad shacab ah ku laayay tuulada Cilmi Xirsi oo ka mid ah tuulooyinka hoos tagga Degmada Xarshin Dawlada Fedaraalka oo dedaal ugu jirta inay xal u raadiso dhibaatadii ka dhalatay dagaalkii Liyuu boolisku ku qaadeen shacabka deegaanadaasi, ayaa la sheegay inay Magaaladda Xarhsin keentay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo faro badan, kuwaasi oo la wareegay guud ahaan gacan ku haynta amaanka degmooyinka hoos yimaada Xarshin, iyadda oo maleeshiyaadkii dhibaatada gaystay ee Liyuu booliskana lagu amray in aanay ka soo ag-wareegin deegaanadii ay dhibaatada ka gaysteen. Wararkii ugu dambeeyay ee Wargeyska Waaheen degmada Xarshin ka helay ayaa sheegay in Sarkaalka wata ciidamada Federaalka ee Xarshin la keenay doraad ka dib markii tuulada Cilmi Xirsi uu dagaal ku dhex maray dadka deegaanka iyo Liyuu booliska, ay shalay isku dhaceen Madaxa amniga Kililka Somalida Itoobiya (Ina Goole) oo doonayey inuu gaadiid iyo ciidamo faro badan oo Liyuu boolis ah keeno deegaanadii ay hore dadka ugu xasuuqeen, balse waxa la xaqiijiyey in Sarkaalka Fedaraalka ka socday uu u sheegay in dawlada Fedaraalku la wareegtay amaanka dhulkaasi, sidaa daraadeedna aanu iman karin, iyadda oo la tilmaamay in Sarkaalkani u sheegay in ciidamadiisu la dagaalami doonaan ciidanka uu Jigjiga ka soo abaabulay haddii ay degmada Xarshin iyo deegaanada hoos yimaada cagaha soo dhigaan. Sarkaalkan oo aanay noo suurto-galin inaanu hello magaciisa, ayaa amarka uu siiyay madaxa amaanka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ku khasbay inuu ciidamadii iyo gaadiidkii uu ku soo hogaaminayey Cilmi Xirsi uu dib ugu celiyo Jigjiga, ka dib markii Sarkaalkani uu ku wargaliyey in dawlada dhexe ee Itoobiya amaanka jiidahaasi la wareegtay. Wararka kale ee aanu ka helnay Xarshin ayaa sheegay in Taliyahan wata ciidamada milatariga Itoobiya uu hordhac u yahay Madax kale oo ka socota dawlada dhexe ee Itoobiya, kuwaasi oo ku soo fool leh halkaasi, si ay ula shiraan odayaasha iyo waxgaradka deegaanka dhibaatadu ka dhacday, kuwaasi oo laftoodu ku soo qulqulaya degmada Xarshin, iyagga oo isaga kala imanaya deegaanada Cilmi Xirsi, Harta-sheekha iyo meelo kale oo badan. Shirkan oo dawlada dhexe ee Itoobiya xal ugu raadinayso dhibaatada Liyuu boolisku ku hayaan shacabka deegaanadaasi, ayaa la filayaa inay sidoo kale ka qayb-galaan Madax ka socota kililka shanaad. Dhanka kale, deegaan ku dhow tuulada Cilmi Xirsi oo Maleeshiyaadka Liyuu booliska dad badan ku xasuuqeen isla-markaana dagaal ku dhex maray dadka deegaanka, ayaa shalay laga helay Maydka qof rayid ah, kaasi oo la filayo inuu ka mid ahaa dadkii rayidka ahaa ee Maleeshiyaadka Liyuu Boolisku sida u kaska ah u laayeen. Sidoo kale Wararkii u danbeeyay ee aanu ka helno dedaalada loogu jiro sidii mashaqadii ka dhacday deegaankaas loo soo af-jari lahaa ayaa sheegaya in Odayaal ka tirsan deegaanka Xarshimeed ay tageen magaaladda Jigjiga oo ay kulan kula yeesheen Masuuliyiinta Dawladda Federalka iyo Madaxda Ismaamulka Somalida Itoobiya, hase yeeshee kulankaas oo xalay laga soo dareeray wax go’aan ah oo ka soo baxay noomay suurtogelin inaanu idiin soo gudbino.
-
Alpha Blondy;868893 wrote: horta marka hore, i think its important to clarify something very important here. AT would have us believe he is a common man who does ordinary things like having tea at alla amin restaurant and one that really engages with the diverse and plural citizenry of somaliland. AT is an elite expat and hangs around with the an elite circle of friends. the few times we saw each other, he was surrounded by his elite friends and they weren't even ethnic somalilanders. War Miyaanan garan dad kale dhagaha wax ugu shuba:D
-
Istanbuul, Nayroobi mise Adisababa
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Miskiin remember sh sharif first visit was Ethiopia the African union summit and after that he went to turkey. This guy his first visit will be Newyork city and maybe than turkey or Kenya or Ethiopia one of the two neighbors. -
Istanbuul, Nayroobi mise Adisababa
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
i think he will go to America first than to Ethiopia than to Kenya than to Turkey than Uganda.